SUQAN WALIGAA MAD ARAG HARGEISA 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • SUQAN WALIGAA MAD ARAG HARGEISA 2024

Комментарии • 18

  • @nurasaeed5381
    @nurasaeed5381 Месяц назад

    لايك 32

  • @GF-fk4is
    @GF-fk4is Месяц назад +1

    Mawduuc aan rabay baad ka hadasheen
    Oo ah qiimaha
    Khudaarta
    Barnaamij ka soo diyariya

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Месяц назад

      haye wl idamka allah waanu ka soo diyarin

    • @GF-fk4is
      @GF-fk4is Месяц назад

      @@XHARGEISA mahad sanid wll ex hargeys

  • @muhamedhusseinjama2007
    @muhamedhusseinjama2007 Месяц назад

    Dhaga Iid Hotel

  • @UbaxShacni
    @UbaxShacni Месяц назад +1

    Siinay kaama hayo legendow

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Месяц назад

      Waan Soo wadaa wllo waan so dubay

  • @Wiyeeryare
    @Wiyeeryare Месяц назад +1

    Doqon ma waaye ayaanu anagu odhan jirnay berigii hore suuqaas 😂

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq Месяц назад

    doqon ma waaye geed buu ahaa halkaa ku ooli jirey oo ugaadeenka reer hargeysa ku dhici jireen, intay xoolaha ay keenaan ka khiyaameeyaan oo lacgta ka hambagaan ayay cidla dirijireen.

  • @muhamedhusseinjama2007
    @muhamedhusseinjama2007 Месяц назад

    dhaga iid hotel , suuqa doqon ma waaye

  • @talawanaaggoodadvice8891
    @talawanaaggoodadvice8891 14 дней назад

    Suuqaa doqon ma waaye anaa
    Garanaaya goortii loo bixiyay
    Iyo wixii loogu bixiyay bal se waa
    Lama sheegaan

  • @gamegrid-x6n
    @gamegrid-x6n Месяц назад +3

    ala mxaan beer ka cunay meshan waa suuqa telesome u dhawaa waa meel xasuus dheer igu leh waxaan xasuusta anaa halkan ka shaqanayaa waliba waa 2000 bari inan baan ahaa waxan ku haystay meherad wayn oo booshari ah waliba ka soo hor jeedka masaajidka alnakhiil haa waxan jooga usa wayo wayo ayaad wallo i xasuusin wali waan oyay caruurtada ila dawanasysa imka waan ku xidhanay channelka x hargesia waliba waa fikir aad u wacan waxan ka helay qaabka aad waxa u duub taan manhslah codsi waxad soo duubtaan xafadaydii guryo samoi plz mahadinid dhaaman

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs Месяц назад

      insha allah hargeisa iyo gooba badanba waan soo wadnaa

  • @SomaliCamelBoy
    @SomaliCamelBoy Месяц назад

    Buqda noo soo duuba plz 😂😂

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Месяц назад

    Suuqan dabku mo so gaadin miya waxan moodyay ila halkan inay gubtay sxb marku suuqa waheen gubtay sxb

  • @TheIdea2999
    @TheIdea2999 Месяц назад +1

    Masjid jaabir na dee video ka diyaariya
    Jigjiga yar

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Месяц назад +1

      haye wll insha allah

  • @axmedofficial4607
    @axmedofficial4607 Месяц назад

    First❤