Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
38sano ayaan soo taaganahay yurub oo weliba la shaqeeyaa dad gaalo ubadan laakiin alxamdullilah wadan gaal aniga saygayga iyo caruurtayda nama bedelin diintayda dhaqankayga aadbaan uugu ad adkahay ilaahay mahadiis
masha allah
Kumanaan Somali ah oo rag iyo dumar ah ayaan ku arkaa dibada oo nolasha ka dhacay
Xijaab miyuu wax kasheeygay maantana ayaan aan fogeyn waxaan arkayey isaga oo ugu faanaya midkale anigu waxaan ahay ninka magaalada Gaalkacyo inta kasoo dhaqaaqay baan xamar dad guryahoodii xoog uga qaatay. Walaahay maalintaas waan yaabay markuu sidaas lahaa. Nin yar maaha waa nin weyn laakiin caqli badan lahayn. waa from duur to USA.
asc walalkaga shantaay geesigii umadan somaliyee ilahay haku❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ xafido walalkaga hore usoco wixii aqlaaq xunba buufi walalkaga
sheekh shantaay walaal walaahay runtaan kugu jeclahay
Jazakallah kheyr sheekh
Weliba daanyeerkan waa mujrim mooryaan ah oo faasiqnimadiisa bannaanka la taagan. Nijaas sayn leh weeye sheekhana ee dhegaha ku dhufo
Masha allah allaw noodaa shantaysheekh anigaba midbaa bari igu caayay xijaabka iga so celi
Sheekh shantaay halkaa ka wad cayayaanka buufi
Midkaan garyaqaan la yiraah Waa jaahil ee ha loo nasteexeeyo
Shikh runta u sheeg
Magac ayuu bixiyey
🎉
Waa runtaa halis halagaliyo aayad ilaahaybuu kujeesjeesay
Sheekhu waa iga qosliyay maanta😂
Shiikh runta usheeg
Shantaay qoorta xiriga qoor laastiig aaa? sow abuuristii ilaahey kuma xadgudbeysid saan sax maaha
Reer xamarku kanay sheekh kushegan,dhifiq waxba ma dhaamo
shiiqow caayda dadka kadhaaf qaab diinta waafaqsan uga hadal oo kaliya....
Sheekh mic 🎤 kaagu xalaal wye maanta
Ma gabadhii Xijaabnayd ee Sharanya iyo Quruxdu ka muuqatey buu Caayay oo waxa uu amaanay naagihii Qaawanaa ee Cadaysinka ahaa ee dhaqanka xumaa oo Jaahiliinta ahaa ilbax nimada mooday in lays qaawiyo kuwaas anigu waxaan u aqaan Dameeri Dhaan raacday kuwa xumaanta dadka uga dayda oo dhaqan koodii iyo diintoodii ka tegay
😂😂😂😂😂 qoorta xariga leh❤ qanislee waaye kan iyo kubo badan nolosha ka dhacay uf dheh
Shantey wasq ayaa tahey
sheekh abuurka alle wax in aad kasheegto miyayna dambi kugu ahayn
Dahir Calasoow Ayaa Soo Diray Shiikh Ku Shubo 😂😂😂
Kama yara waa kaa weyn yahay sida ay tdad yaqaan ay sheegeen
Kkkkkkk
😂😂😂
Qoor xarig hhhhhhhhh
KkkkkkkkKkkkkkkkkKkkkkkkkkQoor xarig shantaay caadi maaha
38sano ayaan soo taaganahay yurub oo weliba la shaqeeyaa dad gaalo ubadan laakiin alxamdullilah wadan gaal aniga saygayga iyo caruurtayda nama bedelin diintayda dhaqankayga aadbaan uugu ad adkahay ilaahay mahadiis
masha allah
Kumanaan Somali ah oo rag iyo dumar ah ayaan ku arkaa dibada oo nolasha ka dhacay
Xijaab miyuu wax kasheeygay maantana ayaan aan fogeyn waxaan arkayey isaga oo ugu faanaya midkale anigu waxaan ahay ninka magaalada Gaalkacyo inta kasoo dhaqaaqay baan xamar dad guryahoodii xoog uga qaatay. Walaahay maalintaas waan yaabay markuu sidaas lahaa. Nin yar maaha waa nin weyn laakiin caqli badan lahayn. waa from duur to USA.
asc walalkaga shantaay geesigii umadan somaliyee ilahay haku❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ xafido walalkaga hore usoco wixii aqlaaq xunba buufi walalkaga
sheekh shantaay walaal walaahay runtaan kugu jeclahay
Jazakallah kheyr sheekh
Weliba daanyeerkan waa mujrim mooryaan ah oo faasiqnimadiisa bannaanka la taagan. Nijaas sayn leh weeye sheekhana ee dhegaha ku dhufo
Masha allah allaw noodaa shantay
sheekh anigaba midbaa bari igu caayay xijaabka iga so celi
Sheekh shantaay halkaa ka wad cayayaanka buufi
Midkaan garyaqaan la yiraah
Waa jaahil ee ha loo nasteexeeyo
Shikh runta u sheeg
Magac ayuu bixiyey
🎉
Waa runtaa halis halagaliyo aayad ilaahaybuu kujeesjeesay
Sheekhu waa iga qosliyay maanta😂
Shiikh runta usheeg
Shantaay qoorta xiriga qoor laastiig aaa? sow abuuristii ilaahey kuma xadgudbeysid saan sax maaha
Reer xamarku kanay sheekh kushegan,dhifiq waxba ma dhaamo
shiiqow caayda dadka kadhaaf qaab diinta waafaqsan uga hadal oo kaliya....
Sheekh mic 🎤 kaagu xalaal wye maanta
Ma gabadhii Xijaabnayd ee Sharanya iyo Quruxdu ka muuqatey buu Caayay oo waxa uu amaanay naagihii Qaawanaa ee Cadaysinka ahaa ee dhaqanka xumaa oo Jaahiliinta ahaa ilbax nimada mooday in lays qaawiyo kuwaas anigu waxaan u aqaan Dameeri Dhaan raacday kuwa xumaanta dadka uga dayda oo dhaqan koodii iyo diintoodii ka tegay
😂😂😂😂😂 qoorta xariga leh❤ qanislee waaye kan iyo kubo badan nolosha ka dhacay uf dheh
Shantey wasq ayaa tahey
sheekh abuurka alle wax in aad kasheegto miyayna dambi kugu ahayn
Dahir Calasoow Ayaa Soo Diray Shiikh Ku Shubo 😂😂😂
Kama yara waa kaa weyn yahay sida ay tdad yaqaan ay sheegeen
Kkkkkkk
😂😂😂
Qoor xarig hhhhhhhhh
Kkkkkkkk
Kkkkkkkkk
Kkkkkkkkk
Qoor xarig shantaay caadi maaha