YAHUUDAAN KUSO DHAX KORAY| WAX LA ISKUMA REEBAN KULANKI DHAX MARAY SISI & MAREYKAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 235

  • @AhmedMohamed-vs8wo
    @AhmedMohamed-vs8wo Год назад +4

    Sh maxamed mahadsanid Allah ha KU xafido aduunka iyo aakhiro

  • @ayanfaraha6377
    @ayanfaraha6377 Год назад +8

    Maasha Allah guul iyo gobanimo muslimiinta

  • @AbdilahiMohamed-jd9dq
    @AbdilahiMohamed-jd9dq Год назад +12

    Allaha ku barakeeyo sheeq. kulankaan meelo badan ka daawaday lkn wali ma arag qof sidaan u falanqeynaya .
    Mahadsanid❤

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Год назад +2

    Jazzakallahu khayran brother

  • @dheemaseed4053
    @dheemaseed4053 Год назад +2

    Thank you, may Allah protect you

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 Год назад +3

    Maasha alaah masar Abdifatah sisi Ilaah Toowfiq da ha waafajiyo

  • @FatimaNoor-l7x
    @FatimaNoor-l7x Год назад +1

    Shukran sheikh Allaha kubarkeyo garabkaga nahy mar walba

  • @مصعبالماهر
    @مصعبالماهر Год назад +8

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @fmg63772
    @fmg63772 Год назад +4

    Horey u soco sheikh allaah hakaa xijaabo shartooda

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Год назад +2

    Falastiin allaha ha ugargaaro shiikh mahadsanid

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 Год назад +1

    Thanks jazaka Allah go ahead ❤❤❤

  • @sakow747
    @sakow747 Год назад +1

    Mashaalah alah ku xafido shekh Mohamed we need more videos

  • @Qiirajabaan
    @Qiirajabaan Год назад +2

    Mahadsanid shiikh dulmi diid.

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 Год назад +8

    Sheikh. Dulimdii cimrigaaga alle hadheereeyo. Waan ku taageersanahay shaqo fiican baad haysaa muxaadiro. Turmaad dhirigelin khayri ah jazakaAllah Khayr

  • @H_u_s_e_n
    @H_u_s_e_n Год назад +2

    Allah hakubarakeyo sh.bomba

  • @fartuunsharif2443
    @fartuunsharif2443 Год назад +2

    Reer falistiin alaah ha u naxariisto

  • @RukiaHassan-th3cc
    @RukiaHassan-th3cc Год назад +1

    Masha Allah waa mahadsantahay dulmi diid

  • @klm7457
    @klm7457 Год назад +5

    Ilaahow ummadda walaaleey oo mideey ya Rabbi xaqqana soo dedeji Ameen Ameen Ameen ya Rabbil-Alameen 🤲🏽

  • @umuabdallah4679
    @umuabdallah4679 Год назад

    Mahadsanid Sh Mohamed

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 Год назад +3

    Allah ha badbaadiyo shacabka falastiin gacantii sareyso marwalba Allah ha ka dhigo yaa rabi ciidankaada ku caawi walaalaha falastiin Allah ha mideeyo umada muslimiinta meel walba ay joogaan aamiin yaa rabi carabta munaafaqiinta madaxda u ah ha ka horwareejiyo shacabka aamiin

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 Год назад +6

    Mashallah huno illaahay haku barakeyo Sheekh

  • @hibamsalaad9842
    @hibamsalaad9842 Год назад +3

    Walal Allah haku xifdiyo, aad ayaan u dawada chanel kada. Waxaana tahay qofka kaliyah ee Somali Youtbar aan aaminsanahay warbixinadiisa

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 Год назад +6

    صلوا على الحبيب المصطفى ﷺ

    • @fatimaosman7848
      @fatimaosman7848 Год назад +1

      عليه افضل الصلاة والسلام ❤

  • @orcablue2
    @orcablue2 Год назад +1

    Asc wr wb walaaleheen wan ka xanuun saneynaa rabi macooda ha ahaado aamiin yaa rabi

  • @umusafiyaumusafiya6773
    @umusafiyaumusafiya6773 Год назад +2

    Allaah haku barkeep yaasheekh

  • @Degaliah
    @Degaliah Год назад +1

    Jazakal laah❤❤

  • @Hana-t3k2w
    @Hana-t3k2w Год назад

    shukran Warunta waxan ujaeynay walalahena Falastin guul guul
    hamas Allah Agbar

  • @maryamabdulqaadir1560
    @maryamabdulqaadir1560 Год назад +9

    May Allah be with you brother

  • @Ali34388
    @Ali34388 Год назад +4

    Alaahuma mansurnaa calalqowmalkaafiriin aamiin 🤲🏼😢

  • @qalbiinahassaninahassan8079
    @qalbiinahassaninahassan8079 Год назад +5

    Ilhey ha ugargar rer Palestine 🇵🇸

  • @MariaMahamud-f3s
    @MariaMahamud-f3s Год назад +2

    Thank you ❤️❤️❤️

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Год назад

    Insh Allah khayr yaa Allah u gargar

  • @amal-ym5hi
    @amal-ym5hi Год назад +5

    Masha Allah shukran sheikh!
    Palestine 🇵🇸 ❤

  • @orcablue2
    @orcablue2 Год назад +1

    Ascwrwb shekh jzkl kheyran honey u soco maashaa allaah

  • @difaacqaran8181
    @difaacqaran8181 Год назад +3

    hooyadiis baa ah sida lashegay la kin xaqa Alle ha keeno iinshaa Allaah

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 Год назад +1

    Seekh mahadsanid

  • @bashirshmohumed6349
    @bashirshmohumed6349 Год назад +1

    Maashaa,allaah

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah Год назад +1

    MASHAA allah tabaarakallah.
    Masar intaan Kabadan baalooga baahan yahay.
    Ilaahow islaamka quwee cadowga islaamkana daciifi oo dullee. 🤲🤲🤲🇯🇴🇯🇴🇯🇴💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @SahraOmar-f2u
    @SahraOmar-f2u Год назад +8

    Inshallah reer falastiin waad gaadhii doontan guusha kama danbaasta ah guul guul guul xamaas mujahiidiin allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar geesiiyada xammaas ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HalihodanFaarahTimir-jz3zh
    @HalihodanFaarahTimir-jz3zh Год назад +9

    Ilaahay haku barakeeyo sheekh, ciddii dhib kugu haysana Ilaahay hakaa qabto.

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 Год назад +1

    Mashaa Allaah sisi waa waa rageh sida uu uhadley 🎉🎉🎉🎉

  • @ashamohamed5366
    @ashamohamed5366 Год назад +1

    Mahadsanid

  • @saalaxweyne-bi7eh
    @saalaxweyne-bi7eh Год назад +1

    شكرا اخونا

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 Год назад +5

    Xaqiiqada ayuu kahadla wayo wuxuu fahansanyahay in yuhuudu rabto in dadka reer falasetin ay I aqaxaan dhulkooda kadibna ayqabsato deegano cusub
    Wana kusaxanyahay inuu horistago dadka
    Thanks ayaan kenahay siise

  • @ZeynabshAdansalah
    @ZeynabshAdansalah Год назад +1

    Waa ku mahad santahay waqtiga aad galisey video gaan 🙌🙌🙌

  • @MohammedAli-yw3hd
    @MohammedAli-yw3hd Год назад +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة شيخ محمد

  • @saamiyasiman2407
    @saamiyasiman2407 Год назад

    Allaha ku xafido sheikh Allaha u gargaaro wallaalahen cadowgu gumadaayo Allaha soo celiyo qayimkii islamka

  • @XalwaMahamad
    @XalwaMahamad Год назад +1

    Allah bless you ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahbubabdi2707
    @mahbubabdi2707 Год назад +8

    Ilaahayow muslimiinta dunida joogto uga gargaar yuhuuda iyo gaalado dhanba

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 Год назад +1

    Madaxweyne masar EGYPT 🇪🇬 ❤

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 11 месяцев назад

    MASHA ALLAH 👍 ❤️ ♥️ 💖 😍 ✨️ 👍 ❤️ ♥️ 💖 😍 ✨️ 👍 ❤️ ♥️ 💖 😍 ✨️ 👍

  • @yayayacin
    @yayayacin Год назад +1

    Guul guul guul guul guul falastiin amiin amiin amiin insha alaah

  • @fadumokheire742
    @fadumokheire742 Год назад +1

    Jisaka laahu qayr

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 Год назад +2

    In Shaa Allah Allaha guuleeyo Xaq u dirirka Reer Palastine 🇵🇸❤ Aamiin Yaa Rabi. 🤲🤲

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Год назад +3

    Allah hu Akabar

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj Год назад

    Alle ha unaxriisto inta Muslim o dhinten Insha Allah wa ay gulesan donan dhaman umada Musliminta Insha Allah

  • @mohamedali-f6c
    @mohamedali-f6c Год назад +2

    Ustaad Juhdigaaga waa ku mahadsanthay

  • @kaltuunomar9151
    @kaltuunomar9151 Год назад +1

    Mansh Allaah 👍👍❤️❤️😘

  • @MohamedAShide
    @MohamedAShide Год назад +1

    Asc, bacda Salan:, aad iyo aad ayaan kaaga Mahad celinayaa sida fiican, xeesha dheer ee aad noogu soo gudbiso waaraka kuwooda ugu mudan.
    Waxaan kugu dhiiragalinayaa in aad halkaas ka sii Wado. waana arin aad kuugu fiican If iyo Aaraba. Rabi ha kaa abaal mariyo. Amiin Amiin.

  • @sahramumine3727
    @sahramumine3727 Год назад +1

    Isha’Allaah gaal iyo yuhuud Allaha dhameeyo Illahay xabad kama reebo ,umada islaamka ee palastin
    Guul iyo nasr ayaan urajaynayaa warsan Allaha na maqashiiyo

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 Год назад +1

    Allah ha u naxariisto kuligood falastiin waa mushahidiin ehlu jano ❤

  • @sarahali1958
    @sarahali1958 Год назад +1

    ❤❤ Masha Allah tabarak

  • @esterbana
    @esterbana Год назад +1

    ❤❤thanks

  • @sadiaaden8133
    @sadiaaden8133 11 месяцев назад

    Insha allah shiekh

  • @esterbana
    @esterbana Год назад +1

    Mashallah mashallah ❤️

  • @alfagrtrading-tg9oc
    @alfagrtrading-tg9oc Год назад +1

    Sheekh sisi yuhudi ma ahan ee hooyadii ayaa ah yuhuud waana la yaqaan,
    Si xikmad leh ayuu ula hadlay waayo sisi markaad eegto waxaa ka muuqda baqdin uu ka baqayo shacabka masar waayo wuxuu ogyahay dowladii MUBARAK waxa ku dhacay

  • @nestehamohame
    @nestehamohame Год назад +1

    Jizkumlahu qeyera wan ku tagersanahey❤

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Год назад +1

    ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ILLAAHOW MUSLIMIINTA GUUULEE AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 Год назад

    Waa mahadsantahay sh

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Год назад

    Shukran Shiekh ilaahay ha ku barakeeyo

  • @abuukaryare1215
    @abuukaryare1215 Год назад

    Insha Allah

  • @shukri.Ali.Hassan
    @shukri.Ali.Hassan Год назад +1

    Maasha alla

  • @SamalehSamod-bj3wp
    @SamalehSamod-bj3wp Год назад +1

    Masha allah bravo runta wad asibtay

  • @ubahabdiqadirqueen6953
    @ubahabdiqadirqueen6953 Год назад

    inshaa allh guul

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Год назад +1

    Mansha allah

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي Год назад +2

    Ilaahey ha ku barakeeyo sheeq jasaaka laah qayr israaiil xaq uma laha inay carooto iyadoo guri ilaameed guriga falastiin ku jirto alaahu mustacaan alaha guuleeyo falastiin

  • @jawhirfarid1416
    @jawhirfarid1416 Год назад

    Allaah ha ugaragaro umada masakinta ah eelaynayoh

  • @deeqoomar3074
    @deeqoomar3074 Год назад

    Inshaa allaah guul falastiin iyo muslimiinta oo dhan

  • @SafiyaAbdulle
    @SafiyaAbdulle Год назад +2

    ALLAHU AKBAR

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr Год назад +1

    Allaahu akbar allaah macag
    Falastiin

  • @AbdifatahFarah-t7q
    @AbdifatahFarah-t7q Год назад

    Masha allaah

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 9 месяцев назад

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @alimacalin583
    @alimacalin583 Год назад +17

    I PRAY FOR THE POPULATION OF PLASTINE FOR THEIR SUCCESS IN THE STRUGGLE AND SAFETY INSHA ALLAH. ALSO FOR THE DETAILED INFORMATION BEHIND THE SCENES.

  • @sacdiyabarseeye
    @sacdiyabarseeye Год назад

    Ilaahow 🇵🇸 ugargaar yuhuudana ilaahow musiibo ka adeeji

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Год назад

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll❤❤❤

  • @mohammedkoriohaji-vh1sq
    @mohammedkoriohaji-vh1sq Год назад +5

    My Allah bless an protect our lovely brothers in Palestine's inshallah you win trust our God he is not life our prayers inshallah

    • @hawaahmed9614
      @hawaahmed9614 11 месяцев назад

      Ilahay baa og inu prank yahay

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Год назад

    Barakallaah sheikh 😭 Allow gargar sii yaarabalcaallamiin 🤲 Ameen Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin 😭😭

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Год назад

    Inshalah guusha waa xageena

  • @abdiazizabdiaziztaraa4776
    @abdiazizabdiaziztaraa4776 Год назад

    MashaAllh

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Год назад +6

    🥺. 🥺. 🥺 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto halkan hadal kumasoo koobi karo ee igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex)
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 Год назад

      Saaxiib Allah bari oo gacmaha u taago qofka muuminka ahi naxariista Allah kama quusto. Baryada dadka iska daa

  • @Wadakirbilquran
    @Wadakirbilquran Год назад +2

    Sh maxamed waa marki koowaad aan arko adoo live ku jira

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 Год назад +2

    Allahu akibar allahayow musliminta ayaga ugarlehe guuusha hasejin amiin yarabi amiin KUSALIYA RASULKENA SUBAN ❤ salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim

  • @MahadoAbdi-o2k
    @MahadoAbdi-o2k Год назад

    U gargaar Allahayow o gacan saraysi amiin yaAllah(wllhena musliminta)
    Galada Allahayow jabi oy gubtan dhamantod, lagu rido gantaliyo gumacyiyo baruud amiin inshaAllh

  • @kowsar156
    @kowsar156 Год назад +1

    I’m new subscriber

  • @MaandeeqYasin
    @MaandeeqYasin Год назад

    Asc. Waad mahadsantahay.

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Год назад +5

    A. Fitaax Casiisi isaguba waa daalim fara dhiig ku leh...

  • @AbdulahiAbubakar-j9l
    @AbdulahiAbubakar-j9l Год назад

    Allow ugargaar musliminta Palastine

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 Год назад

    ASC SHIIQ QOYSKAGA WAA IDIN SALAA.EY ALAHA IDIN XIFDIYO AMIIN ALAHU AKBAR ILAAHOW FALASTIIN GUUSHA SII

  • @AhmedMaxamed-b8u
    @AhmedMaxamed-b8u Год назад

    Insha allh alle ayaa farad ufuraya shacbka falastiin ee musliminta ah dhulka iyo baytkisa qudusna udiraya junuudiisa aan cidina celikarin

  • @kaltuunmohamed9226
    @kaltuunmohamed9226 Год назад +1

    Masha allaah siisi waa geesi maye hogaaa miyaashii carabta allaah xaqa hadildilaaciyo