Комментарии •

  • @Mr-Abdullahi85
    @Mr-Abdullahi85 Год назад +12

    Ninka heesta qaadaya waa nin erayada meesha ay tiigsanayaan aad ugaranaya siduu usaxayo qaabkuu laxanka ula socdo waa waaw 100%

  • @muhidinrahoy1583
    @muhidinrahoy1583 Год назад +11

    Alla codkan quran aqris kuficna m.a❤

    • @aducaale328
      @aducaale328 4 месяца назад

      Cilmu nafsiga waxuu sheegay; marku qof sidaas dhaho oo arinta loo joogo ma aha mid kale ka weyn kula aado. Qofkaas maseyr/ dhimmannimo ayuu dareemaya. marki waxaa u soo huwanaaa arin weym oo maya la dhihi karin si uu naftiisa u qanciyo. Bal haday niyadaada sax tahay maxaa u daawatay heesta oo aad adiga meeshan ku keenay. Niyahow cudur aa qabtaa is daawey.

  • @salahalisacad7913
    @salahalisacad7913 Год назад +5

    Waa hees wayn oo rag waa wayn gacan ula tageen cajiib Cabdilahi gacanta kaliya kama hadle afkana waa ka heesa show. ❤

  • @Rahiim7
    @Rahiim7 Год назад +5

    Igu taran kal gacaloo, ka tallaabsan waayoo, taabi waayay socodkee, waanse kaaga turi lahaa, hadii uu ku taabiyee, iga tiiri caashaqa, aawadaa tusoobee...
    Wooow waa hees aad macaan.

  • @Safiyalowriinta
    @Safiyalowriinta 8 месяцев назад +1

    Aleylahee barteeda Ayuu Dhigay Wow Legend Alweys Legend Hees Xusid Mudan Waaye Xasuustii Xasan Baashi

  • @hasaanmahmoud7273
    @hasaanmahmoud7273 Год назад +6

    Aniga Hadaan Ka hadlo
    Reer Muqdisho Xaga Musiga waa kaga fiican yihiin Hargaysa Wartigaaan xadirkan
    Musiga nucaana

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 Год назад

      Muqdisho miya ku fican mise hargeysa malaku fahmayo qoralkaka

    • @hasaanmahmoud7273
      @hasaanmahmoud7273 Год назад +1

      @@abdirahmanhaydar9481 Mogadishu kaga fiican

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 7 месяцев назад

      Marwalba muqdisha music inagaga horeysa inaguna midhaha heesaha

  • @siidmediapro1582
    @siidmediapro1582 Год назад +3

    Wlhi cod cod dhafay xitaa ka sareya fananiin badan oo waweynka ah alla ya cizak ❤❤❤🎉

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 7 месяцев назад

    Ninkani uu soo habsamay mara waaxid yaaa soo gaadhay oo halkedi dhigaya war bal eeggaa teenbada sidu uu la raacayo
    Weliba waa hees adag oo is bed bedelaysa teenbadu kor iyo hoosba eesh cala fanaan ❤❤❤❤❤❤

  • @user-fj2tv9sh2p
    @user-fj2tv9sh2p 5 месяцев назад +2

    Igu taran kalgacaloo
    Ka talaabsan waayoo
    Taabi waayay socodkee
    Wanse kaaga turi lahaa
    Hadii uu kutaabe
    Iga tiiri caashaqaa
    Aawadaa tusoobee
    ❤❤❤❤❤❤❤❤
    Wof wof wof wof
    Barteedi buu dhigay
    Wxn xasuusty
    Hassan Adan samatar
    21-2-2024 feb
    G.banaadir
    D.hili waa
    Xfda SOS
    Habeen khamiis
    By ismail ❤❤❤

  • @aqoonraac
    @aqoonraac Год назад +1

    Axsan alfanaan cabdullahi baroor waa fadhisaa heesta keep going

  • @cadnaanmaslax7021
    @cadnaanmaslax7021 Месяц назад

    Cajiib Originaalkiiba Ninkaana Kaga codmacaan❤

  • @qaaliibrahim1103
    @qaaliibrahim1103 Год назад +1

    Wow Adeer baroor masha Allaah Axasan sood wanogaba need wlhi Alayacisag Horay usooco 🙏🥰🥰

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 7 месяцев назад +1

    ilaahay ha u naxariisto Abwaan Maxamuud Cawil Cismaan( Abwaan Tuuyo waxa uu geeriyooday October 2022 Banka Tuuyo oo ka ag dhaw Oodwayne waxa uu ahaa nin Habar Yoonis Ugaadh Cumar.😢😢😢😢

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 7 месяцев назад

      Allah haa uu naxaristo heeso kale ma lahaaa marxumku

    • @FarahAbdul
      @FarahAbdul 7 месяцев назад

      @@aragsan6552 Haa heesta Axmed Mooge Liibaan ee tidhaa aduun waa wareeroo war iyo sheekaa ka hadha.

    • @siraad8026
      @siraad8026 5 месяцев назад +1

      Sulub Cumar ayaa leh heesta

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Год назад +6

    Hees xusid mudan Old is gold memories ✨️

  • @somaliasomalia7925
    @somaliasomalia7925 6 месяцев назад +1

    Macalin baroor waa ninkii ugu qatarsanaa zikzoofanka hobalada waabari beri samaadkii

  • @bogaayeofficialtube4233
    @bogaayeofficialtube4233 Год назад +3

    Ninkani waa axsan fanaan masha allah cajiib ninkan

  • @kg6987
    @kg6987 Год назад +5

    Tumista musiga reer Mogadishu uu daa from hargeisa

    • @ismailomar2004
      @ismailomar2004 Год назад

      Haa aad iyo aad
      Reer Waqooyi fanaaniin noo Soo dira aan music u qaraacnee

    • @kg6987
      @kg6987 Год назад

      @@ismailomar2004 haa wllhi. somali music golden age, ustaadinta ugu weyn dhanka musiga ee hoobalada wabeeri waxay ahayeen reer koonfuur, anagana dhanka abwaaniinta. Fanaaninta labada geysood ba way shidnayeen.

    • @ismailomar2004
      @ismailomar2004 Год назад

      @@kg6987 Labada dhinac way isdhamaystirayaan

  • @fooleyadaawe3434
    @fooleyadaawe3434 10 месяцев назад

    Non electric music is the best for somali music.
    The music is the best.
    Muusiga ayaa ah mid ka diican midka maanta la garaaco. Saksofan, Corneeto, flout, fiyoolii. , kabanka, durbaanka iyo organk

  • @abdifatahabdi3337
    @abdifatahabdi3337 Год назад +2

    Wow, what a wonderful voice, Masha allah cod Dahabi ah, ❤❤❤

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t 7 месяцев назад +1

    Soulful voice ,better than anybody.

  • @caliileeye
    @caliileeye 9 месяцев назад +1

    Ustaad Baroor wuxuu tumaa Sagsafoonka. Waxaanu ka mid yahay maamulka kooxda qaranka Waaberi.

  • @sadekabdi666
    @sadekabdi666 Год назад +7

    Sixid
    Sida Tuunyo iyo hawd❌️
    Sida Tuuyo iyo hawd✅️

    • @abukarisse1177
      @abukarisse1177 Год назад +1

      Tuuryo weye
      (Banka tuunyo ayaa la dheha heestana Abwaan tuunyo aya sameyey)

    • @hasaanmahmoud7273
      @hasaanmahmoud7273 Год назад

      Sxb tuunyo waa meel ku taal Somali galbeed Saan jeclahay

    • @somalimusicport
      @somalimusicport Год назад

      ​@@hasaanmahmoud7273 hargaysa meel u dhaw ayaa la dhahaa tuunyo

    • @SanaagSomaliland
      @SanaagSomaliland Год назад

      Waa Tuuyo. Tuuyo waxay ka tirsantay degmadda Daroor.

    • @guutaalechanel4502
      @guutaalechanel4502 Год назад +1

      TUUNYO maahaa ee
      Tuuyo Waana tuulo Yar oo deegaan ahaan ka Soo jeedo abwaanka heesta sameeyay
      Neynaasna asaga u ah
      Sida tuuya iyo Howd
      Todobkii ku horay
      Heestu tilmaan iyo qeexid
      Dhaqanka lagu tusaaleynaayo
      Gabar lajecelyahay

  • @mellowyellojello6520
    @mellowyellojello6520 Месяц назад

    I think waa abwaan ki sameyey heesta ❤

  • @padronedelmare1307
    @padronedelmare1307 5 месяцев назад +1

    Waa ninkii Xasan Aaden beddeli lahaa.

  • @user-uo8kt2si4n
    @user-uo8kt2si4n Год назад +1

    Tani waa farin claahi u dirayo habka iyo hananka ay leedahay hees hore kaga dayda Tanks

  • @AhmedIbrahim-sr9wn
    @AhmedIbrahim-sr9wn 10 месяцев назад

    Wooow Masha Allah you are a great vocalist keep going

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 2 месяца назад

    Waaaaaaw maasha allaah wall keey baroor cajiib

  • @Abdie505
    @Abdie505 Год назад +1

    Best Al fanan cabdulahi keep going ❤❤❤

  • @fantasticfantastic7714
    @fantasticfantastic7714 Год назад +1

    M.shaa allah illen cod mcn ku maqnaay😮

  • @salmankkk1024
    @salmankkk1024 8 месяцев назад

    maadhuba tisqaadeen weeyaan fanaanku si kale ayuu odhanayaa cod ahaan waa top

  • @fitamiinoos
    @fitamiinoos Год назад +1

    Caadi maha ilahey ha ku daayo amiin

  • @LibancismaciilSalad-gl4mb
    @LibancismaciilSalad-gl4mb Год назад

    erayada waxa leh abwan sulub cumar laxanka wa Ahmed naji
    codka xasan a samatar astan TV
    thanks

  • @Abdifatahyussuf21
    @Abdifatahyussuf21 11 месяцев назад

    Mamusley is not easy👈🇸🇴nin wayn baa ku tagtagsaday heesta🎤💯💯

  • @cabdiqaniqadhafa7123
    @cabdiqaniqadhafa7123 Год назад +2

    Fanaankaan halkeedii ayuu dhigay haastaa musicgna waa heersaro

  • @abdixareed4087
    @abdixareed4087 Год назад +2

    Original kiba ninkana kaga cod macaaan inaba caadi mahan

  • @abdisalamqorsheel6819
    @abdisalamqorsheel6819 3 месяца назад

    tabaaladda daraadaa tiiraanyo ooyee tagayoo majoogeee iga tiiri cashaqa Awadaa tasoobeee 2-5-2024

  • @yeswecan.8379
    @yeswecan.8379 8 месяцев назад +1

    Cod sixir ah buu leeyahay.❤

  • @abdirihmaanjuniorfred47
    @abdirihmaanjuniorfred47 Год назад +2

    Wonderful old man voice

  • @dahirfarax2066
    @dahirfarax2066 Год назад

    Fan & dadba waa kiii hore❤

  • @abdiali8460
    @abdiali8460 Год назад

    Waa tan heesta oo qoraal ah oo bilaa music ah oo Xasan Aadam Samatar qaadayo

  • @shukriali7215
    @shukriali7215 Год назад

    Waaw❤cod iyo music

  • @apdikhaaliqmoha693
    @apdikhaaliqmoha693 Год назад +1

    Wooow 10/10 🤯

  • @saeedmohammed9933
    @saeedmohammed9933 11 месяцев назад +1

    Wow what's the voice

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 Год назад +1

    Wow codkiisu caadi maha 🎉

  • @omaribrahim5264
    @omaribrahim5264 Год назад +2

    What a performance ❤❤

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 3 месяца назад

    Wahwah Waa qamaamuurtii hore

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 Год назад

    Baroor waa fannaan qarsoon.

  • @mubarikabdi6588
    @mubarikabdi6588 10 месяцев назад

    Nin kaasi wuu uu keenay laxanka lkn meel meel ayaa ka yara dhiman

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland Год назад +2

    Tuunyo maha waa Tuuyo. Waa tuulo ku taal Labi Sagaalood agteeda.

  • @nalafaraxofficial405
    @nalafaraxofficial405 Год назад

    Waaw ustaad baroon waa noo dhuuntay halkeedii ayuu dhigay wlhii

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Год назад

    Wonderful 🔥

  • @qosolchannel5427
    @qosolchannel5427 9 месяцев назад

    Ninkii lahaa heesta oo aha xasan aadan buu kaga wataa si deganaan ah

  • @MohamedHassan-gu6rd
    @MohamedHassan-gu6rd Год назад

    Awoowe abdulaahi baroor

  • @user-gm4ip7yv6m
    @user-gm4ip7yv6m 10 месяцев назад

    ❤wwwww eshcalaa hees

  • @abdullahidayib6039
    @abdullahidayib6039 11 месяцев назад

    Codku waa top in yar buu qalday midhaha tigaada isku fil ah iyo maadhuba tisqaadee waaye

  • @SiyadCigal-vl1yu
    @SiyadCigal-vl1yu Год назад

    Alla maxuu cod hayaa

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 3 месяца назад

    DEEQ. Uu gabadh ko guursan karo. Yaa. La siiyay

  • @mlielan2459
    @mlielan2459 Год назад +3

    What a wonderful vocal we have listened.

  • @qalmirooble3484
    @qalmirooble3484 8 месяцев назад

    Axyaa qaraami what hees

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 3 месяца назад

    Waxa. Maqal an bixin. Gabadha. Woo la baxsaday
    Haadi AYJirTO. Habka wana in uu horaysiyay

  • @bashiircabdilahi7761
    @bashiircabdilahi7761 Год назад

    Eesh calaa fanaan wallee waa lafik hote

  • @cabdixasan3219
    @cabdixasan3219 Месяц назад

    Aadbuu.ula.keenay.laakiin.waxan.sixi.lahaa.nin.sheegay.heesta.inuu.lahaa.abwaan.tuunyo.way.kaa.qaldantaha.waxa.lahaa.sulub.cumar.ilaahay.haw.naxarristee.ooisaguna.ahaa.uun.nin.habaryoonisa.gunbuura

  • @bashiirmohamed4151
    @bashiirmohamed4151 Год назад

    Alayaa cisag yaa alafanan boroor

  • @CurdanFaraxcurdan-gm1ud
    @CurdanFaraxcurdan-gm1ud 8 месяцев назад

    Legend❤

  • @sheekhulkulimedia7308
    @sheekhulkulimedia7308 Год назад

    Asxaabta iso boqda

  • @abdikaadirmohamedissa6382
    @abdikaadirmohamedissa6382 10 месяцев назад

    Odoyga cadi maha erayada heesha barteeda ayuu dhugay
    Tashi igu abuurtoo.
    Talamoo daradaa
    Ku caweyey tahee
    Tusaaladii janada Iyo
    tusmadii amataay

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Год назад

    Cajiib❤❤

  • @gahanugkassim2676
    @gahanugkassim2676 Год назад

    Hora lodhahay rag waa ragi hore Hadal waa siduyiri

  • @idleabdirahman7408
    @idleabdirahman7408 Год назад

    Waaw waa iga F

  • @abdiosman335
    @abdiosman335 Год назад

    X danan baroor

  • @fitamiinoos
    @fitamiinoos Год назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 yaa salaam

  • @aminhussein578
    @aminhussein578 Год назад +3

    War hedhe kani maanu ahayn kani ki tumi jiray saxophone ka wabu cod macan yahay

  • @hah7064
    @hah7064 10 месяцев назад

    Xaguu ku qarsoonaa fanaankan codka dahabiga leh

  • @shireshow
    @shireshow 8 месяцев назад +1

    Fanku xarago maaha! Sida fanaaniinta denbe

  • @idleabdirahman7408
    @idleabdirahman7408 11 месяцев назад

    Waaw

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam2183 Год назад +1

    Nimankani maxay tumayaan bismilaahi
    Walaahi waan ka yaabay

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 Год назад

      Music sxb

    • @abdirahmanahmeddacaam2183
      @abdirahmanahmeddacaam2183 Год назад +1

      @@abshircarab18
      Hhhhhh waan fahamsanahay inay music tumayaan sxb balse waxaan ka hadlayaa sida quruxda badan ee ay isula haystaan

  • @fantasticfantastic7714
    @fantasticfantastic7714 Год назад

    Good

  • @idleabdirahman7408
    @idleabdirahman7408 11 месяцев назад

    Waxaan Sxb.bayaal codkaan Ma haddaa mise

  • @shineaxmed3327
    @shineaxmed3327 Год назад

    Aad iyo Aad axsan soot

  • @dacardige8419
    @dacardige8419 Год назад +1

    Erayadi Sulub cumar
    Laxanki Axmed Naaji

  • @AliOmar-xt1sy
    @AliOmar-xt1sy 11 месяцев назад

    tiska laguma qaadee---- tuska ma aha

  • @idleabdirahman7408
    @idleabdirahman7408 10 месяцев назад

    Waxaa aad ula dhacay Ragga tumaaya

  • @abdihamidbin-mohamoud5236
    @abdihamidbin-mohamoud5236 Год назад

    👏👏

  • @adbinuurmohamud8539
    @adbinuurmohamud8539 7 месяцев назад

    Cajiiiiiiiiiiiib

  • @abdinasiryare8951
    @abdinasiryare8951 10 месяцев назад

    Heesta erayadeeda waxaa leh Abwaan tuunyo
    Axsan cod halkeedii wuu dhaafiyey

  • @burhaancirro7705
    @burhaancirro7705 Год назад +1

    Cod buu leeyahay maasha alaah

  • @farhanrage1934
    @farhanrage1934 Год назад

    Cadi maaha

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 4 месяца назад

    (Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).

  • @MustafaAbdiAli
    @MustafaAbdiAli Год назад

    Duunyo Iyo Hawd Weeyi,,,,,,, Maaha Tuunyo Iyo Hawd, Iska Saxa Lyric Ka Please.

    • @abdihamidabukar6894
      @abdihamidabukar6894 11 месяцев назад

      Heesta T ayeey ku socotaa. Tuunyo waa meel magaceeda. Hawd waa meel magaceed. Iska baro sxb.

    • @mubarikabdi6588
      @mubarikabdi6588 10 месяцев назад

      May wll duunyo maaha ee waa tuuyo [ waa magaalo hawdka Ku taala]

    • @Safiyalowriinta
      @Safiyalowriinta 6 месяцев назад

      Duunyo Beel Dheh Waa Tuunyo Iyo Hawd Sidey Kula Noqotay Miyaa Nooga Dhigeysaa Waryaa Heesta Waxaa Laga Soo Qaatay Xarafka (T)

  • @dr.abdisalanomarnaleye2189
    @dr.abdisalanomarnaleye2189 Год назад

    Wow nice song 🎵 👌 👏 😍 🎉

  • @amirnur131
    @amirnur131 Год назад

    Qoraalka iska saxa

  • @mohamednairobi8000
    @mohamednairobi8000 Год назад

    Ya salaaaaam macalinki seksifonka aha halkedu dhigay

  • @zakeriye6995
    @zakeriye6995 Год назад

    Eryadii abwaan tuubyo

    • @Matildaschannel-kx8rz
      @Matildaschannel-kx8rz Год назад +2

      Erayga tuunyo maad kuhodantay.

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama Год назад +2

      *Erayada Sulub cumar baa leh ee ma laha tuunyo ee adeer iska hubso*

    • @khalifgureey6038
      @khalifgureey6038 Год назад +1

      ninkaan more than 40 years ayuu ku dhex jiray fanka kooxdii iftin iyo kooxdii danan dagaaladii ka hor waxa uuna ahaa dadka looga danbeeyo musica dadka looga danbeeyo

  • @baashaal6778
    @baashaal6778 Год назад +1

    Koofidii iyo cimaamadii misaajidka loo qaadan jiray hadda waaba lagu heesaa

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 5 месяцев назад

      Koofida iyo cimaamada waa dhaqan carbeed ee diin maahaan, Abuu Jahal ayaa khamiis, koofi iyo cimaamad xiran jirey.

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 5 месяцев назад

      @@padronedelmare1307rasuulkeena ayaa carab ahaa dhaqankiisuna waa dhaqankeena.

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 5 месяцев назад

      ​@@padronedelmare1307dhaqankii Rasuulkeena in abuu jahal dartiis loo naco taas ayaaba jaahilnimo kale ah.

  • @theepicboy1186
    @theepicboy1186 11 месяцев назад

    Yac

  • @JamaSalman
    @JamaSalman Год назад

    Xasan duufle ninkan baa ka codmacaan😂

    • @shukriali7215
      @shukriali7215 Год назад

      Ilka yar ciil kama kore gaajo iyo quule cunid baa ku dishey yahuu

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 5 месяцев назад

      @@shukriali7215😂😂😂😂😂😂

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 5 месяцев назад

      Nin soomaali ah oo Xasan Aden Samatar ka fannaansan sooma marin geyiga soomaaliyeed.

  • @maslahbarkhadle952
    @maslahbarkhadle952 Год назад

    War ninkaan dadki hore max K reebay

  • @ismailomar2004
    @ismailomar2004 Год назад

    Barteedii Buu dhigay

  • @yussufissa1574
    @yussufissa1574 Год назад

    Heestan ninkanaa leh ee dhageysta oo mala'awaalka ka daaya. Soomaali been baa lagu salidey. Labadan wareysi ayaa ka marag ka caya: ruclips.net/video/BObe6tS5F2M/видео.html
    ruclips.net/video/slB3JQt_BxY/видео.html

  • @abshirmoalinmohamed1419
    @abshirmoalinmohamed1419 10 месяцев назад +1

    Todob = nooc roobka kamida
    Tumaati = Mindi la dhicid
    Turuqid = kolka mindida barta la galiyo ay hilib lasoo go'do.
    Tasoobid = jah wareer iyo talada Kaa wareerto.
    Taxat = eray carabi ah
    Tigaad = hanti (xoolaha ).
    Tabaalo = imtixaan ama kadeed
    Turid = u dhimrin
    Tuunyo = magaalo Gobolka Waqooyi ku taal
    Hawd meel magaceed ama

    • @fatushgutale5474
      @fatushgutale5474 8 месяцев назад

      Google baan erayada karaadiyay waasa kawaayay marka lagareebo tigaad. Mahadsanid