Deg Deg Xamas O Jawaasiis Qabatay & masar O dacwo ah| Israil O Gubtay Maamulki Rafax| Mareykan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 май 2024
  • Deg Deg Xamas O Jawaasiis Qabatay & masar O dacwo ah| Israil O Gubtay Maamulki Rafax| Mareykan
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 144

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 месяца назад +39

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 2 месяца назад +11

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ respect sheikh mahamed dulmo diid

    • @sqtellq
      @sqtellq 2 месяца назад +1

      😊

    • @XasanCumar-eb6db
      @XasanCumar-eb6db 2 месяца назад

      Shiikh waa. SuaaLabaad. Madax. Weeynaha. Masar. Siisii. Maloomaleeyaa.inuuyahay. gacan. Kurimis. Mise. Waabayahaye. Maxaay. Kayeelayaan. Muslimiinta. Masar

    • @khaalidxaashi-dw4bg
      @khaalidxaashi-dw4bg 2 месяца назад

      0:22

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 месяца назад +6

    Si fiican ayuu Noo Deeqsiiyaa Wararka sheikh Dulmidiid Allaha ku barakeeyo❤

  • @hassanmaden-yd7ks
    @hassanmaden-yd7ks 2 месяца назад +8

    ❤Jazka Allah waligay ma arkin sida quruxda badan ee aad noogu sootabiso ilaahay haku xafido , runtii waan jeclaystaa wax kasta ood noo soo gudbiso , mahad -sanid❤

  • @fatmahassan2718
    @fatmahassan2718 2 месяца назад +2

    Ilaahey haqabto yahuud iyo inta lajirto إن بطش ربك لشديد ficoonba Ilaahey wuu qabtey

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 месяца назад

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @dekaahmed9655
    @dekaahmed9655 2 месяца назад +2

    Asc wrr wb sheekh allah ha ku xifdiyo

  • @Faysal430
    @Faysal430 2 месяца назад +4

    Masha Allah

  • @siyaasigaaasan
    @siyaasigaaasan 2 месяца назад +3

    ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك عليكم ورحمه الله

  • @abdiwahaabrashiid6738
    @abdiwahaabrashiid6738 2 месяца назад +1

    Walal iixayeysii
    Walaal

  • @nimcomuxumed3106
    @nimcomuxumed3106 2 месяца назад +5

    Sisi ilahay ha ka qabto umada reer masar ee geesiyaasha ah

  • @Waris668
    @Waris668 2 месяца назад +2

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun imikana mawaxa ladaawan doonaa shacab cusub oo meeshay ucarareen lagu laynayo

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 2 месяца назад +4

    Madaxda carabta iyo kuwa kale ee Muslim ka ah waxaan ka qaaday xanuun falastin allaah Subxaanallah nahuu watacaallaa ma dayacaayo munaaqif ayaamahiisu way Tirana yihiin guul falastin ❤❤❤❤❤❤

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 2 месяца назад

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @MOSMAN-wo9vy
    @MOSMAN-wo9vy 2 месяца назад +1

    Thanks cheikh

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n 2 месяца назад +1

    Allah baa qabankaro inshaallah

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 2 месяца назад

    allah baabiyo yahuuda iyo waxii taageera aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin

  • @user-lb4ct6vr2e
    @user-lb4ct6vr2e 2 месяца назад +1

    Yahuudu waxay rabta ineya qabsato siinya iyo burutii illahay kula haadlay nabi Muuse scw

  • @rahmaosman7946
    @rahmaosman7946 2 месяца назад +1

    Anagaa jajabindoono insha Allahu

  • @AbdirahmanIbrahim-kg4hz
    @AbdirahmanIbrahim-kg4hz 2 месяца назад

    Mashaa Allaha

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 месяца назад

    MaashaAllah

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 месяца назад +2

    Prophet Muhammad scw scw scw scw scw 💯💯♥️♥️♥️sheikh Free Palestine Free Palestine Free hamas victoire

    • @halanesky
      @halanesky 2 месяца назад +1

      Scw scw scw

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 2 месяца назад

      @@halanesky ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 месяца назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 месяца назад +1

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @SurprisedCheeseBoard-ws9ku
    @SurprisedCheeseBoard-ws9ku 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤ asc wll masar iyadaa kadarn yuhuda .tolow ma cabsibey katahay sidani

  • @xalimoxirsi5476
    @xalimoxirsi5476 2 месяца назад

    Allahu waaxidul axad

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 месяца назад +2

    Walaalaheen reer falastiin duco ayay nooga baahan yihiin

  • @user-vu8cx9tv9s
    @user-vu8cx9tv9s 2 месяца назад

    ❤❤ Masha alah

  • @user-lt4bl6yb6m
    @user-lt4bl6yb6m 2 месяца назад +3

    Geesiyada carabta waa yamanta iyo falestine masar kan xuguma iyo kan jordan waa kuwa ugu liita ilaahay awoodisa hakaga qabto dadkas masaakiinta ah

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 2 месяца назад

    Waa ku heshiis xasuuqa shacabka iyo caruurta falastiin allah ha isku salido aamiin falastiin alley leeyihiin ee allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadeey walaalaha xamaas aamiin yaa allah u soo dedeji nasrigaada aamiin

  • @abdiwahaabrashiid6738
    @abdiwahaabrashiid6738 2 месяца назад

    Walal ixayaysi

  • @marianali6233
    @marianali6233 2 месяца назад

    Illhow umuuraha falastiin 😢😢😢😢sahal 😢😢😢😢

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 2 месяца назад +2

    Xeey qabanlahryd Massar yuhuudeey iskatuugeysaa maahee.

  • @abdirahmanmaxmud3947
    @abdirahmanmaxmud3947 2 месяца назад +1

    Falastiin imitxaanka way kabaxaysaa inshaa allaah dhulkana iyagaa u hadhi yuud iyo cida raacsana meeshay kabaxayaan waxay doonaan hasameeyaan.

  • @kaysemaxamuud-gj1cm
    @kaysemaxamuud-gj1cm 2 месяца назад +2

    masartu ma iyadaaba nool way dawarsataa maraykan maxayse cid utari wabigeedii niilkii halkuu maray

  • @user-qx9mt9gl3x
    @user-qx9mt9gl3x 2 месяца назад

    Yahuud iyo wixii la jiraba Allaahu ha halaakgo.

  • @hawohassan4630
    @hawohassan4630 2 месяца назад

    Asc yaa dulmi diid jisakalaaah

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 2 месяца назад

    Mashalah ❤❤

  • @user-dj2si9jt2o
    @user-dj2si9jt2o 2 месяца назад

    Scw

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 2 месяца назад

    Yaa rabi gargaar waan yahbay marks la aaminy yhd iyo xulfdeed

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 месяца назад

    Shekhow siisi iyo natanyahu midkee cadowsan mashallah jawaasista wa in lagubaa

  • @user-ji9fg6xm1j
    @user-ji9fg6xm1j 2 месяца назад +1

    Asc sheikh i really so happy with your heardwork and contribute the goods of Somalia community there4 i would to help me if you can able to afford something because i have a big problem in my family thanks

  • @bidaresalah312
    @bidaresalah312 2 месяца назад

    Mashaallah

  • @munaomer8597
    @munaomer8597 2 месяца назад

    SubhanAllah waa munaafaqiin kuwaasi

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 2 месяца назад

    Maasha Allaah Aduunka Aad sheegeyso waxaa xakee?

  • @user-oo1zg8qt5e
    @user-oo1zg8qt5e 2 месяца назад

    Waa sheekadii cigaal shiilaad
    Sheekada masar

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 2 месяца назад

    Uno iyo mareykan waaye

  • @halanesky
    @halanesky 2 месяца назад +1

    Scw scw scw

  • @MOHAMEDDANIBOL
    @MOHAMEDDANIBOL 2 месяца назад

    Sheekh guleyso❤

  • @abdiwahaabrashiid6738
    @abdiwahaabrashiid6738 2 месяца назад +1

    5:20 Raleigh North Carolina Lottery

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 2 месяца назад

    waxaa dhicidoonta waqti kufaar oo dhan laga wayndoono inshaa allah

  • @muumincali7375
    @muumincali7375 2 месяца назад

    M.a

  • @user-hx4mw4wm8x
    @user-hx4mw4wm8x 2 месяца назад +1

    War ninyohow Carabtu waa dad liita hanooga sheekeeyn. Yuhuudna ayga futada kuwata

  • @ikramahmett5550
    @ikramahmett5550 2 месяца назад

    Sh israiil ha oran falastiinta la haysto dheh

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 2 месяца назад +2

    Masar 6saac aya qaahira lagu gaari laha lafaheda u baqeysaa

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 2 месяца назад

    Ilaahay iimaanka idinka qaad waa munaafiqiin dilkaasna waa lagu sugay

  • @hamzafarahgomod1684
    @hamzafarahgomod1684 2 месяца назад

    waa aad kakalatagtay

  • @bluddie_hash
    @bluddie_hash 2 месяца назад +1

    Horta Masar xay wax iskaga celisaa hub maba haysatee hub ah heesato waa kuwo ay ciyaalka ku circiyaraan sababta waa inay hubka dalka keeneen oo alxabo ka dhici weyeen markii khawaarijta lagu rido meel oo ku dhacaa mana qarxaayo ka Dib ayaga intay qaatan baaruuda ka shubtan ayey qarax ka soo sameynayaan hadda hubkaas inta god lagu shubay ayaa lawada qarxiyey marka masar hubkaas ayey isticmaalaan

  • @maxamedcabdi1334
    @maxamedcabdi1334 2 месяца назад

    Hadisho

  • @OsmanLiban-eb1rs
    @OsmanLiban-eb1rs 2 месяца назад

    Haa waron

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 месяца назад

    Masar arinkeedu waa riwaayad lkn run maaha siisi isaga ayaaba yuhuudi ah isaga iyo netanyaahu waa isku mid waana ilma adeer

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar8710 2 месяца назад +1

    Quraan aan iib ahayn ma haysaaan
    Inqn yaroo agoon ah oo inaderkay dhalay ayaan ku daray malcaamad waa agoon bil walba waxaan ka bixiyaa 15 dolar hadaan la daaho waa la soo eryaaa kuwaas ayaa Culimo noo sheeganaya ajar iyo dar alle toona uma jeedaan keliya Dolar

    • @user-pj2ht1sf8t
      @user-pj2ht1sf8t 2 месяца назад

      Xaruumaha agoonta lagu xanaaneyo geey wllo kawarhaay

    • @az.o.4694
      @az.o.4694 2 месяца назад +1

      Walaal hadaad Korina karayso ha u aabo yeelin qalbi naxariis badan ku Kori grab jilicsan u raarici meelna ha gayn . Tan qu'aanka hadaadan bixin karaynin inshaa Allaah anaa ka bixinaaya ee lambarkaada soo qor

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 месяца назад

    ilaahay idin gub isha falastiin allaha ka soo saaro carab

  • @mohamedsodalabshiir
    @mohamedsodalabshiir 2 месяца назад +1

    Shiqunaa Aniga waxaan xiseeyaa shekooyin kaagii hore sida jinkii aad tag siga ku qaaday fadlan noogu soo celi sheekadaas hhhhh

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 2 месяца назад

    masar muscada ilashane maxa waye hor toda phalstin lagu dila sharafta kale u harsan maxa waye masar ilahey phalstin wax hau qabto❤❤❤

  • @user-ds5mk7zg9n
    @user-ds5mk7zg9n 2 месяца назад

    Inshaa alaahu mus limka ayaa uharidoona cadaw guna waa laxaaqidoonaa

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 2 месяца назад +1

    Dolarka marekan ka aya lugudhisi qudus

  • @user-zb5jk1fv7v
    @user-zb5jk1fv7v 2 месяца назад

    Kkk shikhoow sumcad maxaad utaqaan

  • @hassanmohamudgacal8829
    @hassanmohamudgacal8829 2 месяца назад

    Sheekh walaga ma ku amantay hool wanagsan ee qabatay dowlada Somalia in aad dhaliisho mooyeee Alle ayaa cadaalad ah ee isku dalay in aad ku amaanto hadii ey waxqabad saneeso dowlada

  • @maxamedisaakmaxedshidaay8436
    @maxamedisaakmaxedshidaay8436 2 месяца назад

    Waxbamasameenkarto masts qaraami heel machismo waanadilaa

  • @hajishige6963
    @hajishige6963 2 месяца назад

    ❤❤❤❤😂😂

  • @abdiwahaabrashiid6738
    @abdiwahaabrashiid6738 2 месяца назад

    Asc

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 2 месяца назад

    Waa ciraaqiinta baa weerarkaa filiyey

  • @kooxdagurmad-bandsomalia7667
    @kooxdagurmad-bandsomalia7667 2 месяца назад

    Sheekh hubka wixii aan bam-gacmeed aheyn waxaa loo isticmaalaa riddis
    Xabaddo la soo ridday,gantaallo laga soo ridday meel hebla ,marka Ustaad erayga tuuris ha isticmaalin,e ee drone laga soo kiciyey meel hebla ayaa lagu duqeeyey meel hebla

  • @anasaxmedmacalin5387
    @anasaxmedmacalin5387 2 месяца назад

    Sheekh wadamada carabta. Xariirka ma u jari.kraan miyaa maraykan masa way ka baqayan arintas🫢🙄

  • @yusufibrahim1129
    @yusufibrahim1129 2 месяца назад

    Masar waxaa fiican inaay askarta farahabadan iska fasaxda

  • @abdisalamyoussouf4090
    @abdisalamyoussouf4090 2 месяца назад

    Inta sisii joogo masar naf maleee sxb

  • @salaaxsalaax4620
    @salaaxsalaax4620 2 месяца назад

    Siisi asalkii hala baaro cida ka soo jeedo

  • @NadiraMohamed-vt6us
    @NadiraMohamed-vt6us 2 месяца назад

    Masar way ogoshahay heshiiska

  • @abdiwahaabrashiid6738
    @abdiwahaabrashiid6738 2 месяца назад

    Walaal waxan Donald inat i

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdimohamed9768
    @cabdimohamed9768 2 месяца назад

    Masar way yaacayaan hadii yuhuuddu gashay

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад +1

    اللهم انصراخواننا في غزة يارب

  • @AliAhmedyusuf
    @AliAhmedyusuf 2 месяца назад

    Beejkaada waa kutixnaa lkn adaaba na😂nacsiinaayo waxaan xayisiinta meel walbo waala socotaa masuul Iqorshaha waxkabadal

  • @seidalimahamud5823
    @seidalimahamud5823 2 месяца назад

    Sax sehQ taas waxey Galay resekel bin ayey galay marki Delete ladhaho

  • @cabdirisaqcumarcali4782
    @cabdirisaqcumarcali4782 2 месяца назад

    Waxahachie kama hadlaysiid

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 месяца назад

    Caarab daawaladi islmaka iyaga jeebiiyey iyaagana is daamiin kuudafadu

  • @XasanCumar-eb6db
    @XasanCumar-eb6db 2 месяца назад

    Shiikh. Su. Aashi. Waan. Dhamaztirayaa. Soowmaha. Maraykanku. Kii. Falastiin. Ladidayey. Yuhuuda. Masaxbaa. Inla. Yitaahdo. Muxuuyiri. Maraykanki sulfa. Shiikh. Nikki.idilaayey. xaakim. Maaynoqonkaraa

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 2 месяца назад

    Israaiil iyo ameerika alle ka cabsan mayaan cid hada caalamka jogtaa ka cabsan ayaan lkn cidii xanuun jida waa ka cabsadaan yacni waa iska celin oo keliya

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 2 месяца назад

    Ilahow sissi shiyibkisa qu kiyi guushi muqawamada icey dhabarqa qa jabiniyen

  • @kudhagoocilmi1822
    @kudhagoocilmi1822 2 месяца назад

    Saaxiib iskuu saxaafada ah gal falan warkaaga maxuma laakiin wuxuu ubaahayahay qodabayn midna makakale uu kudhexjirin

  • @ahmedmassud2985
    @ahmedmassud2985 2 месяца назад

    Nafsu shii, waa warkii Kofi Anon oo ka hadlay in Ciraaq aa la weerarin laakin mareykan cid clisay ma jirin

  • @canabcasal6775
    @canabcasal6775 2 месяца назад

    Gardara garab og

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 2 месяца назад

    Wusameyn karaa un ta lkn gal xu kuqaban

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 месяца назад

    Sumcadii.islaamaka.ayaa.ladaciifiyey

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 2 месяца назад

    Waxaanba ka baqaa in masar lafteeda la qabsado

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 2 месяца назад

    Heshiski camp david mareykanka samecey imikana isaqa jebicey

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 2 месяца назад

    Waxey nagu nagu awood sheegteen in muslim.iinta qaar ka baqaan keeney waa hubka ee xagee jirey markey samehsanayeen?

  • @adamelmibare8293
    @adamelmibare8293 2 месяца назад

    Masar iyo Israel wa iskumid marka waxba masameyneyso

  • @serchlearn
    @serchlearn 2 месяца назад

    Shiekh Wallahi Wandebeysta fafinta please just stop them I just feel like moving out and stopping video like I did a lot of times

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 2 месяца назад

    Beentwood waaye ingiriiska iyo maraykanka Raali ayeey ka yahiin Rafac la galo.istealna waxay RabtaA inay Salka dhigto Rafac ayna ka soo baxin Waleed