What a sweet and melodious voice! I'm an Ethiopian and love old Somali songs. This cover song is almost as good as the original version. Thank you, Roodo, for the flawless rendition of the special song.
Never listened more than 3 consecutive times in one song in my life . She is truly a star has gem voice and highly performance made me watch it even more .
@@Hashipodcastmaxa cuqdad isaaq ku haysa ma ogun qofkas lkn reerka ad magacwday wa reer bila cuqdada oo somalinimo ka dhabto anay ben iyo munafaqad ka ahuin sida dadka qaar an baranay 2023 😂 yaahuu waba hees iyo danbi mise u quudhi wixi ka badan eey leeyin
Roda Kayf..❤ your vocal range is very impressive, i love how effortlessly you hit that high notes and transition between different registry. Furthermore, your stage presence is phenomenal and you command the audience's attention with your charismatic performance.
Très très très belle prestation de Rooda Kayf (bravo) ainsi que les musiciens qui sont (il faut bien le dire) hors norme... 👏👏👏 Vous nous en avez donné d'immense plaisir dans votre palsir
Masha Allah Roda kef halkedi bay dhigtay sidan anigu u arko Mamo MAAN DEEQANA way soo qaday wakhtigedii Aad ban u salamaya Mamada iyo inantaba ♥️♥️🩸🩸😍👍
Though I wasn't been familiar with her work but she got my attention with her God-gifted voice and mesmerizing performance🥰She's truly amazing and talented to sing such melodious and nostalgic songs💯She has that calm, soothing and deep voice❣I'm completely Awe of her👌
Xaqa ma waxaad u taqaan naagaha carabta incodkeeda la dhageyto kuwa soomaalina waa xaaraan codkooda alwahaabiisam duliya kuwa lala dagaalamyaad ku jirtaa caabud carab allaah na ku sheeg wuxuu ka nasahan yahay duli bakhti kaxun
@@nuradinsheikh3294wahabi Doonta Alle fahmin baad tahay waxay ku heesayso fahan marka hore ,(qawadi maayo qaybta EEBE isiiyay.waaba qayb iimaanka ka mida rumaynta ALLE
Waaaaaaaaaaaaw ofa calayk yaa bint erigavo kyf. Hobolad aan la holin kari oo asaaged waqal ku afuuftay ❤(isma haysan karo geel ninkii ku hor caweeyaaa❤❤❤❤❤)
maanta waa khamiis waan 17kii bisha 17.01.2025 waxaan joogaa Hargeisa insha allah waxa laga yaaba in aan meel kale ku dhegyasto heestan waayo mar walba wana iska dhegystaa
What a sweet and melodious voice! I'm an Ethiopian and love old Somali songs. This cover song is almost as good as the original version. Thank you, Roodo, for the flawless rendition of the special song.
Tell Abiye to leave us alone lol jks I also Enjoy habesha music long live East Africa brothers!
Never listened more than 3 consecutive times in one song in my life . She is truly a star has gem voice and highly performance made me watch it even more .
Me two❤😢
Ma fahamtay marka mise weli
Wan ku hayaa😂
@@adowahmed9447 wan fahmay thanks for asking .
The original is bettee. Her voice is good but the tone is not balanced.
#Lyricssong
Higlooy adba damal
Hadh Laad noqotee
Hadmaan Anna
Hibashada dayneey
Hadmaan Anna
Hibashada dayneey
Heeleey heeleey
Hadmaan Anna
Hibashada dayneey
**************
Hankaygu hirkaa
Fogbaad ka aragtaa
Adigoon ku hungoobin
Maad heliyee
Heleey heleey
Adigoon ku hungoobin
Maad helinee
*************
Hoodada RABBI BAA
Hagaa jinkaroo oo
Ha diidee ninna
Tiisa kuuma helaayee
Helooy helooy nina
Tiisa kuma helo eey
***************
Wuxuu qoro ruuxna
Kaama qaada oo oo
Qawaddi maayoo
Qaybta eeey EEBAHAY Eey
Heleey heleey Qawadi
Maayo qaybta EEBAHAY eey
------------------------END.
Erayada : Gudcur AHUN
Qaraam : #BURCAAWWI.
Laxanka : H. Halac AHUN
Kabanka : Hudeidi AHUN.
Luuqda : F.C.K Maandeeq.
----------------------------♡
Aad baad u mahadsan tahay bro sida lyrics-ka aad noogu soo bandhigtay
Sidda aad Xuquuqda Fanka sidda aad U sheetay waad mahadsanid
@@leemallin6898
Adigaa mudan Walaal. Anytime.👍
@@socdaaltv4744
Adigaa mudan Walaal Thanks.👍
Aad ayaad ugu mahadsan tahay qoraka aad noosoo sameysay 👍
Allow Isaaq hanoo wayin Isaaq wax kasta wa ku ficanyhy noolada wllhy somaliyed❤️🥰❤️🥰
Aqoonlaan
@@HashipodcastMaxaa kaa qaylisiiyay? Ha sito Isaaqa maxaa adiga kugu mashquuliyey. Cuqdada iska saar oo nefis
@@Hashipodcastmaxa cuqdad isaaq ku haysa ma ogun qofkas lkn reerka ad magacwday wa reer bila cuqdada oo somalinimo ka dhabto anay ben iyo
munafaqad ka ahuin sida dadka qaar an baranay 2023 😂 yaahuu waba hees iyo danbi mise u quudhi wixi ka badan eey leeyin
Isaaq waa cusbada somali dhinac walba❤❤❤❤
Shut up qabil ka sheekaynaysan sida reer baadiyo
Roda Kayf..❤ your vocal range is very impressive, i love how effortlessly you hit that high notes and transition between different registry. Furthermore, your stage presence is phenomenal and you command the audience's attention with your charismatic performance.
Best Somali melody ever ❤Raaxeeye Kuluc, Dararamle, Tubeec, M Mooge, Maandeeq, Magool many more ahun 😢
Maandeeq way nooshay
Heesta inaantu beerta bey dhigtey sidii fadumo abdulahi maandeeq ug luuqeyn jirtey bey ugu luuqeysey🎉🎉Brilint 🎉
The way she’s passionately vibinng musician orchestrating instrument is outstanding
I don’t know her name but this girl with born talented ❤
In my head, I go back to the past and feel so nostalgic whenever I listen to such a classic Raaxeeye 👌🏿
If only people know that few people can sing this song, this masterpiece is one of the first great songs of our musical history.
Très très très belle prestation de Rooda Kayf (bravo) ainsi que les musiciens qui sont (il faut bien le dire) hors norme... 👏👏👏 Vous nous en avez donné d'immense plaisir dans votre palsir
Masha Allah Roda kef halkedi bay dhigtay sidan anigu u arko
Mamo MAAN DEEQANA way soo qaday wakhtigedii
Aad ban u salamaya
Mamada iyo inantaba ♥️♥️🩸🩸😍👍
Aabbihii fanka cabdilahi qarshe laxankiisii raaxeeye weeye, muuse care nimankii fanka iyo tacliinta somalida aabbaha ugu ahaa, abbtiyaashay maxanuud axmed Cali iyo qarshe laba nin oo soomaalida wax kusoo kordhiyey,
❤❤❤ muuse carrenimo
What an amazing performance, I’m blown away by it.
Extraordinary and Peautiful voice , I have never listened more times in 1 song before this?
Though I wasn't been familiar with her work but she got my attention with her God-gifted voice and mesmerizing performance🥰She's truly amazing and talented to sing such melodious and nostalgic songs💯She has that calm, soothing and deep voice❣I'm completely Awe of her👌
Laxanka raxeeye burcaawi ma cid aan jeclaynba jirta😢❤
Encore une présentation réussie d'une des merveilleuses chansons du passé. ❤
"hiGlooy adba damal hadh laad noqotee , hadmaan ana hibashadaada heli"
"hankaygow hirkaa fogbaad aragtaa, adigoon ku hungoobin maad heline "
" hoodada rabibaa hagaajinkaree ninaa hantidiisa kuma helee"
" wuxuu qoray ruuxna kaama qaadayoo ooo qawadi maayo qaybta eebahay "
waa intassoo lagu akhriyo laxnka raaxeye burcaawi
Woow what a sweet, melodious and amazing vocal @Roda you’re new in the making legend keep up and keep going
Absolutely best voice Rooda Kayf ❤❤❤
Astaan +Rodakeyf=100%....Good Remembering Legend-(Maandeeq)....thanks.
Ehelkii fanka Roda kayf wllee waad ku raxaysatay xasustii mamo maandeeq ❤
waaaw rooda kayf way keentay waa dadka fanku u baahan yahay hibadeeda waa hore ayaan saxay anu
Wow roda kayf huno barta baa dhgta heesta axsana hees. Cod m.a ilhay haku xafiday❤❤❤❤
Rooda is an upcoming singer with a golden voice. Xusuustii Maandeeq.
walaashay roodo ilaahay hakaa madoobeeyo fanka waayo waa xaaraan ilaahay hakusoo hanuuniyo ilaahay ragaas ayagana xaqa hagaransiiyo
maxaa udhagaysa naysaa adu 😂
Xaqa ma waxaad u taqaan naagaha carabta incodkeeda la dhageyto kuwa soomaalina waa xaaraan codkooda alwahaabiisam duliya kuwa lala dagaalamyaad ku jirtaa caabud carab allaah na ku sheeg wuxuu ka nasahan yahay duli bakhti kaxun
Malahaa kuwa carabta in la dhagaysto ayaa xalaal ah
haddii aadan jeclayn maxaad halkan ka qabanaysaa, munaafiq yahow?
@@nuradinsheikh3294wahabi Doonta Alle fahmin baad tahay waxay ku heesayso fahan marka hore ,(qawadi maayo qaybta EEBE isiiyay.waaba qayb iimaanka ka mida rumaynta ALLE
Waa laxankii aabbihii fanka somalida cabdilahi qarshe, raaxeeye
Weeye, cabdilahi wuxuu ahaa ninkii fanka keenay dhulka somalida,
Yaa salaam Roda kayf xidigta fananintan qarniga nool❤❤❤
Waa laxanada ugu adag soomaalida qaaraamkooda 😱
Barteeda ayay dhigtay runti walaashay Roodo 💯🔥💯
Lagamaba caajisiyaba runti 😱🤌🫴
Wooww…!!! Beyond beauty wlahi her vocal control is crazy 🤎🤎🖤🖤
Maandeeq version 🤩🔥🔥✌️
Axsan Sowt, Roda keyf barteeda ayey dhigtay.Astaan adinkana waad Mahadsantihin🙏❤❤
Rer Somaliland wlhi Cidi fan kuma gadhi karto duriyada allaw noo daa lantood wanu caajizi Lahayin from somli wllihin 😮😊
Allow noo daa wll wx isku qira mhdsanid wllo❤
From somali aa🤣😂
@@SacdiyoNuur-v7n yes dadka ader lama xasido dad tashaday weyan De
Yaa Salaam Roda aad baan ugu Raaxeysaa heesahaaga Qaraamiga Ah.
Calayk calayk amazing everything is beautiful 👌👏👏
Istelka 100%
Codka100 %
Mashraxa 100 %
Bandhigeeda laxmed 100%
Bal idinkuna soo qimeeya
Woooof caleek 🔥🔥🔥 cod iyo laxan iyo teembo waa 100%
u don't know how much we love Ethiopians..roody
This is Somali song
Waaaaaaaaaaaaw ofa calayk yaa bint erigavo kyf. Hobolad aan la holin kari oo asaaged waqal ku afuuftay ❤(isma haysan karo geel ninkii ku hor caweeyaaa❤❤❤❤❤)
Gabadha kaliyee awoowo shekh isaxaaq qosolka uga eeg
😅😅😅😅😅😅
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂. Wan oyey san u qosliyey. Bal mx odayga ku geyey
Heeskani waxa SAKA subax hore inta uuna furmin shirkii Somalia iyo Somaliland aan ku dhagaysanay aniga iyo madax ka socotay IGAD iyo UNTI aqalka madaxda Djibouti.
Waxa gabadha aad ula yabay, wasiir MohamedKahin iyo ambassador Carabay oo ah safiir hore dawladi kacanka,
Arimo badan oo aan ku iloobi doono dhibti laascanod inaga soo gadhay ayaa shirkan ka soo bixi doona. 😊
Dadkii fanka lahaa Roodo keyf ❤halkii loogu tala galey baad dhigty
Golden voice kayf❤😊
Ooooof caleeek from caasha cado ayaaan ku dhagysanayaa caaawa 28,12 2023,khamiis
1:31 AM
Absolutely amazing ❤ Fankenu liici maayo ilaa intan RODA KAYF HAYSANO walahi😢
Sidii ay ugu raaxaysan jirtay maamo Fadumo cabdilahi kaahin maandeeq ayay Rooda yar ugu raaxaysanaysaa waa talent Roda keyf
Amazing 🎉 Rooda iyo teamka u tumaayaba they'll Amazing well done ❤
Laxankii raaxeeye iyo hoygii fanka hargeysa
Yaa Salaam!
Wallaheey, hablihii Soomaaliyeed cirkii ayaa gaadheen 🚀
Axyaa Axyaa. Afkaaga Geela Caanihiisa oo hadda laga lisay lagu qabay. Maansha'alllah Tabaarakallah. Waxyari Cod wanaagsanaa.
waaw gabadhas really fan ba ku jira maha iska hees ee waa talanti dhaba hore u soco 3 qarni manu arag qof sase ❤
Masha a Allah tabarapka allah yaxfidka axsan sood
Golden voice❤
Waa laxanki ugu adkaa ee qaado inanta iminka wala cajabay good
Qorux iyo Cod bay isku dar saray yaa ila Arkay ❤❤❤❤❤❤❤
MaanshaAllah Roda the queen keep going habo❤❤❤❤❤❤
Heesta waa cajiib rooda kayf waayo waayo naxasuusisay
Qurux iyo cod halaasiyay isku darsatay . waa qadra daahirta nool 2023.
Waa qoftii soo noolan lahayd heesihi qaramiga ahaa
Waah waah what a lovely voice ❤rooda keyf #
Raaxeeye burcaawi waa laxamada aan ugu jecelay❤
Amazing talent! U hanneeya hibo codka ilaahay u siiyey! Masha Allah
Dharkii aad ku bilowday fanka baad ugu qurxoonayd Roodaay
Wow what a great voice 🎉
Alle swc haka madoobeyo fanka codkan macaana Quraanka io Qawlka Eebe inaad ku akhriso haku garansiiyo.
Fanaanadii fanaanadaha waxas baa cod macaaa heesa rooda kayf
Legend always Legend best singer rooda keyf
Miss Roodo Kayf star of her own.
Masterpiece for real
Raaxeeye Burcaawi laxanada aan qaraamka ugu jacelahay. Roodo ayaa sidii geenyo shaaximan ugu gaardisay.
What amazing voice ❤
Oo qalanjadii yarayd ma Xamar bay u wareegtay, maasha Allah
Waxay jooogtaaa Hargaysa.
Waxan okale Rotha keyf o kaliya samayn karta cod+qurux+action song 🎵 100%
Roodo shining star. I really feel joy 😊
roodo keyf halkeedii ayay dhigtay wali fanka somaliga wa noolyahay
Masha Allah quruxley fananad qaran
IGA hoo jacayl
Axyaa roda keyf absolutely raxeeye 🙈🙈🙈🙈🙈
Mansha Allah ilaahey ha ku xafido waligey ma arag qof saan u cod macaan
Her Voice "WOW"
just beautiful
Maandeeq will always be the best
So, she is perfect on her own way
@@MeawBrand she is
Often imitated but never duplicated
Somalida qafka iney u qiran qafka wuxu ba dhibeysa dabcan hada yada amato maandeeq inad wa udhibtay maaha gabadhan codkeeda bananka bu yaala
In this case Roda yar is the best and even better then Mandeeq .
eu nunca vi ou ouvi consecutivamente, exceto que este incrível continua
🎉haye haye yaa rooda
Fariiiiid fankaa kuu baahan ❤❤❤
N#1Singer ever Fanka soomaliyeed
Fanku wa hibo bal eeg side ugu raxeysaneyso heesta woof caleyk 10 july 2024 Doha Qatar
Astaax music 🫡
Ya salaam live long Rooda KAF.
Qoftan qurux badan Lee ee Roda keyf ladaaho inteey ka heela waan jeecladay waan qursaan raaba wlhi😂😂❤❤
Waliba waa kaaga wax bartay oo jaamacad dhammaysay
Beautifull voice from beautifull girl❤
Masha’Allah ❤ you have amazing beautiful voice
ROODA, wallaahi way heestay. Subxaanak yaa wadduud.
Maandeeq kale weeyaan.
Waa xusuuustii, Faadumo cabdilaahi Maandeeeq.
Cajiib Laxankii Raaxeeye Burcaawi. Halkeeda ayay dhigtay Rooda kayf❤
Eesh calaa Roda iyo kooxdaba thanks
Rooda, cod Iyo qurux ayey Isku darsatay.❤
Xusuustii , Faadumo cabdilaahi Maaandeeq.
maanta waa khamiis waan 17kii bisha 17.01.2025 waxaan joogaa Hargeisa insha allah waxa laga yaaba in aan meel kale ku dhegyasto heestan waayo mar walba wana iska dhegystaa
Axyaaa Rowda❤
Xabadaaan wey nawaaleysaaa raaaxeeeye hhhhhhhhhhh what a voice
Maandeeq saqiiir hlkeedi ayd dhigty wlle indr❤❤❤❤