Been badanaa waxay tiri " Xildhibaano gabdho ay dhaleen ayaa la kufsaday" inta kale waa run lkn Dowladdii Siyaad Barre ma laheyn Xildhibaano iyo baarlamaan toona.
@@mohamedsalah771 Farmaajo waxaa lagu eedeeyey Ina Carays Ciise Kaarshe Kufsigii loo geystey. Sababtuu America loogu direy bay ahayd ka dib markii Siyaad Barre ay gaartey Dacawadii. Xabiibu Almalaayiin waa Mid uu samaystey. Lacag buuna ku bixiyey. Farmaajo Falsafada uu isku can bixiyo waxa ka mid ah in uu Dhalinyarada Fan gareeyo. CBB samaysto., Madaxada kalena la caayo. Tan kale waa autistic. Hadal toosan isma daba dhigi karo. Ga ga ga.
Tan waa maxay wexey shegeyso boliska degmada howlwadag bolis degmo maka shaqeyo ee soo kala baro saldhiga ayey ka shaqeeyaan bolisku degmada waxa ka shaqeyo guul Wade iyo dhalinyaro
Waxaan maqalay, Farmaajo waxuu ka mid ah Kuwii Ina Carays Ciise kufsaday. Ina Carays Ciise Markii Madaxwayne Farmaajo noqoday way ka hadashay Kufsigii. Waxaana maqlay in Lacag la siiyey.
Xumaanta aad la jeceshay shaqsi wanaagsan qofku gaf waa galikaraa waana ka towbat keenikaraa marka gaalo ayaad rabtaan in ay idin xukunto dhibka soo socdo kuwa wada ilaahey baa naga qabanaya inshaa allaah
@@Abdikadirsaid-q5l Waxaa laga hadlayaa Kufsi. Ninkii geystey waa la sheegayaa. Gabdha badan baa Qalbiga ka ooyaya. Runta iyo Xaq waa imaan. Aduunkana was ceebeeysan yahay Akhirana Maxkamadda Rabi baa la horkeenayaa ! 7- da Danbi ee waa wayn ayuu ka mid yahay Gabar Muuminat ah in la kufsada. Zinadana waa in Dhagax Qofka lagu dilo. Raga Somaaliyeed waxay ka siman yihiin Intooda badan in Zinada iyo Kufsiga caadi yihiin.
Ilahyow ceebateena astur nagahaan waxay ka shakeyanaya na ka shakeya wixii dhacey 1991 gabadhihii la kufasadey hadan la diley daahir mu ka sheekeyo arintaas fusha xun a luga sameey gabadhahii1991 hadii run la sheegayo midas mid ka daran somalia ma so marin shooko raqiisa bad isku kaantan a iska amusa nagayow
Walaalayaalow islaamahan hadii da'dooda la weydiyo kuligood dhaar waxey ku marayaan iney 30jir yihiin hadana jumpo jalaato bey ka sheekeynayaan kuli waa wada 60jir tan ugu yar 1970 bey dhalatay. Saafi laftigeeda waxay dhalatay 1962dii. Hadey qoraalkeyga aragto wey yaabi doontaa
Waxaan loo joginaa kashekeynee da,maa laga hadlooyaa🤐🤐🤐
Been badanaa waxay tiri " Xildhibaano gabdho ay dhaleen ayaa la kufsaday" inta kale waa run lkn Dowladdii Siyaad Barre ma laheyn Xildhibaano iyo baarlamaan toona.
Ragih.safih.kufsaday.kumah.jiran
Inah.farmajo.ee.bentah.iskadayah
Oo.rabigay.kabakha.yan.markhatih
Leydakah.dhiginah.akhirah.ee.run
Tah.shegah.iskanah.dayah.bentah
Ee.safih.arintadah.kahadlah
Hanah.sodhagilinah.shekah.kaleh
Ee.an.olin.mashah.
Markah.kufsiganah.siduh.ukalah
Horayah.kahadkah.waxa.hasuh
Khasininah
Markah.gabadhan.safih.ah.waxa.u
Khabtah.hadad.waxa.ukhaban
Kartan
Bilahih.tofiiq
Farmaajo wuu joogo oo jaamacad gaher ayuu dhiganaaye waa1986❤❤❤❤❤
Farmajo horay ayan u .maqlay kiskan
Yaa ka dharankaro zino hoyoyinkina
Waa runtaa xaq ayaa ka hadshey waxaa ubadan gabadha dhulbatah isaaqa xaafada werta howlada hodon xaafada kaasabalabalaar❤❤❤❤❤
Adigaa beeley ah naa Allaah kabaq farmaajo adigaa lagaa maqlay
Please habara raggan, allah aduun iyo aqiro haku kadeedo inkaarta. Subxana lah😥😥😥
Sheekeeya ee waxaad katagteen xaqiiqada shaley. Iyo maanta waa qorax iyo dayax shalay waa laga tagey bal maanta wax kaqabta 10jirka aan laxakameen kareyn allahumma ahdina wahdi xukaamunaa
Waa malintii ilaahay aduunka idiinku cadaabi lahaa,madaxda wax kale ku eedeeyo,laakiin heer faax
Isho sina ha gaarsiinina,
Wiil Hiiraan
Subaxanallaah dumarakan waaba wayeele mey iskamusan illaheyoow ceebtena astur war aamusa ceebey tacal
Waxaa Kamid ahaa carays Cise gabadhisii oo xadir ah
Madigaa ku jiray gabdhihii la adeegsan jiray xiligaas idil waa naag wasalam oo hadana lacag qaadata
Wallahi haa siyaad barre Alcaddaaluu ahaa
Hadana ma taasaad keen teen gabadhii waa lay kufsaday taagan 30 sano kadib cadayen ayaa laga rabaa ARINTAAN WAX SAHLAN MAAHA .
Subxaanalah
Sayidka hostiisa anaa daganaa waxa ka hadleysaana ma arag gabadhii nin baabuur u kortay iyadaa doonatey.
Saafi Aad bey u Yared Ayeyo Shaqeyso Ayana korish So Nag ka Weyn Baa Shirqooshy Sida Shilku ku Xhacy
Gawadhaan walaahi sifiican ayey u ogtahay gabdha laxooga wa 1983 ilaa1990❤❤❤❤
Gabdhaha liftiga raaco waxey ahaayeen gabdho aan fiicneeyn
Subeydo sheekadeeda wan maqley aniga sports ayan ahaa ilaaheygii ciyartoda iga dhigey Alxamdulilaah
Anigu waxaan garanayaa inan intay kufasadeen ciyaalka madaxdada ay ku dileen xeebta jasiira Illaahay ha u naxariisto
Aniga ayaa shaqo ugu tagey waxaa ladhahay gawetaas soo shurqool sidaas ayaan shaqada ugu tegay❤❤❤❤❤
Hayaay waa war cusub hori ugala
Jecela in farmajo wax laga shego subhanallah
uf Masuul sharafta ha ka qaadina
Nin ilaahey sharaf iyo iiman siiyey
Soomaali oo dhan uqirtey
Magaca xabiib almalayiiin
Sharafta iyo qiimaha
Waa deeq rabiga siiyey
Hadaalina
Mooryaan
@@mohamedsalah771 Farmaajo waxaa lagu eedeeyey Ina Carays Ciise Kaarshe Kufsigii loo geystey.
Sababtuu America loogu direy bay ahayd ka dib markii Siyaad Barre ay gaartey Dacawadii.
Xabiibu Almalaayiin waa Mid uu samaystey. Lacag buuna ku bixiyey. Farmaajo Falsafada uu isku can bixiyo waxa ka mid ah in uu Dhalinyarada Fan gareeyo. CBB samaysto., Madaxada kalena la caayo.
Tan kale waa autistic. Hadal toosan isma daba dhigi karo. Ga ga ga.
Gabdhah.lakufsaday.oo.batariyah
Lageliyey.shakatas.waxeey.dhacday.markuh.kabaxay.xamar.inah
Siyaad.babar.waxanah.kufsanayey
Gabdhah.oo.batariyah.gelinayay
Waxeey.ahayen.dhalinyaro.haweyah.katirsan.waxeey.nah.dhibkas.u.gestan.dhabdhih.daarood.ah.ee
Xamar.kabixin.oo.guryahodih.lasoweyaray.oo.lawadah.kufsaday
Dhabdhas.oo.intah.lawatay.mel
Laguh.xarastay.bey.haban.iyo
Malinbah.kufsanayen.ragah.haweyah.Markah.waanah.lawadah.yakhanah.ragas.waxas.kusameynayey
Dabigas.rabibah.kajasan.oo.kah
Gudun.malintah.khiyamah.inshah
Alaah
Markah.waxabah.jirah.rag..badan
Kufsaday.gabdhoh.iyo.dumar.farabadan.oo.rabigay.kuriday.cudur.oo
Xininyih.bararan.oo.malah.kadaysoh.oo.dabigay.galan.rabigay.aduunkah.usoh.dag.dagsiyey.kudhintay
Sidas.
Markah.ragah.somaliya.waa.xasidin.haday.xuman.kulah.donan.gabdhah.umah.naxan.oo.waxa.bah.jirah
Kuwah.markay.kufsadan.fidiyo.kadubah.oo.markastah.kucabsigaliyah
Fidiyo.ban.kahayah.hadad.didid
Galmadah.
Markah.dhalintah.matah.jogtah.iyo
Kuwih.horabah.waa.iskuh.mid.oo
Raxmadih.islanimadah.wabah
Kaguurtay.oo.haday.halan.gabar
Umanaxaristan.ee.rabigay.habadadiyo.gabdhah.somaliyed.dhaliyaradan.raxmaduh.kaguurtay
Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah
Maxamed sh.cismaan oo hawiye ah
Waanka xumahay dhibaadada dhacday ilaaheey hasakhiro
Soomaaliya waxaa ka dhacay musiibooyin aan la koobi karin! Soomaalida khaar ayaa dawladnimo ha goobaayaan iyagoo ku haminaya sidii wakhtiyadii barisamaadkii oo aan marnaba gadaal usoo laaban doonin!!waleese aakhiro warweyn ayaa jira!.
Bala idigashay😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Aflagaado wepynaatay
Ijaafo madaxweyne
1984 ayuu dalka farmaajo ka tagey iyana 1986 ayaa maam saafi la kufsadey
Subxaanalaah
Yes
Tuug baad tihiin madaxwaynaha ha ceebaysanina
Xamar jajab
Dadkaan meesha kanac nacleh, Kufsiga iyo dilka maanta dalki somaaliya specifically Muqdisho kasocdo maad waxkaqabataan, Mooryaanery 😅😅???
Madaxda ha cebeysan kiiska safiyona ha carqaldayn adigo cuqdad qabiil kugu jirto
File baa laga galaye ma cid baa is magacowday. May iska aamusto oo ilaahay ku reebto. Farmaajo waddanka ma joogin
Kufsiga ragii geste allha fadexeya
ASC anagaa joogay waqtigaa arrimahaasina weyjireen
Xabiibul malayiin sidaas kuma cebeen kartaan viva Farmaajo
WAR DUMAROOW XAAFADA UGU KUFSIGA BADNEYD MADIINO AYAY AHEYD 1975 AYAY DUMARKA KUFSAN JIREEN
KOOXDAQS WAXAA LA DHIHI JIREY REER DUDAAYE AGAGAARKA SUUQA WAYN AYAYNA U BADNAAYEEN DADKAAS HADDA WAXAY DAGAN YIHIIN BIRMINGHAM
Waa run
Naayaa ilaahay kabaqa madaxwaynaha ha. Ceebaysanin
farmaajo 1986dii waa markuu saynab guursaday wuxuuna joogay mareykan deris ayaan ahayn reerkoga iyo saynab reerkoga reer laba dhagax ayey ahaayen waraysta reer labadhagax , sorry waxa gabdha la kufsadey ku dhacay
Farmaajo wadanka ma joogin ha khaladamina
Farmaajo qoyskiisa iyo qoyska marwadiisa deris ayaan ahayn 1986 dii wadanka ma joogin waana xiliguu guursaday marwo seynab maraykan ayuu jiray reer laba dhagax ayey ahaayen wax waqtigaas ka horeyay ma ogi
Guryaha Xamar bille 70’s aqirkeday ehed
HADHINI XAMAR KALIYA MEELWALBA EE SOOMAALIYA AH
Farmaajo wuxuu kufsadey gawadha carees ciirsha kaarsha❤❤❤
subaxaanalaa
Noon gabdhaha xoogi hurry oo hamar jideed deganaa wuxuu ahaa kabaha magalada ann mareykanka kuyala ayuu degaan yahay
Yur alaguyiri farmajo maxa keenay nin marexan hadu kujiray ma farmaja kufsaday
Haqbaa fiiraha kadilaacay
Madaxweynaha dalka somaliya 2026 farmaajo❤❤❤
Isma dhihin fuqsigii Illaah mar dhaafiyay Umada ayaa soo noqonaayo
Gurubkan waa maafiya hadey samaan wadaan waxey sheegilaheen ikraan tahliil xuquuqdeeda waxana guruubkan waa damujadiid.
❤👍👍👍
😂😂😂😂
Kiosk ina caareus Amiga waxa ah ragi wax ka oga wallah kumo jiri farmaajo Kumar jirin lkn waxay ahayen 4rag midka. Mid ah waxa dhinntah wixuu ku asanyahay Demark
Asc maxaa keenay farmaajo ma waxaad ka urinaysaa qabiil farmaajo uma baahno xaraan waa nin diin iyo akhlaaqle iimaan iyo sharafle daa dadka magacooda u daa Wabbillaahi tawfiiq
Farmaajo xagee Diinta ka bartey? Hadda isagoo Madaxwayne ah buu lahaa Diin ma aqaan. Ina carays Ciise Ragii kufsaday buu ka mid ahaa. Waatay hadashay, Lacag baa lagu aamusiyey.
Ha difaacin Mujrim Danbiile ah oo Wax kufsaday. Raga Somaliyeed waa badan yihiin Kufsiga. Waa in aan la qarin Mujrimka hadduu kula dhashay xitaa.
5:14 @@aminahussein1
Ogow.meshuh.kufsaday.inah.gabadhah.inah.farmajo.madah.marag
Kahed.oo.gobjoh.ahed
Markah.waxa.dan.arkin.oo.indhahagah.kuh.arkin.lamah.shegoh.
Oo.akhirah.marag.lagah.dhigin
Ee.wxah.habso.hanah.shegin.waxadan.ogen.laskananah.hadloh
Ee.hadalkagah.khimah.uyel.
Gabaryah.iskah.hadlaysah
❤❤❤❤❤❤❤
Waa runtaa abaayo waa kamusaafuriye waa run afka alle kama gooye xamer bile ayaa laga sooqadwy😂😂😂
Walaalo xamar anaa jogay wax ku Soo baryay walaal xamar naago Laguma kufsan jiray naago lifti ah oo dariqyada istaga oo ninki baabur wata raaca naago kilabada taga naago jorkoda gata oo guryo kiraystan jiray walaal xamar wasmadu hashiis bay ahayd reer baadiyaha wax kufsada naagow nimanka idinku hakafsanina
Fadlan magaca madaxwaynaha ka tirtira meesha
Daa ha ugu qornaadee intay ka dhintaan uf dheh😡😡
Kkkkkkkkkk
Ey la isku keenay ee afkiina daroogada iyo qamriga KU cabtaan nooga daaya farmajo ey aa tahiine😡😡😡😡😡😡
Qiiq 🤣 Qiiq 🤣🤣
Aaway gabdhihii UNC du kufsiga ku dileen.
Daahiroow naagahani maamada kiiskeeda ayeyka khalkhalinayaan oo kuwan waa la soo diraye ha dhegaysan kuwan
Tan waa maxay wexey shegeyso boliska degmada howlwadag bolis degmo maka shaqeyo ee soo kala baro saldhiga ayey ka shaqeeyaan bolisku degmada waxa ka shaqeyo guul Wade iyo dhalinyaro
Ceebey tacaaaaaal Farmaajo.oo kufsiga kow kanoqday.wakan
8marso moyaa
Madaxweynaha xilligaan waxa loocambaaryeynaayo! Dowladda hadda xilka haysa ayaa kadambeysa si loofadeexeeyo😅😅😅😅 War waxaa dadka caqliga mal'a
KUFSIGACREER MADIIN U BADNAA FROM 1974 ILAA 2024
HAF QARNI AYAY WAX KUFSANAAYEEN
1974 ILAA 1984 REER DUDAYE AAAYEE
1984 ILAA 2004 CIYAAL FAAY ALI AHAAYEE
2004 1LAA 2014 CIYAAL ISBAARO
2014 ILAA 2024 HADDA WAA CIYAAL WEERO
Waxa ey shegeyso safi waa run, somaliya xilligas aad ayaa gabdhaha loo kufsanayey
1988 1986 1987 1986 kugsi waajirey
Ina careys ciise waxaa kufsadey ilmo maxamed sherkh cismaan
KIISKAN WAXBADAN AYAAN KA,OGAA SIIGALEY AYAAN DAGANAA WAXAAN LADHASHAY,ALFANAAN SAALAX QAASIM NAJI
Idabdarada Daya safi ayada Aya jugtaa qofkii kufsadayna ayada og
Ileen Dunipace future waara ilaayan hadayana Bunbury dhugarii baa inkudhacay xasbunalaah
Habraha qurbaha ku wareray kuli kufsi bayka hadlaan
Naa amus fadarayahy
@@ikramabdirizak6087 fadaro fadaro shay adigaa ah wax iskuma fala ah
Farmaajo wuxuu ku eedaysnaa gabdhii carays ciise kaarshe ilmaha xoosh ku dar
Ciyaal fa cali ba kamid ahaa wixii gabdhaha beterika ku kuri jirey
Willing maxamed isman
Kkkkkkkkkkkkkkk
Waxaan maqalay, Farmaajo waxuu ka mid ah Kuwii Ina Carays Ciise kufsaday. Ina Carays Ciise Markii Madaxwayne Farmaajo noqoday way ka hadashay Kufsigii. Waxaana maqlay in Lacag la siiyey.
Xumaanta aad la jeceshay shaqsi wanaagsan qofku gaf waa galikaraa waana ka towbat keenikaraa marka gaalo ayaad rabtaan in ay idin xukunto dhibka soo socdo kuwa wada ilaahey baa naga qabanaya inshaa allaah
@@Abdikadirsaid-q5l Waxaa laga hadlayaa Kufsi. Ninkii geystey waa la sheegayaa. Gabdha badan baa Qalbiga ka ooyaya. Runta iyo Xaq waa imaan. Aduunkana was ceebeeysan yahay Akhirana Maxkamadda Rabi baa la horkeenayaa !
7- da Danbi ee waa wayn ayuu ka mid yahay Gabar Muuminat ah in la kufsada. Zinadana waa in Dhagax Qofka lagu dilo. Raga Somaaliyeed waxay ka siman yihiin Intooda badan in Zinada iyo Kufsiga caadi yihiin.
@user-tb9lq7nd3lQiiq😂Qiiq😂😂😂
Dhibatada yaa keenay iyada kamid ah inaad iska amusa ceeb waye wana la asturaa xishooda
qurmuun qabiilaysta ahqabiilayste ah.
Wuu joogay farmaajo
Horaan u maqalney farmaajo iyo guruubkiisa kufsigii ay sameyn jirey
Qolkan waa mafiya group ciyaal wero
Ex ciyaal faycali kkkk
Wardhiigleey waan joogney, mana jirin, kufsi sida degmooyinka kale
1985 to 1988
ANAKAA XILIGAAS JOOGNEY WAX BARTI LAYIRAAHDO MA JIRIN WAXAA LA AADI JIREY RUWAAYAD AMA CIYAARO BASKETBALL AH ARINKAAS BAA LAGU SOO DAAHI JIREY
Wasaqyahay waxaad sheegaysaan hal bacaad lagu lisay aaqiro xageedaadu dulayadyahay
Somalidan kolahada iyo kininka daroogada galada intay kadheergeen baal waxa ay kashekenayan dhageestaa baal
Dadka waxaan ku hadlaaya waxay ilaaween in aakhiro jirto oo ladhimanayo maxaad cadayn u haysaa habeenka gudka lagugu rido macaday kartaa
Ilahyow ceebateena astur nagahaan waxay ka shakeyanaya na ka shakeya wixii dhacey 1991 gabadhihii la kufasadey hadan la diley daahir mu ka sheekeyo arintaas fusha xun a luga sameey gabadhahii1991 hadii run la sheegayo midas mid ka daran somalia ma so marin shooko raqiisa bad isku kaantan a iska amusa nagayow
Haye haye farmaajo maa hadane ku kee keenteen sheeko hawayiye miyaa ha leysku xishooda soomaaliyeye😂😂😂
Asc
Naagah waasha naa isiku xishooda
Zubeyda Allah ha u na xariisto