Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka New Zealand | Dhulkii ugu danbeeyay ay dadku dageen

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 июл 2021
  • Xaqiiqooyinka New Zealand | Dhulkii ugu danbeeyay ay dadku dageen#New Zealand
    New zealand waa dal jasiirada ah oo dhaca koofurta galbeed ee badweynta pacific,wuxuuna dhulweynaha dalkaan u qeybsamaa ilaa labo qeybood oo waaweyn oo kala ah jasiirada waqooyi ama Te Ika-a-Māui iyo jasiirada koofureed ama Te Waipounamu.
    SUBSCRIBE,SHARE AND LIKE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Комментарии • 169

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 2 года назад +7

    New zealand waa wadan aan jeclahay inan kunoolado wayo waa happy

  • @Daw_-lad4Kk
    @Daw_-lad4Kk 2 года назад +3

    Si fiican ayaad uga soo warantay New zealand 🇳🇿 Waa sidaa maanta 🙏

  • @maamemaxamed5614
    @maamemaxamed5614 2 года назад +10

    Legend Dunida nagu safriyey keep going bro

  • @husseinhassan5426
    @husseinhassan5426 2 года назад +4

    Beautiful land Newzealand.
    Long life Newzealand.

  • @zakariyeaqbalidiris3248
    @zakariyeaqbalidiris3248 2 года назад +19

    Tanaad sxp Waxan kugu soo biiray adoo hate 9k hadana 170 wax yar dhimanyahay sxp ee shaqsiyadaada nooga waran sxp inta igu raacsan like saar thanks

  • @alimusa8095
    @alimusa8095 2 года назад +8

    waan sugayay barmaamijkaaga soomaali youtuber ah oo aan adiga ahayn ma dhegeysto

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 2 года назад +13

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @zersaadaad225
    @zersaadaad225 2 года назад +8

    Keep Going pro

  • @aragwaafi5886
    @aragwaafi5886 2 года назад +9

    The best geographic teacher keep going bro. Next Switzerland, please.

  • @dhambaalmedia1
    @dhambaalmedia1 2 года назад +1

    Jaza akalahu khayran saaxib.

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 2 года назад +2

    Tanaad wll berYaHan waad so qalap qaadaTaY m.a. bartaas ka sii wad dedaalka 🙏🙏🙏

  • @ismailomar7156
    @ismailomar7156 2 года назад +2

    Marwaliba waxaad no so gudbisa barnaamijyo wax tar u ah daadka jecel tariikhada iyo juquraafiga, waadna ku mahadsan tahay bro keep going.

  • @suldanabdihassan988
    @suldanabdihassan988 2 года назад +3

    Mclin waa kaaga mahadcelinaya cilmiga iyo aqoonta aad maalin walba si bilaash aha iigu faidayso rabi ajir iyo xasanad ha kaa siiyo ❤

  • @zabariincabdishakur3591
    @zabariincabdishakur3591 2 года назад +1

    Masha allah

  • @mohameddahir5405
    @mohameddahir5405 2 года назад +1

    Masha alah waxbadan ayaan kafaa iiday🤩🤩🤩

  • @saciidliid5114
    @saciidliid5114 2 года назад +2

    Legend waad mahadsan tahey

  • @issackHIA
    @issackHIA 2 года назад +1

    Great work

  • @abdurahmansheick7355
    @abdurahmansheick7355 2 года назад +1

    Bogaadin bahda tanaad tv
    Maan shaa Allah hambalyo
    Tageero ayaan idiin ahay bahda tanaad

  • @khadarsomalitv2920
    @khadarsomalitv2920 2 года назад +1

    Sxb Aaad iyo aad baad uu mahadsan tahay 🙏Big man ☑

  • @MubarikHaybe555
    @MubarikHaybe555 8 месяцев назад

    Waa Wadan Wacan Runtii NZ Oon cunsuriyad ka jirin

  • @sahantube3846
    @sahantube3846 2 года назад

    Waa mahadsan tahy macalin ❤

  • @maxamedturki2118
    @maxamedturki2118 2 года назад +1

    Msha allh keep going🥰❤️❤️❤️❤️🥰

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 2 года назад +1

    Macalinka faaidadad channel ka qudha ee ugu faaidada badan
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ TANAAD ❤️

  • @mohammedy.ahmett7217
    @mohammedy.ahmett7217 2 года назад

    Thank u ustaad 🙏

  • @geesiofficial6022
    @geesiofficial6022 2 года назад +1

    MAASHA ALLAAH
    Walaal Keey
    Mahadsanid

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 2 года назад +1

    Keep going ustaad 👍

  • @ustaadofficial6397
    @ustaadofficial6397 2 года назад +1

    Keep going sxb

  • @gutalenorgutale1404
    @gutalenorgutale1404 2 года назад

    Well NZd Ayaaaba ixasuusisay caawa.
    Mahadsanid Ustaaad .

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 2 года назад +1

    ma fov: country good one bro

  • @faarahrobleadan9934
    @faarahrobleadan9934 2 года назад

    Thanks macalin

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 2 года назад +3

    Keep going bro Tanaad 💪🙏

  • @dhoofyare
    @dhoofyare 2 года назад

    Go forward pro haka cajisin so gudbintada quruxda badan👑

  • @mahadmuxudin1960
    @mahadmuxudin1960 2 года назад +1

    First keep forward legend🥰✌

  • @dgmfasko3784
    @dgmfasko3784 2 года назад

    Mashallah kkeepgoing

  • @abdurahmansheick7355
    @abdurahmansheick7355 2 года назад

    Keep going big brothers

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 2 года назад +1

    Thank you Tanaad

  • @khalidfantastic5007
    @khalidfantastic5007 2 года назад

    Keep going ustaad muqaalada noosoo badi ale ha ku barakeeyo 🙏

  • @happylifechannel7163
    @happylifechannel7163 2 года назад +1

    Fadlan Belguim

  • @abdullahiyuusuf5539
    @abdullahiyuusuf5539 2 года назад

    Keep going ustaad

  • @engahmedbadel2065
    @engahmedbadel2065 2 года назад

    Macalin 💯

  • @mahamediman4219
    @mahamediman4219 2 года назад

    Mahadsanid

  • @bdimajidabdullahi5216
    @bdimajidabdullahi5216 2 года назад

    Walal keep up

  • @FUN-kw7lr
    @FUN-kw7lr 2 года назад

    Best Somali RUclipsr

  • @abdullahiadanshabanshaban6594
    @abdullahiadanshabanshaban6594 2 года назад

    Shukran

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 года назад

    Best you tuber tanaad wankutageeraa keep going zxb

  • @abdullahisaynuuni
    @abdullahisaynuuni 2 года назад

    Maasha allah khayr allaha ku siiyo waxbadan ayaan kaa faaiiday

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 2 года назад +1

    Legend MAN 🤗🤗🤗🤗

  • @abdirahmanali7283
    @abdirahmanali7283 2 года назад

    Sxp Aqoon Fican Ayad Ledahay Thanks 💯

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад +1

    Go forward

  • @mohamedabdikaariye9489
    @mohamedabdikaariye9489 2 года назад

    Ustaad hormar baa kuu rajeynayaa

  • @omarmediashow2765
    @omarmediashow2765 2 года назад

    qaaradeena kasoohadal pro m.a alla haku xafido aqoontaada alla hakuu ziyaadiyo keep going

  • @mohanelmi2642
    @mohanelmi2642 2 года назад +6

    Bro gormad so muqaneysa ama magacaga iyo shakhsiyada noo shegaysa

  • @mustafecalixaaji7238
    @mustafecalixaaji7238 2 года назад

    Maansha allaha sxb tanad waan kugu xidhahay sxb mahadsanid

  • @abdinazirhassan4139
    @abdinazirhassan4139 2 года назад

    Mch allah

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 года назад

    Aggasimaha Warbahinta Tanaad Salan Sare Bro 🙏🙏

  • @guuleedtalaguuda5339
    @guuleedtalaguuda5339 Год назад

    Tanaad kib going

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 2 года назад

    Macalimu tanaad🙏🙏👏

  • @kimikokmk752
    @kimikokmk752 2 года назад

    Insha alah Guul bro dadkan
    Waa xasidiinlama orankaro
    Gacan Geed yaal weeyeh

  • @yaxyenaano6653
    @yaxyenaano6653 2 года назад

    channel aan wax-badan ka faa"iday keep going pro

  • @abdikanimotaale5591
    @abdikanimotaale5591 2 года назад

    Niyahoow rabi haku xafido bro qaali waxatahay quf qaali ah sxboow horay usoco bro qali

  • @hodanmuuse4256
    @hodanmuuse4256 Год назад

    Masha.allah 🥰🥰🥰

  • @despoilerimran7171
    @despoilerimran7171 2 года назад

    Backround music nice

  • @gaare8701
    @gaare8701 2 года назад

    Aniga ugu horeeyo tanaaaad

  • @ahmedabdiqani6243
    @ahmedabdiqani6243 2 года назад +3

    Anaa ugu horeeyo maanta ustaad music back ground-ka iyo codkaaga waa isleyihin. South Africa kasugaa sanad dhan nio

    • @alimusa8095
      @alimusa8095 2 года назад

      anigaa kaa horeeyay kaabe

  • @mahadomar6837
    @mahadomar6837 2 года назад

    Our channel tanaad guuleyso bro

  • @nalayhassan364
    @nalayhassan364 2 года назад +2

    Sxp waxn kaa codsanaya inaan noo soo dhigdid shaqsiga la yiraahdo ibnu batuuta oo safray meela badan sxp plz

  • @roobleaxmed2637
    @roobleaxmed2637 2 года назад

    Aad baad umahadsan tahay macalin horay usoco

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 2 года назад

    Keep going bro 😎 next Norway 🇳🇴

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 года назад

    Ha salam codkaga nadiif

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 2 года назад

    Fadlan xayawaan dafada inaan wax ka ogaadan rabaa

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 2 года назад +1

    Next kaso diyaari Australia intanad Oceania soo dhaafin

  • @ahmedrasta7788
    @ahmedrasta7788 2 года назад

    Thanks brother waxa kaso salas dalks kenya gaar ahas nairobi👏

  • @husseinabukar7723
    @husseinabukar7723 2 года назад

    Waa wadanka aan ku riyoodo inaa dago mustaqbalka

  • @saamiyamahad2227
    @saamiyamahad2227 2 года назад +2

    Maalin dhaweyd ayaan is weydiiyey New Zealand qaaradee ka tirsantahay mahadsanid macalimuu

  • @issackHIA
    @issackHIA 2 года назад +3

    M.Allah walal qali
    I really support you, may Allah bless you.

  • @xamdihassan6102
    @xamdihassan6102 2 года назад

    horay usoco wll dadka dhahya keep going luqadin ku hadla

  • @nagmayasin7852
    @nagmayasin7852 2 года назад

    Keep going pls next Egypt pls

  • @khadarsomalitv2920
    @khadarsomalitv2920 2 года назад

    Tanaad ❤🙏🙏🙌💯RUclipsr Tageero weyn u haayo🥳 Tanaad sxb intee kala soo xiriira👈🥺😘Run ahaanti waxyaabo badan kaa fayidaay💡🎤🎊Adoo mahadsan 🇰🇵North korea macluumad nooga soo gudbi💯❤

  • @abdikariimak7708
    @abdikariimak7708 2 года назад

    Next benin🇧🇯

  • @mahadyare2506
    @mahadyare2506 2 года назад

    Sxp noosoo Badi taageer0 Ween aa Kuu nahaye 💖

  • @abdullahisaed10
    @abdullahisaed10 2 года назад

    Siraha Dahsoon Welcome

  • @dagandaacad3066
    @dagandaacad3066 2 года назад

    Mahadsanid wllo wixii igula yaab ka bad naaba waa luuqadda dhagoolayaasha ay leeyihiin wuu iidhinnaa dal leh luuqadda dhagoolayaasha

  • @cilmiboodhari4776
    @cilmiboodhari4776 2 года назад

    Tanaad waa wehelkayga waana macalinkayga xagga Geographyga.

  • @sacadmahdi_1
    @sacadmahdi_1 2 года назад

    Horo usoco lipaax

  • @weheliemedia
    @weheliemedia 2 года назад

    Tanaad💪

  • @MSaid-rh3re
    @MSaid-rh3re 2 года назад

    Mahamed Tanaad fadlan bro ka soo
    Haddal Germany 🇩🇪🇩🇪🇩🇪🇩🇪🇩🇪🇩🇪

  • @daahirali736
    @daahirali736 2 года назад +1

    new sealand habayarahay baa dagan❤

    • @jamacabdi6630
      @jamacabdi6630 2 года назад

      Xagee kadaganyihiin? Auckland, Wellington mise Hamilton? Anigu Christchurch New Zealand ayaan deganahay,.

    • @saarahassan9127
      @saarahassan9127 2 года назад

      @@jamacabdi6630 wllkey aniga sweden ayan jooga sharci waa ley diiday wadankan new zealand sharcigeeda iga wrn

  • @baraarujin358
    @baraarujin358 2 года назад

  • @jaambaCade
    @jaambaCade 2 года назад +1

    Wxaa loo soo gaabiyaa NZD waana lacg dhaq dhaqaaq fiican leh

    • @khayr.shorts
      @khayr.shorts 2 года назад

      @abdimajiid salaad markaad forex tarader weyn tahay waa iskaa noocaas🤣

  • @marwo6198
    @marwo6198 2 года назад

    ❤️🙌🏻🙏

  • @samisultan1800
    @samisultan1800 2 года назад

    Wellington lafteedaan kasoo salamayaa team Tanaad

  • @maxamedfaxalka8622
    @maxamedfaxalka8622 2 года назад +1

    Tanaad sxb taageeryshda isbar sxb wanku taageerna

  • @iiddalmar4319
    @iiddalmar4319 2 года назад

    Zxp @Tanaad codsi
    Dalka udhow australia ee la dhaho #Papu new gunia kaso hadal
    Thankz

  • @jamacabdi6630
    @jamacabdi6630 2 года назад +1

    Waxeey Caan kiyihiin cuntada hangi, oo dhulka hoostiisa, lagu kariyo

  • @user-js3le9yc8u
    @user-js3le9yc8u Месяц назад

    Sxb program kaaga wan jeclahy waa barnaamijka ugu fcb sxb

  • @youngmali329
    @youngmali329 2 года назад

    🤞🏾🙏🏾

  • @mohamedmuslim6314
    @mohamedmuslim6314 2 года назад

    Next Cambodia 🇰🇭 please

  • @khayr.shorts
    @khayr.shorts 2 года назад +1

    Legend always legend♥️

  • @nalayhassan364
    @nalayhassan364 2 года назад +1

    Sxp kasoo hadal sahmiyii crastova coulumbs

  • @hassansamaale6407
    @hassansamaale6407 2 года назад

    Soo badi dalalka inder