WARAYSIGII UGU HOREEYAY UGUNA ADKAA GUDOOMYE XIRSI OO MAANTA LA-HADAL HORYAAL LA YEESHAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 48

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 2 года назад +2

    Tough questions. Great Answers.

  • @saidmahamuudisxal1139
    @saidmahamuudisxal1139 2 года назад +3

    Asslamu Aleikum
    Kani wariye madhan sidiifiican buu isaga Celiyey Mr xirsi ali xaaji xasan
    Waan Madaxweynaha mustaqbalka

  • @h.biolyy2760
    @h.biolyy2760 2 года назад +4

    mashaa allah guul waddani sha'allah

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 2 года назад +3

    innaba caadi maaha, waa siyaasi jaro-baxay oo mustaqbal ifaya leh. Waa ninkii badeli lahaa Siilaanyo!

  • @muste123
    @muste123 2 года назад +5

    Kalsooni buuxda masha allah

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 2 года назад +3

    Waad fiicantay weriye, balse su’aalaha suuqiga iyo ta reeraha inaga yaree god uun bay inagu sii ridayaane.

  • @abdit8270
    @abdit8270 2 года назад +3

    Haduu sii goay. Xirsi dilaal baaba la boqray. Uuraysate bal aynu eegno waxay umuli doonto.

  • @museali8972
    @museali8972 2 года назад +1

    XIRSI WAA NIN FUDUD WAA TUUG LACAG DHACEY OO WALIBA AFLAGAADEEYEY SIILAANYO

  • @mohamedsaid7042
    @mohamedsaid7042 2 года назад +1

    Wariyanimadu akhlaaqbay leedahay iyo qaab loodhigo su,aalaha lkn wariyahani su,aalihiisa yara xishmad daro ayaa ka muuqata

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 2 года назад +1

    waar cidina kuma maamuusin ee waa lagaa faaiideysanayaa ha luguin

  • @comtheable
    @comtheable 2 года назад +1

    WARIYE aad u qayliay

  • @munirkh
    @munirkh 2 года назад +2

    Daaha dabadiisa ku noqo madaxweyne, xariif tuulo magaaluu ku kufaaa baa la yidhi waad dedaashey hadaad iibsatey wadani, 10 milyan $, waxan ku odhan lahaa is qari waad ceebowdeee, dhibkii aad dhigtey baa ilaa hada suuqa yaacaya, nin neerfisa oo walaaan,,

  • @h.biolyy2760
    @h.biolyy2760 2 года назад +1

    guulayso waddani

  • @aidenhassan37
    @aidenhassan37 2 года назад

    Kkkkkk adiga iyo badan oo kula mid ah ba waan garaad badanahay kkkk wu isceebeyay wariyu

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 2 года назад +1

    Gudomiye Xirsi Cali X.xasan

  • @yaasiinaadan2469
    @yaasiinaadan2469 2 года назад

    Xirsi Cali x Xasan waa libaax
    Aan lagu xadi karin hadal
    Jilicsan oo
    Naac ah

  • @yusufcabdi1731
    @yusufcabdi1731 2 года назад

    Wariyaasheenu waxay u baahanyihiin in la baro sida loo qaado waraysi macne leh, ilaa maanta ninkaa wayni wuxuu guddoomiyaha ku soo celcelinayay wararka fadhi ku dirirka ah ee suuqa,

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 2 года назад

    xirsi waa xamaaltul xadab 40 jir 40 milyan haysta

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 2 года назад

    Xirsi nin kawaraysto maaha sababtoo ah waxa waritayaasha uu ku laaluusha afartankii milyan ee uu dalka iyo dadka ka dhacay waa nin aan xishoon

  • @Haldhaa11
    @Haldhaa11 2 года назад

    Xirsi waa taayiro 5 sanadood gaadhiga Wadani ku soconayo ka dibna layska bedeli

  • @dadaalconstartioncompany5206
    @dadaalconstartioncompany5206 2 года назад

    guuuuul wadani

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 2 года назад

    Xirsiyow No Comet dhehe yaan laguula iman Sheeko jilicsan. We love him forever waa Xirse 👑💕💕🦁💕🙋‍♀️👍❤️🌿🥰😎🇬🇧

  • @yasinosman1864
    @yasinosman1864 2 года назад +2

    Hhhhhhh nin culus

  • @ahmedhassan3271
    @ahmedhassan3271 2 года назад

    Shalay bu wadani ku so biiray ragii wadani so dhisay ba jooga sidu ninka sadexaad u noqon karaa isagoon xisbiga wax gashan. way cadahay xirsi inu xisbiga lacag ku gatay.

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 2 года назад

    Weriyaha waxaad moodaa in ay ku jirto deg deg Su'aalihiisa
    Su'aasha in aad ka baaraan degto ayaa fiican adiga oo filanaya Jawaabteeda

  • @abdirizakmohamudyusuf6571
    @abdirizakmohamudyusuf6571 2 года назад

    Guulayso

  • @dadaalconstartioncompany5206
    @dadaalconstartioncompany5206 2 года назад

    guuuuul xirsi

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 7 месяцев назад

    Kani waa argagixiso

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 2 года назад

    Weerar caadifadaysan, weriyow xaal qaado!

  • @nimcodagan9481
    @nimcodagan9481 2 года назад

    Aftahanimo waa xirsi

  • @ayaanmaxamuud8501
    @ayaanmaxamuud8501 2 года назад

    Odaygan waligiiba wariye muu noqon ee odayga ha ku barbran maxay tahay waxa la yidhi ee meesha kagac

  • @colonelmohameddheere7767
    @colonelmohameddheere7767 2 года назад

    Waya dacawadu wa khatar cadim libaaxi waakabaqay hhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @xukunsaleeban514
    @xukunsaleeban514 2 года назад

    Mahamed kaahin waa xisbiga kulmiyee.waad qaladay Saydow..oo.maxamed.kaahin.ayaad.tidhiwuxuu usharaxnyahay .gudoomiya.wadani..ee.barnamijka.qalad.ayaa.ku.jiree.dib.u.eeg.oo.sax waxaanu.qaladku.kujiraa.barkuu.barnaamijku.5min.40sec.socdo

  • @nasrodheer5554
    @nasrodheer5554 2 года назад

    Raga nimaada ku ku noqotay

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 2 года назад

    👌👏👏👏

  • @nimofarah1913
    @nimofarah1913 2 года назад

    ☝️🤲❤🏆🌹🏆💯💯

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 2 года назад

    Wuu iska indha tirayaah

  • @mustafeibraahin9638
    @mustafeibraahin9638 2 года назад

    ninku waraysi xuma waxa la yidhi ma wax qof la waydiyaba

  • @sidiiqmaxamuud4532
    @sidiiqmaxamuud4532 2 года назад

    Ka qabsano ku lahaaa

  • @abdiyusuf9006
    @abdiyusuf9006 2 года назад

    Wariye culus s,ualah siduu ugu karbasho siyasiyiinta

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 2 года назад

    Snm baan ku biiray? Kkkkkkkk

  • @muste123
    @muste123 2 года назад +1

    Kalsooni buuxda masha allah

  • @muste123
    @muste123 2 года назад +1

    Kalsooni buuxda masha allah