DAAWO FILIM CUSUB : JAHWAREER Part 1

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 ноя 2024

Комментарии • 1 тыс.

  • @malikatulxubi8290
    @malikatulxubi8290 6 лет назад +135

    Ilaaahaw ninkeyga iisharaf
    Oo nolosheena ka kori isha bini aadamka aamiiin aamiiin

    • @jafida5047
      @jafida5047 6 лет назад +4

      Hhhhhhhhhhhh aamiin dhamaan dadka dhan Allaah ha u sharafo lool

    • @malak4651
      @malak4651 5 лет назад +2

      Abayo nin wuxu yhy ma arkin ilaa 3 carur ama afar u dhal war igu keen been kuma shegayo ninkeyga wuu i jecl yhy lkn sidi hore ma ahn wayo marki hore amar keyga ayu qadan jirey hada maxa i dhahdey iyo maxa igashakisa kulaha hhh wlh nin amin maleh

    • @hodanmacalin1786
      @hodanmacalin1786 5 лет назад +1

      @@malak4651 hhhh

    • @hamdaliza9067
      @hamdaliza9067 4 года назад +4

      @@malak4651 wll wu iska dhigayay qofna 20 sanno wuxuusan ahayn iskama dhigi karo alx dabeecadiisa saxdaa ku hayso oo haka sheegsheegin social media qrxey ninkaaga iyo adiga dhexdiina xitaa dun mareed inay dhex marto ha u banayn hana is raac raacin

    • @weeewchaweeewcha
      @weeewchaweeewcha 4 года назад

      🤣🤣🤣🤣

  • @abdishakurabdullahi6334
    @abdishakurabdullahi6334 6 лет назад +252

    Salaad la'aan waa nolol la'aan runtii😍😍

  • @cabdiqaadirjaamac2634
    @cabdiqaadirjaamac2634 6 лет назад +434

    Muhimada riwada waa salaad la anta 💯 hada tuktid like isag hadi kale no like
    😂🎈😘

  • @shaafismangorge9175
    @shaafismangorge9175 6 лет назад +63

    The moral of this story is very clear worship Allah (swc) in your house ask for blessings for your family and everything will go smoothly no trust issues

  • @anizaali45
    @anizaali45 6 лет назад +488

    war ani parastamool ilaahy drtiis ujeclahy like iisar inta jcel parestamoll

  • @fatumamohamed2343
    @fatumamohamed2343 5 лет назад +2

    Alxmadulilah 2 sana isqabna xajigeyga hal gabarna waan heysana ilaa hdana ma arkin wax iga cara galiyaa
    Allow iixifd adunkaa ujclhy 😘😘😘😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 6 лет назад +203

    Nimanka marka laysku mashquuliyo wax kalay iska dhigaan so noloshaada horumari oo wax baro oo is quruxio oo decorations guriga bedel oo naftaada ku mashquul intaad telefonkisa wax wayn moodeyso .

  • @muslimah3084
    @muslimah3084 6 лет назад +17

    Salah is my life! Alhamdulilah.

  • @hamdiamiin9138
    @hamdiamiin9138 6 лет назад +85

    Wlhi been meysan sheegin Salada waa furaha Nolosha waxa isku diraya waa sheydanka iyo salad la aanta

  • @sumayajibril2129
    @sumayajibril2129 6 лет назад +24

    Illahayow nooo sahal Ani ilaaaaa aaaan baaaro ma fadhiiisan karo illahayow iimaaanka nagu sug ameeeeeeen ❤️❤️❤️

    • @jafida5047
      @jafida5047 6 лет назад

      Waad qaldan tahay wax barasho aad ee gaari cad wado lacag shaqeeyso sanad walbo dalxiis aad haddaa aaminsaneen iska guurso mid kale

    • @salebancabdisigad578
      @salebancabdisigad578 5 лет назад

      Amiiiiiiiin yaa Allah

  • @magacahadankenay801
    @magacahadankenay801 6 лет назад +7

    Masha Allah Wiil Kan Iyo Gabdhahan Riwaayada Zificn Bay Uyaqaanan Masha Allah

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 4 года назад +2

    Keep going my walal anigane isoo booqo 👈❤️♥️❤️

  • @MsFatimaB88
    @MsFatimaB88 6 лет назад +3

    I am loving this couple so much. They're freaking hilarious. 😂

  • @deeqaabdi.j3136
    @deeqaabdi.j3136 6 лет назад +2

    Ifraax qosolkeeda mnshalh 😍☺
    Wa riwayad xaqiqda kusaleysan saasoo tahyna xaraabo ah wxn rajynaya kuwo bdn o wacyi galin ah INA so saartaan 💟👈

  • @libanqdi3529
    @libanqdi3529 6 лет назад +5

    This is so wonderful. Keep it up. It's a lesson for the couples who don't pray and there's no remembrance of Allah.

  • @chiefofhargeisamedia693
    @chiefofhargeisamedia693 5 лет назад

    Walhi jilista gabadha ayaan ka helay siday u matalayso masha allah dhacdoyin aan u so jogay ayay iso xasuusisay qabkay u hadlayso iyo matalida waa jile wacan

  • @aesthete7227
    @aesthete7227 6 лет назад +9

    *THIS IS FUNNY I LOVE IT 😂😂❤❤❤*

  • @aliok4251
    @aliok4251 5 лет назад

    filmka jahwareer anigoo xanaaqsan xitaa hadii aan fiirsado happy ayaan ku sooo noqdaa ifrah and parastamol full respect

  • @samiirasiyad748
    @samiirasiyad748 6 лет назад +115

    Bswd qof lama weydiiyo wlh bilh malintaa ninka bwd weydiso ayuuba Qatar is modaa waligey qof ma weydiin runtii lamana weydiyo kkkkk hadii kale wadna xanuun iyo fikir ayad udhimaneysaa wlh adiga hakaa maseero Qurux dada midkalaa lagu daraa mmm

    • @nasraomar2682
      @nasraomar2682 6 лет назад +1

      Samiira Siyad I agree with u

    • @gabadhagabdhahdhukuro6935
      @gabadhagabdhahdhukuro6935 6 лет назад +1

      Samiira Siyad that's good advice

    • @ayanahmed8948
      @ayanahmed8948 6 лет назад +1

      Samiira Siyad i'm with u greet advise dear nolow 👏💎

    • @engabdikareemimaan8637
      @engabdikareemimaan8637 6 лет назад +1

      Samiira Siyad hhhhhhh you're genius sister hhhhhhh😂😂😂😂😁😁😀😊

    • @nimcadhudi155
      @nimcadhudi155 6 лет назад +1

      fariid bathy qaali fikradaada ale haku barakeeyo qaliyey

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 4 года назад +1

    Filimkan markii sadexaad aan daawooyo waaye 👉❤️❤️

  • @queenlubna2435
    @queenlubna2435 6 лет назад +57

    gabdhow cafimadkina hadaa rabtin telfonada nimankina haku mashqulina ani ahaan inaa password weydiyo iska daayo asago dhacayo xita maqabto mana firiyo ruuxa soo wacayo maxa sokorow iyo dhiikar iskugu ridaa nin ma la ilaalin karo ee yaan la iswalin

    • @qaalimaxamedjaamac7835
      @qaalimaxamedjaamac7835 6 лет назад +3

      queen Ismah wlh been Madan shegin asagaba isqaliyeeynayo markuu arko inad ku mashquul santahay

    • @queenlubna2435
      @queenlubna2435 6 лет назад +3

      Qaali Maxamed Jaamac haa xayati cirkuu isgeynaa hadane qabo ayuu galaa itixaan waye nimanka somaliyed Allaha deystee

    • @abusharma9221
      @abusharma9221 6 лет назад

      H

    • @rahmauk6005
      @rahmauk6005 6 лет назад

      Queen rageedi batahy saxb wakugu tagarsan ahay 😍😍😍

    • @hodansaid3280
      @hodansaid3280 5 лет назад

      Queen Lubna pnbcghghiw ntf

  • @hamdaaden2246
    @hamdaaden2246 6 лет назад

    Waa filim somali samayso kii ugu fiicna marka qabyo2 laga saaro masha allah nice filim

  • @abdinasirm6440
    @abdinasirm6440 6 лет назад +35

    Ifraax jilitaankeeda Waa Ok ' Waxaa Kaloow Codsan Lahaa Ifrax Iyo Maxamad Aasbaro In ay Inoow Soow Badiyaan Ruwaaydaha Ay Isla Jilayaa Jeceeylka Runtii Aad Ayeey Iskugu nurayaan labadoowda

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 6 лет назад +26

    Qosol iyo Qaraaxo,
    Qasaaro iyo Qurbo,
    Qalanjo iyo Qaraab.

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 лет назад +3

    😂😂😂waan isaga soo cesh ceshtaa ifraax and pracetmol ❤❤

  • @Xirsi695
    @Xirsi695 5 лет назад +2

    Gurigiinu ma kacbadii baa hhhhh Edaday safiyo tusmo Allah cimriga ha udheereyo

  • @swegargirl3726
    @swegargirl3726 6 лет назад +12

    salaada is important of life

  • @queensagal2700
    @queensagal2700 6 лет назад +1

    Ilahi amarkii 2badaan waanba ku heystaa😂 love ku ahay 😂😂 soo funy wlhi

  • @asiyadiamond5693
    @asiyadiamond5693 6 лет назад +62

    Riwayada Engl Kadhex Daya Somali Ka Dhiga Si Filimnta Ajnbiga Loga Marmaro Luqadina Kuhdla Inta Luqado Kle Ku Ordysan Ish😎

    • @lababaarmedia7681
      @lababaarmedia7681 6 лет назад +1

      Asiya Diamond I know but abyo ma iska dayn kartiid walahi Markasta wa LA qabsatay hadda iskudayo

    • @abdirzakkaahin4920
      @abdirzakkaahin4920 6 лет назад +1

      Asiya Diamond waxuu turjamayaa hablaha qurbaha ku dhashy nolashooda

  • @nasrahassan5413
    @nasrahassan5413 5 лет назад

    Allahow SALAADA noo fududee,aniga IYO INTII ISLAAN ahba.

  • @abdirahmanwarsame9111
    @abdirahmanwarsame9111 6 лет назад +6

    I absolutely agree with you a house without allah caabud nolol iyo farxad iyo ubad khayr qaba ma laga helayo.

  • @saxaneabdi5693
    @saxaneabdi5693 6 лет назад +5

    Ilaahey un baa kaa farxin kara waaaw wlhi caadi mahan

  • @islamsom4286
    @islamsom4286 6 лет назад +32

    Ifrah udgoon talk your own language please if don't know somali language stop drama making coz all viewers are somali not american

  • @cabdullahimuxumedkahinakam474
    @cabdullahimuxumedkahinakam474 6 лет назад

    Waaaw!!!! GABADHAAN HOLLYWOOD KA IN LOOGA YEERAY AHAYD WLHI SHE IS REAL ACTRESS "IFRAX UDGON" VIVA I LIKE HER ACTING UP TO 100%WLHI JIR O JOOG

  • @HanadFranz
    @HanadFranz 6 лет назад +6

    Wow Top ayaa Tihin inanta jilideedu çaadi maha, 10 ayaan siyey xD
    e so badiyaa riwaayado badan o ka hadlaya wacyi galinta iyo xaqiiqda si dadkeena ay wacyi galin ugu noqoto.
    Mamadu wa runteede nin la jecelyahay ayaa la baara 🤗
    Wana ku Mahadsantihin.

  • @fullsquadpubgmobile1326
    @fullsquadpubgmobile1326 4 года назад +2

    Walalayaal intaa wxn idinka waaninaya inaad salaada tukataan intii tukata like iisaar

  • @naimaali3151
    @naimaali3151 6 лет назад +9

    That means they don’t even pray salah 😂😂 n that’s why most Somali family wuu burburaayaa kkkkkkkk by the way they’re so funny best Somali movie 😂😂

  • @abdulghanitigey9639
    @abdulghanitigey9639 6 лет назад +3

    Jiliinkiina ad ban uga heley walaw an jeclan laha inad luqada somaliga ku sameysan wacyigalinta wana mahdsan tihin dhamantin boos muhim ah bad noo joogtaan.
    @Soonna production mahadsanidin

  • @sakimohamed2295
    @sakimohamed2295 6 лет назад +4

    PARACETIMOL you are such agreat Talent we want More.

  • @daauudmohammedgoala3789
    @daauudmohammedgoala3789 6 лет назад

    kkkk sxbkey waa jaf jafay, caawa cuntadu kama degeyso. hablaha somalidu buufis bay xataa suliga ka qaadeen. sheekadani wa mid jogta ah, who is agree

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 6 лет назад +10

    Run. Ahaantii, Waa Riwaayad
    Cajiibah oo Xambaadhsan Qiso
    Dhabah.

    • @MsMaskax
      @MsMaskax 6 лет назад

      Habar yarta waaba kasii dareysaa?

  • @mohamedibrahimguure6171
    @mohamedibrahimguure6171 4 года назад

    ifraah maanshalaah u look good suurahada iyo sida ay u jishay ba cajiiba aad baan oga healay ruuntii manshalaah

  • @carafaadaleeli5144
    @carafaadaleeli5144 6 лет назад +12

    hhh mncha allaH best wllhy it is reality keep up work but somali ku hadaL dheha inanta kale always

  • @shrguutaale1
    @shrguutaale1 6 лет назад +6

    Maansha'allaah waa jila yaal fiican, ilaa xad way keeneen.

  • @hidda9604
    @hidda9604 6 лет назад +7

    Ifraax udgoooooon❤️❤️❤️

  • @bakarbiixibootan4742
    @bakarbiixibootan4742 6 лет назад +20

    Paristimol wlh wa iga qosliyaa

  • @duceysanemohammed3401
    @duceysanemohammed3401 6 лет назад +22

    salad la aanta nolol majirto allaha nugu hanuniyo

  • @Prof-fey
    @Prof-fey 6 лет назад +2

    This was awesome and fun😂. Well done!

  • @amalinacaday5002
    @amalinacaday5002 6 лет назад +62

    sariri laga qaylinyo nina uma so xisayoo dumaroe ragaa qaylada kadayaa

  • @ahmedturaan4889
    @ahmedturaan4889 6 лет назад

    Ifrah udgoon kujeclahy melkasta aad joogto garabkaadan taganahy love dear

  • @purple77253
    @purple77253 6 лет назад +3

    Guys I love it this chanel sona they make amazing short film 😀 am waiting another film

  • @bisharabdi3855
    @bisharabdi3855 5 лет назад

    Allaaaa....Habaryar aan kuheystaa

  • @mohamedholland7768
    @mohamedholland7768 6 лет назад +27

    Sida password ka ugu walwaleysid saladana uga walwal kulaha Lol waa runtiis

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada9639 6 лет назад

    Waan ka hele riwaayadan salaada ayaa y naku boorinaayaaan mashallah

  • @mohameddecoofficial1942
    @mohameddecoofficial1942 6 лет назад +74

    Labada qof oo isqabaan waxaa fiican ineey wax kasta wada wadaagaan. Absolutli waa qalad wax privat la yiraah .passowarka sii qofka la hadleysana u sheeg wax saas u weeyn ma ahan. Kalsoonida waa wax qaali ah

    • @simansomalijclcdy2993
      @simansomalijclcdy2993 6 лет назад +2

      Mohamed Ahmed sx

    • @princessfilana
      @princessfilana 6 лет назад +3

      Mohamed Ahmed saxix brother

    • @dachaji2019
      @dachaji2019 6 лет назад

      Waraa saxiboow after you give pasword isbuuca dambe waa lagu furaa

    • @mohameddecoofficial1942
      @mohameddecoofficial1942 6 лет назад +4

      DACAR TUBE Bro hadaadan qofkale hoosta ka wadin furiin ma imaaneyso.Mideeda kale passawor la isku dhajiyo aaba keeyneeyso furiinka iyo inoo sheydaankana ka dhigto jid idiin soo maro.Qofka rabo in nabad iyo jacayl iyo kalsooni ku noolaado waxkasto hala isla wadaago markaas ayee kalsoonida badaneysa gurikana dhismaya

    • @zeynabahmed7610
      @zeynabahmed7610 6 лет назад +2

      Mohamed Ahmed masha allah caqligaga allah ku ziyaadsho raga qaarkod boqolkiiba boqol wad ka fcntahay Gbr nasiib bdn hesho adigo kle

  • @caliabshirtube4109
    @caliabshirtube4109 6 лет назад

    Waa iga qosliyeen ( waa qiso yar oo fiican thanks )

  • @hamzefaizel2083
    @hamzefaizel2083 6 лет назад +21

    Iyadoo Madow oo Ilka Cadcad oo Ku Dul Taagan Bad arkaysa kulaha habeenki 😀😀😀😀😀😀

  • @safianooradam1721
    @safianooradam1721 6 лет назад

    Masha allah safiyo tusma wlhi qabkad salada ugu bararujisid ban kaheley

  • @samiramohammed9116
    @samiramohammed9116 6 лет назад +10

    Don't ever argued with fool because once you do that you will be fool as well silient is the best reply to that question finally

  • @hamdahaaji8257
    @hamdahaaji8257 4 года назад +1

    Misss jahawareeer film 😭😭😭

  • @fartunali8660
    @fartunali8660 6 лет назад +36

    Laguma mashqulo walahi karless aya laga noqdaa hadii kale balayo casir ayu iska dhigaya runti

  • @qadijaosman2672
    @qadijaosman2672 4 года назад +1

    2020 yaa dawanoyo 🥳🙋🏼‍♀️

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 лет назад +12

    Madaaama aad somaliga si fican u taqaanaan mxay tahay sababta aad English ugu hadlaysaan ?
    Iga suaal weeye taasi
    Sidiina kale top ayaad tihiin wnaan jeclahay wlhi riwayadihiina wxay ka hadlaan wax jira xaqiiiqa 👏👏

    • @SONNAPRODUCTION
      @SONNAPRODUCTION  6 лет назад +2

      stay blue waxaa la jilaa ciyaal sey walahay

    • @stayblue759
      @stayblue759 6 лет назад +1

      SONNA PRODUCTION
      Haaa deh hadàn fahmay aad Iyo aad ayaad u mahad san tahay
      Thnx

    • @sumayasumaya5212
      @sumayasumaya5212 6 лет назад +2

      stay Blue sx wll afkooda in ay ku hadlan aya fiicnaaleheed

  • @mirror6080
    @mirror6080 6 лет назад +1

    reer Ohio wan idin aaminsanahay illaah ka sakoow... I love what y'all do.. keep entertaining us...

  • @almaslv3134
    @almaslv3134 6 лет назад +23

    Best movie 😍😍

  • @siaydba8416
    @siaydba8416 6 лет назад

    I like this Ifrah I subscribed becouse of her! Hehe

  • @farhiyaali1185
    @farhiyaali1185 6 лет назад +69

    Nin phone kiisa ku dhagan oo Xirxirtay wuxuu u Xidhay Buu Qabaa

    • @macab6141
      @macab6141 6 лет назад +2

      Farhiya Ali Run

    • @queen-tj5yt
      @queen-tj5yt 6 лет назад +1

      hhh saxiix

    • @ksk4ever1
      @ksk4ever1 6 лет назад +2

      Farhiya Ali maah maah cusum miyaa lol

    • @farhiyaali1185
      @farhiyaali1185 6 лет назад +1

      Kamal Kure lol waa mah maha rumeysan

    • @dervishswag3896
      @dervishswag3896 6 лет назад +1

      Hadii aad ka yeesho in taleefankaaga ay furto ama ay gasho maanta, barri futadaada fur baa ku xigta. Marka ka diid.

  • @araheyhiddig7088
    @araheyhiddig7088 6 лет назад +2

    Three great Actors.
    Well done proud of you .
    More like this please, sometimes it looks like paracetamol and his wife are talking about me and my wife LOL.

  • @husseinmuheyadin8879
    @husseinmuheyadin8879 6 лет назад +28

    She can act good work I mean the young girl

  • @ayanabdi3592
    @ayanabdi3592 6 лет назад

    waan ka hela filmkan maxamed iyo farxiya xaraabobweeye

  • @ahmedaminadan4291
    @ahmedaminadan4291 6 лет назад +5

    Parasitamol af somali and his English on top notch 100%
    Good play

  • @anabmohamed4323
    @anabmohamed4323 5 лет назад

    super awesome filim i really loved it m.a

  • @LAQAAYE
    @LAQAAYE 6 лет назад +6

    Www Go forward👉👉
    wan idin Tageera
    So Badiya Kuwano Kale
    Waa codsi...

  • @abdiaziz..
    @abdiaziz.. 6 лет назад

    La socod wngsn. See u next guys.

  • @hamdaabdi13
    @hamdaabdi13 6 лет назад +6

    Waaa ceeb ninkaada lamabaadhbaadho lagumamashquulo ragga kalsoonidu waa qali

  • @alilula8936
    @alilula8936 3 года назад

    Safiyo tusmo markii aan arko adoo bracitamol waan maseyraa malha waan Ku jeeeeccc

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 6 лет назад +15

    Atoore iyo Atariisho Aan kala
    Dhicin Dheh.... Ifrah & Prestimol
    Innaba Caadi Maaha.... Waa Laba
    U Qalma Jilitaanka & Jaceelkaba!

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 6 лет назад +1

    paristomol ina adeer waan ku dageera waxaad tahay runtii nin ilhay haybad usiiyay jilaa qosol badan masha alaa jir oo joog jinkaa laciyaar horay usoco soobadi filim yadaan oo kale salaan sare

  • @ibrahimabdullahi7268
    @ibrahimabdullahi7268 6 лет назад +12

    Sidii malaga mowt oo kale bey ii kor tagan tahay kulahaa😂😂😊😊

  • @abdisalanhareri6494
    @abdisalanhareri6494 6 лет назад +1

    Wll nabiga ku sali scw

  • @mohamed-khaalis1067
    @mohamed-khaalis1067 5 лет назад +3

    Tusmo: Salada iska qaadayaye aaway qibladi?
    Paracetamol : Maxaad qaadi? 😁😁😁😁😁
    Ma bustaaa wan iska qaada kulahaa 😁🤣😂😂😅

  • @abassmohaa9349
    @abassmohaa9349 5 лет назад

    Anga farxiya jecalhy wlh wa jilaa asal ah serious waye

  • @shahrazaadtv8821
    @shahrazaadtv8821 6 лет назад +24

    Nagayahoo war ma idin shegaa
    Hadad nin barbartiin ogaada sokor iyo dhigar bilaa fariin ah idinku dhacayo
    Zahra iska daaye suleekho lahadal dheh

  • @mohameddhoodhe
    @mohameddhoodhe 5 лет назад

    Wlhy inanta ifraax waa talent the esy she is acting, she is making like real awesome

  • @sadaqcade4590
    @sadaqcade4590 6 лет назад +7

    Walahi dhibkaas waan qabnaaa 😂 marbaan is iraah Asi dhan dabka saar ama taar qado😭😭😭😭

  • @barres3797
    @barres3797 6 лет назад

    I liked how Ifrah is acting she is super .

    • @hafiii2408
      @hafiii2408 6 лет назад

      sac. wll film kaa Masha Allah waaye walalehe

    • @hafiii2408
      @hafiii2408 6 лет назад

      beryahan wan maqnaye

    • @hafiii2408
      @hafiii2408 6 лет назад

      wan iidenhise

  • @Ceeblo123
    @Ceeblo123 6 лет назад +22

    Qooto qooto waa loo yaabaa saan ayaa wax loo jilaa walhi

    • @haajiraqueen7789
      @haajiraqueen7789 5 лет назад

      Wlhi farxiyo hadalkeda English wey iqancisay her marekan saa u tihin hhhhhhhhhh

  • @saadaqsomali626
    @saadaqsomali626 5 лет назад +1

    Xanun waye wlhi paswerdkaaga keen kadis ah hhhh aqiyaaaray digtoonaada. Dumarku waa cajiib

    • @zakariahassan1585
      @zakariahassan1585 5 лет назад

      🤣🤣🤣🤣 hadda ayaan islahaa 3 ilaa 4 telephone yeelo, oo hal kamida la dhuu dhuumo, xaasna Malihi kawaran 🤣

  • @xaalixalane2317
    @xaalixalane2317 6 лет назад +32

    Subxaanallaah saligii waalasoo xada tolow maxaa soo socda 😂😂 bisinka waakadarteen

  • @haafidhsan5461
    @haafidhsan5461 6 лет назад

    This is reality somali da is amninaad malahn ilahayow naag somali ha.I.badin

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay 6 лет назад +7

    Hhhhhh this guy Paracetamol 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 pllhi Aniga Xaskayga na dhexmartay the Same story!
    Can't stop laughing!

  • @ayaanhappy2387
    @ayaanhappy2387 6 лет назад

    filmadina wan jeclahay wlhi Hambalyo paractemol iyo teamkisa👌👌👌

  • @adarhussein8186
    @adarhussein8186 6 лет назад +4

    Istaaqfurullah khamiisa iyo jimcaha ayaan tukada kulahaa wax falan

  • @TAPshaneTAP
    @TAPshaneTAP 5 лет назад

    Wllhi gabadha Amina wa cajiib sodoha lagu ducaystay kamidtahay

  • @ayanabdulahi4618
    @ayanabdulahi4618 6 лет назад +5

    I love them 😍😂

  • @hooyohinda4975
    @hooyohinda4975 5 лет назад

    Jilayaasha riwaaayada hore usocda idin taageera

  • @queenamal5046
    @queenamal5046 6 лет назад +13

    Anigoo dhihin waxaa baraayaa iyo pswerkaga isheg baan waxkasto ogaan karaaa asagoon dareemin😊

    • @mariaali3651
      @mariaali3651 6 лет назад

      MZZ ROMANTIC saas lee ahaa wax walbo tartiibtaa loo qabsadaa

    • @mariaali3651
      @mariaali3651 6 лет назад

      Abokar Aweis adoona daba kicin ayaad passwodka uu qarinaayo ogaanee saas waaye

    • @sahromaxamed2618
      @sahromaxamed2618 6 лет назад

      M ruun11 sidaa lagu.oganaa iisheeg bal.ana aan bartee

    • @zaxarlazz6777
      @zaxarlazz6777 6 лет назад

      Maxaa idin daaliyey just live guys

    • @ashocade1204
      @ashocade1204 6 лет назад +4

      Ani maalinba xaraf ban xifdiya hadhaw ban isku keenaa wlllhi msayrku dhib badanaa 😂😂

  • @ismailosman6445
    @ismailosman6445 6 лет назад

    Qftan wa qof noool oo qurx badan

  • @fartuuncali104
    @fartuuncali104 6 лет назад +101

    Hhhhhhh wlhi ana sas ah hadu musqusha galo sasan u gada

    • @nawalsaid3642
      @nawalsaid3642 6 лет назад +1

      Fartuun Cali hhhhhhhhh

    • @arwamohamed3493
      @arwamohamed3493 6 лет назад +7

      Fartuun Cali hhhh kalsoonidu waa qaali lkn ragaa lama amiino karo

    • @invertedrole
      @invertedrole 6 лет назад +2

      Waa aalaa wlh qosol dartiis

    • @suleikahajji3188
      @suleikahajji3188 6 лет назад +4

      Fartuun Cali kkkkk qiiso xun baa iga soo martay telefon laa badhayo

    • @ilovererabtigayla4077
      @ilovererabtigayla4077 6 лет назад +6

      Aniga waxan Amin sanahay in an ladabagalin raga wan huba nin walba Somali ah in wax laga helaayo hadii labaro

  • @somali_legend_official317
    @somali_legend_official317 6 лет назад

    Gurigaan ma kabcadii baaa kulahaaa lkkkkkkk