Wllkey marna ina adeerkey gj idle sir ma qabe rabi ayaa usama celiyo wxa alxamdu lilah ah in alle kaa kiciye xanunka aad soomarte runtii marxalad wlbo oo ku soo wajahda wxa uga gudbeysaa ku xirnasha alle hdey kun qofod ku hishiiso wxa uusan alle rali ka ahen kuguma kordhin karaan hdey damcan in ay wx ka nusqamiyaa kama nusqamin karaan hdii uu alle rali ka aheen
Walaalkay waxaa jira hadalyar oo aad iska tiraa laakiin naarta maqrib maqshir kugu fogeeya, Ilaahay afkeenna kama keeno, xissaab baa dambaysa sixir haddii qof lagu sheegto oo ay nabyo tahay aakharo qol jahanama korkeeda ku yaallo baa lagu xabbissaa ilaa ow soo caddeeyo, caddayn mad haysaa? Ilaahay ka baq shakkiga iska dhaaf haddii qof qofkale sixir ku maamuli karo mar horaa remute laysu wada qaadan lahaa sixir awwoodda aad ku sheegayso maleh sida ay Soomaalidu moodana maaha, wax laysu soo diri karo maaha inta badan been lagu qaraabto oo dadka lagu siro waaye kuwa sameeya xittaa been bay sheegayaan lacagay ku qaattaan marka waxaas niyaddaada ka saar shakigu isagaa cudura ee iska saar, Sokortu iyadaa Kaadi-baxsadka leh marka iska saar wxaas, la tacaal ajarad ka helee ee ku sabar alxamdulillaah dheh kadaranaa dadan walaalkay isku dadaal dhaqtarkaaga la tasho shakigana iska saar ku dheh naftaada " sokkor baa i haysa" bes iska dhaaf waxn. Allaha ku caafiyo
Waad qalbi fiican dahay aabe masuuliyad saran dahay na waad dahay iidle umadan xasid nimada waa lagu wada sheegay ogadeen ka kiinyo daga nayroobi waa wadan kiinyaan lee yahay baq baq bay ku hayaane yay San ku wareerin aboowe anagoo dhan baa ku daageer sane
Calaacalka iska yaree haddaad saamaxday ka gudub markaa haddaad u dan leedahay daawasho raadis waa qodob kale Sheekooyinka iska joiji fadlan ka gudub waa iga talo
Iidle Yare Daacad Ayaa Tahay My brother Cadawga Allaah Hakaa Qabto Aamiin Aamiin Aamiin Ya Rabi
Alle haku xafido wll qliya inta ku neceb cagta ka hoose wllkey iga ween
Maashaa’allah waxaa iska daysaa heesaha sida kale qof wanagsan ayaa tahay heesaha Allaha kaa madoobeeyo
fan faaiido kuma laha iskaga tag ilaaheybaa kaaga soo raaynaayo wallkey 😍😍😍😍
Aawe dadkii Nabiga jeclaa SCW
Iidle Yare wan daremi kara wxan waa wax jira lkn Iska samir pro cidna waliga Ha a Amin in
Iidle bro iam always with you
😢Ilahay Haku cafiiyo wll idle Qof Qalbi wanaagsan Aya tahy
Iidlow zxibul ciyaalbaatahay arimahan iskaga dhexbax wllkay illaahay dartiii
Iidle yare noloshu kuma dhibto sxp
In wax been abuur ah lagaa sheego iyagey dhibeey keep going somli mxmd ku garab taagan
Iidle yare allaha ku caafiyo my brother
Dadka sixirka wado allaha ku celiyo ayaga
Iidle alaha ku caafiyo ilmahaaga alaha kuu daayo risaq waasac alaha ku siiyo aamiin yaa alaah ❤❤❤
Maasha allaah tabaaraka laah walaalkeey waa kuusoo duceeyaa allaah kuu aqbalo,aamiin,aabo ilmihiisa korsadaa tahay owlaada allah kula koriyo,caafimaadkana allah kuu siyaadsho,aamiin 🤲🤲🤲🙏🙏🙏aamiin yaa rabi.
Masha Allaha ❤❤❤
Hadii lagusixray allaha KU caafiyo
Walaalkey heesaha iska daa ayagaa qalbiga haleye sixirna kadarane
Wlh quf wanaagsan ayaa tagah allaha ku caafiyo walalken
Cadowgan allaha umada ka qabto ee big bro hataa waxan maqlay awban geesi sixirow ku dilay walee wixii la shego waxabaa ka jiro
Reer Nairobi sixir badanaa yaahuu
😭😭wan ka xumahay wll ilahay ah ku cafiyo wll 😰
Walal nin dacad ayaa tahy hore usoco
Wllkey marna ina adeerkey gj idle sir ma qabe rabi ayaa usama celiyo wxa alxamdu lilah ah in alle kaa kiciye xanunka aad soomarte runtii marxalad wlbo oo ku soo wajahda wxa uga gudbeysaa ku xirnasha alle hdey kun qofod ku hishiiso wxa uusan alle rali ka ahen kuguma kordhin karaan hdey damcan in ay wx ka nusqamiyaa kama nusqamin karaan hdii uu alle rali ka aheen
Maansh Allah abe qimabadan alaha idin xafido adi iyo ilmahaaga
Allah ka Qabto cadowga wllkey ❤
Legend cadowga Allah ka qabto sln sare✌️
Manshallh tabarakallh allh ilmaahaga hakuuxafido allh kucaafiyo
Sheydaankana dadkuu isku diraa qof aan ku sixrin ayuu ka beensheegayaa isagoo qarinayo qofkii saxda ahaa
Marka hebelaa wax sixray ma dhahayo ilaahay dhibaatada hakaa dulqaado
Saaxiib, jooji howshaan.
Big bro waxan we jiran qofki sameyana dil qorta laga jaro wayo xukunkisa EEE Iska bariyeel ee shaki bixi saxibki Ilahey xaqa haso saaro Ilah kaweyn
Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)
Mansha allah guuleso 🥰🥰🥰🥰
Allaha ku xifatiyo huuno
Walalka wayn caruuuurtan caanimada mayl xun kagashay eee hadeeba taganyihin iidle burinay ayaga nah CAMERADA kuuulasooo ordi jirtay sxb big bro sidalooohadlo sooobaro waaiska xooolo caaadi ah
Ilaahay wax ku dhibba kuma Tuso, wllo Eid ❤️❤️❤️
Amiiiin
Subxannallah illahow kuwa dadka taagaayo ka qabo umadda
iidle hada ilaaheey waa ku caafiyay adiga mar walbo adkaarta afkaaga kuhaay wax dhibaato ah ma arkeysid Alaha kuxafido
Iidle bro anoo ogaadeen ah ayaa ku tageero guulayso wll
😁😁😁🙈Faan dadood
Iidle sxb wadaadada quraanka ku saaray number kooda iso dir sxb
waar wamaxay sheeko xuntan iyo qabiiladan aalatimaadeen yaawaaye qofka iidle ishaystaan
Subxaanalaah ilahy hakaa qabto
iidle yare aabe wngsn ayaa tahay wllky dadka xun iskaga fogaaw wixii dhib kugu wado Allah la gadiyo
Iidle waa hanti qaran dadka somaliyeed ayaa leh Sxb noolow
Soqarixi sixirolashaya ebow kkkkkkk
Ilaahay hakaa qabto xasadka iyo cadowga
sax
War ruxa darisle sixray kasoo hadal kasa sixrane
Subxanallah
Hhhh waa.isalfatay adna waa lgu salfaday hhhh iidle aabe wanagn tahy allah haku garab galo
Hda waxan run miyaa idlow
Cfmd tam ah alha ku siyo iyo cimri dher iyo cibdo suban iyo frxd bdn iyo raali ahanshaha ilhy shaqo fcn ooilhy karali yahay oolacg fcn kasogelyso ooxalaala alha kusiyo Apo mcn wakuuceya wlhi cdim wxana kujeclhy ilhy dartis dadkane ooxumnta iyo dhibka kulajecel alha kaqabto wxi kugu maqan alha kaqabto sakd kasto oodukato ducayso Apo mcn alha ku xfdo adun iyo akhiro Ani wxs thy walalky muslima wxana jeclhy inaa frxd kunolato
Istiqfaarta badsao waafiicnaane inshallh allh kucfiyo
Masha allaaah
Iidle wlhi isma dhaanto adiga dartaa ayan u daawan jiray marka an ka wayay waan iska dhaafay.
Wcs wllo allaah ayaa mahadleh oo ku caafiyay
Hhh legend wa ku wataa sei grandisimo
Iiidle wlh waa nin jiro wlh wuu iga qosliyay waa latagay isagana ano itagay cml hhh wuu isalfaday cml hhh allaha niwada cafiyo saxibayal
Quick recover🤲🤲
ISAAQ NAIROBINA MAA LAGAGA CABANAYAA 😂😂😂😂.
WARNIYOOW MASUIBAN NAHAY.
Ilahay wax ku dhiba kuma Tusso Wllo Qaali Eid.
Yaakacabanaayo Ogadeen Buu sheegtaa Asagoo Idoor Ah. Masaakiin Meel Ee joogaanba Aan iskukalsooneen.
Iidle ilahay ka baq nin isaq ah khiyamo iyo balayo ma yaqanin reerxamar ayaa shekada yaqana
Sheekadaan prank ey u ektahay sxb ma u bogin hhhh
Walaalkay waxaa jira hadalyar oo aad iska tiraa laakiin naarta maqrib maqshir kugu fogeeya, Ilaahay afkeenna kama keeno, xissaab baa dambaysa sixir haddii qof lagu sheegto oo ay nabyo tahay aakharo qol jahanama korkeeda ku yaallo baa lagu xabbissaa ilaa ow soo caddeeyo, caddayn mad haysaa? Ilaahay ka baq shakkiga iska dhaaf haddii qof qofkale sixir ku maamuli karo mar horaa remute laysu wada qaadan lahaa sixir awwoodda aad ku sheegayso maleh sida ay Soomaalidu moodana maaha, wax laysu soo diri karo maaha inta badan been lagu qaraabto oo dadka lagu siro waaye kuwa sameeya xittaa been bay sheegayaan lacagay ku qaattaan marka waxaas niyaddaada ka saar shakigu isagaa cudura ee iska saar, Sokortu iyadaa Kaadi-baxsadka leh marka iska saar wxaas, la tacaal ajarad ka helee ee ku sabar alxamdulillaah dheh kadaranaa dadan walaalkay isku dadaal dhaqtarkaaga la tasho shakigana iska saar ku dheh naftaada " sokkor baa i haysa" bes iska dhaaf waxn. Allaha ku caafiyo
Waad qalbi fiican dahay aabe masuuliyad saran dahay na waad dahay iidle umadan xasid nimada waa lagu wada sheegay ogadeen ka kiinyo daga nayroobi waa wadan kiinyaan lee yahay baq baq bay ku hayaane yay San ku wareerin aboowe anagoo dhan baa ku daageer sane
Isma dhanto dhan dadka wey sixraan yaah ,Bikbaro indhihiisa ayaan ka gartay
Iidle wllhi wll qofkii ilahy dilayo unba dhinta alxm wll hada cafimaday in Abadan Ayaan xanunka kula dareemay ilahy cafimadka haku siyaadiyo
Waar asxaabey ninkan 400k aan garsiino withing 2 weeks
Idle Hal go,aan gaar waa walaalka ibraahiim nabadoone wadani dhab ah
1 heesaha ka tanaa sul oo diinta allah baro oo faafi kafa ,ideyso umada kugu xiran ilmahaagaha ufaa,idey
2 ogoow aduunyada inay gabagabo tahay
Is dabaqabo walaal waa iga dardaaran ina oday
Internet waa lagu waashtaa walaalka iska yarey
Baro Luuqada Ingiriiska Adigo Gurigaaga Iska Joogo Kana Baro Si Bilaash Ah Channel Ka
SAHAN TOOSAN
Si Daacad Ah Oo Hagar La Aan Ah Mahadsanid.….
Walal wan Kuku so biray adna iisar Subscribe
Sixirka qofka samey nooca qofka u ju sameeyey imagination malintaas ayuu u bilowmaa adkaarta iyo saliga nabigan waa fura ama kaa difaacayan badsad
I idle long life brother you good man brother big borrow is so dumb
Abowe cadowgada u nolow
Kkkkkkkkk
Calaacalka iska yaree haddaad saamaxday ka gudub markaa haddaad u dan leedahay daawasho raadis waa qodob kale
Sheekooyinka iska joiji fadlan ka gudub waa iga talo
Hhhhhh 😅😅😅😅😅
Filimka Beenta Naga Soo gabagabeeya
Idle dadka wa dhib
Waxaa is ka xasuuso xanuunkii oo beenta iyo ceebta umada ka,daa
War waxan salaad madukado miyaa imanka ku yareee sixir iyo qurafad loo shegaa nio waa xanunsantahee is dawe
War wax ku sixray malahne ilahay utobkeed ee alle bari wax ku rabo malahne
Allah aclam
Masha Allah