Aniga oo aan waligay daawan filim ajinabi iyo mid soomaali jilayso toona ayaa waxaan dawaday qayb ka mida filimkan HABOON🥺 Waxaa dhacday S1 qaybti 1aad ilaa qaybtii S2 u danbysay in aan so daawado 🎉 Si kastaba ha ahaatee hawl wadenada FLIMKAN aadbaan u dhiiri galinayaa Waxaana huba hadii ay dadaalkan sii xoojiyaan in ay jilayaasha caalamka la tartami karaan 👏👏
I can't imagine watching this film without aaba ducale. Lkn qofka fikrada filimka iskaleh, intu aaba ducale dili lahaa, qofkale maxu oga dhigi waayay!.. wan kaxumahay runti.
Walahi waxan soo xasuustay 10'1"2023 😭😭waxaa geriyooday walalkay sida aan uga naxay ma aqan inan uga nixi dono qof kale Allow kuu naxariiso intii dhimatana ilahow unaxariiso🤲🤲🤲janatul fardowso Allaha kaawariyo Allena kuma xisaabiyo Aamiin aamiin yarabi walal adigo uducen hadhafin ilahay ha ka yelo kuwa carshiga raxmaanka harsada Aduunyo danbena rajo kama qabo😭🤲🤲🤲Aamiin yarabi
@@faadumocali2430 qisada filim ka laga sameeyay waa sidaas si run ah ayuu udhintay lkn ducalaha filim ka matalaayo asiga run u.a dhiman lkn qisadaa run ah
Aabo Duaale Character kiisa aad bn u jecelahay wuxu i xasusiyay Abahay Alleh ha u naxariistee, iyado aan ogahay inay jiliin tahay hdna wan la oyay Alleh cimriga iyo Cafimadkaba haku barakeyo adeer
xildhibaanka: Intii Dhimatey Way Dhinten Inta Nool Dhaqan Ayey Ubaahanyihiin Tacsidaan Naga Soo Gabgabeey Wax Hanaga Haraan. Ismahaan:Maxaa Kugu Dhiman Oo Kaa Haraayo Adi Waaba Dhiman Rabtaaye😭😂 This Part Is So Emotional
Aabahey 2 bil ka hor iga geeriyooday walhi ilaa hada qalbiga iima bogsanin ilaa hada maalmaha qaar ooyin ku seexdaa Allahayow kuu naxariiso iigu soo duceeya aabahey iyo intii dhimatay kuli😢
Jamal's best role now is to forget about the love story with haboon and took the position of ducale than haboon will automatically fall his hands and she will choose him over the rest.!!
Haybad Waxaad Ku Leedahay, Dhulkaaga Hooyo 30+ years in Diaspora, and not once have I seen a burial take place on the same day as the passing. This film reminds us of some of the blessings we can only get in our mother land. Aloow dadkeen dad dholkooda jecel ka dhig oo cadowka ka qabo.
Inta abe ducale jecel allow cimri dheer sii wan oyay😢😢
Ax haa wlhy ilhy cimriga how dheereryo
Amiin
Wlhi Sido kale ano og wuxu inu filim yhy😢❤
Waan oyney caawa waana ka naxay wlhi 😢😢😢
Allah kariim facbuga kow ka arkay dhimashada san u naxay
Darecterka aaba ducaale diley wn heysanaa inta caawa dhan ila oyneysey love saara 😭😭😭
Riwaayad maan u ooyaa
Haa wlhi waa oyy
Ani kula oyay😢
@@cabdifitaaxdaahir489wlhi oohin wan aamusi kari la.ay ano og inay film ahayd
Wallahi waaaa 😭😭😭😭😭😭
Riyo ka dhiga dhimashadaas please 😪😪😭😭aabe ducaale asigaa filimka waday inta igu raacsan like saara
Flimka waa ka xumaaday hadii riyo laga dhigi waayo aniga ugu horeeyo dib uma fiirsanaayi bye bye haboon
Odey ducaale laascaanood buu ku dhintay
Aniga kugu rqacsan riya ka dhiga plz 😭😭
@@xiirmastuur5249 🥺😂
@@xiirmastuur5249 aabe ducaale waa nin reer muqdisha ah tuulo muxuuba ka doonayaa
Inta aabahooda dhintay oo xanuunka taabaty😭😭😭😭😭😭😭
Alle ha unaxariisto daddy miss you
💔😭😭😭
Aniga hda dawanaya wana ilmeynaya ilaahay ha uwada naxariisto aabayasheen
Ku saliya xabibkena Mohammed sallahu caleyhi wasallam 🥰
Allow kuu naxriisto aabo mcn😭
Caawa inta caadi u oyday aabe ducaale dartiiis😭😭☝️
Wlhi aabaheyga soo xasuste caawa qeebta aabe ducale😭😭😭
wlhy waan oyay waan Isla yavanay ila imka hhh
😥😥😥😥
anoo og in filim yhy ba haddana oooyey wana celin kari wayey ilmadeydah 😥😥😥😥
Wlhi run run inuu ani aabahay u dhintay ila noqotay
aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰
Scwscw Scwscw Scwscw Scwscw Scwscw Scwscw Scwscw Scwscw Scwscw Scwscw Scwscw Scwscw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw ❤🙏🏻🙏🏻
Scw❤
🥰🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌹
Inta oday ducaaale
U oysay iyago og inay ben tahay😢😢❤️❤️🙆♀️🙆♀️
Runtii wn ilmeyay 🥺
Wlhi run run le u maleeyay 😢
Run baan u oyay 😭 waa naxay wllhi
Wlhi waan ilmeyay waba is celin wayay😢
Wlhi dacad ban uoyey
Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲
Amiiin amiiin yaa rabi
Amiin yarabi
Amiin
Aamiin Aamiin
aamiin walaal aaaamiin aamiin
Abe ducale inta ka naxdy ismujiya musalsal ka asaga ugu jclhy ❤😂👍
Waanba ooyay naxdin basa maaha😢😮
Haboon wan la ilmeyey
Run ayan mooday waan ooyay wlhi
Dhababa u qabaa WlHi hh😊
Ma dhintay hada
inta xayaysinka is dhafiso like dac kusii mahad sanid😂😂🤣🤣
☝🤣
😂😂😂
Inta ilinta cesha weyday isoo raaca🥺😢
Runa umalenaye wa la ooyay
Wlhi ooyay sidii inay run tahay
Wan furay wlhi sidii inee runthy baa u ooyay waxa lacalool xumaday xirsi iyo habon iyo mamada
😢😢
Aniguba wan oyay runban moday wllhi 😢
😭😭dadka soomalida waa kuwa dunida ugu naxriista badan ayadoo been ah aa saas lo oyaa😭
Somalia dunida ugu naxatiis badan miyaa beentaada
@@zainabhabil3037
Kkkkk naxaris hadeyba liiyin 33sno isma cunen qiira jabanka yaqaanan
@@zainabhabil3037 😂😂😂😂
Kkkk
@@superfun1819 😅
Dad waxan ugu jeclahay 🥰kii nabigena muhammed ku saliya scw🥰
Scw scw scw
Scw scw scw
Scw scw scw
Scw scw scw ❤❤
Salalhu calayhi wasalam
Xalaqadan waxay ahed midii ugu mirugada badanayd 😥inta kanaxdey aabe ducaale like saar
🤪🤣🤣
Caawa Runbaan moday gerida Aabo ducaale o waanba oyay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ax Aabo ducaale alle cimriga hakuu dheereyo
@@fardowsamacallin848 anibo😂😂
@@fardowsamacallin848 oo ma run buu udhintey marka Mise flimka waye 😢
@@bahjocali9409 waa filimka wu nolyay ducaale wll
Cawa jilin dhan inta ilowday ee ka naxay gerida aabo ducaale 😭😭😭😭😭😭like
Ax ax ax walhi waa naxy an
Shb wlhi geerida runaa umoode aabe ducaale😭
Waa kanaxay wlhi
Ani wllh wanna ooyay😭
Mid I ag fadhidah kulaha ilahy haunaxaristo walhy wan qoslay
xanuunka geerida qofkii waalidkii waayey baa dareemi kara rabi waaalikeen intii dhimatay ha u naxariisto💔💔😭😭
Musasalkaan waqti badan baa ku baxay Anaguna Si raaxa leh baan u daawanaa, hadaa S1 iLa s2 Xaqldaan 18-naa la socotid
👇 Like saar.
Maxa raxa ah lacagta nakaga dhamatay
Isbuci meqa mar ayuu Sogalaa wan kuwarerey plis ishega
@@mulkimahamedisaq6357 labo mar habeenka khamiistu baxayso iyo habeenka isniintu baxayso abaayo
Maxaanu samaynaa markaa daawashadiisa ma iska daynaa
@@sahramohamed3870 bayo ky celiska malintee soo galaa iyo sacada igu caawi
Aniga oo aan waligay daawan filim ajinabi iyo mid soomaali jilayso toona ayaa waxaan dawaday qayb ka mida filimkan HABOON🥺
Waxaa dhacday S1 qaybti 1aad ilaa qaybtii S2 u danbysay in aan so daawado 🎉
Si kastaba ha ahaatee hawl wadenada FLIMKAN aadbaan u dhiiri galinayaa
Waxaana huba hadii ay dadaalkan sii xoojiyaan in ay jilayaasha caalamka la tartami karaan 👏👏
Fadlan aabe ducaale usheega inaan u oynay 😢 ilhay cimri dheer iyo cafimad Ha siiyo ❤😢
Wlhi plhi run run ban u hoyay cwa🥺
Aabo fiican weeyaan ani maba kusiijiro aabo koris ahay aduunkana aabo ujeclaa waana iga dhintay wiliba run run
Wlhi run run u ooyay aabe ducaale cimri dheer iyo cafimaad
Haa wlh
ilahayow cafimad dama si aamin ilahayow malin tisi haka dhigin abee ducaale aamin
Walaahi oohin run umaleeyey subxaana allah tani waxay ixasuusisay geerida aabay 2018 allaha unaxariisto maalin madow bay ii ahayd
Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼
Aamin
Aamiin aamiin
Amiin yarapi 🤲
Amiin yaa rabi 🤲🤲🤲
Amiin yaaa rabi
Waxan waa khalad odayga hanaga habaarina Alle cimriga haku dheereyo aabo ducaale 🥰🤲
aabe ducale cumri dheer iyo cafimad iyo cibado suban alle ha siiyo waxaan darema marka wajigisa arko naxaris aabe nimo
Yaa Allah wallahi waa isku xaxay bisinka waxaan film le miyaa 🤔🤔 illahay cimrigiisa ha u dheereyo
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ayadoo aan ogahay inuu waxaan film yahay hada waa ilmeyay wllhi maalin walbo wey ka dhacdaa qisadaanoo kale😭😭😭😭😭😭😭
Wllhi ani xitaa😢😢
Woow 1M views ayuu gali rabaa😍like iisaara marku garo si aan uso booqdo
U gaadhy
Hello Wu gadhay imow
Wuu gaaray
Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
Like 👍 saar ❤SCW
Scw💋💯
Salallahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam Salallaahu caleyhi wasallam
Scw scw scw
@@maryanmaxamed1194 alaha uu naxaristp
Oohintaan goorme naga soogabahaboobaysa
Whi run run u ilmeeyey😭
Intaa la ooyday kuna qiirootay like 👍🏼saara😭😭
Sido kle anigo og inoo filim yhay la ilmeyay wllhi
@@faadumocabdibarrebarre2223
Haa wèlee
Waxan soxasuste manta waqtigi aadka abahey aan waayay august 2022 💔😭 markan arkay xlda aay familika kusuganyihin. Waxan Abaahey Alle uweydinaaya in uu janada geeyo iyo
Inti walidkooda dhimaade dhmn 🤲
Amiin wll ani abahey 10 /1/2023 boo dhintay aabe ilaah hako naxariisto
Ilhy ha U naxaristo aabe abowe 🤲🥺
Anigawa Abe iyo Hoyo weigadinten 😭😭😭Allaha unaxaristo damaan
Aniga xataa aabahy so xasuustay alle haw naxariisto 😢
Aamiin aamiin aamiin aamiin wllo Isla August 2022 Ayan ana waayay aabahay Alle dhamaan waalidka oo dhan ha u naxariisto
I can't imagine watching this film without aaba ducale. Lkn qofka fikrada filimka iskaleh, intu aaba ducale dili lahaa, qofkale maxu oga dhigi waayay!.. wan kaxumahay runti.
Inta sugasa igula saliya xabiibkena mumaxamed scw
Scw scw scw
Salahu calayhi wasalam
Scw scw scw
Scw ❤
صلى الله عليه وسلم 🥰🥰❤❤
Hadaad magaca Allah u jeedid like saar
الله
Qofwalba oo Agoon ah Cawa aabihis buu xasuustay wlhi ilinti waaa iga dhamatay😭😭😭😭
Wlh wa run malintii nagula dhahy abahiin wu dhinty wxy ii ahed maalin xun cwa wn xusuzty alle ha unxristo dhaman abayashena🥲🥲🥲
@@zahraashhajji6252 aamin aamin walal qli
Waa run wan dawan kari wayey xaLqadan waxn soo xasuustay geeidi Aabhay mcn 😭😭
Alle haku naxaristo
Haa wlhi aniga ayaa kula mid ah😭😭😭💔💔💔💔😭😭😭
xaqiiiq wlhi aabo ALLE ha ku naxariisto
Inta timaaday markay arkeen ducaale dhimashadiisa baraty musalsalka haboon 😂😂
Kulamidaan ahay
Aniga
Markaan Saan U Ooynayay Daalay Oo Fuuuray Oo Boqay Ayaan Hadana Anigalee isku Qoslay Wallahi Waa Naga Raayseen Allaah Cimriga Ha u dheereeyo Yaa rabbi😭😭
Wlhi aniga xataa wan isku qoslay wan yaby sidan u ooyay😢😅
🤣🤣🤣🤣🤣
@@kaafiyoomar6443 halimoyinkena qalbi jileec alaha dayo🤣
Ducaale Facebook ga aa ka so maqlay 😂 asaga dartiis ayaa hal kaan u imaaday Comments ka iyo like 👍🏿 Oday ducaale dartiis astaaney ma ila socotiin❤
Allaha unaxaristo aabe ducale 😍😍😍😍
Anna sido kale Facebook ayan kaso arke
Kula mid
Way nasoo qalden
Wlhi anika xitaaa hhhh
Aabo ducaale cimri dherer, cafimad, iyo cibaado suuban Allaha siiyo Ameen wan ku xiisi doona ❤❤
Amiin yaaa rabi
Aameen
Amiin
Aamiin
Wa filin
1 day 740k view 😍 ✨️ onother level astaan Tv
Musalsalkan inta ka heshay ismujiya.
"Tii Rabbi ayaa u timid," Inta markay maqleen caadi u oyday ee oohinta ceshan wayday. 💔😭
Anigs 1 😥😭
Aabo koris ahay hadana aabo ducaale qof aan Aad ujeclahay ayuu ahaa director balaayo kuqaaday dheh xildhibaan la aqoonin bal muu dilo
Markaas Baan iska ooyey anoo ilmeynaya is arkay wlhi caawa murugo ayuu ahaa
😭😭😭😭😭😭😭
@@hodanmohammed Sow ma aha?!
Aastaan waxaan camal maa lagu kaftamaa neeefiin ma tihiin.....😭😭😭😭😭😭😭 aabe duale meqaa dartiis cawada u ooyday.... 😭😭😭 isagoo nool.....
Hhhh
Jiliinka miyaa kula tagay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wllhi wa run maxa logu saadinya waa jeclahy abe ducaale😭😭
Walaahi waaa runtaaaa
WlHi adaaa u oyey Aabe ducaaale 😭😭😭😭
Anagoo og inuu been yahay aan wad oyneynaa ar somali Qalbi jileeec aan u dhalanay💔😭😭😭😭
Walhy ani xita
Wlhi ani cwa ohin ku dhamysty
Walhi wan oyaye
Saan U Ooyaya Waan Fuuray😭😭
Xaqiq 🥺😢😢
Walahi waxan soo xasuustay 10'1"2023 😭😭waxaa geriyooday walalkay sida aan uga naxay ma aqan inan uga nixi dono qof kale Allow kuu naxariiso intii dhimatana ilahow unaxariiso🤲🤲🤲janatul fardowso Allaha kaawariyo Allena kuma xisaabiyo Aamiin aamiin yarabi walal adigo uducen hadhafin ilahay ha ka yelo kuwa carshiga raxmaanka harsada Aduunyo danbena rajo kama qabo😭🤲🤲🤲Aamiin yarabi
Ala Aabe Ducaale filimka dhan udawanaynay inta caawa murugootay siday doo kle👍😭😭🥺
Cadi miyu udhuntay 😭😭
Ani😢
Ani dambe inanfirsan ilamahn
Ani walaahi cadi aya u oyey film inu yahay waba ilaway😭😭😭😭
aabe ducaale flimka saas ayuu uga dhuuntay
I can't continue watching this film again without abaa ducale😭😭
Sorry
Wllhi anigaba wll run run moodayba
Ay wat without aba duale ,😳😳😳😳
Me too
It is just acting lol
Alla ruun ha ka dhigin ilahow cimri dheer iyo cafimaad taam ah ku sii Aabo ducaale🥺🤲🥰
Filin lee waaye caadi iska dhig
Amiiiin
Amiiiin
Aaaaamiiiiin
Aabo ducaale la,aantis musalsalka sideen usii daawan doona ilaahow cimriga u,dheere aabe ducaale😭🤲❤️
Sidaas oo kle buu aabahey mcn shil gaari ugu geeriyoodey 😭😭😭 wlaalahey aabahey iigu duceeya fadlan allha idinka abaal mariyo
Alaah janada fardowza ha ma waaraabiyo
Allah yarxama raaximin 😢🤲🏻
Alle hau naxaristo
Allah ha u naxariisto wllo
Allah ha u raxmado wll
Nolosha waxaan ka bartay saddex wax:
1.In cibaadadu tahay halbeega nolosha.
2.In Samirku yahay Astaanta nolosha.
3.In Caqabaduhu yihiin jidka lagu helo guusha. .
Habeen wanaagsan inta samaha Jecel
Waa Masha allaah waa runta
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯
😭😭😭😭😭
Scw scw scw scw scw scw scw
salallau alayhi wassallam ❤
Salalahu calehi wasalam
Scw scw scw
Addunka Massimo geerida ka xuni ma jirto wxan xasustay dareenki aan galay markaan waayey hooyo aabo iyo walaashat maryan 😭😭😭😭 waan ooya hadh iyo habeen haday ilin naf so noolaysiinayso 😭😭😭
Walal iska samiir waxan waa adunyo
😭😭😭😭😭
Allah unaxariisto abaaayo
Ilaahey qalbiga hakuu qaboojiyo
Qof nool ayaa oohin ii dishey caawa 😭😭😭😭 iney musalsal tahay waanba ilaawey
Wll isku team nahay
Saan u ooyay ayaa barkintii quyday
Walhi waad sx thy abyo
Same😭😫😭😭
Film oo dhan baaba sidaas ah
Intii caawa run u qiirootay caadi u oyday 😭😭💯 like
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🕋☝❤
Salalahu caleyhi wasalam 🥰
𝗦𝗰𝘄
Scw scw scw
Scw
Scw scw scw
Habon’s reaction is too much 😂😂😂
😢
Ta abti ducale Kanaxsan waxii sogaray like sara🥺🥺🥺♥️
The farther of the film, strong man with unique characters Baba ducaale will be missed in the flim 😢😢😢😢
Haa
Adoweyn
Walal madhiman ee habona kuriyoneysa iga qora wasida
Ramadanka inta rabto in haben walbo xalqad lasoo dhigo ismujiya
Xalqad marabo cibaado aa rabnaah alah na cafiyeee
Me
Ramadaa hala iska cibaadeysto oo hala joojiyo.
Ramadaanta maba gaadhayo bro xalqado koban aya hadhay
Waxan xasuusty Malin dhawed marka uu wiilkayga geriyoday. Wan soman wan aafurayay Ilan darted ban aafuri wayaya mom wiilakygii ilahy qabriga haku wasiciyo please amin iidhaha😭😭😭😭😭
Alle Ha unaxariisto wlale koley saqiir bu aha Ban Umaleyn Saqiir aaqiro Alle Haka dhigo adna qalbiga Hakaga Reebo🤲😢
Allow unaxariso adna qalbiga kuqaboji
@@elyahyelaaskawi1814 amin wallo qali
@@nistexanishaa6316 amin wallo
Aamiin
Omg Aabo ducaale waa nuurka flimka 😢
Imisa ooyay caawa😂😭
Aabo ducaale Alle cafimaad iyo cimrir dherer sii Adaa daayine🤲
jiliin inay tahay xataa wn ilobay whi Astaan wxano kle laguma kaftamo Adeer ducaaLe cimriga iyo Cafimadkaba alle haku dheereyo 😢🤲
Marunbaa wll mise waa been waxu ifahan sii bal wll aniga waaba nax sanahee🥺😥
Filim weeye wll
@@faadumocali2430 qisada filim ka laga sameeyay waa sidaas si run ah ayuu udhintay lkn ducalaha filim ka matalaayo asiga run u.a dhiman lkn qisadaa run ah
Aabe ducaale allow cimrigiiisa dheereee sidaaan uga naxay qoyaaas malahan 😭😭💔💔💔 aabe nolol cafimaad iyo cibaada suuban Ku rajeynayaa 😭😭 waxaa tahay qofka filmka haboon dartiiis udawanaaaye 😢😢❤❤
Waaba dhinte maxa cimri dheer ugu rajeyne 😂😂
Filmka habboon ahaan ayu ka dhintey mahane hanaga habaarin cimri dheer cfimaad iyo cibaada suuban allaha siiyo ❤❤❤❤
@@anisaabdullahi2941 ee waa ooynoosaa hadanee qalbigaa i jabayna waa dhahaysa see cml 😂😂
Waxan xasuustay habeenki aabahy dhintay Ano ka maqan waliba safar ku maqan watigu dheeraye habeenku badnaaye diyaraduna iyo madarkuna foogaye qolkuna hotelkuna cidlaysanaye 😢😢😢😢😢😢😢 xanuun badnyde geeridu aabahy allow u naxariiso
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw
@@Abdikadir184 maarun baa
ن ت١٪٢
؟؟ ٢7 (؟
؟
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❣❣❣
😭😭😭Run inu udhinta u oyay wllhi Allah cimriga hawdhereyo ma jeclayn inu inta uga hadho flimka
Sax shayma wakula qabaa abe ducaale inuu intaa Ku haro ma qabin mana jaclayn
Waxa xasuustay malinkii Hooyaday Dhakhtarka hargaysa ku dhimatay anigana aan joogay Jigjiga 😭😭😭 malin anan ilobi karayn ilhay hooday mcn iyo hoyoyinka soomliyed oodhan u Naxariso inti dhimatay inta Noolna allha daayo🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Amiin wll
Aaaammiiinnn
Aamiin aaamiin 🤲🤲
Sori
Allahuma aamiin walaalo ❤
Intii walidkoda dhintay allaha u naxaristo xasuus galeen naga raali noqda aniga wuu ii nooyhy waxan rabaa waligiis inuu inoolaado wlh
Musasalkaan inta Caawa ka hor anan daawan oo u imaatay oday ducaale sabtiisa inee ka qayb qadato love saar ❤😂😂😂😊
Haduu shaah ila cabooyaa sabtiisa sheegoosaa adna 😅🤣
@@insidethe10skills6 hhh
Wkn 😭😂😂
😅😅😅
@@manalabshir4900 ani xitaa
Aabe ducaale Hada ma Geeriyoodey😢💔🙆♂️
Aaabo ducaale one of my favorite 😭😭 run bey ila noqoty inakstoo jilin tahy hadane laantis filmka ebar waaye
I can’t believe abo ducale is gone 😭❤️ he was the nicest character ever wallahi my fav person from the whole show alla saan u naxay
Xalqadii ugu xumeyd uguna xanuunka iyo murugada badnay 😭😭😭😭😭😭😭
Oday ducaale flimka ugu jeclaa best actor buu ahaa we miss you aabo ducaale😭
Haaa wlh aabe ducaale iyo haboon ugu jecla aniga wa ka niyad jabay jaa
Haa wlh caawa way naga naxsadeen
Filinka cawa qiiro qiro waye ader ducale filinka ugu jacelay maka baxay filinka
THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLEDGE ABLE AND THE MOST SHINE CREATED PROPHET MUHAMED SCW♥️♥️♥️♥️
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😘❤️❤️❤️❤️
Scw scw scw
18🍍🍍🍍♥️
Haye macaan dietician and of course the same
Haa wall waafiicnahay seetahay qaali cafiimadk kawaran
Aabo Duaale Character kiisa aad bn u jecelahay wuxu i xasusiyay Abahay Alleh ha u naxariistee, iyado aan ogahay inay jiliin tahay hdna wan la oyay Alleh cimriga iyo Cafimadkaba haku barakeyo adeer
xildhibaanka: Intii Dhimatey Way Dhinten Inta Nool Dhaqan Ayey Ubaahanyihiin Tacsidaan Naga Soo Gabgabeey Wax Hanaga Haraan.
Ismahaan:Maxaa Kugu Dhiman Oo Kaa Haraayo Adi Waaba Dhiman Rabtaaye😭😂
This Part Is So Emotional
Emotional damage 😢 caadi ma aha Ismahan I love her. Ciyaar ciyaar kuma aroosayo ninkas
🤣🤣🤣🤣🤣🤣ano oynaya qorolkaga ku qoslay
Kkk
Kkkkk
Hehehehe🤣🤣😂😂😂
Inta rabto maalin dhaaf in lagusoogaliyo musalsal ka like
inta filmkan dawanaye coment maso qorin lakin caawa waan is celin wye aabo ducale 😩😭
Amiin 🥺🤲
War ma dhiman waa filim oo kaliya ee ilahey annaga dhan hanoo wada naxariisto
Kula mid waan ka naxay aabe ducaale
Without aba duale 😢 this movie I'll be boring
Aabahey 2 bil ka hor iga geeriyooday walhi ilaa hada qalbiga iima bogsanin ilaa hada maalmaha qaar ooyin ku seexdaa Allahayow kuu naxariiso iigu soo duceeya aabahey iyo intii dhimatay kuli😢
abaayo ma boqsado qalbi ee waad samreesaa kaliye maalinba maalinka kadanbeeso allaha u naxariisto
Ilahay ha u naxriisto anigoo aabahay nool yhy ayaa ooyey wlhy 😭😢😥😰
Alle ha unaxariisto😭
Illhy ha u naxaristo aabe🤲
alle hau naxariisto
Inta aabo ducaale cwa kanaxdey🥺😭😭😭
Anigoo og in uudhimn aanbo oyaya
@@munasiyaad9693 wlhi musaslka isga aayan u jeclaa🥺
Cawa murug murugtaan yaa ila qaba oo ila mid ah🖐️isoo raaca intii ila mid ah 🖐️
☝️😥😥😥
@@fartuunosmaan3517 🙏
Sido kle
Wlhi wan la oye😥😥😥😥
JjihaqwK❤❤❤😢😢
Dgsjiah❤😢😮
Jamal's best role now is to forget about the love story with haboon and took the position of ducale than haboon will automatically fall his hands and she will choose him over the rest.!!
Nin yahow ma qola English ku hadasha la hadle ?
Take*
Then*
Fall in* his hands
And will choose him over* the rest or simply use
And will choose him for* the rest of her life….
😂
@abdinoor9259 no way indeed he gonna be sacrificing for her to fullfil his Dad's dream
@@ahmedtahlilahmed5554 weydi bal English kii bayba balayo noga dhigayan
Allah Ku naxariisto Aabe nolol xita naxariis wa U bahantehe😭😭
😢😢😢😢 cawa waxan xasusty hapenki an aabahay wayey e u dunida faruqiyay😫
Allaha ku naxaristo
Aabo adi iyo dhaman umada musliminta o dhan ba 🤲🤲
Illhy ha u naxaristo Aabe
@@pilanpea9353 aamin wlo shugran
alha haunaxariisto abayaasheen
Illhy ha unaxaristo😢
Wa kula dareemi karnaa xanuunkas allaha unaxariisto
Adeerka inu jilo maheyn waxan wlhi allh cimriga usiyadiyo
Inta so xasusaty musalsalki walalaha qadiir oo kle cawa murugo 😭💔
Alla Haa wlhi asi leeba igu soo dhcyy😭💔
Wlhi run baan umooday ileen waxa filim ahaa 😭😭😭😭 reer ducaale waa idiinla murugeysanhy sorry 😭😭😢
Wllhi aniga xtaa wllshyee wn ooyay😥😥
Wlhi cawa run run u oyay
Allahayow kuu naxariiso aabe ducaale😩 waxan soo xasuustay dhimashada😥😢 aabahey wllhi 2016 dii dhintay allow kuu naxariiso inta dhimatay intii noolna cimri dheer io cibaado suuban.🤲🤲
War waa jiliin ma runaa moodey🤣🤣🤣
Waa jiliin odayga rabi cimriga ha u dheereye
Ma amin sani inuu dhintay ducaale
@@Nasiib724 MABA dhaman ee waa jiliin wll
Isku mid nahay 1
2016/9 abahey dhintay wlhi xanunka an daremy hdana iyadoo jilnin thy 🥲🥲🥲🥲
Best somali actors eva this crew 👏👏👏👏
Ma aqaano sababtaan u oynaayo Cawa anigoo og inuu jiliin Yahay😭😭.
Adeer Ducaale qofkaan ugu jeclaa flimka😊.
Adeer ducale aqoon umalihi kln waxaa hubaala shaqsi wngsn inuu yhy adeer cimri dheer allah ku siiyo🤲❤
Sido kale anoo og inuu filim yhy ayaan ilinta celin wayay sababto ah aabe ayaan xasuustay waan daremi karaa xanuunka ay lee dahay aabe la aanta allah unaxariisto dhamaan aabayasheen🤲😭
inta aan daawanaye musalsal cawa oo aabo ducale dhintay aa igu murugo badned inkastoo ay filim yaa illa mid ah 😢😢😢
Ani 😢
hhhhhh wuxu ma film baa Facebook ku arkay dacsidaan
Ani
@@abdikareemfarah5233 😆
Xalqadan xataa dad aan waligoid filmka daawan baa daawaday. 3days 1m another lavel new scord😥😄
Haybad Waxaad Ku Leedahay, Dhulkaaga Hooyo 30+ years in Diaspora, and not once have I seen a burial take place on the same day as the passing. This film reminds us of some of the blessings we can only get in our mother land. Aloow dadkeen dad dholkooda jecel ka dhig oo cadowka ka qabo.
Qof walba naftisa ha saxo si xaq ah dadkana wacyi galino si cod Dheer brain wash
Alow qalbiyadeena isku fur insha alah
@@Qabiilkeenu.Somali wa talo fican wll alow jidka saxda ah nagu hagaaji insha alah
Inti kanaxday dhimashada aabe ducale like sar 😢😭😭
Waaba dhimasho beene wlly😂😂
Waogahay wll
Aar beenta kadaa dadka
@@abdinazirofficial1022 maxaa kawada wll
Haboon waligey maan dawanin balsi Jilinka ohintaa iyo clipkas Gerida ankuso arke tiktok ann dartis Kudawde cawaa....Best somali Film😍😍✍️
Ani xta
Wlhi anba
Best Somali Episode, I can't continued watching the Film, when Abo Du'ale passed away # Oday duale , The most influencers Man of the Film ,
😢💔 Xanunka jiliinka ah 13yr la noolahay waliba anigu Aabahay maydkiisa ma arag😢 Aabo mcnw jandii fardowsa ahyd Alha nagu kulmiyo😢 wa ku xiisey😢
Aamiin aamiin 🤲 Aamiin aamiin
Janada alle haka waraabiyo wllo anigaba isku mid ayan nahe ❤🤲😰
2012 ila hadan la nolahey illahey ha u naxaristo dhaman waridken
Amen wll
Hal mar aan kusalino nabi maxamad scw marka sogasho comment kusali nabigena maxamad scw scw sallahu caliyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
sallahu caliyhi wasalam
Scw
Scw
Scw scw
Scw scw scw
Caawa filinku waa murugo wlhi calool xanuun waynaa🥺😰😭😭...
This part is very emotional 😢😢 … i almost cried