SHORT FILIM: SOOBE SEEN KU ILOOWNAA 2018

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2024
  • Filimankan waxa lagu muujinayaa in Qaraxii Soobe marna aan la ilaabi karin

Комментарии • 302

  • @noloshacusubsodhawee1338
    @noloshacusubsodhawee1338 5 лет назад +132

    Waa maalin anan ilobi doonin hargeisa ayan jooga in badan waan maqlay dhimashada taala xamar lkn maalintan 14oct maaha maalin aan ilobi doono 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭xamar ilahy nabad haka dhigo😭😭

  • @warkamaanta4967
    @warkamaanta4967 5 лет назад +138

    SAFIYO TUSMO WAA AKTARAD KHATAR AH
    IMISA IGU RAACSAN FARTA TAAG

  • @naftayartaa8081
    @naftayartaa8081 5 лет назад +100

    Dadka dhahya 14october black day maalin madow majirto ilaahy maalinti wuu cadeyay hbenkiina wuu mugdi ayu ka dhigy gaalda ayaa isticmasha, dhaqnkena iyo diintena midna kuma jirto black day , plz dad islaam ah bynu nhy diinteenu wxy na farysaa mrkry musiibo nagu dhacdo wxad dhahdaan inaalilaahi waa inaa ilayhi raajicuun sidaas ayaa idiin khyr bdn

    • @raxmadrabbi1578
      @raxmadrabbi1578 5 лет назад +3

      Waa sey tahay allaha kuburakeeyo wll dadki galadi bay kuhadaqeen say ceyr ugu hostaagnayeen

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 5 лет назад +2

      Nafta Yartaa maxay u ahaan wayday maalin umad dhan la xasuuqay

    • @saafihaashi1897
      @saafihaashi1897 5 лет назад +2

      Nafta yartaa lkn ogow sxby hyada ama aabaha iyo walalaha hdey dhintaan malintaas malintey ahatabo waa malin madow malintii hyadey ama habaryarteey dhimatay

    • @naftayartaa8081
      @naftayartaa8081 5 лет назад +5

      Saafi haashi wll mcn ilaahy ha unaxariisto intii dhimaty , sunadii rasulka scw intee qof oo uujeclaa ayaa ku dhimaty hortiisa waligiis muu oran mnta waa malin madow ee wxuu oran jiray inaalilaahi wa inaa ilahyhi raajicuun sidaas ayuuna nafaray , ilaahy qlbiga hanoo qbojiyo murugo iyo musiibo ayay ahyd qadar ayeyna ahyd allah naga qabto umada dhiiga islaamka iney daadiyan caadysty

    • @saafihaashi1897
      @saafihaashi1897 5 лет назад +1

      @@naftayartaa8081 aaamiin lkn wlh murugo naku reebtay cdey qalbiga allaha noqabojiyo

  • @zamiasaid5803
    @zamiasaid5803 5 лет назад +27

    14 october malin la ilaawi karo mahan soomali oodhan inta qalbiga wngsan ban kahadlayaa ilaahay ha unaxariisto intii kudhimatay dhmntood janada allaha ku abaal mariyo

  • @najaxelmi3892
    @najaxelmi3892 5 лет назад +17

    Wa mahsantihin sida wanagsan waqtigina nugu hurteen iyo juhdiga is galiseen anaganah wa nigu fanaa hormar wacan dhalin yaro😍😍😍😍😍

    • @najaxelmi3892
      @najaxelmi3892 5 лет назад +1

      14 October wa malin madow illah ha u naxaristo inti Ku dhimatay
      Wa malinti igu naxdin badneed adunyada inta jogay abid
      Wan ka xumahay😭😭😭😭😭
      Wllhi nolosha wa naca marka so xasusto 😢😢😢🤧
      Illah janada haka warabiyo
      Amiiin

  • @qeuunzahra1339
    @qeuunzahra1339 5 лет назад +2

    Wuuu dhaarsanyahay kuye 😂😂😂😂watching in 2019 igu qabo like wllo

  • @samar8193
    @samar8193 5 лет назад +19

    wlhiii really wa ooyay aah dadki dhibtay allh unaxaristo yaaarbi janada kawarabi 😭😭😭😭😭😜😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @huudafarah8275
      @huudafarah8275 5 лет назад +1

      Qofkii dhigleh Wu danqan

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 5 лет назад +1

      😭😭😭😢😢😢

    • @samar8193
      @samar8193 5 лет назад

      nacam wlhiii quf walbo o damirleh 14oct ma iloowi dono like safiya tusma iyo soona

  • @dalhahaji7361
    @dalhahaji7361 5 лет назад +6

    Thanks sonnaproduction I love ❤️ your channel while I am watching your videos I feel pleasure thanks 🙏

  • @samiramohamed359
    @samiramohamed359 5 лет назад +3

    Ax wallahi waa malin murogo leh lakin ALLAH SWT ban ka baryeyna inuu inoo barakeeyo dadkeena iyo dalkenaba intii ku dhimatayna naxaristisi janno ka warabiyo Amiiin amiiin ya RABI.mala hilmami karo malintas oo ku began bari in sha ALLAH .

  • @safiosaafiofficiall1637
    @safiosaafiofficiall1637 5 лет назад +1

    Mama safiyo tusmo waan ku salamay illha haku xafido

  • @malikatulxubi8290
    @malikatulxubi8290 5 лет назад +8

    Black day maahin maalin mugdi ah majirto ilahay wa cadeyay malinti lkn waa maalin aan waayay asxaab qaali igu ah allaah uraxmado dhamaan

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali7487 5 лет назад +6

    😥😓😓😌😥😥😫😪😫😪😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😰😰😰😰😰😰😢😧😧😧😧😭😭😭😭 zoobe markan xasusto ilintaa iga dadato waan iska ilmeeyaa Allah maalin xun iga dheh aaaaax illaahow maalmo badano qeyr ah nogu badal aamiin

  • @farmajoelectionwinIacarafey
    @farmajoelectionwinIacarafey 5 лет назад +18

    14 October qabiil Ku ilawa somalay 😩😩😩😩

  • @simancabdulaahiomar1918
    @simancabdulaahiomar1918 5 лет назад +7

    wlhi lama ilowikaro qof aqli leh ma ilaawi karo wlhi😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 love you muqdisho cadey

  • @aliadan461
    @aliadan461 5 лет назад +4

    Waaad mahadsantihin
    Bahda SONA production sidaad videos tayadaleh ad noolawadaagtaan
    horey u socda.

  • @malyuunahmed7826
    @malyuunahmed7826 5 лет назад +3

    Wwww manta anika nabar 1 ah inta ika danbeeeso liketa isara he asaxabta

  • @hamdimohamed5159
    @hamdimohamed5159 5 лет назад +9

    Sideen ku ilaawna xasuuqi soobe 😥😥😥

  • @janjano6576
    @janjano6576 5 лет назад

    I4 October 2017 _ zoobe 😭😭😭
    black day 😭😭😭 unforgettable day. Ilahay ha uu naxristo kuwi ku dhimtay Ilahay ha cafiyo kuwi ku wax yelobey Allahuma Amiin🤲

  • @qamardagan5738
    @qamardagan5738 5 лет назад +4

    Masha Allah tuusamu waa hooyo somalinimad ku weyn tahay nin guura aya uga cadahay

  • @edebsanabdimahad8715
    @edebsanabdimahad8715 5 лет назад +8

    Indhahyga ilma kama celin karo markaa maqlo 14october jirka ayaa I dubaaxiya ilaahw unaxariiso intii ku dhimatay qalbigyga dhaawac ayay ku reebtay wlhi wn ilmeeyaaa markaan xasuusto lkin mxn qaban karaa OO duco ahyn😭😭😭

  • @hibaahmed6991
    @hibaahmed6991 5 лет назад +3

    😢😭zoobe allah ha unaxaristo dhamaan intii ku dhimatey 😢

  • @sadiamohamed2683
    @sadiamohamed2683 5 лет назад +12

    Qofki 12 aan ahaaaay wuuuwiilngggg liket isiya wlashina ahay

  • @libanotheabdulle9544
    @libanotheabdulle9544 5 лет назад +1

    October 14 ilahay o naxaristo Amin.. Lakin aroos hadu dhacayo.. Ilma kale somalida labadinaa mashallah

  • @mumumaow9779
    @mumumaow9779 5 лет назад +3

    😭😭😭😭😭14October mahn malin aan hilmami doono waa malin aan wayay walaladey😪😪😪. Rabbi haugu bishareeyo dhamantod jannatul firdows🙏🙏

    • @Layla6793
      @Layla6793 5 лет назад

      Amiin ya Allah Walal

    • @razmi4568
      @razmi4568 5 лет назад +1

      Aaamiiin ya rabi

  • @najmamohamoud4255
    @najmamohamoud4255 5 лет назад +3

    Alle naxariisti janno haka warabiyo dhamn dadki ku dhibtay zobe😭inti ku dhawacantat alle boogahoda ha dhayo

  • @ahmedsomali7259
    @ahmedsomali7259 5 лет назад +3

    Allaha ku xifdiyo Tusmo Runtii ilin ayaa igu soo istagtay 14 October ma ahan maalin qalbiyada qofkasta oo Somaali ah ka gui doonto waa maalin nagu weyn Sida ay Mareynkanka 11 September u xusaan inana waa inaan 14 October u xusnaa

  • @aminasahra9900
    @aminasahra9900 5 лет назад +4

    Namber 1😊

  • @ilhamahmed3858
    @ilhamahmed3858 5 лет назад +3

    😢😢😢 inti dhimatay malintaas allah unaxariisto waxan ilowi karno ma ahan

  • @naimabdihakim6844
    @naimabdihakim6844 5 лет назад +1

    Tusmo caadi maaha waxay leeday talent mashallah

  • @fadumpsheikh5925
    @fadumpsheikh5925 5 лет назад +1

    Wuu dhaarsanyahy inta Safiya tusmo taageerta like ta igu booba
    😂😂😂😂

  • @qaabuulaiman2474
    @qaabuulaiman2474 5 лет назад

    Sonna wlhi mailobikarno illahey ha unaxaristo inti dhimatay intii dhawaca kaboqsatayna allaha amansado kuwa walilajifane rabiyow boogti nabigeni mohamed scw scw scw salaxay oga dhig

  • @juweeriyailkacas4178
    @juweeriyailkacas4178 5 лет назад +2

    Ax alle ha unaxaristo dadki ku dhintahy qaraxi sobe

  • @oomarcade2708
    @oomarcade2708 5 лет назад +3

    the 14th of October is till we done for get yet it's was crying😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 we love you guys

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 5 лет назад +2

    Alle ha unaxariisto Intii ku dhimatay 14October mahan Malin LA iloobi doono

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 5 лет назад

    14 oct malin madaw an somalida melay jogtaba tabatay ax ax alllaw inta dhimatay u naxariso inti waxyelo kaso gartay alleha u bog dhayo 😭😭😭😭😭

  • @nasraabdikadir2734
    @nasraabdikadir2734 5 лет назад +3

    first veiw❤️✌🏼

  • @hanniehuda6546
    @hanniehuda6546 5 лет назад +6

    Jahwareer ma dhamaaday wax inoo sheega filim waliba aad soo dhigtan jahwareer baan mooda,😂😂❤

    • @Shaakir-Talk
      @Shaakir-Talk 5 лет назад

      Jimcihii ayay soo galiyaa waana lasoo daayay qeebtii 11 aad ii isla chenalka gal waad arki

  • @dheymaluula4452
    @dheymaluula4452 5 лет назад +3

    Wlh 14 October xasuus lam.ilaawan.ah qof 😨 walpo.somlia.ah u dhamqan malahan Allah u naxriisto 😢

  • @munaqali2818
    @munaqali2818 5 лет назад

    14 october waa maalin somaaliyo dhan saameysay oo dhiigbadan daatay waa taariq aad uxun shacabken waala baabiyey illaahow unaxariiso inta ku dhimatay inti dhaawacmatey xitaa wuu saameyey illaahow noo gargaar rabiyoo inta kadamqatay like isaara

  • @samiroadanadanali4491
    @samiroadanadanali4491 5 лет назад

    alaha unaxaristo amin yarabi adinkana alee hani xafido wani tageraa runtii waxa kahadashan wax xaqiq ah

  • @mohamedhashi1693
    @mohamedhashi1693 5 лет назад

    allah hunaxariidyo dhaman dadki dhintay qaraxi soob

  • @maryanmohamedsandkids9191
    @maryanmohamedsandkids9191 5 лет назад +1

    I can’t wait to watch wajhawaerr

  • @sagalahmed9509
    @sagalahmed9509 5 лет назад +4

    Like saara inta ku heysta asxaabtan reer Ohio

  • @nimcogeenyo8273
    @nimcogeenyo8273 5 лет назад +2

    Allow u naxariiso intii dhimaty waa malin madow

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 5 лет назад +3

    Oromka wan jeclahay jilitankiisa lkn waxan layabey Tusmo Qofwalba Sifican ayay olakeeni jilida 🙌🏾👍🏾
    14 oct Waa boog inagutaalo

    • @zihaamapiip9236
      @zihaamapiip9236 5 лет назад

      oromo maa aha wiilku waa soomaali waxa la idha khader saddexle

  • @qalliguhaad4300
    @qalliguhaad4300 5 лет назад +2

    wey wanaagsan tahy inla xuso maalintaas oo aheed maalin mugdi noo ah 3 oo ehelkeeygaah baa ku geeriyooday waliba labo isla dhalaty ax waa maalin xnuun badan runtii 14 aktoobar waadna kumahadsan tahiin inaad xasuusisaan ddka 😭😭😭😢

  • @fatimae6905
    @fatimae6905 5 лет назад

    Allah u naxariis to dadkii noga dhinteen hotel shaamaw

  • @nouhabdulkadir8969
    @nouhabdulkadir8969 5 лет назад +6

    6:11 morning ✌🏽✌🏽

  • @sowdamohamed1732
    @sowdamohamed1732 5 лет назад +3

    Wlhi waa murugo qaraxii soobe 😢😢😢😢

  • @Nahh-eo1hm
    @Nahh-eo1hm 5 лет назад +3

    Ilaahy haw naxaristo dadki 14oct ku geryoday

  • @zamzamabdirashidali1577
    @zamzamabdirashidali1577 5 лет назад +4

    SONA PRODUCTION FAMILY
    Horay usocda asxbta

  • @caatikaabdi4033
    @caatikaabdi4033 5 лет назад +2

    Alle hau naxariisto intii Ku dhimaty

  • @amranadan9969
    @amranadan9969 5 лет назад

    Tusmo is fantastic actor I love her acting keep up sonna production

  • @mukhtaaryare8748
    @mukhtaaryare8748 5 лет назад

    Walaalkaa caruusrtiisa in LA so dhoofiyaad rabtaa sax sax qof Kula jooga mareykan waliba Ohio Columbus adoo helayaa maxad ka dooneysaa naag ka joogta africa

  • @mariashiino9787
    @mariashiino9787 5 лет назад +18

    Jahwareer meeday waan uxiiznee

    • @sagalaftax2826
      @sagalaftax2826 5 лет назад

      Maria shiino xbbti subscribe isaar

    • @munadaud5744
      @munadaud5744 5 лет назад

      Jahweer meeday fadlan wax noo sheega

  • @saadoali4703
    @saadoali4703 5 лет назад

    Am number 3 lkn jahwarara awaya plz filmka noso damayaa

  • @nashadinasayid6319
    @nashadinasayid6319 5 лет назад

    Jijo iyo safiyo wan iska jeclahy

  • @mahadjunior5488
    @mahadjunior5488 5 лет назад +2

    14th October 2017
    Black day Somalia history

  • @jamiloabdirahman4822
    @jamiloabdirahman4822 5 лет назад

    M,a wlhy wnkufraxsanahy inad naxususan wnah idin tagerah wlhy 14ocbor back day waye

  • @mukhtaaryare8748
    @mukhtaaryare8748 5 лет назад

    Gabdhaha Africa jooga ha guursadaan inamada la nool

  • @leylawadani4761
    @leylawadani4761 5 лет назад +18

    Wlhi aniga murugbey igu heysaaa 14October blackday maalintas sidaan umaraara dilaacey markaan arkey dhiiga iyo ilma yar aan dampi laheyn oo meyd ah ayaanka quustey noloshii oo idil

  • @umuabdallah4679
    @umuabdallah4679 5 лет назад

    Alle ha u raxmado dhamaan dadkii kudhintay Zoobe intii wax kunoqotayne alle ha u boogo dhayo

  • @nashaadcali7213
    @nashaadcali7213 5 лет назад +1

    Wlhi waa soo xasuustay maalintaas asxaabteedi dariskeyka aa la xanuunsaday waa maalin qalbika aan ka ooyno

  • @nadraqurux3033
    @nadraqurux3033 5 лет назад

    Ax waa malin xusus mudan Allah ha unaxriisto dadkii ku dhintay Amiin Amiin ya Allah 😢😢

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 5 лет назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢alle haw naxariisto intii ku dhimatay soobe inta dhaawucu ka soo gaadhayna allaah caafimaadka haw siyaadiyo amiin

  • @zeinabmahamoudmahamed9970
    @zeinabmahamoudmahamed9970 5 лет назад +4

    Realy walahay aroos ladhigayo 14 oct bn aqaanaah oo 15 oct laga dhigay marka maskaxda curisay filmkaan aad bn uga mahadcelinayaah

  • @Ikraamabdullahi143
    @Ikraamabdullahi143 5 лет назад +1

    Ilaahow u naxariiso dadki dhintay maalinkaas

  • @aminaabukar5552
    @aminaabukar5552 5 лет назад +5

    Zoobe maba la ilowi karo😭😭😭

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 5 лет назад

    Wiilkaan filmka dhigaayo oo hada ka hor af oramada filmka ku dhigaayey aniga somali ilama ahin dhiigiisa ma ahin somali

  • @senyorritaabdulkariim3529
    @senyorritaabdulkariim3529 5 лет назад

    Allah yarxamuh inti kudhimatay qaraxi soobe 😢😢

  • @timaya77
    @timaya77 5 лет назад +2

    qof ki jahwareer mooday like ha ila dhaafin

  • @nashadinasayid6319
    @nashadinasayid6319 5 лет назад +1

    Jahwarer awayaaaaaaaaay

  • @hamdaxayaad2245
    @hamdaxayaad2245 5 лет назад +10

    Aniga Sonna ma inay iwalany rabaan ganbalelkaa isaaran riwaadan iyo tii ka horysaba ee indhooshii la khiyamy markay soo dheceen jaha wareer baan mooday waa soo ordy wlhy waa ixiiisay filmkii jaha wareer blz lasoo dhaqsada

  • @ishafilms9730
    @ishafilms9730 5 лет назад +4

    Am number one like isara 🤣🤣🤣🤣

  • @inaboqorali2387
    @inaboqorali2387 5 лет назад +2

    Jahwareer mxad noguso dhamystiriwaydeen

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 5 лет назад

    Mashallah tusmo safiyo oo qurux aya sinoqoneysa alow kusiyadi mashallah

  • @shukrishacni1793
    @shukrishacni1793 5 лет назад +1

    Wlh waa maalin murug badan lona baahan yahay inla xasuusnado inti ku geriyotayna allaha unaxariisto

  • @nafisonaftauroon
    @nafisonaftauroon 5 лет назад

    😭😭😭😭soobe dad badan ayan ku waye walashey qaliga allah ha u naxariisto inti ku dhimaty 14 waa malin xasuus ah

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 5 лет назад +2

    Hhhhh
    Tusmo hadalkeedaa jecelahay wllhi
    WAA AFTAHAN

  • @laqanyolovechannel7100
    @laqanyolovechannel7100 5 лет назад +2

    Maansha allaah waan kaheley

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 5 лет назад

    Khadar sadexle waan kuu jeedaa
    Cayaarta nagadaa
    Tusmo iyo sadexle idinku haystaa

  • @somaliqueenable
    @somaliqueenable 5 лет назад +1

    These guys will post any film but jahwareer. Anaga jahwareer nagu rideene wah.

  • @haimasacdiya9233
    @haimasacdiya9233 5 лет назад

    malin naxdinleh ani wa sonna production thanks

  • @fatimaabdi7677
    @fatimaabdi7677 5 лет назад +2

    First😘

    • @Qaalisaalonchannel
      @Qaalisaalonchannel 5 лет назад

      Warheedhe aaway flimkeeni maxaytahay waxaad nagula meereeysaneysaa makasabarnaa sheekadi mise

  • @munirjr2259
    @munirjr2259 5 лет назад +5

    Dhalinyaro huray u socda howl adag baaad heeeysaaaaan

  • @cayuushahme9178
    @cayuushahme9178 5 лет назад

    14October ma iloowo wallee allow unaxariisto dadki ku dhamaaday😭😭😭

  • @hhhhh9814
    @hhhhh9814 5 лет назад +1

    Soobe seenku ilownaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Saddest day😢😭😭

  • @samiiraliibaan8474
    @samiiraliibaan8474 5 лет назад

    Ma ilaabi doono 14 Octobar Aaway musal salkii jahwarer plz nosoo galiya idinkoo mahadsan

  • @kaysemohamed3575
    @kaysemohamed3575 5 лет назад

    Zoobe sanad baa laga joogaa. Lkn dadkii gaystay dhibtaas wali waxa ay joogaan meelihii ay joogeen wali way wadaan dilkii iyo qaraxii. Xus wax ma tarayo lkn dawlada shaqo ayaa laga rabaa iyo in ay ka xorayso dagmooyimka ay joogaan dhiig yacabka

  • @iglaanahmed4112
    @iglaanahmed4112 5 лет назад

    Wiil naagtuu rabo iyo hooyadiis badanaaba wuxuu wax kamaqlaa naagtuu rabo👈 lkn gabari waa hooyadeed👍

  • @rahmaugaasali5295
    @rahmaugaasali5295 5 лет назад

    Mansha allah tusmo mida dhalaysa xataa ku celi waa maalin madow walaahi reer North America usheega

  • @sacdiyaismail4556
    @sacdiyaismail4556 5 лет назад

    Waa maalin,aan iloobidooni soobe

  • @Ayaaana21
    @Ayaaana21 5 лет назад +2

    Alla xanun badanaa maalintaas.Allow unaxariiso janada ugu bishaaree inta ku dhimatay

    • @Ayaaana21
      @Ayaaana21 5 лет назад

      Aamiin aamiin aamiin yaa rabbi

  • @laqanyolovechannel7100
    @laqanyolovechannel7100 5 лет назад +2

    14 bisha October bil.LA ilaawikaro maaha waa maalin madow

  • @sagalhaji5511
    @sagalhaji5511 5 лет назад +1

    Mahadsanidin reer sonna

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 5 лет назад

    Allaha unaxaristo inta Kudhimatay 😥😥😥

  • @omarmohamedali2212
    @omarmohamedali2212 5 лет назад +1

    🖤🖤🖤🖤🖤🖤👈👉 14 October waa malin madow soomalioodhan 😥😥

  • @duceysanemohamed7559
    @duceysanemohamed7559 5 лет назад

    Wallahi aduunyadu waa imtixan dadkuna way matalayan😌😭😭

  • @kowtharhajji8211
    @kowtharhajji8211 5 лет назад +1

    Ar jahwareer Ma noola sowado miyaa

  • @nuuracumar5837
    @nuuracumar5837 5 лет назад

    Walaala hayoooow filimkiii waan sugaynaaa idinkoo raaliya noosooo dadaaaala