Munaafaqad ayaa ka buuxda, maayir ayaa laga dhigaye muxuu Soo kordhiyay ee aan ahayn in uu dadkii Soo doortay iyo dadkii maayirnimada in uu helo ugu hiilyay uu ku ballan furo
Hadalkiisii oo dhan waxaa soo afjarag kulmiyaha qalbigiisu yidhi isaga horumarka raba afkuna ka xaday waa nin aan dacadku hadlay uurkana wax karaba afka a wax kaga qaylinaya yaab
Geesi walahi waa nin alle ummada u soo raacay kuwa xukunka jooga waa waxay cadow u yaqanan reeraha somaliland dhiigooda u soo shubey ree Booramana faqash ayay u yaqaanan markaa ha laga badbaadiyo muuse iyo wuxuu wataba wadanka
Masha allah mayor mooge meeshuu maraaba waa ceeryoon🧡🧡🧡🧡🧡🧡
Muuse Biixi Cabdi guuuuuuuul madaxwayne muuse Biixi guuul soomaliland guuul Maxamed kahim guuul maxamuud Sajin guuul
Maayar lagu khasaaray
Waa runtaa
Dhareerka iska du' laxyahay markaad adeerka muse aad qabyaalada kutageerayso manad is arkin munaafaqow
Abti waa galbateenee somaliland oo dhan iska caabiyaa wataase hhhh
Madaxwayn mustaqbalka ❤❤❤
ALLAH sanadkan madaxweye ciro ka dhigo guuuul guul🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡
Maayir Mooge munaafaq ayaa ka buuxda
Dhareerka iska du' laxyahay markaad adeerka muse aad qabyaalada kutageerayso manad is arkin munaafaqow
❤❤❤❤
Mashaaa Allhaa Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Muuse wuu dhacay. 7 sano oo danbe oo qoqob iyo is nacayb ah marabno wlhy ilaahay muuse haka qabto ameeen
Waa hiil qabiil.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mairie Mooge Kulmiye ayu Jecelyahay inu ka miid noqdo, Xita Afkisi aya ka xaday Kulmiyaay Tala Somaliland la wada leyayhay kulaha
Reer Borama xisbiga hilaac la so baxa
Maanta cod kalay lumiyeen
Kulmiyay taala nin afkiisa lagama xaal siiyo
Sida reer maraykan u diideen inay dalkooda habar udhiibaan idinkuna dalkiina doqon huruda oo bilaa Qadiyada hawdhiibina billaahi calaykum viva horseed
Waxan ahay nin samanaa wax horseed laydhaa majiraan sxb dalka iyo dadkuba waa wadani
Qabyaaladdu ha dhacdo Mr cirro xisbigiisu laftarkiisu Maaha xisbi aqooneed iyo xisbi waxgarad Ku jiraan iyo xisbi la odhan Karo waxbuu badalayaa hayeeshee labada doqon ha is waydaartaan maadaama aanay jirin ummad wax kala garanaysaa meeshan
Muuse nacas wuu dhacayaa
Muuse Marka horaba khalad bay ahayd in madaxwayne laga dhigo
Because muuqeedi,codkeedii,aqoonteedii,hanaankeedi midnaba muu lahayn
Hilaac
Mooge Khasaare , cid dib ku dooran maysan
Boorame was kulmiye🔰
Kan yari waa ridii is nuugtey.
Munaafaqad ayaa ka buuxda, maayir ayaa laga dhigaye muxuu Soo kordhiyay ee aan ahayn in uu dadkii Soo doortay iyo dadkii maayirnimada in uu helo ugu hiilyay uu ku ballan furo
Hadalkiisii oo dhan waxaa soo afjarag kulmiyaha qalbigiisu yidhi isaga horumarka raba afkuna ka xaday waa nin aan dacadku hadlay uurkana wax karaba afka a wax kaga qaylinaya yaab
In koonfuri Somaliland nala yeelato dan nooguma jirto tii 60kii ayaanu eednay.Dib ugu noqosho Somalia ma ogolin moogow. Guul Mujaahidiinta ❤❤❤
Taasi Waa dacaayad ee yaan lagugu khaldin majirto nin geyn kara Sln Xamarta baaba'day
@Mo_Daud.2 Waa siyaasada uu xisbiga wadani wado,oo ah inaan ka midnoqono maamul goboleedada fadaraalka,markasta qadiyada gooni isku taaga iyo Difaaca qaranka ma aaminsana. Taasina wax beena maaha labada ninba ee xisbiga wadani dhiig umay shubin xoreyntii,kamay qayb qadanna dibu dhiskii qarankan.
@@sahnim7481 now war waa uraysaan oromooy la idinka badi dadku way la yaabanyihiin foolxumadiina sanakan jaarso fooldhaqatay Hhhhhhhhh
Guul kulmiye insha allaah markastaba ❤❤❤
Geesi walahi waa nin alle ummada u soo raacay kuwa xukunka jooga waa waxay cadow u yaqanan reeraha somaliland dhiigooda u soo shubey ree Booramana faqash ayay u yaqaanan markaa ha laga badbaadiyo muuse iyo wuxuu wataba wadanka
Aamir khan 😂😂😂 waa lays fahmay
Aamus yaan lagu maqline markaad abtiga museba taageertid cid kulama hadashee
Xisbiga waddani waa somali weyn
@@josephabram6086 sacad muuse asalkooduna waa promo hhh
Means oromo
Reer booramow waxaasi waa falash ee ISKA Jira
Nin laba qof oo u codeey cadaalad ukala smeynwaayey ayaa nale anagaa dadka walaaleynaya.
Waar isbadalka aad wadaan ee aad kulmiye kaga duwantihiin uun noo sheeg adeero gacaliye !
horta ina moogaw cidagala soo dhAf isxaaqa soo gaadh
Qabyaaladayte
Mooge'h codkayagu Waa wadani + Hilaac
Hadalkaaga u fiirso inta aanu afkaaga kabixin ayuu amaanadada yahay
Dhaarta iska daa muuse isagaa furay ururada waxaana uga jeeday in beelaha cidhifyada ay soo baxaan waxaana diiday wadani
RER BOORAMA IDOORTA.. XUSBI BAA NU LEENAHAY
Mooge wuu saqiiray ha maqlina monkan waa beenaale booramana waa kulmiye iyo hilaac
HARGEISA QABYALADIISII QABA TAY MISE WAABA GOBALKII AQOONTA
BEEEN GOBAL XISBI LEH OO GADHIGAYGA RAR LA LEEYAHAY..
Rer borama wa masakin
Ala afmacaanaa ninku mar idage alle hadogo laba goor idage anaa is dagay
waa lagubartay heesta iyo qiiro jabaanta jooji kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk adigaa gacantaada skudilay adeer
Kii shaley caayay miyaanu ahyn ciro dahir rayale 😂
Sorry 😂😂😂😂😂😢😢😢
Baanale
Hbar ayad wdataane aamusa
munaafaq ibn xaaraam ah
Wear neefyohow dadka beenta kadaa
Wada lahaansho sasabasho kuu noqon meyso ,qabiil iyo huwan iyo dowlad gobaleed ayaad cod u doo neysaa.
Taasina wey fashilantey. ayaad
Beeneey waa run
Lagu baraye oo kagu ogaaye geestaa isku taag
KULMIYE_PARTY💸🦅Mbc-m7🇬🇫mr zaajin🇬🇫🦁again 💚💛🫡✌️soo yaaca taageerayal
Daahir riyaale adeer lama dooran eee beenaalle beenta iska daa' 😂😂😂
fashuul.ayaa kidhacday mayir mooge waxa uuyidhi waxa lay yaqaanaa cadW.waa af gudida karxajis lnk maha cadaw garxajis waa gobta isaaq.mayir waad fashilantay mad.garan wayday wax kaloo.tidhaa qirada.iska ayar waa.la noolan.dadkana waa.walalo
Kkkkkkk
KKKK WASIRO HADAD RABTA IDOORTA. HILAAAAC BAAAA HAYSTA BORAME IYO RER KULMIYE. MUUUSE BIXA SOO AFJARAY KANBYAR SHSLAY.
Waa labartay beenaale
😂😂😂😂😂
Beenale 😂😂
Beenaale
😂😂😂😂😂😂😂😂