LIL BALIL || GABDHAHA SOMALIDA IYO KUWA AJANIBTA YAA NOLOSHA KU FIICAN || CAWEYSKA ADNA CHANNEL

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 737

  • @khaalidpogba6858
    @khaalidpogba6858 3 года назад +1086

    Hadaad nabi muxamed jeceshahay igula sali like iisaar💓

  • @sungul6877
    @sungul6877 3 года назад +43

    Video lil balil dartisa cida u dawameso like ha ila dhafin walalkey we love you

  • @maryan_ahmedey
    @maryan_ahmedey 3 года назад +462

    😱😱

  • @najmocadey2630
    @najmocadey2630 3 года назад +46

    Liil baliil waa wiil rer xaaji Saleebaan ah wana ina adeerkey 😂💋💋♥️♥️♥️

    • @xamdaquruxofficial7581
      @xamdaquruxofficial7581 3 года назад

      Subscrbe isaar wall ado raliya thnks 😊❤

    • @safiyomrw6887
      @safiyomrw6887 3 года назад

      @@xamdaquruxofficial7581 te

    • @fosiyacabdi5009
      @fosiyacabdi5009 3 года назад

      Qabil ma ujogtaa you tube 🤬😈👹🤡👺

    • @najmocadey2630
      @najmocadey2630 3 года назад

      @@fosiyacabdi5009 maka xuntahy

    • @thegalabs
      @thegalabs Год назад

      Waayay walal. Macnaha Kulama yaabayo oo somalidu sababta ay qabiilka ama qof caana ugu fanto waa inay dareemaan inclusive. Ama guulahaa qofku gaadhay ay dadka kale si ay uga dhaw yihiin u sheegtaan. Kkk waa Dareen cajiiba runti. Waanan kuu tix galinaya. Kk

  • @Being_Mustaf
    @Being_Mustaf 3 года назад +11

    fanaaan #LILBALIIL aftahan, hadal yaqaan, karti iyo dulqaad badan leh # somali music to the world

  • @hamisarechannel1163
    @hamisarechannel1163 3 года назад +220

    liil baliil saan u sugaayey in caweyska adno lasoo fadhiisiyo inta ila midka ah

  • @saamiyomaxamuud8752
    @saamiyomaxamuud8752 3 года назад +14

    Liilbaliil fanaan aan jeclhy Runtii hadal yaqaan weeyaan ale hanoo xafido meeshoo tagaba🇸🇴❤

  • @laylaladan2741
    @laylaladan2741 3 года назад +4

    allah ha ku xafido adiga iyo carruurtaada brother , dhamaan muslimiinta. Adna qali dumar salan sare adiga iyo sygada.💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @abdulahishire4886
    @abdulahishire4886 3 года назад +33

    Masha alaah famil qurux badan ilaahey hanii xifdiyo abaayona alaha xifdiyo amiira ilaahey ha caafiyo iyo inti familka ah iyo dhaman umada somaliyed waxa niile yahay jiro joga 👍

  • @diinaarimediaproduction7518
    @diinaarimediaproduction7518 3 года назад +177

    War cawa aniga family adana chanal ugu horeyee likte igu sharfa

  • @iskudeys1111
    @iskudeys1111 3 года назад +41

    legend always legend liil baliil waku taa pro hore u soco

  • @khadijosamarar1330
    @khadijosamarar1330 3 года назад +39

    Liil baliil haduu yahay lee kaba ha ii soo qada libaaxi Africa 🔥♥️

  • @amiishacumar7258
    @amiishacumar7258 3 года назад +9

    Masha Allah wlhi legend lilbaliil keep going my Bro ❤❤🤲

  • @kingmohamed7416
    @kingmohamed7416 3 года назад +68

    Lil balil wan tageraa ceab ila mahan lkn waan kuhystaaa saxaf adigoo gabar ah adno isheda ALLAH kadubo vedio kan madaween markuu ahaa Otherwise Adno iyo amiro Iyo family ka Allah ha cafiyo INSHALLAH

  • @hamdiabdulle3559
    @hamdiabdulle3559 3 года назад +61

    Liil Baliil aabo fican waye ilmihiisa jecel waan tageraa inta igu raacsan like 👍

  • @mshamso5872
    @mshamso5872 3 года назад +61

    Wllhi lil waa cajib u dhahy gbdhaha somaliyed

  • @niimuuppe2004
    @niimuuppe2004 2 года назад +2

    Lil balil 2016 ilaa hda si toos eh ugu xeranhy wllhi Alfanan an aad ugu jeclHy❤LP❤❤

  • @cabdirahamn414
    @cabdirahamn414 3 года назад +3

    Legend legend loowaaye noolow inta nolal jirto wll qali liil baliil

  • @munaali5745
    @munaali5745 3 года назад +5

    Ana wax walbo kusameyna lil balil ♥️

  • @suldaanyare9884
    @suldaanyare9884 3 года назад +133

    somali music to the world 🔥💯

  • @drayuush3624
    @drayuush3624 3 года назад +16

    Ayy hdal yaqaan buuxa m.alh alsalemaniyah lil balil 💯🙏🥰

  • @najmoomar2573
    @najmoomar2573 3 года назад +6

    Wow gabdhaha soomaliyeed waa qali thnks wll liil baliil♥️🤴❤🌹🥀walashay adna iyo saxaf hormar wcn lamanaha aan aad u tageero👸🤴❤🌹🥀🥰

  • @nastohqalbi9652
    @nastohqalbi9652 3 года назад +8

    Wow masha allah liilbalil nin wayn oo ciyaalkis wax kasta ka hormariya madaxad noo saran tahay❤🙏

  • @fadumociisemohmud5911
    @fadumociisemohmud5911 3 года назад +47

    Adna xubi Alle haku cafiyo adi io family ka abyo

  • @hothenhoney3231
    @hothenhoney3231 3 года назад +29

    Mzha allah ninkan maskax aya ku dhan wlhi ilhy ha so hanuniyo inzha allah 🤗

  • @yasminmohamed1388
    @yasminmohamed1388 3 года назад +10

    Lil balil A real player.....

  • @zahramahamed4633
    @zahramahamed4633 2 года назад +1

    رائعه جدا المقابله انا بنت صوماليه وافتخر

  • @xiinow4702
    @xiinow4702 3 года назад +31

    Lil baliil LEGEND

  • @naimaquruxchannel1186
    @naimaquruxchannel1186 3 года назад +7

    This man is very intelligent Masha'Allah ... bright futures inshallahi but leave fanka inshallah

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 3 года назад +43

    WOW LIL BALIL NINKA KALIYA OO ILMIHIISA WAX WALBA KA HORMARIYEY!🙏

  • @moratajr3643
    @moratajr3643 3 года назад +11

    AMAZING LB LOVE U BABA WAXAN KA HELAY HABKA AA U HADASHID CAJIIB

  • @bilan1461
    @bilan1461 3 года назад +48

    Qurux kudhiigle noo keena adna&saxaaf pleas

  • @azlaamali2513
    @azlaamali2513 3 года назад +8

    Adna xabbti adoo mahadsan waxaad soogalisaa video kahadlaya fadliga yawmu carafa hal shiikh si ay ugu baraarugaan dad badan oo aan fahamsaneen adigana ogow in qof kasto ajirkiisa ookale uu ilaahey kusiiinayo inshallaah 🙏🙏🙏

  • @sagalmaxamedcumar7141
    @sagalmaxamedcumar7141 3 года назад +2

    Masha alah liilbaliil waa aabo wanaagsan wixuuna leeyahay sifooyinka aabayaasha dhabta ah laga helo abowe ilahay ha kuu xafido ilmahaaga

  • @blackgirl6775
    @blackgirl6775 3 года назад +11

    Masha Allah keep going ♥️🔥

  • @makoislaw
    @makoislaw 3 года назад +28

    Masha allaah wareysi qurux badan

  • @ayaanqurux6595
    @ayaanqurux6595 3 года назад +7

    Lil baliil wa wil QalbiH wnagsn alle haku xifdiyo walal macan🤴🏾❤🥺

  • @shalkacade9430
    @shalkacade9430 3 года назад +9

    Legend keep going liibaliil waan ku wataa prother

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 года назад +30

    Reer saxaaf welcom back adnadeena waakuu xiisnay liilbalil eebow waakaa qaadnay

  • @jamalxasan2598
    @jamalxasan2598 3 года назад +183

    Like Halya dhafin dadkyga mahadsanid 🥰🥰

  • @munohassan5962
    @munohassan5962 3 года назад +14

    Reer xaaji ahaan aan kuwataa ninyahoow 🥰🥰

  • @madkapoi8873
    @madkapoi8873 3 года назад +45

    Wle paliil aftahan wye ilahey ha deysto🙏

  • @user-cf2yy4wq4n
    @user-cf2yy4wq4n 3 года назад +19

    ماشاء الله تبارك الله ليل بليل تعال المملكة العربية السعودية

  • @AfricanHistory11
    @AfricanHistory11 3 года назад +147

    Commentingan tolow meqa walalehey somaliyed arki donta koley maba aminsani iney liketa iyo subscribeka igalabaqelayane one love somaliweyn 🙏💖💖

    • @xamdaquruxofficial7581
      @xamdaquruxofficial7581 3 года назад +1

      Subscrbe isaar wall ado raliya thnks

    • @abgey
      @abgey 3 года назад +1

      @@xamdaquruxofficial7581 ii saar sis aan ku saare

    • @abgey
      @abgey 3 года назад +1

      Walaal hookah ii saar aan ku saare

    • @abgey
      @abgey 3 года назад +1

      Jookar walaal iii saar aan ku saare

  • @zamabdul4945
    @zamabdul4945 3 года назад +3

    Masha Allah well said brother l. B💖💖💖

  • @fatimalucky12
    @fatimalucky12 3 года назад +1

    Masha Allah allow idin xafido dhamantin alfanan lil baliil kutageraa runtii ❤❤best one love lil baliil ❤♥️☝️👌👍💯🇸🇴💌

  • @luqmanyare9543
    @luqmanyare9543 3 года назад +45

    Ilahay hakaso hadeyo hesaha walalo wadadas wa xuntahay

  • @usaameosmaanmoallim8197
    @usaameosmaanmoallim8197 3 года назад +24

    Asc adna iyo saxaaf iyo dhamaan inta maleysia kadib soomalida kadib muslimiinta xlkiina kwrma xanuunada aad kacabaneyseen kwrn dhanka dibada alx anaga gudaha wadanka maasha allaah ilaah ayaan ku mahadsane kwrma dhankiina cafimaad hada

  • @nasuutahir6025
    @nasuutahir6025 3 года назад +4

    500k congratssss💙

  • @worldwider6995
    @worldwider6995 3 года назад +5

    Swa romantic boy lilbaliil tunakuona brother keep going 👊🤝

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 3 года назад

    Liil baliil wxa noweydinlahed xaskiisa hore xiliga uu gursadey

  • @khadramaxamud9826
    @khadramaxamud9826 3 года назад +25

    Keep going adna

  • @nicmocabdiali9815
    @nicmocabdiali9815 3 года назад +20

    Waaaw fanan afdahaan codkar wax walbo ku fiican waanka hellay LB keep going

  • @xafsosharif3513
    @xafsosharif3513 3 года назад +11

    Mashallh wallkey liil baliil sual walbo oo la weydiyo asoon u fakarin ayow jawabta horay ka bixinaya waan la dhacay runtii

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 года назад +11

    Masha allaha keep going wallahey

  • @maxaigagalay8505
    @maxaigagalay8505 3 года назад +8

    Keep going adna insha Allah 500k aa guurajeenaa 🤍🤍🤍✌

  • @maryamraage4176
    @maryamraage4176 3 года назад +65

    Alla ninku qosol waynaa naag cadana maa familykisa qimayneso kuwii dhalaybe mel cad ugu so taktee taas waa kaa diiday jaale gabdhahena gabdho ka ixtiram io naxaris badan majiraane mel iga fariso

    • @faizaosman6692
      @faizaosman6692 3 года назад +2

      Kkkk

    • @abibawale4976
      @abibawale4976 3 года назад +4

      Xaqiiq waaye hableheena cid gaadhaysaa ma jirto naxariis iyo wax walba lkn rag wanagsan oo u naxariista ayey rabaan sido Kale kuwa shaydaan ayaa meel walba taagay gabdhihi wllhi
      Allow noo dhwr hablehna qurux badn ragow habelehna dhawra

    • @faizaosman550
      @faizaosman550 3 года назад +1

      Gabdhaha sonaliyed wa gabdho muslim ah marna la islama simikaro gbr cadaan ah o dhaqan iyo din haysan

    • @abibawale4976
      @abibawale4976 3 года назад +1

      @@faizaosman550 is barbar dhig ma jiro lkn waxaa jira in hableheenu si walba in ay yihin kuwa ugu wanagsan aniga ayaa sidaas aaaminsan wadaman aan ku noolnahy ee qurbaha In aan weligay eegin gabdh cadaan ah si walba oo ay u dhalaalayso waayo qof hooyadey fahmi karta ayaa aniga I fahmi karta qof nolosha fahmi karta ayaa xaqeeda garan karta markaa qof I afyaqaan ayaa I fahmi kara bes war dhan
      Alle ha idin dhwro hablow

    • @cabdulahimxamad2230
      @cabdulahimxamad2230 3 года назад

      @@abibawale4976 nagta cadanka madgamasersantahay shuba walaguyaqan 🤣🤣🤣🤗

  • @huddahaji4851
    @huddahaji4851 3 года назад +7

    Liil Baliil legend wlHy hore usoco wlHy

  • @abdishakurhussein9598
    @abdishakurhussein9598 3 года назад +17

    Lp the one and only keep it 💯👌

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 3 года назад +2

    Wlkeg Lil Balil waxuu uu hadlay sii wanagsan oo misaman👏👏👏

  • @sucaadsucaad7754
    @sucaadsucaad7754 3 года назад +23

    Keep going family

  • @Shamuureofficall
    @Shamuureofficall 3 года назад +162

    goan fcn ayaad ledahy my l.b

  • @khadijosamarar1330
    @khadijosamarar1330 3 года назад +11

    Waxaa soo cararay qamar laan lee anoo hurdo lee♥️❤️🔥🔥liil baliil miyaa mise waa hurdaa

  • @rolaothman7700
    @rolaothman7700 3 года назад +7

    Adna i'm happy ina nabad qabtan lilbaliil keep 💥bro

  • @mohametpalfrey
    @mohametpalfrey 3 года назад +13

    HADAL RAGEED BUU KU HADLEY BOSS KA ❤️🥰🙌❤️❤️❤️❤️❤️

  • @qadrodaahir9404
    @qadrodaahir9404 3 года назад +5

    liilbaliil waa xariif aqli badan masha alah

  • @aishaali1426
    @aishaali1426 3 года назад +14

    Masha allah ilahey haku dayo abowe mcn liilbalil ilahey hanodayo carurta edada u ahay

  • @marwanaciima7468
    @marwanaciima7468 3 года назад +3

    Half million 500k💘✨💉 congratulations 🎉🎊

  • @warsameosman9495
    @warsameosman9495 3 года назад +11

    Adna iyo saxaaf senoqoteen waanbidin so duveye allah idin cafiyo

  • @apdisalanmohamed7992
    @apdisalanmohamed7992 3 года назад +1

    liil baliil keep goin somali music the world

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 3 года назад +4

    Wilasha saleepaan saxaaaf iyo Liil baliiil 🥰

  • @lilsharfan4318
    @lilsharfan4318 3 года назад +4

    500k congratulations 👸 💕💕💕 🙋‍♂️

  • @rayaanabdullahi9674
    @rayaanabdullahi9674 3 года назад +3

    Legend always legend liil baliil👌💪

  • @zamalmehrain6278
    @zamalmehrain6278 3 года назад +6

    Subhanallah calaf ajanib magala ilahow adigan kamagan galay Waha fcn ilmahaga inad udoq walid fcn ayeyo fcn ather fcn abtiyal layaqanno lkn ciyal Jing jong ah wlhi wa nasib darro😢

  • @ilhanhaji8664
    @ilhanhaji8664 3 года назад +33

    Coronavirus hadaa qabtiin xataa video Maa soo duubeysin 🤣🤣🤣

    • @kaltunkaafiya
      @kaltunkaafiya 3 года назад +2

      Video gan coronavirus kahora ladubay dadkan dad hada xanunsanayo mekula egyihin 😆🤣

    • @maryanmulkimulki7395
      @maryanmulkimulki7395 3 года назад +2

      Corona Lacagta kadaran 😂

    • @baatigang4027
      @baatigang4027 3 года назад

      @@maryanmulkimulki7395 oo heesta one more night ayaa igu danbeeya dhahay

    • @ilhanhaji8664
      @ilhanhaji8664 3 года назад

      @@maryanmulkimulki7395 😂😂😂😂

    • @imamatube8497
      @imamatube8497 3 года назад

      @@kaltunkaafiya gg

  • @saabiriinaxmed1572
    @saabiriinaxmed1572 3 года назад +1

    Nin xkmd bdn oo warka kala saraayo seyn io sareena allah idin dhowro eedo m.a alkah kuu xafido❤❤❤❤❤💯💯❤❤❤❤

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 3 года назад +1

    Hormarkaad gaartay ma naagta gaasha dabadeeda aad noosoo duubaysid baa

  • @suezhassan7333
    @suezhassan7333 3 года назад +2

    Lil heesihiisa dadku meesheey uqaateen waayihiin muxuu hadalka uga gambanaa bareer cadbuu erayadiisa udhehee.
    I wish aqlaaqiyan inuu ereyada toosiyo mistaqbalka.

  • @shaxshax-poy518
    @shaxshax-poy518 3 года назад +6

    Legend Big Legend L B 🔥🔥

  • @Sheiq-padda
    @Sheiq-padda 3 года назад +5

    Legend liiil

  • @farxaancabdilaahi4733
    @farxaancabdilaahi4733 3 года назад +4

    M.a keep going

  • @meagainsttheworld4749
    @meagainsttheworld4749 3 года назад +44

    Somali women pls don’t take as a compliment when he said he wants a woman to cater to him thus guy is new to Europe. Don’t worrie soon he will get used to cooking his own meals and wiping his own hands 🤣🤣🤣

  • @bintumaxamuud8234
    @bintumaxamuud8234 3 года назад +4

    Maryan ahmedyy waa jeclahy aa😂😂 barakalah

  • @saabriinmaxamed1358
    @saabriinmaxamed1358 3 года назад +1

    Wllky mcn saxaf iyo abayo adna wan idin jeclhy wllky liibalil salan igu garsiya allh dartii ayn iskaya jeclhy farxad igu nolada dhamamtin

  • @moriomahmed1320
    @moriomahmed1320 3 года назад +8

    Alle h idin cfiyo wlhi xanunkina maarkan maqlay inu igu dhacay maday wan idin jclhy rabi ha idiin jclaado alle ha idiiin cfiyo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘💋💋💋

  • @maxamedsalax6928
    @maxamedsalax6928 3 года назад +11

    Keep going kuleeyahay sxb sare nolow intay nolol jirta saxaaf

  • @zakimahrez6886
    @zakimahrez6886 3 года назад +1

    Lil balil somli music to the world

  • @sulekhamustafa1361
    @sulekhamustafa1361 3 года назад +31

    ooo hada qiimaheena ma waxaa ku so koobtay istirasho iyo shampoo aad faraha ku dhaqto inaa ku keeno kaliya gabar Somali intaas way ka badanthy mid nagaartona adunkaan masaarna jcl naxariis maxabo so dhaween iyo ka badan baan lenahy lkn away ninkii fahmi lahaaaaa!!

    • @kuwiinaisha7256
      @kuwiinaisha7256 3 года назад

      Waruntawalahi

    • @kuwiinaisha7256
      @kuwiinaisha7256 3 года назад +1

      Waruntawalahi

    • @monamohamed462
      @monamohamed462 3 года назад

      Exakt walhi ruun ayaaa sheegtay

    • @Anne66898
      @Anne66898 3 года назад +3

      Waxuu ula jedaa sidaan nimankeyna ula dhaqano o u daryeelno saas u fahan jooji ul laboodka guurka gbdha cadanka uu guursadey ha fiirin qalbigoo ka gubanayaa hdladiisa sfcn u dhuux ama u sii tixraaac 👂🤏

    • @cabdulahimxamad2230
      @cabdulahimxamad2230 3 года назад

      Shaqadin halahas lee waaye gabdoo

  • @seinabzalah4563
    @seinabzalah4563 3 года назад +20

    Beenta weye gabdhaha cadanka wax ka masayr badan ma jiro allaah baa ku sakhiray tan

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 3 года назад +3

    legend lil balil❤️❤️🙏🙏🙏🙏

  • @zubeydazaid7003
    @zubeydazaid7003 3 года назад +1

    Masha alaah liil baliil

  • @nihaalhawadle9143
    @nihaalhawadle9143 3 года назад +4

    Keep going dadkygi cfimdka ka shekeeya

  • @sacdiyoyarey9159
    @sacdiyoyarey9159 3 года назад +4

    mashaa allah lajan lajan dhalay geesivqaran ❤❤❤❤❤❤❤🥰❤❤🥰❤🥰❤🥰🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤💯💯💋

  • @sacdiyozuzu1312
    @sacdiyozuzu1312 3 года назад +9

    Keep going bro

  • @aishachannel7098
    @aishachannel7098 3 года назад +3

    Wiilkan yar kudayo waryaa Saxaaf waxbo 4dhaan been hanugu warerininee The best Dad waye liil balil aqoon qaas uleh

  • @mudhiciro6336
    @mudhiciro6336 3 года назад +12

    Legend always legend

  • @BigmaanStudio
    @BigmaanStudio 3 года назад +3

    Inta sugeysa sharm boy in la wareysto like saar

  • @samiirasiman1268
    @samiirasiman1268 2 года назад

    Lb keep going aboowe waree raadaayaan wareesi kama ahan nin wariif soo baxe naag cabtooy ah

  • @nasriinmohamed8230
    @nasriinmohamed8230 3 года назад +1

    Masha Allah lill baali🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤👌🏼

  • @mohamedhassansaney2575
    @mohamedhassansaney2575 3 года назад +84

    Sax waaye iyado Agtaada joogto maryan axmadey waaad wici karta lkn lasoco adigane iyado Agta Aad kajiifto ina wacan karto jone iyo Jose