DEGDEG: TODOBA NIN OO DOONAYA IN AY CABDIRAXMAAN-CIRRO LA GAADHAAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 дек 2024

Комментарии • 42

  • @AbdulghaniDMusa
    @AbdulghaniDMusa 8 дней назад +1

    Jazakum Allahu kheyran

  • @ikk8851
    @ikk8851 7 дней назад

    Eeshcalaa ana waan ku fakari jiray in dawladu yeelato xafiis talo qabad aad baan ugu fakari jiray way rumowday maashaa Allah. Marar dambe ayaan kusoo daraan taladayda inshaa Allah

  • @AbdiwahaabAxmed-g7l
    @AbdiwahaabAxmed-g7l 8 дней назад +1

    WAA SHEEKO quuq qaaq WAA LA SUDHAYAA SAWIRKA MADAX WAYNE CABDI RAXMAAN CIRO

  • @SiciidGees-ui2re
    @SiciidGees-ui2re 8 дней назад +1

    Jeelasha halla baadho waxaa jirikara dad xukunkii kadhamaaday hdana xidhan kuwo dambilaaan kuxidhan ii haya uunkuxidhan

  • @abdiqaniusman7267
    @abdiqaniusman7267 8 дней назад +1

    Barnaamijkan talo siinta ah mudana la, doortay ee madaxwaynaha jamuuriyada somaliland anigu waan la, dhacay .alle ha ku asturo xilka uu qaaday baanu leenahay..

  • @csalaanascwllamalbalwaranq2940
    @csalaanascwllamalbalwaranq2940 8 дней назад

    Madaxwayina Dr cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi ciro wa
    Rajada shacabka somalilan
    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo 💯 💯💯

  • @abdulrahmanomar9728
    @abdulrahmanomar9728 6 дней назад

    Anigoo ah aqoonyahan reer Somaliland ah, Cabdiraxman Maxamed Cabdillahina aqoon u leh, waxaan kula tallin lahaa, weftigan hadda Somaliland yimid kula xisaabtan Win situation ee afcarveedka looga yaqaan اربح تربح,

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 8 дней назад

    Madaaxweyne Cirro waa iinu Qora haan ukadigta lataliye jooga xafiskisa uu latashadda ninkaani fikdhado buu haaya

  • @jamacali3545
    @jamacali3545 7 дней назад

    Madaxweyne xukuumad qabiil ku salaysaneyn ayaanu ka rabna ood qof walba meeshu ku haboonyahay ku beegtid

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 7 дней назад

    Dadkan waxaan leeyahay bridge looma baahna e Madaxweynaha u daaya Shaqadisa ,idina tiina qabsada

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 8 дней назад

    Talo Madaxweyne Ciiro
    1- wasaradaha iyo hayadzha dowlada u deeji u jeedo iyo hab hufan
    2-magacaw masuuiyiin kartlee iyo aqoon
    3-si haboon ugu kala xaade shaqada masuuliyinta
    4- dareen u yeeli umadaada
    5- u yeedho khuburo caalamiya

  • @geelefahiye5895
    @geelefahiye5895 8 дней назад

    Garxajis hore umarsii sidii habar jeclo

  • @geelefahiye5895
    @geelefahiye5895 8 дней назад

    Dadkii buraha galay maxkaamad soo saar madaxwayne

  • @Xasannageeye
    @Xasannageeye 8 дней назад

    Waycadeen dharniinmale

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 8 дней назад

    kkkkkkkkkkkk ma ducaa raba subxaannalla ha ku sii deynina

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 8 дней назад

    Waxani talo soojeedin maaha ee waa dhaleecayn iyo aflagaado waayo qofkan aad guudcade kusheegaysaa dawladii muuse wuxu kasoo qaaday wax aan jirin oo 0 ah sidoo kale heshiiskii etopiya iyo soomaalilaan wuxu usoo jeediyay inuu meesha kasaaro taasina xalmaaha oo heshiiska waxa diidan jabuutay xamar iyo qaar kale sidaa darted haduu kuraaco waxay kadhigantahay inuu la afkaaryahay kanasoo horjeedo jiritaanka soomaalilaan sidaa darteed guud cade maaha ee waa been cade lkn anigu waxan odhanlahaa haraali gelin cadawga neceb jiritaankaaga bulsha kaa shakisan ee aaminsan inta neceb jirtaanka dalkeena inaad saaxiib latahay kuna dhaqan waxay shacabkii kuu codeeyay iyo kuwaa kaasoo horjeeday aaminsan yihiin oo ah dal madax banaan

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 8 дней назад

    Waxan kula talin lah nimankii horre ee musuqa ku calamadaysna iska jir inaya dawaladaka midnoqon m c lahi cumar iyo qarbadano garabtagna dadwaynahna ku calamadaysan hakuu soodarin mamulkaga waa talo

  • @husse0512
    @husse0512 8 дней назад

    America sawir madaxweynaha xafiis Waldo waa lagu suraa .

  • @omarshirwa
    @omarshirwa 7 дней назад

    saxaafadii somaliland kaliya ma siyaasad ayay ka hadlaysaa barnaamij kale ma jiro miyaa somaliland oo dhan ma siyaasiin ayaa laga dhigayaa waa yaabe somaliland waa 6 magaalo kaliya maxaa loogu mashquulay madaxwaynaha lixdaa magaalo oo aan lahayn infrastructure intaa madaxwynaha ha lo daayo in inaga hagaajiyo somaliland oo dhan ayaa xukuumad kaliya ka hadlaayaa wa wax la yaab leh

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 8 дней назад

    CIRO HURDAAYE WALEE KANI INAGA SAARIMAAYEE TALO KALE???????!

  • @farxiyaAhmed-g3k
    @farxiyaAhmed-g3k 8 дней назад

    Laba arin cabdiraxamaan ciro haduu ka fogaado dawladiisu ok ayay noqonaysaa waxayna kala yihiin 1. Suldaamada somaliland oo dabada kaga jira ciro go.aankooduna samayn ku yeelan doono 2.dadka la soo halagmay oo dhamaantood xilal rabaan isaguna tixgalinaayo labadaas arin ayaa burbur ku imanaaya dawladaas balse waxaan leenahay madacwayne aqoontaada iyo kartida dadk ku xulo

  • @libaaxaqaahira4537
    @libaaxaqaahira4537 7 дней назад

    TV ga horyal wuxu ahaa TV fican lkn mudo sanad ahba wuxu noqday tv qabilada darifyada somalilanba lagu xaqiro sida gadabursi iyo hartigaba 2022 iyo manta isku erga lkn talo noqda sida mmtv oo kale xirfada saxada cadi ugu dhaqma

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 8 дней назад

    Hadal badanaa soomaalidu waar iska nasta

  • @SiciidGees-ui2re
    @SiciidGees-ui2re 8 дней назад

    Waxaan odhanlahaa qofkasta haloodhiibo shaqo xirfadeeda uu leeyahay wasiir ilaa hoos tusaale injineer yaan caafimaadka loomagcaabin dhaqtarn loomagcaabin maaliyada islaxisaabtan xaga shaqada kor ilaa hoos qofku waa inuu ogaadaa in haduu schuman ushaqaynwaayo la eryidoon

  • @TaaroFihri-f9i
    @TaaroFihri-f9i 8 дней назад

    Ilaahay umada haydinka qabto aad isku diraysaan adiga iyo gabadhaas wayni

  • @xuseenwarsame8357
    @xuseenwarsame8357 8 дней назад

    Mawaxaa aqoonyahan ah
    Cabdi duco

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 8 дней назад

    Darbiga ayaay kaaxaqribayan

  • @SiciidGees-ui2re
    @SiciidGees-ui2re 8 дней назад

    Qofku saacado loo asteeyey waa in mishaarka qofka lagadhigo mid kufilan si uuna musuqmaasuq usamayn intimate awood loohelo

  • @AbiweliKhadar
    @AbiweliKhadar 8 дней назад

    Nin xil hore ku fashilmay yuu soo celin nimanka xisbiga ka mid ah ha ka fagooyo xilalka waawayn

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 8 дней назад

    Balaayo idin dhagaysta maxaa kaa galay sawirka madaxwaynaha isagaa ikhtiyaar leh guryihiina u taliya naagihiinii iyo ciyaalkiinii ayaa bilaa edeb ah talo idiinkama baahna maxdwaynuhu

  • @ibn.dahir.
    @ibn.dahir. 8 дней назад

    Waxay tidhi( wuxuu dhahay) ??!!,af soomaaliga iska saxa

  • @csalaanascwllamalbalwaranq2940
    @csalaanascwllamalbalwaranq2940 8 дней назад +1

    Masha Allah 👍 👍 👍

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade 8 дней назад

    MOU WAA IN LABAABIIYA ICTIRAAF OROMO WAXA NOOGAFIICAN JASIIRADDA SACAADA DIIN ETOBIYA WAXAAN LEEYAHAY WAA TAA BERBERI WAX KALASOO DEGA CASHUURTAN BIXIYA BES
    WAA.MAXAMED TAHAR NUUR HARGEYSA 3 12 2024

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 7 дней назад

      Dee wayee adiguna sooceli laascanod

  • @SaadoCabdi-u9m
    @SaadoCabdi-u9m 8 дней назад

    😢😢😢😢😢😢😅😅😅😅😅😅😅😢😢😢😢😢😢😅😅😅😅

  • @IbrahimNuur-in9dw
    @IbrahimNuur-in9dw 8 дней назад

    Anaga xabadbaa naga dhaxaysa cirona aniga iima aha madax