Xasuustaada Dib U Celi Haddii Aad Joogtay Xilligaan Rafaadkan Oo Kale Maso Aragtay?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
    Sidoo kale Nagala Soco
    Facebook Page: / jiilmediaa
    Instagram Account: / jiilmedia
    Twitter Account: / jiilmedia
    Tiktok Business Account: / jiilmedia
    Linkedin Page: / jiil-media
    #jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Комментарии • 40

  • @abdijaliilsheekh
    @abdijaliilsheekh 14 часов назад +14

    Aduun waa aduunkii hore lkn hada
    1 qarax
    2 dil
    3 kufsi.
    4 dhac
    5 qawiil
    6 xaasid nimo
    7 daroogo

  • @AyanCali-v7f
    @AyanCali-v7f 11 часов назад +3

    Ani xfdeenna oo tv kujiro lee soo caqliyey😂 wxan maba arkin
    Tom and Jerry
    طيور الجنة
    زي الوان
    Waxasaa kusoo korey😂daawashadooda marmar xataa flash aa naloogu so shubi jirey DVD aa ka daawan jirney

  • @zirshiine9243
    @zirshiine9243 15 часов назад +8

    Waxaan xasuustaa 2013 10:00 Oo subaxnimo intaan galay ayaan lix saac oo habeenimo kasoo baxnay aniga iyo asxaabtayda mrkaan kasoo baxnay shaleemadii indhihii ban wx ka arki weyney xaafadi maseexan habenkaas masajid ban sexday noodhawaa waagaas ban goaan ka gaaray shaneemo 😂

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 13 часов назад +3

    Dhalinyarada kaliya oo facooda ka weyn oo aan maalin walba wax ka faa'iido horay usocda👌

  • @maryamabdiguide
    @maryamabdiguide 13 часов назад +2

    shaleemo waligey ma argin oo ceelasha dagneen lkn wagi celasha cid dhaladooda aadi jiray musalsalka mariyo kalara iyo barbara dawan jiray kdb xamar usoo qaxnay anagaba tv gadanay 😂hada asoo yaalo xata ma jecli lkn wagaas Allow yaa dhalo idiin iibiyo dhihi jiray saa u jecla lee 😅

  • @FadumaAhmed-e5r
    @FadumaAhmed-e5r 14 часов назад +1

    waxaka xasuusta inaa showga gali jirey .arko filinka so galayo wanalaso ceyrin jirey shalemo gejecel xasuus

  • @SalmaanSoomali
    @SalmaanSoomali 9 часов назад +1

    shalemo anagaley ayado la dhusayo siigaar laku dhaxcabayo Alac lagu dhaxcabayo😅😅😅

  • @11naa44
    @11naa44 14 часов назад +3

    Dhuusada hhhhhh😂😂😂😂😂

  • @muna607
    @muna607 14 часов назад +1

    Waligey kama daawan shaleemo filim lkn filimkii ugu horeyey aan daawado waxan ka daawadey niicle hada waa niicle😂 ano baadiye jooga lkn waxa aad ugu xirnaa wararka iyo bibiisida oo aan hidhkoor ka dhageysan jirey😅😅❤

  • @Cabdikariinismaanciil-fb3gi
    @Cabdikariinismaanciil-fb3gi 15 часов назад +3

    Waaw jil fican😂

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 11 часов назад +1

    2003 ilaa 2006 abahay baa shaleemo lahaa 2006 markey maxaakiinta imaadeen kismaayo ayaa laga dumiye 😂😂

  • @mursalsayed
    @mursalsayed 14 часов назад +1

    Isla Filimkaa muqadar ayaan daawanayay inuu halkaa marayey ayaan filayaa uu leeyahay mithum dabayl la'aan Xaashi ma duusho, dabayl la'aana roob ma da'o.... Ayaa wllkay sidaasoo kale iiga soo saaray shaleemada 2007 anoo aad u yar cajiib! Lkn maalintaasaan go'aan ka gaadhay inaan filim danbe aan wakhti Iskaga lumin sidii baanaan ugu taaganahay go'aankaygii Ilaahay baa Mahad leh.

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 14 часов назад +2

    Hhhhhhhhh hhhhhhhhh 😂😂😂

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 7 часов назад +1

    xiligii niiclaha filinka laga daawan jiray yaa xusuusto 😂

  • @FaadumaJimcale-eu4hx
    @FaadumaJimcale-eu4hx 10 часов назад +1

    Ani horta xilligaan masoo gaarin lkn anaga xaafadeena aaba saan ka daran markaa TV Isla daawaneyno😂😂

  • @11naa44
    @11naa44 14 часов назад +2

    Funny wlhi xasuus😂😂😂😂

  • @nasrocabdiqadircabdullahi6338
    @nasrocabdiqadircabdullahi6338 7 часов назад +1

    Shaleemada la sheego dhalo lacag lagu daawado miyaa laga waday😂

  • @nejmomaxamedjeelaani8666
    @nejmomaxamedjeelaani8666 15 часов назад +2

    waligey magalin

  • @alissa9574
    @alissa9574 9 часов назад +1

    Haha😂😂

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 12 часов назад

    Xusuus baad noo celisan reer jiil media 🤣😁🤣🤣🤣😁.

  • @SiciidolkeOlke
    @SiciidolkeOlke 5 часов назад

    Waxan xasusta galabta intan dugsiga u jaray ayaan waxan aaday shaleemo iftin la oran jiray markasa layga soo raadin jiray 2 habeenimo runtii ragii waga isla firisan jirnay inta dhimtay ilahay ha u naxariisto Amiin waqti cajjib

  • @AmaalAmalhassan-iw2ox
    @AmaalAmalhassan-iw2ox 7 часов назад

    Shaleemo kuma soo gaarin mxaa wax ka sheegaa

  • @Hibo-k5h
    @Hibo-k5h 10 часов назад

    Caadivma ahan keep going

  • @Drsiskufilan
    @Drsiskufilan 13 часов назад

    Koraaaa uqadeysay kulahaa😂😂

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar 12 часов назад

    Wan uxisay filimkas 😂

  • @Zeytunosman-hu1mq
    @Zeytunosman-hu1mq 11 часов назад

    Wa xiliga adunka as qunay

  • @ShaahimaYuusuf
    @ShaahimaYuusuf 15 часов назад

    Wakhti fiican bu aha 😂😂

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 6 часов назад

    Waligay madaawan

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar 12 часов назад

    Baba 😢

  • @mohaaz_50
    @mohaaz_50 14 часов назад

    Fact 🔥

  • @sumayocqadirsumayocqadir
    @sumayocqadirsumayocqadir 4 часа назад

    😂😂😂😂

  • @cabdiwahaabyusuf6234
    @cabdiwahaabyusuf6234 9 часов назад

    😅😅😅😅😅😅

  • @jidkahanuunka1374
    @jidkahanuunka1374 12 часов назад

    Kkkkkk

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar 12 часов назад

    😂😂😂😂

  • @liibaanwaafle7512
    @liibaanwaafle7512 14 часов назад

    😂😂😂😂

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 13 часов назад

    😂😂

  • @cabdiahmed3333
    @cabdiahmed3333 14 часов назад

    Wayo wayo 😊😊 xasus

  • @MR.KANG.FREAND
    @MR.KANG.FREAND 12 часов назад

    😢Dumbaasi ahey😂