IRELAND WADAN SHARCI IYO SHAQO KU FIICAN FULL INFORMATIO «

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 57

  • @Sahrohussein-zv6oz
    @Sahrohussein-zv6oz 7 месяцев назад +8

    Walal intaan sharci sugaayo shaqo magahela oo mshaqayn kara sharci yaro ku shaqaysto malsiina micnah jwwb iso wall pls 🙏

    • @yasminhussen268
      @yasminhussen268 6 месяцев назад +3

      Haa walal waad shaqeysan karta adigo sugayo sharciga

    • @yaskacade3172
      @yaskacade3172 2 месяца назад

      ​@@yasminhussen268shaqooyin maleyihiin mise waa nasiib

  • @ዕውትኣብሂወት
    @ዕውትኣብሂወት 3 месяца назад +2

    I don't understand you Somalia language, but can i travel to Ireland with Travel Document of Italy

  • @ahmedabdulahi9868
    @ahmedabdulahi9868 6 месяцев назад +1

    Mr duuliye mahadsanid sxb❤❤❤

  • @otadheere4045
    @otadheere4045 7 месяцев назад +6

    Sidii hore ma ahin sxb anaka ku nool runtii waxyabo badan ayaa iska badalay dhanka sharciga iyo shaqadaba waa lakusoo jabay diidmo ayee bilabeen inkastoo eesan badneen lkn waxa hubaal eh xaga sharciga inee dhantoh.
    Mida kale aa ku saxee biniaadan nimada waa 5 sanoh lkn kan qaxotiga waa 3 sanoh

    • @G3N3R4L--Baabaa
      @G3N3R4L--Baabaa 7 месяцев назад

      Sxb ota dherow sidee ugu fudud ee aan ku imaan kara sxb mahadsanid

    • @G3N3R4L--Baabaa
      @G3N3R4L--Baabaa 7 месяцев назад

      Mdkle hadaan 17 isku dhiibo Soo guri ma Helaayi bro

    • @otadheere4045
      @otadheere4045 7 месяцев назад +1

      @@G3N3R4L--Baabaa bro waxaad ku imaan karta shabah ama inaa leen Soo gadatoh tankalena haa waat heyelsaa guri hadaa isku dhiibto 17 wayoh waxa tahay da'yar hadii at sharci kaheshana reerkada wàa laku Soo qaadayaa sxb

    • @G3N3R4L--Baabaa
      @G3N3R4L--Baabaa 7 месяцев назад

      @@otadheere4045 Leen mala helaa walal Leen Guur ah lacag waa ogolahee mdkle leenka irishka 1sano maqadana waana ku dhibay iga raali noqo wll

    • @CaynbaCayn
      @CaynbaCayn 7 месяцев назад

      ​@@otadheere4045Zxp marka Meeqo ayay igu qadanaysaa inaa Hoyaday Laii soo qaado

  • @hilaalfaysalcali7113
    @hilaalfaysalcali7113 6 месяцев назад +3

    Kama jilicsanee qiimaha dumarka ayay yaqaanaan wadamadani & inay yihiin warshad aduunkaniba ku taagan yahay idinkana waxay idin tuseen qiimo la aantii

  • @MaxamedTaakuur
    @MaxamedTaakuur 7 месяцев назад +1

    Keep going pro

  • @BishaarMuxumed-sz9xf
    @BishaarMuxumed-sz9xf 7 месяцев назад +1

    Duuliye xageen kaalasoo xidhiidhaa wll iisoo jawaab pls❤

  • @ዕውትኣብሂወት
    @ዕውትኣብሂወት 3 месяца назад

    Thank you Bro

  • @XaliimoCali-ki9wh
    @XaliimoCali-ki9wh 2 месяца назад

    ❤❤❤

  • @YaasirMohamud-p3z
    @YaasirMohamud-p3z 7 месяцев назад

    Pro ka soo hadal waxbarashada switzerland iyo noolasheyda iyo shaqadeeda tan kale scholarship ma leedahy jaamacaded

  • @Queenlove-e1r
    @Queenlove-e1r 7 месяцев назад

    Wall aniga waxn ku weydinyaa snadkii hore bishii 10naad ayan enterfiyuuga jarmlka kumaey lom kinya ilhdna oy thy bshii 7 aad wax jawba kama heyno manga wax naga qaldanyihin mise eyga xagoda wye iso jwb Abwe ado raliya mahadsnid

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 5 месяцев назад

    Bro hortu wad mahdsnthy
    Lkn dabribi buu seexanyaa iyo waxaaabaa loo wadaayaaa wax is qabanayaa maha
    Qof kaba mar hadii la qaabilay sideee darbiga u seexanyaa?

  • @HindaBintuAbdirahman
    @HindaBintuAbdirahman 7 месяцев назад +1

    Wall plz France ka soo hadal wararka ka jira adigo raali ah

  • @aminahmeds569
    @aminahmeds569 6 месяцев назад

    Mashallah waad mahadsantayi

  • @abdihamiddenaik5194
    @abdihamiddenaik5194 7 месяцев назад +1

    Very informative bro mcn

  • @AchiraAdenOmar
    @AchiraAdenOmar 7 месяцев назад

    Asc wll please ma ishegi karta si aan isku diwan galiyo

  • @CabdiKaafi-fd5ku
    @CabdiKaafi-fd5ku 7 месяцев назад

    Zxb inaan kula Soo xariiro rabaa halkee kaal Soo xariiraa 😢

    • @horyaalkashacabka
      @horyaalkashacabka  7 месяцев назад

      INSTAGRAN abdiqadir_duuliye

    • @AntaJma-gi9jk
      @AntaJma-gi9jk 3 месяца назад

      ​@@horyaalkashacabkaabowe Ireland dalxiis ahaan maku tagi karaa ano haysta passport somali mise ma aqbalayan

  • @OmarAhmed-d9q
    @OmarAhmed-d9q 7 месяцев назад

    Wll xagee kala soxirira??

  • @xajarhayyaaj1790
    @xajarhayyaaj1790 7 месяцев назад +1

    Turkey 🇹🇷 to Greece 🇬🇷 ka soo hadal

  • @abdukadirabdullahi5692
    @abdukadirabdullahi5692 7 месяцев назад

    Duuliye walaal hadaan ku imaado yurub visa changai ilaa goorme ayey faraheyga ku jirayaan sistamka yurub.

  • @AntaJma-gi9jk
    @AntaJma-gi9jk 3 месяца назад

    Walaal dalxiis ahaan malagu tagi karaa passport somali

  • @HajiaramooyHajiaramooy
    @HajiaramooyHajiaramooy 7 месяцев назад

    Wall abe aya mesha jogo mudo lawo sano kbdan mano dacwon karaa jwb

  • @abduqaadirxuseensabriye-sb1gj
    @abduqaadirxuseensabriye-sb1gj 7 месяцев назад

    Sxb dayar hdaa is ku dhiibo kwrn 15 ooo hooyo aabe I noolen wlshie iso korisay ma dhihi karaa

  • @ZhakirModel
    @ZhakirModel 7 месяцев назад +2

    Reer buufis😂

    • @barliin01
      @barliin01 6 месяцев назад

      Miyaad baxde wll😂

  • @Abz65
    @Abz65 6 месяцев назад

    Luxembourg aya Ka lacaag badan.

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 7 месяцев назад

    HORYAALKA. SCHABKA. WAN KU SALAAMEY SALAAM

  • @abukarsheiknorrage594
    @abukarsheiknorrage594 10 дней назад

    Da,a yar iyo da,a weynta la isku dhiibaayo maxay tahay

  • @hamuuud
    @hamuuud 5 месяцев назад

    Sxp passport kenya malugu tagi kara

  • @thomasshelby9292
    @thomasshelby9292 7 месяцев назад

    Sidee loo galaa marka wadanka dhinacee laga galaa. Ileen uk hdaa ka gasho wa lagu celinaaa

  • @SeynabMohamed-tr7jf
    @SeynabMohamed-tr7jf 7 месяцев назад

    Thanks

  • @mohacaska3587
    @mohacaska3587 7 месяцев назад

    Sidee lagu tagaa Horta

  • @HajiaramooyHajiaramooy
    @HajiaramooyHajiaramooy 7 месяцев назад

    Asc

  • @badalcusman8720
    @badalcusman8720 2 месяца назад

    Sidu .darbi ugunoolan. Ruxu. Sow .qabow .Maha. Wadanki