Sida Aabayaasheen Ay Ugu Dabaal Dagi Jireen Maalmaha Xoriyadda.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
    Sidoo kale Nagala Soco
    Facebook Page: / jiilmediaa
    Instagram Account: / jiilmedia
    Twitter Account: / jiilmedia
    Tiktok Business Account: / jiilmedia
    Linkedin Page: / jiil-media
    #jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Комментарии • 39

  • @AsiaQorane
    @AsiaQorane 3 месяца назад +6

    Ku sali xabibkeeni Ahmed ama maxamed one like uu sat wllo

  • @AajomohaJaamac
    @AajomohaJaamac 3 месяца назад +10

    Tiim jiil media waxa iskugu imaaday dhalinyarada kuwii ugu caqliga badnaa wlhi wax wliba oo nolasha ama saamyn lahaa ayay kahdlaan guulaysta walalayaal🎉🎉❤❤ waan idin jeclahy dhamaantiin midakle dadka aan faaidada lahyn waxa lagaarsiiyo 1milyan maxa dadka fcn aan kor logu aadin war somaliyay xaasidnimada iska dhaafee jiil kor haloqaado ❤❤

  • @CafiifoCali-iu9ms
    @CafiifoCali-iu9ms 3 месяца назад +4

    Guul Somalia 🇸🇴 ❤🎉

  • @UsaameAhmed-rl2dg
    @UsaameAhmed-rl2dg 3 месяца назад +4

    Daaha ___ awoowahayga waqtigiisana waa joogtaa ____ waqtigeenana waa joogtaa intee noo wadaa sxp kkkk______ hambalyo 26 June 1960 ______

  • @gurmadabiib5504
    @gurmadabiib5504 3 месяца назад +3

    26 June soomaliland ayaa iska leh suga maalintiina maroboob ayaad tehiin

    • @hodoabdi7082
      @hodoabdi7082 3 месяца назад

      Dadkan ma aqoon la'aan baa hysa horta maxaa ka qaldan

  • @AajomohaJaamac
    @AajomohaJaamac 3 месяца назад +5

    Happy 26 jun hambaliyo dalkayga somalia ilahay nabad dhamays tiran hakusiiyo io barwaaqo aan dhamaad la ahyn 🎉🎉🎉

    • @maldinipoalo20
      @maldinipoalo20 3 месяца назад

      hanagu ooyina ee taariiikhda akhriya 26 june waa malinta somaliland xorriaydda ka qaadatay england

    • @Cjabbaardesing
      @Cjabbaardesing 3 месяца назад +1

      ​@@maldinipoalo20waa la ogyahay laakiin soomaaliland soomaaliya maka tirsanoo

    • @maldinipoalo20
      @maldinipoalo20 3 месяца назад

      @@Cjabbaardesing iska hadle xagey kaga tirsantay somaliland waa dal madax banaan ee sida somalia maaha dal dawarsada

    • @maldinipoalo20
      @maldinipoalo20 3 месяца назад

      naga aamu aabahaaagii dawar san jiray wase ma somalia leh mise somaliland taariikhda dib u aqri

  • @YuusufAli-qz6tx
    @YuusufAli-qz6tx 3 месяца назад

    Wlhy markas ayey somalinimo jirtay lkn hadda wxa socda maha somalinimo Allow noso celi somalinamadii hore😢

  • @MascuudmohamadSalad
    @MascuudmohamadSalad 3 месяца назад +2

    Soomaali ha noolaato

  • @maldinipoalo20
    @maldinipoalo20 3 месяца назад

    hanagu ooyina ee taariiikhda akhriya 26 june waa malinta somaliland xorriaydda ka qaadatay england

  • @Updull44h1
    @Updull44h1 3 месяца назад +2

    26 jun 🎉🎉🎉

  • @sihaamsaciidcali5820
    @sihaamsaciidcali5820 3 месяца назад

    Alxm lakin hadaba gacanta nalo gelin raba games taha hadaana madaxweyne gacan taagte aa nan is ka qaban dal xoreeye kulaha dal boobi aa ladhaha kas

  • @ZOWDOMAHAMUD
    @ZOWDOMAHAMUD 3 месяца назад +1

    ✨️🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @DrsfardowsoAli
    @DrsfardowsoAli 3 месяца назад +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣️❣️❣️❣️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cayushcrisaq9348
    @cayushcrisaq9348 3 месяца назад

    Mursal baa qosol igu dily😅😅

  • @XaawoLuula-uu8hj
    @XaawoLuula-uu8hj 3 месяца назад +2

    Hobolada jiiil kulahaaa

  • @Mohadeene
    @Mohadeene 3 месяца назад +1

    Mursal wlhi iga waashay😂😂😂😅🎉😅

  • @XaawoLuula-uu8hj
    @XaawoLuula-uu8hj 3 месяца назад +1

    Abwaanka qac buu kasiiyaey😂

  • @SumayoCabdi-kw3hl
    @SumayoCabdi-kw3hl 3 месяца назад +3

    Waan idinku bogaadinayaa team media runtii waxaa inoo tihiin dad aan ku dayano mahadsanidiin

  • @sanayousuf4438
    @sanayousuf4438 3 месяца назад

    Walalyaal waad qaldan tihidiin ee caadi wax u soo barta xornimada anaga qadanay ee waxab ha isku seen qorqorina
    Noo amaan galiya malinkayan In aan idiin la midoobno dhima ahaan ka xiga

  • @subagoahmed
    @subagoahmed 3 месяца назад +1

    calankii la xaday

  • @falismxamed4612
    @falismxamed4612 3 месяца назад +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😀😀😀😀

  • @Mohadeene
    @Mohadeene 3 месяца назад +1

    Wlka waan kaa hayaa😅😂😅

  • @FatumoAbdifetah
    @FatumoAbdifetah 3 месяца назад +1

    ❤❤❤❤

  • @iikarofficial9108
    @iikarofficial9108 3 месяца назад

    Ad ban ugu helay jilinkiina sxbyal

  • @jabirfariid3294
    @jabirfariid3294 3 месяца назад +1

    26 june 1969 somliland ayaa leh calanka xitaa waad la qaadateeq

    • @YuusufAli-qz6tx
      @YuusufAli-qz6tx 3 месяца назад

      Marka intee ukala wada Somaliland iyo somalia wlhy yaab wye💔

  • @Aadansabca8072
    @Aadansabca8072 3 месяца назад

    Masha allah
    Jiil media alla ha adin xifdiyo

  • @canabcabdi8257
    @canabcabdi8257 3 месяца назад +1

    Somli🎉🎉

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 3 месяца назад

    Somalia hambalyo hamblayo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MunaOsman-vh4lb
    @MunaOsman-vh4lb 3 месяца назад

    hambalyo❤🎉

  • @IfraaxDayax
    @IfraaxDayax 3 месяца назад

    Somali guuul

  • @ayuubmayow2626
    @ayuubmayow2626 3 месяца назад +1

    Asc