Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Laxanka mesha laga kenay aad bey u fogtahay ustaad nuradiin ayaa fahmi kara AX duni jiim laka oofsaday Lkn waxa ku hilmano ayaa hesana Ustaad nuradiin Ali aman Allh noo kaa daayo
Laxankan Xasan Aadan baa iska leh Ustaad Jiim wuu tumayaa oo kaliya laakiin haddii dhab loo hadlo Daaúud baa heeskan kaga khatarsan.
Allh u naxariisto jiim shekh mumin Wax loodhigo ma jiraan Asiko kalena mana soo mari doonoDunu jiim laka Oofsaday
Wll waa uunoolyhy jiim sh mumin madhiman
USTAAD JIIM SHEEKH MUUMIN - fanka hadii la isku xushmeynayo cuudka haloogu magac daro CuudJiim
#MAALMAHAQALOOCAAErayada Hassan Abdilaahi X GanneyLaxanka Hassan Aadan SamatarLuuqda : Hassan Aadan Samatar.#MUSIC Saxophone 1 🎷 M Suleiman AHUNSaxophone 2 🎷 Ismail Yare AHUNGuitar 🎸 1 Aways Tiifow AHUNGuitar 🎸 2 C/qaadir M Lugey AHUNBaytari AWAYS GOOBE AHUNBoonge CISMAAN moorgan AHUNCLarine AHMED Aamito AHUNKeyboard Caydaruus Xaaji AHUNMAHADNAQ #QARAAMMEDIAPROMAHADSANID MARKALE SAAXIIB
habeen axadi so glayso ban dhgaysanaya garoowe ban ku murqamaya 🥺ustasd jim AHN😢
Nice waa eraydii Ahn abwaan mxmmed cali walash (caydiid kabo cune)
Caydiid kabo cune Magacaaba halis Ah AUN
Cajaaib shiikhow😎🎻🎻🎸🎷
Waah waah kudul laafyoo ahaa
Dad waa dad kii hore❤
Good return 👑
Heesta ugu wayn weeye oo Xasan Aadan Samatar qaado laxankana saaray wxa sameeyay aun abwaan wayn Mxmmed Cali Walash Caydiid Kaba cune oo Ssdf ka tirsanaa.Wxaa tumaya Jiim sheikh Mumin markaan.
Orginalkii tanaa ugu dhaw.
AHN Jiim wuxuu dhintay 2021/11/24 arbaco
Nuuradiin Cali Amaanow, waxa jirta hees la yidhaahdo "wali waa caruuroo" erayadeeda waxaa lahaa Yuusuf X. Aadan qabile. Laxanka waxaa saaray Ina Xudaydi. Heestan cajaa'ibteeda waxa ka mida waxa qaaday dhawr fanaan oo labada ilma Mooge ka mid yihiin. Biyo-dhaca aan taabtee marka uu Maxamed Mooge qaadayo ma haysaa.?
Maxamed mooge kuma maqal umana maleynayo inuu qaadey heeskaa waxa qaadey 1 cabdala sagsaag 2 faysal cumar 3 dararamle 4 axmed mooge
Hees wayn weeye oo qiso xambaarsan aun abwaanku wxuu curiyay waqtigii majeerteenka la laynayey qaarna la xirxirayey dagaalkii itobiya lagula jirayna uusan wali dhammaan Mxm'd Sleebaankuna ay kusii qulqulayeen Itobiya oo Saldhigga ka dhiganayeen xaaladihii ayuu suuraynayaa wxuu leeyahay anigoo wxaas oo dhibaato ah kasoo maray dhulkayga dufaaciisa iyo ina siyaad barre baanan maanta ka hor caroon weeye.Qiso wayn ayay leedahay heestaan dhallaanka dambe saas ha ogaadaan.INA cali Walash oo waayahaas SSDF galay ayaa mihindisay wuxuu udhashay majeerteen Ciise Mxm'd reer Muuse Cadde nin is guhaamay ayuu ahaa oo laga baqo suugaantiisuna ubadantahay.
Heestaan laxankeeda meesha laga keenay Fogaa
Madhowa hh
Xasan aadan ba laxameeyay
VIVA NABADSHIGA Politi Police Poliith
HEESTAN WAXA LO QADA INTA QOFAD TAQANAY KU SALAMO AAD DHINAC DHAAFTEY!!😀😀😀 WAAD KU BAXSAN KARTA!!😁😁😁
Mar uu Daud tumayo awel manay jirin?
Haa jabuuti bey ahayd tani waa bari hore
Waa jirtaa weliba anigu marka Daauud waxaan siisto ma arkin cajiib innaba caadi maahan runtii. Sida Nuradinna u sheegay waa beryo dhoweyd marka Daauud oo qaaci lagu duubay heeso album ah. Alle haw raxmado Daauud wuxuu ahaa macalin weyn. Jiimna cidi kama hadli karto kabankiisu waa tegay marar baan is iraahdaa ma fardo gurxamayaa mise waa labo ciidan oo artellary iskala daalay kabanka Jiim siduu turukooyin iyo farshaxan saaid ah u sameynaayo.
Haa waliba Daaúud baa kaga khatarsan heeskan Jiim waxaase la socday keyboard oo sida tan cuus qura maahan tan Daauud,
Laxanka mesha laga kenay aad bey u fogtahay ustaad nuradiin ayaa fahmi kara AX duni jiim laka oofsaday
Lkn waxa ku hilmano ayaa hesana
Ustaad nuradiin Ali aman Allh noo kaa daayo
Laxankan Xasan Aadan baa iska leh Ustaad Jiim wuu tumayaa oo kaliya laakiin haddii dhab loo hadlo Daaúud baa heeskan kaga khatarsan.
Allh u naxariisto jiim shekh mumin
Wax loodhigo ma jiraan Asiko kalena mana soo mari doono
Dunu jiim laka Oofsaday
Wll waa uunoolyhy jiim sh mumin madhiman
USTAAD JIIM SHEEKH MUUMIN - fanka hadii la isku xushmeynayo cuudka haloogu magac daro CuudJiim
#MAALMAHAQALOOCAA
Erayada Hassan Abdilaahi X Ganney
Laxanka Hassan Aadan Samatar
Luuqda : Hassan Aadan Samatar.
#MUSIC
Saxophone 1 🎷 M Suleiman AHUN
Saxophone 2 🎷 Ismail Yare AHUN
Guitar 🎸 1 Aways Tiifow AHUN
Guitar 🎸 2 C/qaadir M Lugey AHUN
Baytari AWAYS GOOBE AHUN
Boonge CISMAAN moorgan AHUN
CLarine AHMED Aamito AHUN
Keyboard Caydaruus Xaaji AHUN
MAHADNAQ #QARAAMMEDIAPRO
MAHADSANID MARKALE SAAXIIB
habeen axadi so glayso ban dhgaysanaya garoowe ban ku murqamaya 🥺
ustasd jim AHN😢
Nice waa eraydii Ahn abwaan mxmmed cali walash (caydiid kabo cune)
Caydiid kabo cune Magacaaba halis Ah AUN
Cajaaib shiikhow😎🎻🎻🎸🎷
Waah waah kudul laafyoo ahaa
Dad waa dad kii hore❤
Good return 👑
Heesta ugu wayn weeye oo Xasan Aadan Samatar qaado laxankana saaray wxa sameeyay aun abwaan wayn Mxmmed Cali Walash Caydiid Kaba cune oo Ssdf ka tirsanaa.
Wxaa tumaya Jiim sheikh Mumin markaan.
Orginalkii tanaa ugu dhaw.
AHN Jiim wuxuu dhintay 2021/11/24 arbaco
Nuuradiin Cali Amaanow, waxa jirta hees la yidhaahdo "wali waa caruuroo" erayadeeda waxaa lahaa Yuusuf X. Aadan qabile. Laxanka waxaa saaray Ina Xudaydi. Heestan cajaa'ibteeda waxa ka mida waxa qaaday dhawr fanaan oo labada ilma Mooge ka mid yihiin. Biyo-dhaca aan taabtee marka uu Maxamed Mooge qaadayo ma haysaa.?
Maxamed mooge kuma maqal umana maleynayo inuu qaadey heeskaa waxa qaadey 1 cabdala sagsaag 2 faysal cumar 3 dararamle 4 axmed mooge
Hees wayn weeye oo qiso xambaarsan aun abwaanku wxuu curiyay waqtigii majeerteenka la laynayey qaarna la xirxirayey dagaalkii itobiya lagula jirayna uusan wali dhammaan Mxm'd Sleebaankuna ay kusii qulqulayeen Itobiya oo Saldhigga ka dhiganayeen xaaladihii ayuu suuraynayaa wxuu leeyahay anigoo wxaas oo dhibaato ah kasoo maray dhulkayga dufaaciisa iyo ina siyaad barre baanan maanta ka hor caroon weeye.
Qiso wayn ayay leedahay heestaan dhallaanka dambe saas ha ogaadaan.
INA cali Walash oo waayahaas SSDF galay ayaa mihindisay wuxuu udhashay majeerteen Ciise Mxm'd reer Muuse Cadde nin is guhaamay ayuu ahaa oo laga baqo suugaantiisuna ubadantahay.
Heestaan laxankeeda meesha laga keenay Fogaa
Madhowa hh
Xasan aadan ba laxameeyay
VIVA NABADSHIGA Politi Police Poliith
HEESTAN WAXA LO QADA INTA QOFAD TAQANAY KU SALAMO AAD DHINAC DHAAFTEY!!😀😀😀 WAAD KU BAXSAN KARTA!!😁😁😁
Mar uu Daud tumayo awel manay jirin?
Haa jabuuti bey ahayd tani waa bari hore
Waa jirtaa weliba anigu marka Daauud waxaan siisto ma arkin cajiib innaba caadi maahan runtii. Sida Nuradinna u sheegay waa beryo dhoweyd marka Daauud oo qaaci lagu duubay heeso album ah.
Alle haw raxmado Daauud wuxuu ahaa macalin weyn. Jiimna cidi kama hadli karto kabankiisu waa tegay marar baan is iraahdaa ma fardo gurxamayaa mise waa labo ciidan oo artellary iskala daalay kabanka Jiim siduu turukooyin iyo farshaxan saaid ah u sameynaayo.
Haa waliba Daaúud baa kaga khatarsan heeskan Jiim waxaase la socday keyboard oo sida tan cuus qura maahan tan Daauud,