HODAN ABDIRAHMAN | HADII AAN KU DHIBIJIRAY | XIDIGAHA GEESKA 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • Hodan Abdirahman, Anshax, Maxamed Cirro, Mursal Muuse, Oday, Asma Love, Asma Saban, Xidigaha Geeska, Somali song, Hees shidan, Music Video, Waqal Studio
    Barnaminjka Xidigaha Geeska 2020 Presented by Eglan Show
    Hodan Abdirahman
    Heesta: Hadi Aan Ku dhibijiray
    Erayada: Maxamed Xarago
    Laxanka: Xasan Dhuxul Laabsaalax
    Music: Furinle
    Camera Crew: Yampro, Shiine, Nuuraadin Dugsiye, Idiris Dabcasar, Cadaani,
    Liibaan Dahir, Mustafe Saleebaan, Caydarus Ismacil, Jeex, Waqal
    Produced: Afro Waqal Furinle Hawraar
    Xariir, Miss Xiis, Ifraax Tolmoon, kiin jaamac, gulleed simba, Ifraax Hargeisa, khaalid Messi, Mukhtaar Beeroof, Somali Music 2020

Комментарии • 429

  • @faraxkhano
    @faraxkhano 4 года назад +94

    Waaw hodan cabdiraxmaan waad dhigtay halkeeda inta igu raacsan inay halkeeda dhigtay iisaara subscribe dhamaantin tem hodan ....wallee caadi inab maahah waxaan ahay qofkii 8 daad ee comment kasoo bixiya

  • @halimamohamed6529
    @halimamohamed6529 4 года назад +50

    Ninkii hadlayaba ha iska hadlo
    Bravo walee cod waa hodan iyo babah👏👏👏👏
    Noloshoda kale waxba idinkama khuseyaan

    • @dheemanfarjar7577
      @dheemanfarjar7577 4 года назад

      Wooooow

    • @Mm2..4-n3x
      @Mm2..4-n3x 4 года назад +1

      Sax waaye huuno liiskeeda iyadaa iska eh qoftey rabto ha guursato

  • @hindahappy8554
    @hindahappy8554 4 года назад +31

    Boqoradii codka masha allh alle haku daayo qli qurxeey
    Labiska100/100
    Codka1000/100
    Shaxshaxda100/100
    Erayda100/100
    Museiga100/100
    Laxank100/100
    Mursalow naag bad heshay alle haku daayo

  • @aroorseedstudio_
    @aroorseedstudio_ 4 года назад +76

    Boqoradii Fanka Hodan Abdirahman ❤️❤️❤️ naagta ugu codka macaan nagaha Fanka ku jira Hodan Bilan ❤️❤️❤️

    • @maxamedqadarayuub200
      @maxamedqadarayuub200 4 года назад +1

      We love you Queen Hodan Abdirahman dhal fanaan

    • @zalmaqueen4213
      @zalmaqueen4213 4 года назад +1

      Maanad arag boqorada codka farhia fiska iyo sowtu rahma yurub geenyo

    • @aroorseedstudio_
      @aroorseedstudio_ 4 года назад +4

      Zuhailia Queen xiligaasay cajuusado soo qaadan naa aaway halkay ka baxeen ma haynee habaraha Codka macaned sheegatay naag Hodan cod ku gaadha la waa Hays keenaan wixii cod haya Hodan inta toonba way ku heestay

    • @mkchelsea7046
      @mkchelsea7046 4 года назад

      ❤❤❤❤❤💋💋💋😍😍👌

  • @halimaibrahim30
    @halimaibrahim30 4 года назад +16

    Hodan dhaqan wangaye wanku jecelanahaye rer xamar san u nahaye xabibita hodan waa Qof Qalbi furan oo nasib badan ilaheya haku xafiido adiga iyo xajigage gawadhe ugu wangasan fananita Somali hodan qali aya tahaye guuuul guuuul guleso waligabo

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 4 года назад +7

    Wixii howlo kugu dhacay
    Dhab hadaadan uga kaban
    Maba ihi qof dhiidhiya
    ❤❤❤❤❤❤❤❤
    Dad saas isu jecel ayeey xaasid ku yihiin allaha idiinka qabto cadowga

  • @samiiraduceysan5961
    @samiiraduceysan5961 4 года назад +234

    coronavirus🦠 Allah hay naga hayo 🤲🤲 Aameen

  • @goroyocabdi6602
    @goroyocabdi6602 4 года назад +15

    Erayada 100/100
    Laxanka 100/100
    Musik 100/100
    Codka 100/100
    Isku wadageeyoo waa 100/100

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 4 года назад +77

    Hablaha meeshan joogan wey ka cod macaan tahay wllhi 🎸🎸🎸🎸

    • @sarahussein5872
      @sarahussein5872 4 года назад +3

      Wal dhal fananin wawayn iydu inkato anan jeclqan jirin berigi hore😁😁😁

    • @koofiali2835
      @koofiali2835 4 года назад

      Cabdicasiis omer Aliyow soomaaha zzp hhhh kaseexo meesha

    • @haldhaaofficial4547
      @haldhaaofficial4547 4 года назад

      Wlhi laysma casiye Somali o dhanbay ka codmacantahy lakin khadra waxay ku samysa xoga ma ficno

    • @akaafikc5047
      @akaafikc5047 4 года назад

      @@haldhaaofficial4547 😂😂😂😂😂

    • @sushantdiamond9098
      @sushantdiamond9098 4 года назад +2

      Haa wlhi hodan waa fanaand dhashsy ilahay ku manstay cod macaani

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan4243 4 года назад +42

    From Borama Zidaa U Zugeny Barnamijkan waan Daalay Hodan Cod Jano Nolow😘♥️Quen Rabow Hodan io murzal Izku Daa Jcylkoda wx Dhama lawaa

    • @fggg3697
      @fggg3697 4 года назад +1

      ❤💋💋❤💕

    • @hindahappy8554
      @hindahappy8554 4 года назад +1

      💖💓💖🌸🌸

    • @hayaabintusln3122
      @hayaabintusln3122 4 года назад +1

      My home Boorama allow idin xafid miss you wlh Xiise aan dhaman idin haya ❤🌹

  • @wardimuse5284
    @wardimuse5284 4 года назад +86

    Hodan waa gabar farxad badan oo cod macaan iyada iyo mursal aad ayey iskugu so baxeen Lamanahan Somalida ee is jecel waan tagrsanahay Inta aan isku fikirka nahay Fadlan Like iisar.

  • @Mohamet-t5b
    @Mohamet-t5b 4 года назад +27

    😍hodan apdraxman xppti hore u soco❤
    Form america waan u xiisay borma

  • @safisubaan3868
    @safisubaan3868 4 года назад +79

    Who needs Beyonce when you have Hodan Abdirahman Dheere! Boqorada fanka 👑🥰

  • @zundushussein3750
    @zundushussein3750 4 года назад +6

    Hodan abdirahman👸 waxee heesaheeda la macan yihiin dareen kalgacal baa ka dhadhamayo iyo qiso Hodan iyo mursal dooqii adinka dabiib u helay😍♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ubahawildirir7486
    @ubahawildirir7486 4 года назад +10

    Heestan macno wayn bay xambaarsanyahay waxaana fahmi kara oo kaliya qofki hore ula socdaay taariikhdi jacayl ee mursan iyo hodan😍

    • @faniabdi7401
      @faniabdi7401 4 года назад +1

      Hduu dheeli mudan jirey dhidib ban jcylka ugu dhashin dhigaa inan ku dhafshaa ugu dhaartey wa cadkeee garo intaa ka fahan wwwwwww

  • @hamijaamac1576
    @hamijaamac1576 4 года назад +40

    From borama Germany kunool hodan abdiraxman dheere codkaga 100% kusiiyay huuno horay usoco inta heesta mcnkeda ila dareentay like ha ila dhaafina

    • @dekleepo9511
      @dekleepo9511 4 года назад

      reer Borama hadaa tahay wll miyaa ii heestid 🙏🙏🙏

    • @maxamedqadarayuub200
      @maxamedqadarayuub200 4 года назад

      hodanay afkaaga lagu habay caano

  • @Cabdullaahi2018
    @Cabdullaahi2018 4 года назад +7

    Hodan Cabdirahmaan dheere hiba gaara bay wadataah full respect

  • @nasranoor9928
    @nasranoor9928 4 года назад +8

    Aaw..love this song hodan your my number one❤from 🇰🇪

  • @simanqalanjo8646
    @simanqalanjo8646 4 года назад +9

    Runtii heeskan kama dalo dhageysigeda runtii qof caqil ah baa daremi kara erayada abwan xarago iyo codkii tolmoona hodan abdirahman 👌👌👌👌👌👌👌👈 2020 qofaan saaro dhayaha oon kudheygaga tahay naf nafteyda dhowrto dhiigeygu raca tahay🥰🥰🥰😍

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 4 года назад +8

    Hodan Abdirahman wllhi fariid noloshu kuma dhibto Abdid farxad ku nolow Adiga iyo mursal iyo carurtadu❤❤❤💝

  • @amanyedd8432
    @amanyedd8432 4 года назад +11

    Aduunka markaad hesho qofkaad jeceshahay waad darareysaa hodan fan ayay darartey heesiba hees ka daran intay jacaylkedi beri samad heshahay allaha ku dhowro hodaneey

  • @HamzaWarsame
    @HamzaWarsame 4 года назад +4

    Boqorada qarniga Hodan Abdirahman horay usoco walaal

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 4 года назад +8

    Yaa salam boqorada codka hodan Abdirhaman dheere fan fan dhalay weji🙏🏾❤️👑

  • @naftauroon2495
    @naftauroon2495 4 года назад +3

    Hodan gabar kasoto taageero umuujisa Waxay ka dhigan tahay Gabar ad adayg usaaxiba oo ragga qiimahiisa garanaysa 🙏 raggu way ogyihiin Halka uroon hodan abdirahman dhere wa dugsiiya

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 4 года назад +8

    Bil kuli ixtiraam hodan noolo huuno.
    Eesha calaa cod.
    Woow woow woow .
    Respect yaaaa

  • @cabdiraxmaanismaaciil7908
    @cabdiraxmaanismaaciil7908 4 года назад +12

    Reer mursal barwaaqoowa hodon waa fananad 100% go forward

  • @hafsohafso9789
    @hafsohafso9789 4 года назад +35

    somaliyey nagtan walhi cod bay mel sodhigtay wa haybad gaar ah u ala siyay ale haku xamdiso isha admigana alaha kahayo codkeda markad dhagaysto jceyl jceyl ankuhaynba kugu dhacayo hodan abdiraxman unolow cadowagga cadawaha alaha kuma tuso kolay shaqsi ahanteyda 100/100 ayan kusiyay codka walashey rabi haku xifdiyo fan wa cod wale ma aha kuwa jirkoda beca latagan cod iska sodhisa isqawiis lama rabe nagaha fanka qarne jirkay xayeysiyan qarna magac kuradi codka hodan hdad lahayn iska sexo sharafey nag qawan nin adunka rabo malahe

  • @saaaafi
    @saaaafi 4 года назад +4

    hodan wax ubabac dhigi karaa faninta somaliyed o dhan kuma jiro qarnigii hoydeed hdey kuso gari lahyd waan hubaa faninbadnoo legend ah iney dhafi lahyd,cod malbleey😍

  • @saadaali932
    @saadaali932 4 года назад +9

    Alhmdulilaa hodan abdirahman waad soo celiy sey xidhigaha geeska Guul 🥰🙏

  • @loulaabdillahi5279
    @loulaabdillahi5279 4 года назад +6

    Hodan Abdirahman adheere coodka allah ku daayo iskuu waara adiiga iyo xaajiga amiin🌷🌷🌷🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @khudaaroofficial1698
    @khudaaroofficial1698 4 года назад +7

    Hodan cabdiraxmaan wllshy qali
    Marna aan gaareyo 🔥💝💝💝💝

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 4 года назад +8

    Masha Allah Hoden iyo mursal Allaha ha isku kiin daayo quruxlay الله یبارك مرسل وهدن il xun idin ma eekto amin ☝👏may Allaha give to hoden and mursal long life togather Allahma amin ☝👏

    • @faizamohammed5854
      @faizamohammed5854 4 года назад

      aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏

    • @makoahmed7175
      @makoahmed7175 4 года назад

      Faiza thank you wa laba lamaano isjecla ilaa yaraantoodii Allaha hada isucalfay dadka qaarkood xaasidiin bay ku yihiin iyagu ugumayhorayn dad reerahoodii kalatageen oo reekale dhistay ee Allaha inuu iskubarakeeyo haloo gu duceeyo Allahuma amin ☝👏

  • @najma8198
    @najma8198 4 года назад +4

    😘😘😍Hodan👑👑 waa fanaand😍😍💕💕🌹🌹🌹 quruxu iyo 🌹🌹👌👌❤❤cod iyo istel 👑👑alle💖 isku darya waan fanaanda dagan midib quruxoon alla ☝️siya💖💖💕💕🌹 mashaaallaah☝️☝️ inloow❤❤❤❤💕💕

  • @abdiwahabamumin7824
    @abdiwahabamumin7824 4 года назад +22

    Hodan cabdiraxman
    Farxiyo fiska
    Nasteho indho
    Sedexda gbdhood oan taageero waligay ma arag ayago Cid cayday ujawabay❤️🙏

  • @amanyedd8432
    @amanyedd8432 4 года назад +12

    Ahmedweli furinle Garab adag oo jira ooy hodan leedahay 🥰🥰🥰

    • @tufaaxcadoosh290
      @tufaaxcadoosh290 4 года назад +2

      Hoban inolow waliga

    • @shushuu7912
      @shushuu7912 4 года назад +2

      Waad fahansantahay hawshu way is haysataa hodana waa super star cadceed sacab laguma qarin karo

  • @khadiijoxasan6904
    @khadiijoxasan6904 4 года назад +3

    Boqarad codka cidi kuma heesato yaqay 💖💖💕🙏 hodan hesaheda markaan dhagesto jaceel ban kasii qadaaa wallee 💖💖😢💕 hore usoco huuno😍😘

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 4 года назад +4

    Quen Of Quen afka un Fan lahama dhahe waloo dhaasha faanka Waka Hoodan abdirahmaan ❤💋

  • @rahmaadan5053
    @rahmaadan5053 4 года назад +21

    Alay lahe balan qaad way usamaysay saygeed mansha alah

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 4 года назад +4

    Hodan way cod macan tahey markay heeseyso lkn markay hadlayso cod yaru xuun oh hodan ha hadlin hees kaliya Alpi 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @hodanxuseensiicoow2949
    @hodanxuseensiicoow2949 4 года назад +1

    Poqorada codka mcn hodn capdi raxmn dheere wllo codkada allaha kuudayo waan kahelay fankada aad pan kuu tageera hodan cadey

  • @muwahibmohamed6151
    @muwahibmohamed6151 4 года назад +8

    Waaw hees macan boqorada ina abdirahman 😘😘😘❤️❤️

  • @shushuu7912
    @shushuu7912 4 года назад +1

    Hodan waa super star waxba lagama qaban karo sanadkaste yadaa hogaaminaysa waana hibo eebe bixiyo codka karaamadu allah ya cisak ya hodan 😍😍😍💯✌️

  • @hamdiabdi683
    @hamdiabdi683 4 года назад +5

    Hodantayda cod wax kugu gaara la waaa u Mac yaqey😘😘

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 4 года назад +24

    Hodan Marwadii MurzaL❤👑

  • @kaltunabdi2252
    @kaltunabdi2252 4 года назад +4

    Marsal wuu farah san yahy balan a loqaday 😂horey u soco fananad an tagero Hodan abdi Rahman 😍😍😘

  • @zeitunmohamed3462
    @zeitunmohamed3462 4 года назад +4

    Hodan Abdirahman hapo huko swa full respect ❣

  • @sagalmuuse2540
    @sagalmuuse2540 4 года назад +2

    Hodan cabdi xaqii waaan iska jeclye 💋💋💋💋💋

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 года назад +6

    Waar ninkan is Furinle Waa Macalin Wayn Wax Gaadhaya LamaHayo Bal Siduu Wax Leeyahay Eega 😱😮#_1:48 👏👏😱👏👏👏

  • @xamdimohamed8170
    @xamdimohamed8170 4 года назад +1

    Hodan waa xidiga ilhay Ha ku dhowro dhala fanan hodony 👑❤️❤️❤️

  • @NajiibDarwish
    @NajiibDarwish 4 года назад +68

    Boqrada codka iney thy hadad igu racsan wll like igu dhaf ado mhdsn💕😍

    • @zalmaqueen4213
      @zalmaqueen4213 4 года назад

      Kuguma raacsani anoo arkaya yurub geenyo iyo farhia fiska

    • @Halgan396
      @Halgan396 4 года назад

      Wa runta

    • @ardofarah7401
      @ardofarah7401 4 года назад

      Queen Hodan iyo Mursala Always number one ⭐⭐⭐⭐⭐👨‍👩‍👧‍👦👏u tuma oo ducada raaciya waa walaaladana
      Cida aaya danba
      Kagalana majirto
      Gurka Allah Qora
      That's the true story lvu guy's keep going 👍👌

  • @sadoabdi2256
    @sadoabdi2256 4 года назад +2

    Masha Allah huno heestan waan dhagaystayay 10 times

  • @nacuumanalka7511
    @nacuumanalka7511 4 года назад +4

    Waaaw hodan abdirahman boqorada geeska hawaro jacelku ❤h❤m❤

  • @HassenABDI-wq2mb
    @HassenABDI-wq2mb 7 месяцев назад

    Xaqiiq-dii way ka dhabaysay hodan waa qof qalbi wanaagsan misana leh cod halaasi ah. Hadii ay dhacayso inaan tago Minnesota iyada madaxeeda ayaan u tagi lahaa!!

  • @Qalbiholcay692
    @Qalbiholcay692 4 года назад +3

    Waa Hees aad loo soo habeeyay oo Sarbeeb socota ah, Dhigiisa waadba dhaafisay saa cunto saa ugu waday calool baa kasoo dhacdaye.😂😂😂🏌,

    • @ayaana1456
      @ayaana1456 4 года назад

      😂😹😹😂😂😂wlhi umad matihid

  • @shaficigelle
    @shaficigelle 4 года назад +4

    Muhashada Codka Hodan Abdirahman.❤🎧

  • @foziafouler8857
    @foziafouler8857 4 года назад +8

    Hodan ABDIRAHMAN love you 💘💘💘💘💝💝💝

  • @najma8198
    @najma8198 4 года назад +2

    Mashallaah hodan wa hooyadi codka amiin cabdulahi hodan waa gabar qalbi wangasan niyada furan inoloow cadagow ha jabo isku waraar adiga iyo mursaal 💖💖💖💖👍🏻👍🏻👌👌👌🙌🙌🙌💃🏿💃🏿💃🏿🌹🌹🌹👑👑👑💝💝💝💝🎆🎆✨✨

  • @nuuramabsuud2602
    @nuuramabsuud2602 4 года назад +2

    Mnsha allah hodan Abdiraxmaan cod baa kugu dhan hppt quruxeey ❣❣❣❣

    • @hindaqalinleh4648
      @hindaqalinleh4648 4 года назад

      Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👍👍👍👍😪😪👍😪👍

  • @mohamedabdulahi8376
    @mohamedabdulahi8376 4 года назад +1

    Yaa salaam hodan cabdiraxman dheere Suldamada fankayga caashaqa

  • @cabdilaahiahmed435
    @cabdilaahiahmed435 4 года назад +6

    Ha socoto waqalka shaqalka maqalka❤

  • @farhiyahassan6625
    @farhiyahassan6625 4 года назад +10

    Hodan wan iska jeclahey waxey ledahay cod macan iyo soo jidasho

  • @islow_____7257
    @islow_____7257 4 года назад +4

    Boqroda codka boqordda jcelka 2020 wow❤❤❤

  • @abuamal7991
    @abuamal7991 4 года назад +1

    Mursalawoooo inan Amerika ku Geeeya ku dhaartay garo yaaah

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 4 года назад +4

    Waaw mursal hodan way kula hadashay boqorada jaceylka

  • @fatoumaabdiali6285
    @fatoumaabdiali6285 4 года назад +5

    Queen hodan abdirahman ku jecliyaa hodan cod mcn walhi iyadiyo ifrah tolmon

  • @naciimamuuse8589
    @naciimamuuse8589 4 года назад +3

    Cod iga dheh Hodan Abdirahman ❤️❤️❤️❤️

  • @faarahadam7168
    @faarahadam7168 4 года назад +4

    Abwaan Xarago Heesaha Uu sameya Badaaa Xarafka (Dh ) bay ku Socdaan Abwanka dh ka guur hala dhaha Hodan dumaashidey boqorada Codka.

  • @nimoaliabdii7975
    @nimoaliabdii7975 4 года назад +35

    Cod macan manshalh hodan like you

  • @saidabdi4439
    @saidabdi4439 4 года назад +4

    Oh my god her voice is so beautiful......... keep going hodan abdirahman

  • @quennaima5004
    @quennaima5004 4 года назад +2

    Nag nol iga dheh "Dhiga inn ku dhafshan ugu dhartay wacadke e garro" wlh inantan in lagu daydo be mudanthy xaqiqatan

  • @aishaaedebsan6969
    @aishaaedebsan6969 4 года назад +2

    Wixii hawlo caku hawlo kugu dhacay 😥
    Dhab hadaadan uga kaban 😐
    Maba ihi qof dhiidhiya 🥰

  • @zuuzamohamed8580
    @zuuzamohamed8580 4 года назад +1

    Hodaneey xupiyeey wllhi wn ku jeclhy kama daalo heesahaaga allow danbiyadaada dhaaf qurux sumareey

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 4 года назад

    Hodaan abdirahman boqorda fanka hore ousco qaali 🌹🤔🤔🤔🌺😲✌️✌️👌👌

  • @Mm2..4-n3x
    @Mm2..4-n3x 4 года назад +3

    Mohashada codka hodan Bilan horay u soco

  • @yusufjama8819
    @yusufjama8819 4 года назад

    Asc hodan waan ku salaamayaa inadeer mar hore mar labaad nice song nice music thanks hodan Best Yusuf jama UK Birmingham

  • @Fatima_abdalla11
    @Fatima_abdalla11 4 года назад

    Haadu dheeli mudan jiray dhidiib baan jeceylki ugu dhaday manko dhiigan inaan kudhafshan ugu dhartaay wacadki👏💯 alayacisak intas wa iga gadan tahay

  • @malikatulxubi8290
    @malikatulxubi8290 4 года назад +1

    Koley nin kan ka ayaan daran ma arag naag walbu gursado raga horti isku ruxda aqaaas ilahaw ayan daradas indhehena ku bateena kadaaa amin

  • @hanasomalilander3153
    @hanasomalilander3153 4 года назад +6

    fananada kaliyen tageero hodan abdirahman

  • @mustafaibrahim3427
    @mustafaibrahim3427 4 года назад +4

    Gabadh ilahay kalsooni uu siiyay

  • @abdishakurdhiirane1310
    @abdishakurdhiirane1310 4 года назад

    Waa nugleerkii horoshiina iyo nagasaato lagu rayday salaamaad nacabkii haku quus qaataan

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 4 года назад +3

    Hodon queen 😍😍😍😊

  • @deeqsanabdirahman8969
    @deeqsanabdirahman8969 4 года назад

    hodan c/ràxmàn hees kasta oo ay qaado waa top wlaahi keep going my sis

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 года назад +4

    HODAN APDI RAHMAAN 🤗💯💯💯💯🔥🎤

  • @ebyansheikh3864
    @ebyansheikh3864 4 года назад +4

    Maashaalaah.hodan.waa qalanjo cod.macaan.qalbi fiican

  • @Sports_Show99
    @Sports_Show99 4 года назад +3

    nyc song Aad bn iddin zlmy azhbtaH liketa hyla dhvinaH 🖐👍

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 4 года назад +10

    Cod kaada o kaliya cid Gadha lahyn mcney sharf igu nolow il cadow Alle Kuma tuso

  • @sabrinaabdulahi6349
    @sabrinaabdulahi6349 4 года назад +4

    Hada dhawacagan kaxiga dhimashiyo dhagxumo💙

  • @nagiibhazard7371
    @nagiibhazard7371 4 года назад +3

    Hodan Bilan❤❤

  • @dekleepo9511
    @dekleepo9511 4 года назад

    hno hadaney hooyo Aamina Cabdulahi codkeedii ayaa kaa dhan dhamaya well done sist

  • @sucdiabdikadiry5329
    @sucdiabdikadiry5329 4 года назад +49

    Sidaa usugayey hada adna usugesay hodan liketa bal saaar

  • @najma8198
    @najma8198 4 года назад

    Waxa tageera dumarka 👑👑👑👑farxiyo ifska hodan 👑👑abdiraxman ifraax ❤❤🌹🌹🌹tolooman 👑👑❤❤❤nasteexo indho 💗👌🙌🙌👑👑ugbaad argsaan💕💕💕🌹🌹🌹🌹

  • @kinghanadofficial7928
    @kinghanadofficial7928 4 года назад +2

    hadii aan ku dhibi jirey dhalanteyd ku badi jirey hadeyr dhaawacaga dhimashiyo ka xigaa dhag xumo ♥️😭💉 nolosheydii 💋♥️🥺

  • @fahadmaxamedxasan4840
    @fahadmaxamedxasan4840 3 года назад +1

    waaw nice song 🎵 and hodan love

  • @eastafricanqueen2796
    @eastafricanqueen2796 4 года назад +8

    Yurub genyo khatra silimo bey lasafaty nasab waliga qof ladulmiye haku firsan dhibta

    • @digaalecompany4621
      @digaalecompany4621 4 года назад +1

      iam happy where iam way waynaatay oo hawada ayay ka baxday yurub geenyo

    • @amanyedd8432
      @amanyedd8432 4 года назад +2

      Nasri Company meesha ma dagaalbaad ku jirtaan mabaanu ogayn khadra sowtii meel fog lagaga yimi mxa keenay meesha yurub guurkeda ku mashquulsan tahay hodan 100 sano hadad haystaan waxba lagama qaban karo naagta cabaad weyn kaga cabaadisay khadr hal heeso la macno leh haso qaado 😂😂muhashada heeso isdaba dhacayaa ila malinkey guursatey khadrana malinkasa ugu danbeysay suuqa

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 4 года назад +5

    Hodan poqorada codka iyo jcylka ❤️❤️❤️💋

    • @abdullahiahmed5497
      @abdullahiahmed5497 4 года назад

      Boqorada xasidnimada iyo tugnimada

    • @anisomaxamed9348
      @anisomaxamed9348 4 года назад +1

      @@abdullahiahmed5497 oo maxay ka xaasiday ood Ku haysata bal nacaskan Ega uf aduunka nin hinaasan maxa ka xun war ha cunin inanta kalexo naag yahy

  • @craxmanali8
    @craxmanali8 4 года назад +14

    Hodan Craxman dheere naag NooL 😃😃

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 года назад +37

    Hadad #HODAN viyar u haysato FANKEDU waa HIDE Waxa iska dhalay
    AAMINA CLAHI iyo CRXANN DHERE
    CODKEDU waa HIBO ALLH SIIYEY
    KU TUUR 🧣🧣🧣CUMAMADA🧣🧣🧣
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤🎹🎹🎹🎷🎸🎸🎷🎸🎻🎺🥁🎹🎸🎻
    Bahalkii magaxa Xumaaba ALKEH HAYNAFA VADVADIYO ee #CVIRUS
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdisalanismaelmohamed4681
    @abdisalanismaelmohamed4681 4 года назад +2

    yurub geenyo meeyay 😍

  • @xawatako7189
    @xawatako7189 3 года назад

    Allah khalbiga khuruxeey.💖

  • @shamso-gabarbari2625
    @shamso-gabarbari2625 4 года назад +2

    Hodan cabdirixman naag nol❤️💕