Xadiisyo qaab daran: by Sheikh Jabarti

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 25

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Год назад

    Walaal sh Jabberti Allah ajar hakaa siiyo sida aad Rasuulka saww ugu hiiliso.👍

  • @hassanalikessani1726
    @hassanalikessani1726 Год назад +4

    Inna Lillah e Wa Inna Ileyhe Rajioon. I have never heard this from opposition books full of Israelites, but today really heart broken after hearing your explanation, thank you Sh Jabarti

  • @HamzaMalik-ez4ro
    @HamzaMalik-ez4ro Год назад +3

    Ar maxaa Nabi Muxammad been laga sheegay, XasbunaAllah wa nicmal wakiil.😢

  • @aliabouilyacin3681
    @aliabouilyacin3681 Год назад +1

    Waar soco iiraan u sadaqo doono

  • @Oldisgold48
    @Oldisgold48 Год назад +2

    Sheikh jabarti shaqo wanaagsan baad haysaa halkaa kasiiwad shukran

  • @xasanmaxamudyusuf3857
    @xasanmaxamudyusuf3857 Год назад +2

    Shikh maxamad cali jabarti alehaku barakeyo

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Год назад

    Subxaana Allah waa cajiib Rasuulka saww maxay ku been abuurteen.

  • @mohamudguled8959
    @mohamudguled8959 Год назад +1

    Asc umal baan uqorayaaiyo shibli ayagaa ka soo jawwabaya koley anigu ma umalaynaayo in waxaas suubanaha yiri scw

  • @alimohamed-up7vs
    @alimohamed-up7vs Год назад +1

    Waar diinta ilaahay haku fududaan ee horta wax baro

    • @HamzaMalik-ez4ro
      @HamzaMalik-ez4ro Год назад

      Adigu hadaad cilmi heyso Sheekha u jawaab ileyn axaadiith cad cad oo saxiixul muslim ku qoran oo wada saxiix ah ayuu keenaye, Quraanki ilaahay & cadaaladi ayeyna toos uga hor imaanayaan labadaas xadiith.

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Год назад +1

    Subxaanalaah alla mxy been inoo qoreen... Illaahy bey wxy ka dhigayaan sida odey Carbeed oo cunsuri ah 😂😂... Kuwii inta Qur, aanka dhagaha ka xirtey axaadiista Bukhaari caabudi jirey haloo gudbiyo.. Wahaabiyo

    • @LST25
      @LST25 Год назад

      Asc walaal intee Kaala soo xariira in aa Isla hadalno aa rabnaaye

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Год назад

      @@LST25 wcs wll maxaad ii sheegi rabtey

    • @LST25
      @LST25 Год назад

      @@fouzianuura2327
      Haa wll
      Waxaan kaa wareesan rabi kuwa bukhaari caabudo oo been sheegaan

  • @hawdmedianetwork9416
    @hawdmedianetwork9416 Год назад +2

    Maanshalah
    Hore u soco sheekh

  • @AbuabdulfatahAbukayre
    @AbuabdulfatahAbukayre Год назад

    Naclatulahi calayk shico waa galo yuhada wayka xuntahay iyo nasaradaba soomalidana waxa ad wado kama gadmayso sida ula suco waxa ku dhanta kagana lacag badan diinta masiixiyada inad fafiso ayad mashahar badan ka heli lkn munafiq yahaw ilahay iyo rusulkisa ben haka segin

  • @alimohamed-up7vs
    @alimohamed-up7vs Год назад

    haday gaalo nala coloowdo ma heshiisbaanu nahay khilaafka u Wayn ayaa naga dhexeeya gaalo.
    Adigu ma gaaladaad wax kaga rabtaa

  • @aliabouilyacin3681
    @aliabouilyacin3681 Год назад

    Shiico iyo yuhuudi waa saaxiibo

  • @aliabouilyacin3681
    @aliabouilyacin3681 Год назад

    Allaha kusoo hanooniyo

  • @zakariya55bana38
    @zakariya55bana38 Год назад

    Hor usoco
    Haa

  • @aliflammimlamalif2898
    @aliflammimlamalif2898 6 месяцев назад

    مولانا الجبرتي. بارك الله فيك

  • @AbuxamidalxambaliAlxambali
    @AbuxamidalxambaliAlxambali Год назад

    احدروا إلى هذا الرجل الذي لا يخاف الله تبارك وتعالى

  • @mohamedabdi1376
    @mohamedabdi1376 Год назад

    axsant sheekh barak Allah fiik

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Год назад

    قال تعالي :كل نفس بما كسبت رهينه