'SIRTA UU KASHIFAY 9-BILOOD KADIB' GAZA WAA MAXAY?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 июл 2024
  • DEG DEG: TAAGEERAAYAASHA FALASTIIN OO ARIN LAYAAB LEH KA DHIGAY BAARLAMAANKA AUSTRALIA
    Pro-Palestine protesters scale roof of Australia’s Parliament House
    The four protesters rolled out several banners that said, ‘From the river to the sea, Palestine will be free’ and ‘No peace on stolen land’.
    SOURCE: • Col. Douglas Macgregor...
    Israel FM to Iran: regime threatening destruction deserves destruction.
    Israeli Foreign Minister Israel Katz said on Saturday that Iran's message of an "obliterating war" made it worthy of destruction.
    ⁠"A regime that threatens destruction deserves to be destroyed," Katz said in a post on X. He also said Israel will act with full force against Iran-backed Hezbollah if it does not stop firing at Israel from Lebanon and move away from the border.
    Iran's UN mission said on Friday that if Israel embarks on a "full-scale military aggression" in Lebanon, "an obliterating war will ensue."
    The Iranian mission also said in the post on X, formerly known as Twitter, that in such an event "all options, incl. the full involvement of all resistance fronts, are on the table."
    Hezbollah has been exchanging fire with Israel since October, in parallel with the Gaza war. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and Defence Minister Yoav Gallant said this week they prefer a diplomatic path to resolving the situation. www.reuters.com/world/middle-...
    Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
    In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisrael.com/nasrall...
    SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
    Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
    Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
    Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
    In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
    With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
    U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
    HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
    UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
    The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
    However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 51

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  5 дней назад +15

    SUBAX WANAAGSAN AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE & SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 5 дней назад +4

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @fartun9503
    @fartun9503 5 дней назад +4

    Masha Allah ❤

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 5 дней назад +1

    Alaah Akbar waxaan ku farxo sheeg❤❤❤Falastiin
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fartun9503
    @fartun9503 5 дней назад +4

    Guul insha Allah 🇵🇸🙏🙏👍👍👍👍

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 5 дней назад +2

    Reer xamaaz wey guuleysanayaa, yuhuudna waxay cagta saartay wadadii burburka inshaAllaah

  • @fartun9503
    @fartun9503 5 дней назад +2

    Haben wanagsan Brother 👍

  • @aminafarah6589
    @aminafarah6589 5 дней назад

    Ugudanbay Falastiin baygushi raacay Insha alah murugo badan kadib. Guul Guul Falastiin Amiin amiin ya alah.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 5 дней назад +2

    Allahayow Adiga oo kaliya ayaa ah midka Qadarqa xukmiya Rabiyow waxaan ku weydisanay difaca Beitul Maqdis iyo Maatida Cadowga Awooda kibirka isbidan, Rabiyow kuwan iyo munafaqyada muqaalka ka'ah islamka U danqan waayay in eey waajibkooda Cod iyo calaf kugarsiiyaan Matida Falastine.

  • @ahmedmohamed3061
    @ahmedmohamed3061 5 дней назад

    Manshaa allah Abdi Xafiid Kaalay iska Arak

  • @aishoali9110
    @aishoali9110 5 дней назад

    Insha.allh.walaga.guulaysan.yahuuda

  • @user-tf7io4uh4t
    @user-tf7io4uh4t 5 дней назад +1

    Yaaa alaah halp falasatin yaaa alaah halp falasatin yaaa alaah halp falasatin 🎉❤❤❤

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 5 дней назад

    Mahadsanidiin BSTV.

  • @mawadomacalin3774
    @mawadomacalin3774 5 дней назад

    FALASTIN Inshallah ALLAH
    HABA Dhamaadaan Ee WEY
    GUULEYSAN🙌🙌
    Israel MAALIN key Qabjabeen WAXEY AHEYD MAALIN Kii
    Laguduuley ILAAHEY WAXAAN Kabaryeynaa IN Ey
    BAABADO YUHUUD🙌🙌🙌
    ISLAAM DHAB TA AH Ilaahow
    QUWEE🙌🙌🫵🫵🫵

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 5 дней назад

    Xamaas iyo xisbullah waxay udagaalamayaan waa dhulkooda marka hadeey dhintaan waaguul hadeey noolaadaan guul bey rabaan inay ku noolaadaan yahuudo markasta waa uguuldaro oo markii horaba dhul aysan lahayn ayeey ku duuleen allah ma guuleeyo yahuud iyo inta garabsiinaysa

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 5 дней назад

    SUBAX WANAAGSAN A.HAFID

  • @yusufcabdilahi3815
    @yusufcabdilahi3815 5 дней назад

    Alxamdulillaah, Allaha muslimiin ummaddii Nebi Muxammad (Caleyhi salaatu wa salaam) ah naga yeelay baa mahad leh. Nin Alle isku hallaynaya (shacbiga reer Falastiin)& nin maraykan isku hallaynaya (yuhuud) ayaa dagaallamaya, bal aynu eegno, nin ilaahay raadkiisa isku taagay fakan maayo.

  • @khaliifcabdi6106
    @khaliifcabdi6106 4 дня назад

    Natanyahu iyo zilinizki way guuldaraysanayaan insha allah

  • @nuurismail3003
    @nuurismail3003 5 дней назад +1

    Horay usoco wll barmamijkan subax wanagsan waan kuhaysta noolow wll abdixafid

  • @CirashiidMaxamed-xi8yu
    @CirashiidMaxamed-xi8yu 5 дней назад

    Mansh Allah ❤

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 5 дней назад

    Yuhuud waa dowlad la hubeeyey balse xamaaz iyo reer falastiin waxaa la saaray cunaqabateyn 15 sano ah balse awoodii rabbi ayeey kaashanayaan inshaAllaah guul marwaliba reer xamaas

  • @fartun9503
    @fartun9503 5 дней назад +1

    for Usa 😴

  • @cabaaskbofficial7747
    @cabaaskbofficial7747 5 дней назад

    Cabdi xaafid

  • @maan8746
    @maan8746 5 дней назад

    Si aad muuqaalka uboobsiiso riix calaamada setting ee shaashada geeskeeda kadib riix "Playback Speed" kadib heerar boobsiis iyo tartiibin ayu leeyahay ee kala dooro, ani heerka ugu hooseeyo ( 2x )aan doortaa

  • @fartun9503
    @fartun9503 5 дней назад

    Amiiiiin

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 5 дней назад

    13km oo dhan walba ah ayey qaateen oo ay ka dhisataan ilaa kun guri

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 5 дней назад

    Over 70 thousand buu yidhi sxb

  • @Abdixakiin-xp8re
    @Abdixakiin-xp8re 5 дней назад

    Brith.cabdi.xaafid thank you

  • @AhmedAf-yare-vx5jj
    @AhmedAf-yare-vx5jj 5 дней назад

    Macnaha laga fahmayo waxa weeye macnaha wayba jabtay gar iyo gardaraba

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 5 дней назад

    Dhaawacuna wuu ka badanyahay 70000 sida iyaguba ay qirteen

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 5 дней назад

    ASC WR WB

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 5 дней назад

    Abdixafid kasoo waran lubnaan

  • @CumarAli55
    @CumarAli55 5 дней назад

    Wuxa ushegay wxaqiiq

  • @liibaandhoonkir4612
    @liibaandhoonkir4612 5 дней назад

    Asc,walaal,warka'lama rukunto,ee waa lagu xirnaadaa.(Rukumasho),waa Cuno lagu naaxo ,oo qaf maalin walba loo dhigo.
    Walaal Af-Somaligu waa laalaadaa,ee u hiili

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 5 дней назад

    Qabyaalada iyo eexaysiga iska dhaaf si aad u hesho Daawadayaal badan Falanqeeyayaal dhinac ka raran adigoo dhinac ka raran adigoo dameer iska ciyaaraha wax ka bedel systamkaaga soomaali meel kasta eey degto falan qeeye ku sameeyso

  • @mohamedabdirahman74
    @mohamedabdirahman74 5 дней назад

    Asc bro

  • @caashamohamed3997
    @caashamohamed3997 5 дней назад

    MA

  • @user-er4id9sw2v
    @user-er4id9sw2v 5 дней назад

    Waxaa markhaati ah saraakiisha ciidanka oo leh guutooyin cusub ayaa loobahanyahay, bal adba

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 5 дней назад

    Aniga waxay ilatahay nin ku dagalamaayo sharaftiisa inuu ku noolaado cise iyo nabad ama geer iyo nin ku dagalamaayo inuu waxuusan lahayeen dhaco isku guul mahan raga u dagalamay reer falastiin guul ama geere baay raban kuwa kalan dhuul inay dhacan bas marka inta ninkas nool yahay ma guulaysan karan wayo dhuulka aay rabaan ninbaa leh

  • @mohammedwaise495
    @mohammedwaise495 5 дней назад

    Soonalia xayaysii no Kenya???

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 5 дней назад

    Tirada askarta yuhuuda lagaga dilay Gaza kama Yara 50000 sida ay aniga ila tahay waayo 3000 oo tiknino ah min 10 askari ayaa ku dhintay iyo 20000 oo dagaalka dhulka

  • @maryannur4299
    @maryannur4299 5 дней назад

    Waxu ka wada guuldarada yahuuda waa fuusha musliminta iyo goboolka eey xooga ku hestay yahuudu,,,,,,,mardabane laga baqi maayo yahuud botadeeda,,,,,,,ilaheey raxmaanka ah guusha ha siiyo falastiin iyo dhamaan muslimiinta

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 5 дней назад

    Sirihii ayaa so laabtay iminkana 😂😂

  • @warsamemohamud841
    @warsamemohamud841 5 дней назад

    Nin waalan cinwaan isku wada mid ah maxaad u soo qortaa War sidii idaacadaha caalamigaa wax sax u eg sheeg

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 5 дней назад

    Israel hadi ay san guulaysan jiritaankeeda ayaa Qatar ku jira

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 5 дней назад

    70000 kun waxaa qirtay Israel marka taas been maaha

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 5 дней назад

    Anigu horaan u iri reer falastiin xamaas ha dagaalamaan inteey gabari ka nooshahay si ilmaha uurka ugu jiro beri kolkii uu dhasho uu u yiraahdo waxaan ahay nin falastiina guusha iyo nimcadane waxaan uga mahadcelinayaa geesiyaashii ii dagaalamaayey ee xamaaz,