4000 oo ciidan ma joogtaa horta jig jiga mida kale somali iyo ethiopia isma dagaalayaan ee masaakiintaan aad sheegeeyso ayaga ayaa u baahan in ay ethiopia iska xureeyaan kastee
Kolay cuqdada ku haysa waad u dhiman liyuu more than 5000000 ayaa joogta waligood adinkoo ma saakin ah meeshana waxvka dagan bay idin difaace jireen .ee oromada meelba wey joogaane iska dhiciya cuqdadana waa loo dhintaa adeer habaar lagu kari waa oradoo soo habataa habar
kkkkkkk anaga mabaa kawar heeyno in eey xiiqeen gobalada uqduda ama xaalatu naafsiga hadaan nahay reer xamar waa dhagoole in xuun ka dheega laa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dhibaatada manta ka jirto soomaaliya waxaa más,uul ka ah xasan sheekh oo qabiil iyo Quran ka buuxaan,misna ka talaqaata ismaacil cumar geele laga Soo bolas a shirkii carte daarood naceyb can ku noqday.
Adigu sideed u aragtaa in xasan sheekh uu qabiilka daarood oo qura dagaalo ku qaado ? Waa ayax qabyaaladeyste ah oon cidna ixtiraeyn. Xataa hawiye iyuu u Turin oo uu dan ka lahayn. Waadse ku raacsantihiin dulmigiisa. Maantoo u dambeysey general carab ah iyuu taaliddi general soomaliyeed intuu rujiyey carabiniers ku bedelay😥. Xasan waa qaran dumis ee hawiyow waa ninkiinii ee dalka ka qabta. Hadii kale ha diidina in aanu sheegno waxa dalka ka jira. Udul qaata runta iyo xaqa
WALAAL ANIGU MA ORAN HALAYS DILO. LAAKIIN WAXAN IRI WAXAANU U ARAGNAA IN DAGAAL NALUGU HAYO. WAA ARAGTIDAYADA MAANTA. IN DALKU NABADII KA JIRTEY AYNU KU WADA NOOLAANO WAA WAXA AANU JECELNAHAY. WADA NOOLAANSHO, IS IXTIRAAM IYO WADA JIR WAX LAGU QAYBSADO. XASAN ANAGOO QURA MA UU DULMIYIN WAA U JEEDNA WAXA KU DHACAYA SHACABKA MUQDISHO EE QARAX IYO BARAKAC INTAA LA KULMAAYA😭. HADA MEESHA DALKU KU SOCDO WAA MEEL XUN. SOOMALIDU WAA IN AY RUNTA ISU SHEEGTO OO WIXI DULMI AH AYNU SHEEGNO OO FARTA KU FIIQNO. WAA NIMAN SOO SHAQA TEGEY WAXA DALKII HAYSTA MAANTA. LAMA ORAN KARO SHACAB BAY U SHAQAYNAYAAN WAAYO DHACABKII IYAGAABA DHIBAN. ANIGU WAA YAABANAHAY. WAAGI BERYA WAXAAD ARKAYSAA WAR XUN OO QARANKII SOOMALIYEED DUMIN RABA. ANU UMA ARKO IN WANAAG KA SOCDO DALKA. HADANA MIDA U DARAN WAA DAGAALADA QABIILEYSAN EE SII XOOGEYSANAYA. INTAAS BAN SHEEGAY.
IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&
Waar ❤rasulka saligisa badiya allah na kacabsada🎉🎉🎉
Xasan baago aamiyay dagaal iyoxamse marxuun.waaoloshaye allow qabooji xasansh baashidaye
XASAN SHEKH SSC, PUNTLAND IYO JUBALAND IYUU WEERARAY‼️ SOW DAGAAL QABIIL MARKA UMA ARAGTAAN WAXA DHACAYA ???
Ilaahow wiilasha soomaali ugargaar kala bedbaadi war cajuusiyaalkan naarta ubareerey hakayeelina 2badooda sooxira
War gacmaha isQabsada dalkiina barwaaQadabadan ilaashada
Warkuwan waQtigooda ceeb takudhameesteen haudhiminin waa cadaab aakhiro iyo cadaab aduuya
Ilaahay haidin kalabadbaadiyo
War dalka yaa udadah cajuus ceebla cadaabta halagali
Xasbunalaahu wanicmalwakiil Ilaahow soomaali ugargaar hakadhigin meel munaafiQiinta kucayaaran
guuul libaxyada gaylama xaqudirirka wadaniga birjeex liyuu geesi guul war waa tobankun oo liyuu geesiya cabsi cabsi guuuul waxan sugaya xasan oo jigjiga laigu keeno gurmadku kowmajogo yaisgaray landherenimo guuul🤲🤲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁💪🦁💪🇬🇲💪🦁🇬🇲🔥💪💪💚💙🤍🦁🦁🇬🇲🇬🇲🔥💪💪👍👍♥️♥️🙏✌️
Maansha allah kasmiyo naabad ayaan heysana runti xasaan cuqubo allaha kurido dadki xamar kunolayu guryihi kaxaqay
AAMIIN
Jupaland guul
waxaan u diraynaa miigag maadaama ay itoobiyo kasocdaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥✈✈✈✈✈✈✈
Ciidanka u badan gorgor iyo danab wa ogaden xamar bey ka bilaawani 😅
Hassan sheekh mahamuud waa madaxweyn Somaliyeed cidamada ka yimid jigjiga Ha xoreestaan dhulkooda juballand dadka leh ayeey gacantooda ku soo noqoneeysa ❤❤❤❤❤
JUBALAND DAAROOD BAA LEH
ANAGA IDINKA AYAANIDINKA ADAKAHAY. DHULKAYGA AYAAN KAA XORAYN ITOOBIYA IYADAA ISKA TAGI
Axmed madoo be guul iyo gobanimo u hiiliya axmed
Qaran iyo qabil waxaa awod badan qaranka iskafiiri
Maya XASAN SHEEKH. HA IS CASILO. HASSAN SHEIKH MUST RESIGN 😢😢
Aamin amin amin waar abgal kadaa
First comment
From baydhabo
Lou policy is note easy
Huuuul guuuuuul insha alllh
RAALI KAMA NIHIN DAGAL KISMAYO KADHACA HADA NAHAY SHACABKA SOMALIYED YAQEY WA DALNE MADAXDENIYOW ILA HEY KACABSADA
Love 🇸🇴🇸🇴💪💪💪AB👊🏻👊🏻👊🏻✍️✍️
If they are good native they' will save they country and army
They should avoid tribalism, tribalism will destroy country
Waa runta zaki somali dimasho ayey raban alle hakalabadbadiyo kuligot waa somali
Xaamau yiri xamar madhihin
Wey kala gulesataa waxaana guleysanayo dowlada fedaralka awoda dhabta waxaad arkesa maalmaha soo socda
Waa xanaro dhaan
Wu kusugaay
Good job hasssn sheikh
good madaxweyne xasan
4000 oo ciidan ma joogtaa horta jig jiga mida kale somali iyo ethiopia isma dagaalayaan ee masaakiintaan aad sheegeeyso ayaga ayaa u baahan in ay ethiopia iska xureeyaan kastee
Soo mahano Oromada iyo amxarada jigjiga dadkoda ku dila heyska xuriyaan
@@abdurahmanmohamoud7280 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴✈✈🚀🚀waa runtaa
Kolay cuqdada ku haysa waad u dhiman liyuu more than 5000000 ayaa joogta waligood adinkoo ma saakin ah meeshana waxvka dagan bay idin difaace jireen .ee oromada meelba wey joogaane iska dhiciya cuqdadana waa loo dhintaa adeer habaar lagu kari waa oradoo soo habataa habar
Somali ayaga unba xok isku leh eee cadawoda iskama celshan
@@yaqubofficel212😂😂if you can’t fight than use your mouth, don’t be scare my friend hating won’t change anything
Kusco Axamed Madoobe Guuleyeso
Xasan dhiiqo God kaagii biyo Ayaa
Kuugu Soo Galay
Haas
Aniga waxandihilaha hasanow kajoog waar kajoog
Maa kaagalay soomaaliya waa gardaro wayn
Jubalana Ogadeen Absame kuuumade baaleh cidna looma daba fadhiyo ineey dhulkooda difaacdaan NFD Ogaadeen Region. DDS Absame kuuumade
Haddeey qabil kaste dhulkiisa ku ekaan waayo adeer Ogaadeen NFD Jubaland Ogadeen sadeexduba waa duulaan ka soo qaado
Labadoodaba hana dhaafaan hadey ilaahey yaqaanaan
Hamze is appointed by hand.But very coward.
Saax saax saax saax
الله اكبر
Waadqaldantihiin,xamar anaga wawadankena hooyo
Saki programs waan daawadaa hadii xasan ka deyn waayo siduu ku wado waxay isu bedeleysaa qabyaalad raxanweyn buu noo maleeyaa oo iska aamuseysa dulqaad daraadiis.
Somaliland muu aado haduu rag yahay waan go’aynaa bey leeyihiin
KHALADKA WAXAA LEH XASAN SHEEKH OO DAGAAL WAALI AH DALKA KA GEYSAN RABA😢
Jigjiga Ayaan uga baahan iney xoreystaan ee ha Iska xoreeyaan amxaarada
Kuwa jigjiga ka imaanaya heyska ciliyaan Oromada dolkoda boobaya iyo amxarada jigjiga ku dhex garacaya dadkoda
Orada adiag meeshaad joogtid bay hada idinku garaacdaa waxba
Daagalku waa dagal qabil runti
Waar xayesisiskan kugunacay adigana
Xasan Dhiiqo Dameer Dayuus Dumar
Gad bad Gad Lafo gad
Anago puntland dheheyna malihin cadow xasan ka daran😂
Soomaali waa walaalo laakiin axmaar iyo ka aaminsan ee dalkeena burburinaya waa la qaban
Qabiladkana daaya
Sida weye 😂😂😂
Alaa ogadenia uu iskusoraadsadheeey 😢
Dagaal ahli maalagajoogo
😀😀😀😀😀😀😀✅✅✅🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿
Ilmahan ma dawlad dhan iska celin karaan
Walee axmad madoobaa talahayningaajo ha oogu ag bakh tinina doowlo lamadiriri kartaane
Waar halis dagaalo axmed wadankisu joogaa
WAR WAA LA ORAN CADAW XAMAR KA DARAN, WAAYO DHIBTA WAA HAWIYE OO AAN QABSANEYN NINKOODA XASAN.
Xasn.dhiqo
kkkkkkk anaga mabaa kawar heeyno in eey xiiqeen gobalada uqduda ama xaalatu naafsiga hadaan nahay reer xamar waa dhagoole in xuun ka dheega laa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Sidasa ni fican wayo somali wa uun hal dadkan is hayanah wa siyasad ee shacab mahan
waa gobe kuma dhihin xamar xamse yay dhahem
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Xassan .RWizaraha Cesho .Ceeb ayad dusha noo sartay..La gurgura .Ama jini sii ama jan ..
Shaydan xassan 😂😂😂militeri ma heeysto, amazon ba rag u ah 😂😂😂😂😂Jubaland waxa noo balan noo ah inaa muqdishu ka qaadan odayga shaydan xassan
Somali jiga waqaldan samali aiskabato qabel ikadaf waxhan wasiasa
Xaaraami qabyaaladiista ah ayaatahey waxaad iska dhigtaa nin daacad ah oo hadana aan qabiil aqooon rufiyaan qabyaaladiiste ah baatahey
Axmaaràda iyo gurmadkaba xasan iyo xamsaa kufilan
XASAN CULUSOW U SHEEG HADAAD KA SOO HORJEEDO GARDARAGNA JOOJIYA HAWIYOW
Wali lesma gaadhin dagaalku waa bilow ogadennow noo bilaba dagaalka darood oo dhan baa diyar ah
Kuumade xuduudaha ka soo talaabi mardhow. Shubkax🤣🤣🤣
Xasan wuxu umoday axmad jaranaaki maskiika ahaa owkudumiyay magaalad mudisho
That’s big lie no army come from jigjiga
Hawiyelnd Ayuu Xukumaa Xasan dhiiqo Edeb Yeelo Cabuuladada iska
Cun
Alle an ka baqno qabyalada haiska deyno
❌️🚷⚰️🗣🗣🎤🚷❌️
waryaa xamar madhihin ee waxay dhaheen cadaw XAMSE KADARAN MALIHIN JOOJI BEENTA
Taas mw keenay
Dhibaatada manta ka jirto soomaaliya waxaa más,uul ka ah xasan sheekh oo qabiil iyo Quran ka buuxaan,misna ka talaqaata ismaacil cumar geele laga Soo bolas a shirkii carte daarood naceyb can ku noqday.
Dowlada fadaradaa waa in afgambiyaa inta xamar loogu tago
CIIDANKA XASAN SHEIKH,KU DUULAYO EE GORGOR IYO HARAMCAD, IYO CIIDANKA JUBALAND WAA ISKU MID , CIIDANKA XASAN SHEIKH U WATO DAGAAL SOKEEYE HAKU XOREEYO GOWSA WEYSAWEYE IYO CALI GADUUD ARGAGIXISADA JOOGTA.😢
Odaygan waashay hawiye ha ka qabto soomaali hadii kale soomaali way kala dhaqaaqi. Meeday badbaado qaran iyo kuwii lahaa maxamed villada kasoo bax?
Adii dil Qulahada cun
Xamar odhan waye dhulan baa nalagu yahay daroodweynow cadawgina adinka ayu iskukin jabin raba wlhi xasan sheikh wuu faraxsan yahay iyoh hawiye kale qaran waxladoho majiran taa adinka aye laidinka dadicin raba xasan sheikh hadu rabo dowladnimo somaliland muxu utageray khatumo state of somalia 🇸🇴 ugaso horjestay waa darood naceyb .... wanu arkena xasanow mesha kudambeso
Adi siyasad waxba kama ogide alle baro eee cabud waxad shaqo ku lehen haisku qarabine
ZAKI DAGAALKA SOCDA ANAGA WAXAN U ARAGNAA IN HAWIYE OO DHAN DAGAAL NAGU HAYAAN
Haye axmaro miya tahay o somlida bila aqliga ah isku dirir rabto balayo
Akhas. Ninka soomali isku diray oo meel kasta dagaal ka riday waa xasan tuug
@SarahWarsama-o8u sax waye lkn inaan shacabka somaliyedo is jecel lesku si dirin ma ficno hee in leney dadku wey wada dhashene
Adigu sideed u aragtaa in xasan sheekh uu qabiilka daarood oo qura dagaalo ku qaado ? Waa ayax qabyaaladeyste ah oon cidna ixtiraeyn. Xataa hawiye iyuu u Turin oo uu dan ka lahayn. Waadse ku raacsantihiin dulmigiisa. Maantoo u dambeysey general carab ah iyuu taaliddi general soomaliyeed intuu rujiyey carabiniers ku bedelay😥. Xasan waa qaran dumis ee hawiyow waa ninkiinii ee dalka ka qabta. Hadii kale ha diidina in aanu sheegno waxa dalka ka jira. Udul qaata runta iyo xaqa
WALAAL ANIGU MA ORAN HALAYS DILO. LAAKIIN WAXAN IRI WAXAANU U ARAGNAA IN DAGAAL NALUGU HAYO. WAA ARAGTIDAYADA MAANTA. IN DALKU NABADII KA JIRTEY AYNU KU WADA NOOLAANO WAA WAXA AANU JECELNAHAY. WADA NOOLAANSHO, IS IXTIRAAM IYO WADA JIR WAX LAGU QAYBSADO. XASAN ANAGOO QURA MA UU DULMIYIN WAA U JEEDNA WAXA KU DHACAYA SHACABKA MUQDISHO EE QARAX IYO BARAKAC INTAA LA KULMAAYA😭. HADA MEESHA DALKU KU SOCDO WAA MEEL XUN. SOOMALIDU WAA IN AY RUNTA ISU SHEEGTO OO WIXI DULMI AH AYNU SHEEGNO OO FARTA KU FIIQNO. WAA NIMAN SOO SHAQA TEGEY WAXA DALKII HAYSTA MAANTA. LAMA ORAN KARO SHACAB BAY U SHAQAYNAYAAN WAAYO DHACABKII IYAGAABA DHIBAN. ANIGU WAA YAABANAHAY. WAAGI BERYA WAXAAD ARKAYSAA WAR XUN OO QARANKII SOOMALIYEED DUMIN RABA. ANU UMA ARKO IN WANAAG KA SOCDO DALKA. HADANA MIDA U DARAN WAA DAGAALADA QABIILEYSAN EE SII XOOGEYSANAYA. INTAAS BAN SHEEGAY.
Jubalaan kaligiin madagtaane amaad kajoogtaan dagaal qaxa amuu fiic nayn
Ina yarbaa tahaye ma ogide indho iyo dhago yeelo xasan ayax waa jaahil aqli d'Aran aqoon iyo garasho lahayn maamul iyo dawladnimo lahayn sidoo male xasan ayax maaha soomaali 'iakiin midabka iyo luuqada ayuu kayahay soomaali balse waa cadawga soomaaliya mida kale xasan ayax lamayaqaano waxay tahay
Kuwii bood boodaa
Adiga follow kala labanena xasan dhiqo adiga ayu madaxweyna kuyahay waa tuug qaran dhumis ah ninki xabalaha soo fagay ... shicibki guryahoda cagafta mariyay ninka miya madaxweyna la oran kara ... farmajo aya madaxweyna ah hada neh xilka aya laga qada xasan munafiq iscasil
La labo hadad wax ku qadi kartid
Saax saax saax
Saax saax saax
Saax saax saax
Saax saax saax