Shacabka Xaafada Waxarcadde oo dhigay Banaanbax ka dhan ah Dhulboob ay sheegeen in lagu hayo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 дек 2024

Комментарии • 53

  • @seed3966
    @seed3966 5 дней назад +1

    🌎😎✅. War hoow aakhiro hadii laga cabsanaayo waxaniba ma yimaadeyn ee salaatu leylka tukada how 🌎✅✅✅

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 8 дней назад +3

    Unukaa iskaleh
    Ka xaaxaabiya😂😂😂😂😂😂

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 7 дней назад

    Subxanaallah walee somali ilaahay baa u maqan

  • @CaashoSh-eu7ct
    @CaashoSh-eu7ct 7 дней назад

    Subxana alaah 😢😢😢😢😢😢

  • @Cabdiwiish-i3j
    @Cabdiwiish-i3j 8 дней назад +3

    Madaale iyo xasan xaraasha baqa iyocadaalada mamaqalane ewaxey maqalan xabada eqara makakakaca dhulka

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 8 дней назад +1

    hadii aakhiro laga cabsanlahaa barwaakho ayaan galilaheyn yaahuu alle magan

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 8 дней назад +3

    Xasan shiikh la arag dhul boob la arag

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 7 дней назад

    ILLAAHOW DAWLADAN XASAN IYO XAMSE ;MADAALE ILLAAHAW SHARKOODA KU CELI OO MAGAALADAN NASRI KHAYR QABA UKEENA

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 7 дней назад +2

    Daarood waa gob dawlad nimo yaqaan

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 8 дней назад +1

    Xasan iyo Wasiradiisa way isla shaqeeyaan Allah talada saata.

  • @abdihafiidahmed8950
    @abdihafiidahmed8950 8 дней назад +7

    Farmaajo waa mareexaan kaxaxaabiya. Hawiye ayaga Alla isku salliday.
    Darood wuuka tashaday Gudoomiyaha Villa wardhiigley.
    Wallle waxbaa kadhacy shacab marwalbo laqixinayo.

    • @YussufJire
      @YussufJire 8 дней назад

      😂😂😂😂😂 indaha ukeno sxb

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 7 дней назад +1

      Daarood ayaa nagu jira kulahaa! Kkk War ha na hafrin meeshaas 91kii buu Maatada Daarood Tuke kaga dhergay dibna inoogu arki meeyside!

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 7 дней назад

    Dadkanu miyaynan somali ahayn,dawladana aysan xaq ku lahayn ilaahay ka baqa shacabka somaliyeed dhibaatada halaga daayo

  • @AaminoCabduqadir-w8n
    @AaminoCabduqadir-w8n 7 дней назад

    Yaab shacabka waa lagu walay dawladi soomaaliyaa

  • @Fadumo123-x4q
    @Fadumo123-x4q 8 дней назад

    Warun❤❤❤❤wasaxa beenamaha❤❤❤❤❤❤

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 8 дней назад

    Subxaan Allah oo ma madaxdii ayaa dhulboob wada yaarabi

    • @ya3746
      @ya3746 8 дней назад

      Neecbkii farmaajo
      Elbow kasoo bax filada waa timid wlhi dadkan cadaalad hal maalin umeysoo bixin faraxad u eheed in la eryo nin xamar jeclaa dhiseeryna maanta xaqii yimid
      Ilaahey wa xaq soore baroorta joojiya

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 дней назад +2

    laakin haday dowladi dhex ee somaalyed dijisay dadkan oo ay run sheegayan iyaga iskalehe ee halo daayo dhulkoda shacabkan dee xasana shaqo kuma leh

    • @fordoosabdalla9819
      @fordoosabdalla9819 8 дней назад

      Waxaracade shul hada la degey maaha waa dhul sharci leh oo dowladii kacaanka ayaa bixisey .

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 8 дней назад +1

      NIN TODOBAATAN JIR AH OO XASAN SHIIKH KA XUN WELI LAMA ARAG. CADOW CADOW

  • @ismaciilseydcusmaan5366
    @ismaciilseydcusmaan5366 7 дней назад

    😂😂😂😂 soomaaliya 😂😂😂😂 maali😢😢😢qolaaa😂😂😂 damage

  • @AbdiwaliDaanyeero
    @AbdiwaliDaanyeero 5 дней назад

    😮😢🎉😂😂

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 7 дней назад

    Masaakiin dadkaas waxa lagusameynayo daawo!

  • @cnaasirx5cnaasirx57
    @cnaasirx5cnaasirx57 7 дней назад

    Haweye wadanka waa ku ciyarteen

  • @Jananjanan-g9w
    @Jananjanan-g9w 7 дней назад

    Runtii wa xanun mel ad kunolayd kagaar markii lagudhaha mel ka qayr badan Allaha idin sahlo

  • @cnaasirx5cnaasirx57
    @cnaasirx5cnaasirx57 7 дней назад

    Warnimanyahon cala

  • @Abusaliim30
    @Abusaliim30 8 дней назад

    Xasan baahane mee walba waa laga nacay ilaahay ha naga qabto

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 8 дней назад +1

    Been maaha waa run anaa u marqaati furaayo dadkaan masaakiinta ah
    Owlaadu caasima wey og yihiin in dhulkaan dowladii kacaanka ay bizisat dadkaana sharci u heystaan .

  • @yaxyemaxamed7878
    @yaxyemaxamed7878 7 дней назад

    Dhulka dowlada ka baxa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 дней назад +2

    horta xasan sheekh farmaajo wuu u aar guday war heedhe xasan wa soomali waxbu baraya ma istidhaahden oo qof qof qabyaalad indho la'aan kutaageera wa in saas loo galo 😂😂😂😂😂😂

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 8 дней назад

      Abaalkooda kawaraabiyey.
      Waxaa hadhay keliya in Mogadishu ay kaguuraan Daarood, Dir, & D/mirifle.
      Hawiye dhaxdiisa islayn lahaaa.

    • @sahraahmed-fv6rj
      @sahraahmed-fv6rj 8 дней назад

      😂😂😂😂😂😂😂 waa sax

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 8 дней назад

    Waxaan layaabahanay dadkaani maalinwalba labarakicinayo saw kuwii farmaajow soobax unukaa leh ee geele qalanay oo hooboyaasha lasoo kala ordayey maaha isaga oon farmaajo waxba ku sameyn maxay hada miskiinka layihiin ooy xassan u baryayaan oo iskaga celin la,ayihiin maqabiilka yaa xaqooda ay ka jecelyihiin hadaaba ladulminayaa ooy xaq tahay in ay isdaafacaan iyada oon xaqoodii laga duudsiyinba waa kuwii farmaajo u goodinayeye allaha maxaa cuquubadii farmaajo kasoobaxday madaxweyne daacada oo dantooda kafekeraya yey qabiil ku cayriyeen markaas yaa mid qabiilkoodaa oon u naxayn ilaahay ku saliday

  • @SiyatHussein
    @SiyatHussein 8 дней назад

    Hassan Munaafaq Balaayo kudhacday😢

  • @ahmedaden8339
    @ahmedaden8339 6 дней назад

    Shiiq Hassan lacagti dorashada ku geli lahaa ow rabyaa isku so dara

  • @abdulahihussein8702
    @abdulahihussein8702 8 дней назад

    Madaxtooyada maba galo Xassan ee Jimcaha masajidki uu kaso hadli jiray taga Madaalana Cagafta uu guryaha dadka kaga dumiyo ka jajabsha oo darawalka erya askartana iska dhacsha Qori xamar wa lawada sitaaye Xal kale male Dhul boobka

  • @HalimoAbdihanshi
    @HalimoAbdihanshi 8 дней назад +1

    Iska celiya

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 8 дней назад

    guryo dhisan wanujednahe mahd dirbiga ku odan ma qabuurahi waxar cade miya mesha shacabka sheganyan

  • @mohamedEli-o3w
    @mohamedEli-o3w 7 дней назад

    Wallee tani salad maha

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 дней назад

    horta xasan wixi qabyaalad kutaageeray oodhan cagaf bu dabada kageliyay war daarood xasan cagaf maba uu marine ee hawiyu kaw iyo kax kadhigay

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 7 дней назад

    Farmaajo maloo xiisay

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 8 дней назад

    dadka kale guryo kale wamu yalane mesha ma qaabujrihi waxaracad

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 7 дней назад

    K

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 7 дней назад

    Xasanow vilada kasoobax KKK KKK KKK

  • @AbdiYu-s7i
    @AbdiYu-s7i 8 дней назад

    Hada waad fahanteen 2 sano ka hor waxa nii sheegay shaydan xassan waa tuug tuug dhalay somaliyey imisa dhul bey dhaceen abgaal ee ka dhaceen habar gidir iyo marexaan dhulkooda odayga dhulka kasoo cesha dagaal ama nabad

  • @safiyocismaanyuusuf1898
    @safiyocismaanyuusuf1898 8 дней назад

    Madaxweeynaha gudoomiye gobal miyaa doowlada dhul hadii aydhaceeyso dhulka farasmagaalaha kuyaala ayay dadka kadhici lahayd marka idinka wixii idinka qaldan iskasaxa

  • @Maxamedgadweeyne
    @Maxamedgadweeyne 7 дней назад

    Been ayaad shegteen dhulkaas gofleey ayaale dukumiita gaas waa boob goof leeyna raali kamanoqon kanoqosho maxamad siyaad bare ayaakusa meeyay 1983-warqad ayaan lagahayaa saxib

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 8 дней назад +2

    oo ileen habargidir dhulki soomaaliyed oodhan bay bililiqeysten oo goormay xamar wada qaaten