Maayir C/kariin Oo Khudbad Qiiro Badan Ka Jeediyey Bandhiga Buuga AUN Max'ed Mooge Liibaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Maayirka Caasimada Oo Khudbad Qiiro Badan Ka Jeediyey Bandhiga Buuga AUN Halyey Max'ed Mooge Liibaan
    Baddacas 24Tv ama Bc24tv Kala soco Barnaamijyo Tayo Leh Iyo Warar Xiiso Leh
    Sido kale nagu soo biir. mahadsanid
    .....................................................
    Televisionka Baddacas24Tv kala soco
    Website: bit.ly/2njuGlG
    Facebook: bit.ly/30ESsGd
    FB Page: bit.ly/2M7X9TW
    Twitter: bit.ly/31IOz4h
    ..............................................................
    Faahfaahin Kala Xidhiidh:
    +252 63 4738818 - 0634738819 +252 65 7023001 - 0657023002

Комментарии • 34

  • @AmranMaygaag-ud8uq
    @AmranMaygaag-ud8uq Месяц назад +3

    Ilaaahay qabriga ha ku janeeyo axmad mooge iyo maxamad mooge ba siyaasi aan jeclahay c,kariin maayirka hargaysa isaga iyo inta magaca ilma mooge sitaba alaha xiftiyo oo habarakeeyo aaamin😢

  • @nuradaud980
    @nuradaud980 Год назад +11

    Cabdikariim hadalkiisu wuu i taabtey Ilaahay ha barakeeyo Cabdikariim iyo ubadgiisaba iyo qooskiisaba

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 3 года назад +9

    Ilahay ha u naxariisto gacan ka xaqdar baa dishay Ilahay asaga iyo walalkiis axmed mooge waa laba Fanaan oo aad qaali u ah

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 3 месяца назад

    Allah how naxariisto
    Abdikarim Allah ha barakeyo ❤

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 Год назад +1

    Allah ha naxariisto 😢

  • @ramlaabdulahi-gq2ke
    @ramlaabdulahi-gq2ke Год назад +2

    Mansha allah

  • @jimcalejahur3852
    @jimcalejahur3852 3 года назад +1

    Alle haku naxariisto maxamed mooge iyo intidhimatay aaamiiin

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 2 месяца назад

    Maasha alaah

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 3 года назад +2

    Ilahay ha u naxariisto gacan k xaqdaran baa dishay

  • @awilali6102
    @awilali6102 Год назад +1

    Aleh haun marxuun axmed mooge iyo Axmed mooge iyo walidintood😢😢😢

  • @Dhagawayne-fe9zl
    @Dhagawayne-fe9zl 14 дней назад

    Alle hawnaxariisto m mooge liban runtii waan taageeraa heesihiisa waana fanaanka kaliyee aan dhagaysto ee ugu heesaha wacan fanka somalida lkn aqoon hore umalahayn inuu ahaa
    Fitno wale kiciya bulshada oo dadbadan sababa saday oo uu kiciyey walow uu kusax sanaa marka dhan laga eego maxaa yeelay dawladaasi waxay ahayd daalimad gar gadaran

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад

    Ale ha unaxariisto axmed mooge iyo maxamed mooge🤲🤲

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 4 месяца назад +1

    Daahir jimcaale dhegataag.
    Mudane mayor cabdi kariim ahmed Mooge liibaan wuu qiireysanyahay waxaanad ka garaneysaa candhuufta ku Margaday waana qiirada haysata.

  • @ahmedzulup4984
    @ahmedzulup4984 Год назад

    Alle hawnaxaristo

  • @CabdiqaniMaxamed-w6v
    @CabdiqaniMaxamed-w6v 3 месяца назад

    as maayir

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 2 года назад +4

    Inankiisii ayaa ilahay uga dhigay ina mooge maalinkiisii waana inankii uu adeerkii uu manta abdikarem uga dhigay malinkisii

    • @Bc24Tv1
      @Bc24Tv1  2 года назад +2

      Waad ku mahadsan Tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks 👍

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 2 месяца назад

    Welcome mayirka magaalada hargeisa alaah rabilcaalimiin ha ku xafiddo

  • @cabdiraxmanjaamac4653
    @cabdiraxmanjaamac4653 4 месяца назад +1

    Alle hawnaxariisto

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 Год назад

    allaah haw naxariisto

  • @CaliyaCabdi-x6n
    @CaliyaCabdi-x6n Год назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 4 месяца назад +2

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa mayor mooge wuxuu ka soo jeedaa qoys muwaadiniin ah oo daacad ah oo weliba xallaal cun ah.
    2.0. Waxan dhahayaa waxay ka beermeen beer xallaal ah oo calool wanaagsan.

  • @efootballmansomali6855
    @efootballmansomali6855 Год назад

    ale haw naxariisto maxamed mooge liiban 😓

  • @niciimaxasan8285
    @niciimaxasan8285 3 года назад

    Alow uu naxariso axmed moge liban iyo maxmed

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 3 года назад +3

    Heestu waaxaaraan rabi unoqda

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz Год назад

    Gadhigina.allahaw.naxariste.mujahid.aadan.shiina.ninkilaha.oo.isaguna.kudhintay.gobta.labadisi.waliid.odadwawayn.owayel.ah.kaligina.wax.dada.dhalay.ayu.ku.wareejiyay.jigjiga.iyago.kuwadta.igu.danbaysay.siidasuu.aha.gadhi.lagudiilay.tarikhda.dadki.ogabaa.la.waraysta.nintarkhdisu.an.bug.iyo.laba.iyo.afar.lagu.kobikaro.maha.maxamed.mooge.alla.hawnaxariisto.isaga.iyo.intik.lashihiday.oo.qalii.ah

  • @bureqaismacil947
    @bureqaismacil947 5 месяцев назад

    goob

  • @nuradaud980
    @nuradaud980 Год назад

    Book wuu I taabtey

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz Год назад

    Waxan.maqlay.waraysii.inanka.buuga.qoray.ushegayo.gaadhiga.lagu.diilay.maxamed.iyo.intii.lashiihidayba.alle.hawnaxariiste.saman.inlagu.gubuushegayay.waxanu.laha.hebal.baa.ishegay.gaadhigasi.wuxu.ahaa.bogos

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed9762 3 года назад

    Haloo duceeyo dadka dhintay

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz Год назад

    Gaadhiga.sii.wuxu.ahaa.bogos.toyota.aha.siblaha.la.odhaniiray.gaadhiga.saban.laguma.gubinr.qoriga.bikimka.layidhahda.lagu.layay.maxamed.iyo.shuhadadi.kale.lasocotay.gadhiga.aadan.shiine.aya.siiyay.ninkii.laha.oo.isna.ku.dhintay.gobta.lanasocday.labadisi.walid.odahaa.aya.lagudonsiyay

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 5 месяцев назад

    Waar ka daaya maayarka heesta daciifnimo weeyaan u daaya magciis