MAGAALADA KALIYA WARAABAHA IYO DADKA SAAXIBO YIHIIN | HARAR | PART 2 | Ep 47
HTML-код
- Опубликовано: 6 сен 2024
- #somaliacity #somalifood #somalifunny #somalivlog #somalilifestyle #somaligalbeed #somalinomads #somalilanguage #somalilandvisit #somaliwedding #somalifolklore #somali #somalia #africa #travel #adventure #djibouti #kenya #ethiopia #automobile #somaliland #somaliacity #somalifood #somalifunny #somalivlog #somalilifestyle #somaligalbeed #somalinomads #somalilanguage #somalilandvisit #somaliwedding #somalifolklore
First comment pin ❤
You got it
Wxiii vedio gan ka danbeeeya socadlkii sii wad zhp
😂😂 aad iyo aad
Wllo dhulka soomali dhan sidaan noo bar mahadsanid❤
Adiga mudan wll🙏
Badri bari gate waxa ka soo gali jiray somalida 2 gate koon furta waxaa ka soo gali jiray qabilka orgaba 3 waxaa ka bixi jiray dadka xaji aaday iyo safarka saylac uu baxay
Rageedi hawl wacan
🙏
KKKKKK SOOMALIYA AYAA U BAAHAN WADAADAAN OO KALE SALAAN SARE SXB
I have seen a lot of videos about CIty Harar but this video is the best one full historical and amazing view very professional
Thanks brother. Kindly share
I have seen many but non can beat this ❤
Meeshan somalidu awal mayna lahyn waa laga faramaroojiyey jigjiga is next
MashaAllah ❤❤❤ 0:15
Markaad kasheekeynaysa qaybta kitaabka laqorey 1543 waan ilmeeyey waayo waxa sanadkaas geeriyooday axmed gurey alle haunaxriisto magaaldaasna waxa ay ahyd meesha uu katalin jiray 🌎🏔🗻
Legend fayga horey usoco Sxb mar dhagaxbur tag soo ogow tariikhda dhagaxbur wlky codsi
HYENA NIGHT 🌙 😴
اللهم بلغنا شهر رمضان❤
Aamiin
Waaba funnny reer harar😅😅😅😅😅 carari waye wadada iney isku dhacaan masti waaye
Runti meelo aad u taariikhda badan ayad tagtay horay u soco wllka
Masha Allah my brother 🇸🇴👍
Masha Allah wa macluumaad aad u qiima badan
Keep going walalkey❤❤❤am your watching your videos from Nairobi UpTo now🎉guleyso wll.....wlhi I have learnt alot from your videos
Thanks brother 🙏
Cabsi cabsi
First daawasho wiil beydhabo❤😂😂
Greetings from Baydhabo janay
Herrar magalo muslim bay Ahayd
Balse Hada Gaalada ku badan
Still Muslim is Majority
Ninka dhalinyaradaa waxs naftisa ayey halis galinayan saxafi maaha ninkan
Masjidka kiinsda laga dhigay dadk uu soo dub sii dib loogu xoreeyo
Halkuu ku yaal masjidkaas
Kkkkkk😂😂😂😂😂FAYSAL away geesinimadii ❤❤
I see the improvement in your videos bro 👌 keep going 💯 Xarar looks historic
Thank you, I will
Waxaa ladabacay wakhatigi imam ahmed guray uu boqortoyadii caadil ee geeska africa waxaa uu dhintay 1953 illahay ha uu naxariist imam ahmed qasim
Keep going bro
Farsa magalah hor ee harer kinisda kadabaysa waxay ahad masjida ee sufiican uu duba oo dad muslim ah uu soogidib
Herrar iyo waraabe
❤❤❤❤ MAHADSANID WALAAL
🙏
Mahadsnd saxb hore usoco
Meel dhurwaagu sharaf kuleeyhy baad tagtay
keep going
I mean cidhiidhi ah
Hargysa hadmaad kuso wajahan tahy insha alah
Waan imaanayaa goor dhow wll
Simply the best 😮 .. what a scene
Thank you so much bro so please keep going every day
🙏
Keep,going
🙏
M.a zxp
Somalia waxa ku fcnayd xalad cidhidhi ah o midaysa Ban is leyahay
Nio ninkan waxa uu dadka usoo bandhigayo iyo inta like saraysa
Wuuw maxawaye maxakawada
Feysal mwenyewe
Thank for you 😂
❤ welcome
😂😂😂😂😂somalida wadada lagu cariiriyo SII aay uheshiiiin ...kkkkkkk war Somali ineey isdilaan mooye maheshiina yaan 😂😂😂you 😂😂
😂😂
Bashaal armaan kabilawi leh3en wadada lisku caririnay ila sambul hhhhhhh
Harar dhul somaliyeed
Baskilkii jigjigo miyaad uga soo tagtay saxb
Herar sixirkaa kubadan be careful herar is hub center of sihir
Inta aduun joogto mxa aragti kuulaban😂😂😂
somalih waxaa kah rebay Adunkah waa jahilnimadah iyo qabil bal dadkah dhul kodah waxaad ugu tagaysah tarikh boqolal sanoh somalinah way ibsadan dhulkodah iyo tarikhdodah
Magalada 🇸🇴harar Somalia--maxuu Ethopian kaga shegaaa tarikhdeda
Dhurwaa
Dee waa caasimadii durwaaaga 😃
The we lost 😢😢
Cadawsanaa!! BISINKA!! Ilkaha kusii kulahaa!!!! NINKU maba naxayee!?? waar Iska ilaali !!
Harar labo magalo miyaa misse dib ayad usoo laabtay magaladii aad horay noo tustay aayd dib ogu soo laabaty
Part 2 waaye brother
@@FaysalShaik1 ok 👍
Karanle miya dadkaas tolow😂😂😂 dhurwaaga dhaqdo
Dhurwaa madhaqano adeer
@@ibraahimmuusexasan4410 karanle matahay sxb
Anigaba wan ahay yaka tahay ?
@@HOREUSOCO murusade karanlaha itoobiya miyaathy
@@ibraahimmuusexasan4410 murusade xamar dega waliba Deyniile degan sxb adina
Iskaqabo bahalka 😂😂
Hadaad wado lagu ciriiriyo moodasid xalka soomaalida waad khaldan tahay😂 way isa sii dilikaraan uun
Kkkkkkkk sxbow so adiga dagay herar waxaa igu dambaysay 09/07/216 haban qatar ka jirtay iyada iyo hawaday inta udhexaysa