Dad dhintay baa codeeyey yaan la idinka maqlin 14 november. Candho dambe iyo tuug iyo khaain iyo nin daqiiq cunay iyo nin ummad iibiyey iyo nin qabyaaladi diin u tahay iyo nin cuqdad la tiicaaya iyo nin baadi ah iyo nin aragti gaaban oo si yar loo qalday iyo nin dabadhilifnimo u dhashay iyo nin qoriga tuuray iyo maryo cas cas iyo nin xun oo dhan 14 ka bisha ayaa inoogu dambaysa insha Allah, maxkamad qaran oo dembiyadaa qaada ayaana la samaynayaa, iyagoo xamar iyo magaalada yar ee inagu xigta ee Daarul-Nadwa u yaacay ayaad arki doontaan. Insha Allah
Hambalyo Hambalyo farmajo groupe ssc iyo waddani ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah guul wadani guul Somaliland Insha Allah
Muuse Qaaxo, Afkaygaan Eeday Kaga Yeedhsiiya Reer Somaliland naw
War madaxwayne muuse wu so noqonayaa ee ku biiyo caba wanad dhacaysan bi idmilaah ee raxlaynta kaydsada 😂😂😂😅😅
Dad dhintay baa codeeyey yaan la idinka maqlin 14 november. Candho dambe iyo tuug iyo khaain iyo nin daqiiq cunay iyo nin ummad iibiyey iyo nin qabyaaladi diin u tahay iyo nin cuqdad la tiicaaya iyo nin baadi ah iyo nin aragti gaaban oo si yar loo qalday iyo nin dabadhilifnimo u dhashay iyo nin qoriga tuuray iyo maryo cas cas iyo nin xun oo dhan 14 ka bisha ayaa inoogu dambaysa insha Allah, maxkamad qaran oo dembiyadaa qaada ayaana la samaynayaa, iyagoo xamar iyo magaalada yar ee inagu xigta ee Daarul-Nadwa u yaacay ayaad arki doontaan. Insha Allah
😂😂😂😂😂😂
Shucayb beenaale