Imaaraadka O Godkooda Biyo ugu Galay| Ciidanka Israil & Shujaaciya| Ciyaarta itoobiya & Somalia

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 июн 2024
  • Imaaraadka O Godkooda Biyo ugu Galay| Ciidanka Israil & Shujaaciya| Ciyaarta itoobiya & Somalia
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 487

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  9 дней назад +67

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 9 дней назад +6

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

    • @user-tf1be2lv8f
      @user-tf1be2lv8f 9 дней назад +1

      Shiiq wow waxbadan baakaqaln somali malaha awood ciidan sidaasi darteet ay a skasab kadiysa

    • @cayaarahabaydhabo3563
      @cayaarahabaydhabo3563 9 дней назад

      Kuwaan soomaali xogaamiyaan ma ahansoomaaliyamaxaayeelay sidaan umadhagmilahan

    • @cayaarahabaydhabo3563
      @cayaarahabaydhabo3563 9 дней назад

      Xadaysoomaali axaanlahaanlahaalahayee sidaa umadagmilahayn

    • @maxamedfarax4280
      @maxamedfarax4280 9 дней назад

      Maryaha islamka iska saar abaha benalaha kawase

  • @daudhussein4811
    @daudhussein4811 9 дней назад +35

    Free Somalia 🇸🇴 same as free Palestine 🇵🇸

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 9 дней назад +17

    Scw scw scw scw scw sheikh wcs falastiin 🇵🇸❣️♥️♥️ gull gobonimo ilahayo uyasir reer falastiin

    • @fahmahassen5429
      @fahmahassen5429 9 дней назад +1

      Scw Scw Scw

    • @abdulqadirali5419
      @abdulqadirali5419 9 дней назад +1

      Sh adiga waxaa tahay yuutuubar mucaarad nimada mw xasan dad miyaa lacag kuugu siiyo waayo wax aan qalad umuqan ayaaqalad kadhigtaa

  • @deqafarah8903
    @deqafarah8903 9 дней назад +9

    Dhulkayga anaa leh dhulkaagana kula lihi baa ka socota caalamul islaam, subxaanalaah 😢😢😢😢😢

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 9 дней назад +12

    waa daciifnimo in badena itoobiya gorgortan ku gasho illaahow badbaadi dalka dadka diinteena aamiin

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 9 дней назад +11

    waaa runtaaa. dowlada Somalia 🇸🇴. waa lagu wareeeray Dowlada ha caalamka weeey ka quusteeen. Wareeer ey ka qaaadeeen.

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 9 дней назад +6

    SHIIKH MAXAMED DULMIDIIDOW NINKAN XASAN DHIIQO WAA SHAKHSI BILAA DAMIIR AH OO KHAA'INUL WADDAN AH WUXUU ISKUDARSADAY FULEYNIMO, QABYAALADIISTE, TUUGNIMO MARKAA ILAAHAY WADDANKA HAKAQABTO

  • @Dhaqandahir
    @Dhaqandahir 9 дней назад +3

    Waa bahdil cad lakiin ayakane Allah ayaa bahdilidoona insha Allah. Imaaradka xaqii mulimiinta ayaa kasoo baxaa waayo ayagaa isku diro oo hub u kaladhiibo

  • @user-bj7cf2fn3f
    @user-bj7cf2fn3f 9 дней назад +4

    Waa ku mahadsantahay qiiradaaada waana ku saxantahay ee waxsan allaha wax noogo daro meesha hogaamiyayaal Kuma heenee

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 9 дней назад +3

    Shekh intanan kubdhageysanba wan Ku farxay imaradka o godkisi biyo ugu Galen wallahi wan Ku farxay balayo Allaha kusalado imaradka

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 9 дней назад +5

    allow u hili reer falastiin iyo muslimka

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n 9 дней назад +2

    Soomaalida qaflad baa saaran dulmiga hajoojiyaan Allah ha usoonoqdaan inshaallah

  • @user-sq1lo3ib9b
    @user-sq1lo3ib9b 9 дней назад +2

    Arintaan inay Hindida ay dalbato xuquuqdooda waa wax aykadanbeyso xukuumada Imaaraadka mar hore ayaa looga digay way diideen imaaraadka marka waa laga qaadan doonaa insha'Allah

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 9 дней назад +4

    imaaraadka Masar urdun Jordan Baxareen Allah burburiyo waa yahuud mareykan addoomadood

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 9 дней назад +2

    Madaxda dalkeenii haysataa waa wada caado qaatayaal bilaa demiiro ah inkaar allaha kuridee, wlhi ma cafin doono siyaasi walboo talo noo qabtay intay Hooyo iyo ilmo soomaaliyeed Gaajo iyo dulmi kujiraan 😢💔

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 9 дней назад +2

    Xasan Sh. Iyo ku kastaa o yimaad shacabka uma daneeyan, e wa ka daneystaan. Emirates iyo KSA Allaah ha burburiyo.

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 9 дней назад +19

    rabiyooow u gargaar walaale heen reer palestine 🇵🇸. yaaa allaah

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 8 дней назад

    Horta guurguurte hogamin siyasaded ma leyahay hunguri ayaa meel kasta uu ka donaya itoobiya marka hore bada miyan shirkad ku ahayn dalka iyo dadka alle haka qabto guurguurte xabbad sokeye haku dhacdo ilahey idinkiis amiin amiin ya alah

  • @alixsaansom
    @alixsaansom 8 дней назад

    Sheekh dulmi diid mar walba qosol ayaad iiga keenta masha allah .

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 9 дней назад +2

    Sheekhwo dawlad somaaliyeed majirto shacabka somaaliyeed iyo dalkeena allaah xafido amiiin amiiin yaarabi

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 9 дней назад +1

    Allaha u siyaadiyo kharibaada iyo burburka emaaraad ka dawladihii muslimka ahaa yey baabi iyeen oo kharibeen ooy gaalo iyo cadaw u loogeen iyagana kharibaada allaha usoo dadajiyo daalimiinta

  • @gureymax7639
    @gureymax7639 9 дней назад +6

    Qolo walba danteeday wadataa ee adigu taada ha garan waayin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 9 дней назад +2

    😂🎉 ILAHAY ha u barakeyo imaarad ka 👍

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 9 дней назад +1

    Asc wll dowlada somali baa dalbatay in la dhaxdhaxaadiyo turkiga wuu la yaabay madaxweene xasan baa rabo in uu bad siyo uu ku badasho lacag ee illah ha naga badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah

  • @Cabdixakiimmuusecige7
    @Cabdixakiimmuusecige7 9 дней назад +4

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 9 дней назад

      Hooyadaa badeedii was ay ay dhalay beeenaale two countries different countries soomaliland and Somalia italiya between borders afrika

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 9 дней назад

      Tuuuug ttuuug dhalay maxaa kaa quseeya dslka soomaliland government guuuuùul

  • @akhadara4995
    @akhadara4995 9 дней назад

    Asc ilahay ha u naxariisto dowlada somalia R I P

  • @mahadilkacase6323
    @mahadilkacase6323 9 дней назад +3

    Car cilmi qeeybka iyo waxa dhici doona waa wax noo dhiman dowladdaani intaas ma jirtee dhaliisha tirada badan

  • @UserZuser-mc9ql
    @UserZuser-mc9ql 8 дней назад +1

    Marka madaxweyne mandheer ah madax ku noqdo hadana baarlamaan calooshood ushaqeystayal ah masuul ka noqdan dhibatadas bey leedahay.
    Ilahay madaxweyne nasri alle inowada hano keeno allahumma aamiin.

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed6246 8 дней назад

    SHEEKHOW. XAALKAAN WAA XAALXAG ALLAH KA SOCDAA.KUWAAN I CARAB INTAY ILAAH DII TIIS XASDAAYEN. JIZADOODA AYAY HELI DOONAANN.

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 8 дней назад

    Shujaciya hooshey kawadan Ala hakufashilo oo ilaahey hakujibiyo Alaahuma Amiin

  • @hibowehliye1316
    @hibowehliye1316 9 дней назад +1

    Qeyr allaha kusiiyo waa laheystayal warka waa loosoo meeriyaa allaha saqiro

  • @user-jj2jw9ei5b
    @user-jj2jw9ei5b 9 дней назад +1

    ASC Sh Mohamad Khair allaha ku siiyo
    Turkigu waa laba wajiile waligaa ha aaminin Turkiga hire ayaan u sheegay
    Somalia dadka hogaamiya ma laha mawqif adag waa dad adduunyo u muuqato waxaysan ogayn sharaftu in ay ka qiimo badantahay adduunyo oo dhan

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 9 дней назад +2

    Xasan sheekh. Soo kii ino sheegay. Itoobiya. Heshiska bada inay anaga nasoo maran. Si anu bada. Uga iibino ... .. heshiiskii. Ayaa turkiga lagu soo galaya.
    Mooryan xasan .. umada somaliyed. Hadan laga qaban dalka. Mel dheer. Ayaa laga eegi doona. .bad iyo bariba. Shisheeye ayuu u gacan galiyay ..subxaan

  • @Ali34388
    @Ali34388 9 дней назад +1

    hadiiba Soomaalia Ethiopia aywadahadal
    lafuraan waxaa halkaa kamuuqata inaynan go aanlahayn Dawlada Somalia waana fashil cad iyo siyaasad xumo ilaahay Madaxdeena hawaafajiyo maslaxada Diinta Dalka iyo Dadka Aamiin 🤲🏼🤔

  • @deeqmahamedhaaji4509
    @deeqmahamedhaaji4509 9 дней назад +3

    dowlada soomaali waa dowlad baahan ciidi wax siiso ama takukeyso warkiisa ma diidi karto turkiga waxa laga yaba inu yiraah ka tanasul badaas wana laga yaba inay yeesho soomaaliya❤❤

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 9 дней назад

      FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA FAILED SOMALIA ITALIYA DESTROYED ONLY 3KM MAXA KA QUSEEYA FALKA SOOMALILAND

  • @LJama6119
    @LJama6119 9 дней назад +1

    Xasan Shiikh waa mooryaan raba in isagu uu iibsado badda.

  • @anwarcabdi6415
    @anwarcabdi6415 9 дней назад +1

    sheekh xassan iyo muse waa wajhan li'nafsil cumla

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 9 дней назад

    Shiikhoow fadlan ha dagdagin dhawoŕ mar ayaan ku fiirsaday bilaacaleeg ha dàgdagin

  • @ashahibo7114
    @ashahibo7114 8 дней назад

    Madaxweyne Hassan sheikh waa hadaba qofki ku dambeeya.sidu hore immaaradka dhibaato ugaga so dhacday ma qummana!!!!!ILLAHAY Dalka ha badbaadiyo.

  • @shshariif3931
    @shshariif3931 9 дней назад +1

    Imaaraad dhibaan islaamka laqabin Allaha galiyo dhibeey islaamka kuhayaanee

  • @feyrussiad9549
    @feyrussiad9549 9 дней назад +1

    dulmi diidow waxa hadda kasocda wadamada carabta iyo caalamkaba ma la isdhihi karaa in ay kamid tahay qiyaamahi, bal barnaamij ku saabsan qiyaamaha noo soo samee inshaallah

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 9 дней назад +1

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer Gaza

  • @user-rj6uu4bn7x
    @user-rj6uu4bn7x 9 дней назад

    waa run walkeey

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 9 дней назад +1

    Meeshaan dowlad kuma arag waa cumaaleen u dhega nugul ummadaha kale iyo cadowga soomaaliya.

  • @daudhussein4811
    @daudhussein4811 9 дней назад +1

    Outstanding sir 👏

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 8 дней назад

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا 🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪

  • @cabdimusse404
    @cabdimusse404 9 дней назад +1

    Wll Ethiopia waxpa. Ha ka sheegin. Ethiopia. Waa nabad.
    Dhipka yare jina hu iska dhamaan. Inshallah

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 8 дней назад

      😂😂😂😂😂 hadhamaato 😂😂😂lagumayste😂 adoonti.nabigu.sheegay adigu adigu iska ahaaw😢

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 9 дней назад +1

    Walaal Shikh Dulmi-diid salan sare kadib Madaxwaayne Hassan Shikh markii horeba kama run sheegin heshiiska Turkey-ga iyo Somalia wax uuna kucayaarayaa aqliyada dadka Soomaaliyeed oo uu haaysto dad aan waxba fahmeen. Walaal dadka wax fahansan waay ogaayeen Turkey in uu dano waa ween oo ganacsi Kuleeyahay Ethiopia. Dal aad kuhaaysato dano ween uma dhuminayso danta Somalia ALXAQIIQA

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 9 дней назад +1

    WA Runtaada madaxdeena malahan siyaasad fadhida waxaa fiicnaan lahyd inay ka diidaan dadwaynaha oo dhahaan ma rabno hishiis Ethiopia

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 9 дней назад +1

    Dawlad waad jeceshay Dawlad fiican ma haysid waad ogtahay in Dawlad wax badan kaqaldan yahiin

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 9 дней назад

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
    Subxaanallah waa yaab ilaah haku barakeyo walal amiin dalkena diintena iyo dadkena hano xifdiyo amiin yaa allaha 🤲😢🇵🇸✌️🇸🇴

  • @abdi6533
    @abdi6533 9 дней назад +1

    Sheekh dhaga hooda iyo afkooda way is maqlaan ee hunguri ayaa kala weyn bada iyo dhulka somaliyeed waan dhaxal waree jiyal madaxda hada joogto

  • @apdikafi69
    @apdikafi69 9 дней назад +2

    wa caleykum salam

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 8 дней назад

    Ruwaayad buu dhigaysaa Xassan Sheekh, bisha June gudaheeda waa kii lahaa: " anagu bad u ma diidaayo Itoobiya lkn anaga ha na soo maraan". Markaas waxay Turkiga u tageen in ay la beectamaan Itoobiya.

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 9 дней назад

    Aqli My Somalia,Is Aqli

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 9 дней назад +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @user-zx7gk5xv5t
    @user-zx7gk5xv5t 9 дней назад +1

    Dhulka waa laga qaadi doonaa ayagu a sida eeyaha ayey u noolaan doonaan waayo Allah ayey adeeci waaye en

  • @djamagorgor6357
    @djamagorgor6357 9 дней назад

    Ethiopia waan soo dhawayinayina walaalaha jaarka

  • @user-ju5mc5gg7s
    @user-ju5mc5gg7s 9 дней назад +1

    Wallkayga somaliyeedow waxaad tahy qof caafimaad qaba maskaxiyan laakiin dadkan waa dad aan qiyam iyo hadafyo cadcad aan lahayn waxa haga qabyaalad iyo hunguri ilaahy baan baryayaa in uu inoo naxariisto ethopiya oo gaajo udhamaatay ayey kuleeyihiin bad baan siinaynaa wax alaale wax dan ah oo ugu jirta somalida majirto waana sidaa ay qabsadeen

  • @OnodHassan
    @OnodHassan 7 дней назад

    Asc walalkey marka horw wad ku mahadsan tahay sida aad wax inogu sheegtay oo aad u dooneyso dadkaani in aad wax u fahamsiiso lkn waa sidaa sheektay siyaasadeena wax badan ayaa ka qaldan mana lahan ko,aan kama danbeys ah oo lagu kalsoon karo taana waxaa keeni karo. waa in aan laga fiirsan cidda shaqadda loo dhiibanaayo marka hore. 1.shaqsiyadiisa 2.wax qabadkiisa 3.Heerkiisa Aqooneed inta ey la.ektahay, hadab hadii la doonayo in ko,an la qaato ha ahaao arimo dibadeed amba mid gudo ahaaneyd waxan dhihi lahaa waa in loo kaashtaa ruux allah ka cabsiga ku wanaagsan ama wanaagsan tahay aqoontiisa dhan cilmi & dhan diinba.. Mahadsanid!!!

  • @CaliDawlad
    @CaliDawlad 9 дней назад +1

    Siyaasiyiinta somalidu nasiibdarada haysaa waa in ay u tartamayaan xabashida sidey bad uga iibin lahaayeen

  • @habibaabdalla8264
    @habibaabdalla8264 9 дней назад +1

    Sheikhow waxaan umaleynaa Somalia itoobiya cod ku yeelato dhawaan waayo waddanka aad iyo ayey ugu soo badanayaan 😢😢😢😢.

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 9 дней назад

    لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 9 дней назад

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @user-np4uo1dn9q
    @user-np4uo1dn9q 9 дней назад

    Innaa lillaah wainnaa ileyhi raajicuun? Allah yaciinahum falastiin ia tacaalaa.

  • @hanihani8612
    @hanihani8612 9 дней назад +1

    WAAWAREEY XASAN HADII LACAG LOO SHEEGO WAA BES, SOMALIYEEY BADEENA AAN ILAASHANO.

  • @jacobxj387
    @jacobxj387 9 дней назад

    Sheikh mahadsanid
    Hassan sheikh meel saarte

  • @yahyeabdi8726
    @yahyeabdi8726 8 дней назад

    Asc Sheikh Mohamed horta ☝️ Zaid ayan Ku Tagera wana Ku Firsada Waliba Si Jogto Ah Lkn Somalia 🇸🇴 hada Ka hadleso Wlhi Zaid ayan Uga Xumada Sababto Ah 🤦‍♂️ Wax Caqli Gal Ah Mahn Wxan Nagu Socdo Lkn Ilahey mahadisa Ah Wxa Ah inan Wadankas Jogin Alx🤲

  • @maryanyare1323
    @maryanyare1323 9 дней назад

    Sheekh koorsada aaaway

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 9 дней назад

    Xaqii somalia 🇸🇴 ka soo baxay 🤲😇

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 9 дней назад +1

    Sheikh waxaan hore u maqlay taqribaan 2002 safirkii hore ee Germany ee dalka Libanon oo muslimaay ayaa dalka Morocco ka sheegay inuu imaan wakhti Imarradka carabta dorashoyiinka lagu qasbi doona qof iyo cod halkaasi na hindida aay kula wareegi doonan

  • @nursebilan1368
    @nursebilan1368 9 дней назад

    First person here

  • @cabdiqadiriya4718
    @cabdiqadiriya4718 9 дней назад +1

    Somaliya way guul daray satay caloshii ushaqayste ayaa xukuma xasan munaafaq

  • @fataha1
    @fataha1 9 дней назад +1

    Sheekh Somaliya Baarlamaanka ayey ka Liidataa oo dowladda aan la Xisaabtameyn May la Xisaabtamaan
    Waa sad very sad😢

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 9 дней назад

    اللهم انصر اخواننا في فلسطین یارب

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 9 дней назад +3

    Alloow Imaaraadka halaag u keen sida ayaguba u halaageen Yaman, Sudan, Liibiya, Falastiin iyo Soomaaliya! (اللهم أمييين)

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 8 дней назад +1

      Uducee walal waa dowlada lkn zhacabkA Emirate dad xun maaha.

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 9 дней назад

    Saw ❤ scw

  • @user-vx5sq5yf2c
    @user-vx5sq5yf2c 9 дней назад

    Free Somalia 🇸🇴 and gaza

  • @noorali-tu2jx
    @noorali-tu2jx 9 дней назад

    Dowlada somalia waa mid liidato oo an garanayn masuuliyadeeda

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 9 дней назад +1

    Emraat inakaar allah ku rido

  • @NimcoAbdikaadir11
    @NimcoAbdikaadir11 9 дней назад

    😢😢😢somalia ma u dhamatay😢😢😢 لاحول ولاقوة الابالله حسبي الله ونعم الوكيل 💔😭
    Bada Ana ibsan iyo ana ibsan ma laysku haysta muuse iyo xasan ma itopiya ayay macin baden walba ha ibsadene maxay dal kala uga ibsan wayen😢 maba daynayane itopiya iyo rush ka wa wllo 1977 marki Somalia udhawatay adis ababa waxa dagalka kuso biray rushka sidas ayay uso jaben cidanka somalia isku diin isku mad hab waye re galbedka ayaga isaga dhaw illahayow mujriminta musliminta madaxda u ah aqiro cadaab adunkana qalbigoda warer iyo hurdo la,an ku rid
    Re qaza allaha ugargara🤲🤲🤲

  • @user-vn2bl7dc4u
    @user-vn2bl7dc4u 9 дней назад

    Mdxwnuhu soow xasan dhiiqoo ma Ahaa
    Xasan hanyaree
    Ma eegaad ogaatey
    Baraashoo ayaakuuguulaabaan
    Adeer

  • @DeerowIbrahim-wr4dc
    @DeerowIbrahim-wr4dc 9 дней назад

    Alle Dalka Hano i badbaadiyo

  • @abdiosman335
    @abdiosman335 9 дней назад

    Arinta dhan waa xasanka

  • @AxmedGaado
    @AxmedGaado 9 дней назад

    Aad iyo aad band shiikhow somaliya uga hadashaa . Laakiin somaliya waa magac dainty haku hiiqin

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3uk 9 дней назад +2

    لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم 😢

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 9 дней назад

    Cadow wexey ka dhigtan sunniga. Markaasi ILAAHAY hano gargaaro Amiin

  • @faynuus4438
    @faynuus4438 9 дней назад +1

    Free sland as a free ethiopia❤🎉

  • @liibaanabdi234
    @liibaanabdi234 9 дней назад

    Ust Maalmahaan Warkaaga hoos u dhac weyn ayaa ku yimid, Warkii dhan Sheeko & Xaysiis lee ka dhigtay iyo hadal aanan nuxur laheyn, oo hadana 2 ama 3 war ah bes, waxa warar buuxo.
    Dad ayaa kugu xiran mana rabaan labo sheeko iyo hadal aanan nuxur laheyn ee dib iskugu laabo.
    Waqtiga dadka waa muhiim

  • @C.qani.qalinle
    @C.qani.qalinle 9 дней назад

    Waa sxnthy wll😢😢

  • @aymancadde1001
    @aymancadde1001 9 дней назад +1

    First one😂

  • @MusdafeJamac
    @MusdafeJamac 9 дней назад

    Xasn shekh waa inin qalan abdayad maha

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 9 дней назад

    Allaah bari dhe ninkan

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 9 дней назад

    Inta Xanuunsan ilaahey ha caafiyo.

  • @somalia4ever1
    @somalia4ever1 9 дней назад +1

    SOMALIA XASAN dhiiqo afkiisa iyo dhegehiisu isma maqlan

  • @Jimalosman
    @Jimalosman 8 дней назад

    Dowladena hadii mowqifkeda lama kulmeyna Ethiopia wada hadal nama dhaxmaraya hadii Ku adkeysan weyday hada waxaa u egtahay muuse hakakireysanin ee anaka ayaa iga kireyneyna ayey u egtahay ee Allah noo bad badi dalkena 13:22

  • @snw9257
    @snw9257 9 дней назад

    Alxamdulilaah dhibatadi ay musliminta ku hayen aya Allah gurigoda ka shiday 😂😂😂😂

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 8 дней назад

    Imaraagka wali yaaba isgaare. Dulmi diidow adiiga maku doraana minister of foreign affairs

  • @AyaanAbdalla-sl1mb
    @AyaanAbdalla-sl1mb 9 дней назад

    Sheikh Mohamed waa ku salamay
    Dagaalada Ethiopia 🇪🇹 dhexdeda ka socda
    Waxad soo hadal qaaday Oromia Tikray
    Balse mala socotaa maalinkasta somali iyo canfar is laayaan canfartuna layso dad somali ah oo masaakiin ah hadana ayba heysato dhul somali leedahay oo ka tirsan Galbeedka gobolka sitti

  • @Ahmed-yf9xi
    @Ahmed-yf9xi 9 дней назад +4

    Israel wants a Seaport in the Naval base Saylac ‼️

    • @user-my7li8pf9s
      @user-my7li8pf9s 9 дней назад

      Naclad ha kugu dhacdo 😂 Yuhuuda halkeen gaynaa😂

    • @Ahmed-yf9xi
      @Ahmed-yf9xi 9 дней назад

      @@user-my7li8pf9s ​​⁠ how do you know the difference between a Ethiopian soldier and a Israeli soldier. They serve both armies just like here in the United States wake up.