Laxanka Kaar - Cabdi Xasan Dige

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 20

  • @odayqaraami2165
    @odayqaraami2165 Год назад +3

    Kaar number one waa kuluc cabdi xasan dige waa second cimaamadiisa lama haysan karo waana kabanaiiste an caadi ahayn

  • @MrQoolaab
    @MrQoolaab 12 дней назад

    Waa Cabdi Xassan Dige kan kalana waa waa Cabdiqadir Bagaag meeshuna waa Qurbaha America.

  • @cabdifataaxcabdiqaadir3084
    @cabdifataaxcabdiqaadir3084 Месяц назад

    Laxanka kaar waa badan yahay mod aniga aabahay shube sameeyey baa xata Jira ❤

  • @Abdullaahi_Ali_Abdi
    @Abdullaahi_Ali_Abdi 2 года назад +6

    Maxaan u hiloobay
    Horjoogeedii
    Ku hamaayay
    Hadiyo jeer
    Dhabanka shidanbaa
    Idhalan rogayoo
    Ku dhaadhaamay
    Dhawaaqadiye
    Amarka allabeey
    Adeec u tahoo
    Amaanadeey
    Oofisaayeey✔
    Qaluubta inay ku
    Qoorantooy
    Aan qarsadaan
    Qirayaayee
    Cishqigu ma damoo
    Ma damoo ee
    Waa deb ku diloo
    Waa daawo la'aan.

  • @maxdar11
    @maxdar11 3 месяца назад +1

    Dhoolaha qosolkaa wax ii dhimayoo
    Ku dheeraaaday dhaawacaagiiyeey

  • @Abdulahi_folbiraye7
    @Abdulahi_folbiraye7 2 года назад +4

    Yaaaahuu maxaa meesha isku laba dhacaya 🥰🥰🥰yaaa abdi xasan digeeee

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 года назад +3

    Cabdi Xassan Digge Fanaan Cod Tolmoon Oo Boqor Ah MashaAllah 🥰🥰

  • @hassanmahdi2187
    @hassanmahdi2187 Год назад +1

    Old and beautiful

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 года назад +2

    Cabdi xasan dige waaa uu ku raaxesty codka iyo kabanka Allh ku xafido ustaad

  • @cabdulaahisaas7885
    @cabdulaahisaas7885 2 года назад +2

    Cajiib Cajiib Yaa Cabdi Xasan.

  • @drsharmaarke7013
    @drsharmaarke7013 2 месяца назад

    Dhoolaha qosalkaa ,wax ii dhiimayee
    Ku dheeraaday , dhaawacaagiiye 😢

  • @awilmohamed3257
    @awilmohamed3257 10 месяцев назад +1

    Boongihii baa kamaqan shiit

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 Год назад

    Mar dhaw miyoo soo qaaday laxankaan ama mar hore ayoo qaaday dige

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  Год назад

      Mar danbuu qaaday

    • @odayqaraami2165
      @odayqaraami2165 Год назад +1

      Kaar number one waa kuluc cabdi xasan dige waa second cimaamadiisa lama haysan karo waana kabanaiiste an caadi ahayn

  • @axmedbebe7016
    @axmedbebe7016 Год назад +2

    Duniidu maqashoo
    Adaa idilee
    Ku daalay naftaan ku dabawadayee
    Calayk calayk wxs ba qaaram lga dhahaa rero comments ma ihi qaarami lycrs sxp lkn heesaha qaaramka ah si bay qalbigaygu u taabtan wxn ayaga ahayna ma jecli aduunow xaalka b’a ku mahadsanid sxpkyow anigo dhgysanayay ila malinta so dhigtay heestan ila cwa ay ereyadas qalbigaygu uso xiisen🥹💔🖤🙏