- Видео 386
- Просмотров 1 759 484
SHEEKH SHANTAAY
США
Добавлен 31 авг 2023
Halkaan waa Barta Rasmiga ah ee Sheekh Shantaay, waxaan kusoo gudbiyaa Samaha, reebida xumaanta, ka digista Cadaalad darrada iyo Dulmiga
Sheekh Shantaay " Lacagtii dadka iyo dalka wax loogu qaban lahaa Malapo ayaa dalxiis lagu geyey " .
Sheekh Shantaay " Lacagtii dadka iyo dalka wax loogu qaban lahaa Malapo ayaa dalxiis lagu geyey " .
Просмотров: 1 000
Видео
Sheekh Shantaay " Walaalkaan ee Naagada ah ha la soo waaciyo ". Kala xiriir: 0615290669
Просмотров 13613 часов назад
Sheekh Shantaay " Walaalkaan ee Naagada ah ha la soo waaciyo ". Kala xiriir: 0615290669
Sheekh Shantaay " Wiilka Hablaha Soomaaliyeed ee ku tiriyaan in uu iyaga ka mid yahay ".
Просмотров 85616 часов назад
Sheekh Shantaay " Wiilka Hablaha Soomaaliyeed ee ku tiriyaan in uu iyaga ka mid yahay ".
Sheekh Shantaay " Aduunyadu waa gabo gabo waa dhamaad".
Просмотров 4,3 тыс.2 часа назад
Sheekh Shantaay " Aduunyadu waa gabo gabo waa dhamaad".
Sheekh Shantaay " Kuwaan dhaqanka xun caadeystay ha laga bari noqdo".
Просмотров 2,1 тыс.2 часа назад
Sheekh Shantaay " Kuwaan dhaqanka xun caadeystay ha laga bari noqdo".
Sheekh Shantaay " Hooyadan ha la soo caawiyo oo ha loo gurmado".
Просмотров 8712 часа назад
Sheekh Shantaay " Hooyadan ha la soo caawiyo oo ha loo gurmado". Dhibanaha Hooyadiis 0611020106
Sheekh Shantaay "Aroosyada Muqdisho waxaa iskugu imaado rag iyo dumar haleysan".
Просмотров 2,4 тыс.4 часа назад
Sheekh Shantaay "Aroosyada Muqdisho waxaa iskugu imaado rag iyo dumar haleysan".
Sheekh Shantaay" Gobalka Benaadir wuxuu hoy u noqday dhilo , madax jabin , isbaaro iyo foodo".
Просмотров 4,7 тыс.7 часов назад
Sheekh Shantaay" Gobalka Benaadir wuxuu hoy u noqday dhilo , madax jabin , isbaaro iyo foodo".
Sheekh Shantaay"Gardaro oo loo yaqaano Garyaqaan daalim waa faasiq waana qaxooti".
Просмотров 2,7 тыс.7 часов назад
Sheekh Shantaay"Gardaro oo loo yaqaano Garyaqaan daalim waa faasiq waana qaxooti".
Sheekh Shantaay"Wiilkaan dhimirka ayuu la'yahay bisha ugu horeysa anaa bixinaayo".
Просмотров 4559 часов назад
Sheekh Shantaay"Wiilkaan dhimirka ayuu la'yahay bisha ugu horeysa anaa bixinaayo".
Sheekh Shantaay "Madaxweynaha Labo mar xilka qabtay oo amnigiisa ayna ajaanibta ilaalin ma taqaanaa
Просмотров 2,6 тыс.9 часов назад
Sheekh Shantaay "Madaxweynaha Labo mar xilka qabtay oo amnigiisa ayna ajaanibta ilaalin ma taqaanaa ??
Sheekh Shantaay" Subxaanallah Qoyskaan dhaqan gaalo ayee Baraha bulshada ku joogaan ".
Просмотров 8 тыс.9 часов назад
Sheekh Shantaay" Subxaanallah Qoyskaan dhaqan gaalo ayee Baraha bulshada ku joogaan ".
Sheekh Shantaay "Kashka wuxuu Caan ku yahay wax kasta oo diinta Muslimka reebtay".
Просмотров 13 тыс.12 часов назад
Sheekh Shantaay "Kashka wuxuu Caan ku yahay wax kasta oo diinta Muslimka reebtay".
Sheekh Shantaay " Hargeysa ilaahey wuxuu ka dhigay duruus waa weyn".
Просмотров 4 тыс.12 часов назад
Sheekh Shantaay " Hargeysa ilaahey wuxuu ka dhigay duruus waa weyn".
Sheekh Shantaay " Aniga maanta nin laangaab ah la hadli maayo !! Yaa Muslim ah Yaa Mudulood ah ??
Просмотров 1,5 тыс.12 часов назад
Sheekh Shantaay " Aniga maanta nin laangaab ah la hadli maayo !! Yaa Muslim ah Yaa Mudulood ah ??
Sheekh Shantaay " Hooyadii isbitaalka ayaa ka soo bixinay gurmad ayee u baahan tahay ".
Просмотров 81614 часов назад
Sheekh Shantaay " Hooyadii isbitaalka ayaa ka soo bixinay gurmad ayee u baahan tahay ".
Sheekh Shantaay " In cadaalada iyo garsoorka dalka loo simnaado ayuu diiday Aden Madoobe ".
Просмотров 1,1 тыс.14 часов назад
Sheekh Shantaay " In cadaalada iyo garsoorka dalka loo simnaado ayuu diiday Aden Madoobe ".
Sheekh Shantaay"Maxaa keenay muuse inee dharbaaxsho ku dhacdo asigoo talada dalka haayo " .
Просмотров 1,5 тыс.14 часов назад
Sheekh Shantaay"Maxaa keenay muuse inee dharbaaxsho ku dhacdo asigoo talada dalka haayo " .
Qoysas daruufeysan oo dalbaday in la caawiyo Ayaa qadka Taleefanka kula Soo xariiray Sheekh Shantaay
Просмотров 33016 часов назад
Qoysas daruufeysan oo dalbaday in la caawiyo Ayaa qadka Taleefanka kula Soo xariiray Sheekh Shantaay
Sheekh Shantaay " Iftin model iyo Luuziina gabdhaha muslimka ah dhaqankooda ma lahan ".
Просмотров 15 тыс.16 часов назад
Sheekh Shantaay " Iftin model iyo Luuziina gabdhaha muslimka ah dhaqankooda ma lahan ".
Sheekh Shantaay " Hormuud markay deeq bixineyso 90% siyaasad ayee ku bixisaa" .
Просмотров 1,9 тыс.16 часов назад
Sheekh Shantaay " Hormuud markay deeq bixineyso 90% siyaasad ayee ku bixisaa" .
Sheekh Shantaay "Feysal Cali waraabe waa nin ma gudbe ah oo fadhiid ah" .
Просмотров 7 тыс.19 часов назад
Sheekh Shantaay "Feysal Cali waraabe waa nin ma gudbe ah oo fadhiid ah" .
Sheekh Shantaay " Ceebta ka dhacday degmada xudur waxaa sabab u ah Maxamuud Macalin" .
Просмотров 86219 часов назад
Sheekh Shantaay " Ceebta ka dhacday degmada xudur waxaa sabab u ah Maxamuud Macalin" .
Sheekh Shantaay " Soomaaliland waxaa ka baxay halyeey meel fiican gaarsiiyey".
Просмотров 1,5 тыс.19 часов назад
Sheekh Shantaay " Soomaaliland waxaa ka baxay halyeey meel fiican gaarsiiyey".
Sheekh Shantaay " Waayelkii 36 sano musqulaha ka shaqeynaaye laakinse reer Muqdisho u heystaan.....
Просмотров 9 тыс.21 час назад
Sheekh Shantaay " Waayelkii 36 sano musqulaha ka shaqeynaaye laakinse reer Muqdisho u heystaan.....
Sheekh Shantaay "Waa lagu daaweynaa lacagta qaliinka anaa bixinaayo ee bishaareyso insha Allah.".
Просмотров 99821 час назад
Sheekh Shantaay "Waa lagu daaweynaa lacagta qaliinka anaa bixinaayo ee bishaareyso insha Allah.".
Sheekh Shantaay " Maanta qofka wax heysto ha ka faaiideysto oo dadka ha caawiyo ".
Просмотров 1,1 тыс.День назад
Sheekh Shantaay " Maanta qofka wax heysto ha ka faaiideysto oo dadka ha caawiyo ".
Sheekh Shantaay"Hooyo kurbeysan ayaa igu soo booqotay xarunta ".
Просмотров 6 тыс.День назад
Sheekh Shantaay"Hooyo kurbeysan ayaa igu soo booqotay xarunta ".
Sheekh Shantaay "Bisle wuxuu ka dheereyey ibliis, dhaqan muslim ma lahan".
Просмотров 1,8 тыс.День назад
Sheekh Shantaay "Bisle wuxuu ka dheereyey ibliis, dhaqan muslim ma lahan".
Walahi wa saaxantahay ee kuwan alle haka qabto umada kuwan hoyo iyo Abe iyo walal malahan 😂😂
sheekh abuurka alle wax in aad kasheegto miyayna dambi kugu ahayn
Sax walahi xukumada hada jirta wa fusuq shacabkina gaajo ayey u la anayan
Sallallaahu calayhi wasalam
Ku soco sheqow haka caajisin in taad ka suulineso jasaka allah
Dadka malyanaad sano ayuu adduunka ku noolaa, Ilaahay ma danaynay xijaabka moralkiisa... 1400 sano ka hor ayaa Cumar bin Khitaab doonay in dumarka la xijaabo, Illaahayna wuu ku raacay... aayado ayaa soo dagay... Xadiithyada ka aqri Cumar oo leh intaas wax ayuu illaahay igu raacay... aayadaha xijaabka markay soo dageen eeg iyo "sababta" sheedada dhan waad fahmi doontaa... .... hadaad caqli leedihiiin
Asc illaaheey hakaa ajarsiiyo insha'Allah illaaheey bangiyadiiseey buuxasn.Illaaheey waxaadan filanayn haku siiyo. Kuwii masuliyada ugu dhaartay ,Waa kuwaas ayaga is ku maqan sidii 2ba naag oo laysla qabo.C/Binu khadaab rch markuu xukunka haayey .Muxuu yiri .Hasha ku turuntutooto Ardul shaam illlaa anaa laygala xisaabtami.Shiikh shantaay aaway kuwaas .Insha'Allah waaku weenaan unaxa umadeena Insha'Allah waxaan awoodaan ugu soo diri .Wallaalo kalana waan ugaarsiin.
Sheekhoow hawl adag iyo makaan sare ayaad umadda ujoogtaa. Rabi Subxaana watacaalaa haku xafido.🤲🤲.
Sheeqow diinteena waa nasteexo cidii wax ku qaadaneeyso nabi muuse csw markii fircoon loo diraayey wuxuu ilaahey ku yiri waxaad ku dhahdaa marka aad wax usheegeysid ficoon hadal dabacsan oo xikmadeeysan adigana sidas inaad la timaado allah kuu kaso liana marka aad caytanto adigoo qayr sheeg is dhahaayo waxaad weeyneysaa wax kaa heeybeysto
Hhhhhhhhh
Ninka naagtaas barafuunka sidaas ugu buuxinaayo waxaa uu ka tirsanyahay maamulka gobolka banaadir, waana wax ma tare, waxaa uu yaqaana kaliya sida loo cuno dadka islaameed lacagtooda, xayawaankii ku dhalay was dheh.
Malabo bacaaw xooleheena maa luku quudinaa
@@KuawayKuaway Baaca aad sheegeesid haku waso, nacalaa ku dhale.
Hora loyiri abgaal wa caarkoda iyo caloshoda wase dibdanbe lodoraneynin inshallah
اللهم عجل بنصر ك من أهل الصومال
اللهم اصلح أحوالنا وأحوال المسلمين
Sheekhow adigoon sawirkood soo qaaad u sheeg xaqa hablaha xumasnta ku jira
My office is next to the port entry 😂😂😂 Shantaay come to visit us man 😅
Sheeq shantaay waa ninka kaliya ka soo horjeeedo dadka xumaanta soo gudbiyo keep going sheeq waa ku aaminsanahay
Malapo yaa gus dhuuqay 😂😂
Kkkkkkkkk
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💕💕🤝🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🦁🦁🦁🦁🦁🇬🇧
Sorry abo mccn 😢
Masha allah allaw noodaa shantay sheekh anigaba midbaa bari igu caayay xijaabka iga so celi
Inaalilaahi Waina Ilaahi Rajucuun, Allow Ceebtena Astur.😢.
Kuwaan baa u baahan in la edbiyo oo laga qabto dalka dhaqan xuma dooda islam nimada iyo Soomaaliday ceebay nayaan
Wlh somalida dhaqan ka muslim ka wey ka tageen wadan kaan waxa dhibta uu ugu jro wa dunuub iyo macaasi aaan inaga galany wlh zamin aakhir na weeynu jognaa xaqa alle hana tuso khaatimada na kheer alle ha ino ga dhgo😢😢I was 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
sheekh shantaay guuleyso ilaahay hakutaageero sidad munkarka ureebaysid ilaahay cumri dheer iyo caafimaad Allaah hakugu irzaaqo
Maxa kudbadigi
Kkkkkkk
Alla Calool xumo weynaa
xasbunallaah ilaahoow na astur yaa rabbbi
To hi
Subx Allah
Subxanallaah allow adaa wey so hadeey inta diinta dhinac mareyso😢
Sheekh Shantaay Sharmuutonimada Kasocota Dalka Soomaaliya Dadka Marabaan Iney Ka Dagaalamaan Ilaahey Dartiisa & Xaqdhowrka Diinta Kaga Dhiidhiyaan Waxay Ka Jecel Yihiin Iney Qabii l Udagaakamaan Oon Xaq Aheyn
Allah Allah Allah 😢😢😢😢🤲🤲🤲🇵🇸
لاحولة ولاقوة الا بالله الحمدلله على نعمة الاسلام
Waaridoow ilmihiina waxaad calooshooda galinaysaan iskafiirsha .
Sheekh ilahay khayr hakaa siiyo
Subxaanallaah sheekh meeshan dhaqan xumo weyn oo Rag iyo dumarba leh ayaa kamuuqda ee maxaad dumarka un u cayeysaa?
Jazzakaallah khaire fil jaana fardoussa aqla inshaallah amiin amiin yaa allah
Subxaana allaah 😢
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh umaadan allh haso hanuniyo subxanllh subxanllh
Kuwan mel allaleh mehi lagu arko ha la karbasho min fadhlak ciidan u sameso
Sheikh Shantey ana uxibak fillah. Wan ku racsanahay wa ku garab istaknahay cimriga ALLAH(SW) ha dheereyo o cafimad leh iyo cibado samo Amin ya Rabi
😢😢Hoyooo waan ilmeye runtiii yaaac😭😭😭😭
😂😂😂😂😂😂😂
Gabdhahaan waarid maleh miyaa , shiikhow ajar alha kaasiiyo , dawladu ma argto miyaa fusuqaan mise madaxdaa raali ka ah miyaa waxaan.
Akhas war dhilooyinkan nin iyo naagba halaskaqabto waxai xadkii buu kabaxay
Wlh faaxishadaan alle raali kama aha Caro alle aya ka dhalaneeso faaxishadaan waxa wadankeeyna uu u Dagi la yhy wa dunuub aan Inga galnay iyo macaasi allow xaqa na tus khaatimada kheer inoga dhg 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Wlh waxa igu so dhcdy ayadii suuratu nisaa allow xaqa na tus khaatimda kheer inoga dhg zaminkii uu suubanaha swc scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Ino shgy maanta wn jognaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢