Marqaati La Keenay Maxkamada Kufsigii Ku Eedesna Abdullahi Goof Mama Saafi | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 авг 2024
  • Marqaati La Keenay Maxkamada Kufsigii Ku Eedeesna Abdullahi Goof Mama Saafi | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Комментарии • 35

  • @saidali7233
    @saidali7233 Месяц назад +5

    asc daahir calasow maxakamad ha caawiso saafi we feeling painful hadaan somali nahay maamadana qalbiga allah ha u qaboojiyo

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Месяц назад +1

    Allaah Akbar allaah Akbar Cadaaladu Hawaarto Daahir Calasoow iyo Team-kiisa Alle ajar iyo xasanaad hakasiiyo wax wanaagsan ee Ilaahay dartiis ugu caawinayo masaakiinta dhiban meel aay kajoogaanba Giyiga Somalida. Ugu danbeen aad iyo aad baan ugu farxay kiiska Walaasheen Saafi

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Месяц назад +3

    Dahir calasow Maanta Arintaan Hadaad Xaliso Somali Dhan Baad Abgaal Ugashay Wana Kugu Xurmeyn Doona

  • @saidmohamed5501
    @saidmohamed5501 Месяц назад

    CABDULLAHI GOOF JOOG IYO KOOXDIISII CAANBAY AHAAYEEN JIINGUE MAATO AA LA DHIHI JIRAY OO MACNAHEEDU YAHAY SHANTA WAALWAALAN WAXAY DOONAAN BAY MAGAALADA KA SAMAYN JIREEN INTAYSAN CIYAAL FAAY CALI SOO BIXIN KAHOR

  • @zahramohamoud8835
    @zahramohamoud8835 Месяц назад +1

    Ascwrwb
    Bismilaahi maxkadan caadi maaha maxkadan haday kiiska an ku guukaysato dahir callow ga can an u tagayaa mama fiiri an jirin lakiin hada kadib respect ayan u hayndoonaa inshallah

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Месяц назад +6

    Daahir.CaLasow..Waa.Geesi.Geesi..DhaLay..Aniga.Waa..Dumashigay..Daahir..CaLasow.Fariid

  • @hawoali120
    @hawoali120 Месяц назад +1

    Sorry mamadan way nasiib badan tahay mashaa Allah

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 Месяц назад

    Subaxaan Allah

  • @abdulkadirkulmiye8277
    @abdulkadirkulmiye8277 Месяц назад +1

    Maama I am so sorry

  • @KhadraAli-sr1rx
    @KhadraAli-sr1rx Месяц назад

    Daahir gacan halo taago

  • @amalquule84
    @amalquule84 Месяц назад

    ilaahaya biiciyo

  • @saidali7233
    @saidali7233 Месяц назад +2

    daahir calasow caawi saafi waa la dulmiyey please please please thanks for help to saafi mamada

  • @FoziaMohammad-px3uw
    @FoziaMohammad-px3uw Месяц назад +1

    Ninkaas hadii lakiino waxaa uqiraynaa inuu geesi run sheeg yahay ninka falka gaysty koof

  • @sagalhaji3898
    @sagalhaji3898 Месяц назад +1

    Ninkan ciyaalka halaka reebto subhanallah 😢

  • @abyaninanuur8253
    @abyaninanuur8253 Месяц назад

    Abdiinasir legend asiga hala weydiyo

  • @user-tb8sn4ix9l
    @user-tb8sn4ix9l Месяц назад

    Mas uuliyiinta lasheegay Soo bandhiga

  • @najmawehlie6281
    @najmawehlie6281 Месяц назад

    Nacalaadhashee goof halaga dabatago

  • @user-kp1cb3zj6v
    @user-kp1cb3zj6v Месяц назад

    Mamada xaqeeda bananka halakeeno

  • @user-sj7wc4pv5u
    @user-sj7wc4pv5u Месяц назад

    Mamada cawı huno dahır

  • @zamzamhassan9394
    @zamzamhassan9394 Месяц назад

    Salaan sare maxkamada
    Nin waa dadka Djibouti ku nool ee
    La dhahow DANAKIILO weye

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v Месяц назад

    Niinka heeb laayo goof goof leediin waa maxaa wiil uleediihiin waayoh ayaada wuu kaawaan yaahaay.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Месяц назад +1

    FAKE News wax kajira majirto waxaan fuse ayaa lagu raadinaya

    • @Princesssena-cp4qm
      @Princesssena-cp4qm Месяц назад

      Sideed ku ogaty

    • @user-bn1tb1mr6q
      @user-bn1tb1mr6q Месяц назад +1

      Sababee waxad kiiska wax kama jiran uga dhigeysid

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 Месяц назад +2

      Qaraabo maa tihiin kufsadaha

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Месяц назад

      😂😂😂😂😂 kuwii dowlada siyaad dadka lufsan jiray baa tahay. Nacalaa sinjigaaga xun ku yaal.

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 Месяц назад

    Mamadan waa la yaabey talow waxaan ma iney ku soo caanbaxdo mey rabta mafahmin mise gaalo ayaa daba ka riixeyso 😂😂

    • @sadiqsulayman3166
      @sadiqsulayman3166 Месяц назад

      Maxaa dhacaye

    • @aishaalasow8831
      @aishaalasow8831 Месяц назад +1

      Can bax uma bahno ee dadka dhibka u gestay waa in ay ciqabtoda maran waa mamo gesiyad ah

    • @dhuubo.....
      @dhuubo..... Месяц назад +1

      Xaqu Malmo dad badan oo ladulmiyey baajira waana ay soo baxaysaa qofkii qof kufsaday & kiidilay sidoo kale kuwwii wax dhacay

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 Месяц назад +1

      Dad qar waxa ka qabay maxa U nolyahin hada side xaasid U yahin ilahay mamad xaqad ha U so dacayo adi O dumar miye side U halya

    • @faadumozahra94
      @faadumozahra94 Месяц назад +3

      Farhiya are you seriuos 😢😢😢 qof dhibana ah oo u hadleysa gabdhaha yaryar ee la dulmiyay ine ku daydaydana lol baahanyahay miyaad ku jeesjeeseysaa, hoostada ka heli doontaa inshAllah.

  • @FoziaMohammad-px3uw
    @FoziaMohammad-px3uw Месяц назад

    Ninkaas hadii lakiino waxaa uqiraynaa inuu geesi run sheeg yahay ninka falka gaysty koof