Wx ficn aya samysay inad awoda inad kliga wx sameyn karta blse Wa Iná lá imda mawdac ku gar ah ama wxyabo cusub dadka xisaynayan o ka duwan kuwa dadka sameyan si ay asxbta kaga xisa dhicin wxan leyhy horay u soco 🤛
Horay uu soco zxb doon ta waa la wada saaran yahay qofna ha uu joo jin naftaada ku kal soonaw iin badan oo team 27 ah waad Dhaafii doon taa waxaa kuleeyahay haabbeena ha maqnaan online ahaw sxb
Ugbaad iyo ahmed wee isku so bxayaan aan isku darno😂❤
Dharka Lee arag😅😅
Walahi muqalada u so galiyo ahmad waa muqalo wali ah kaly iska arag wayi keep going pro horomar can i.n😢😢😢😢😊
Ugbad adban ku jeclahey waxa tahey farid horey u soco ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Ugbaad hala yabin walida isaaq ka kenteee❤❤❤😂😂
Allah axmed marke RUclips fartay hada igu hore from sundus 😂
😊
Ugbaad funny wye war nacasyohow se udhahysa ka helay 😂
Ugbaad waa naag adag😂
Yaa ila arkaayo dharka xitaa isku mid waaye
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Ahmed lagend vidoe inta lugaha ayka qawnayd sticker saray🔥🔥
Wlhi waa nag adag ugbaad wadna matashaa inader from duriyda❤😂
ala ugabaad waa fani wallahi saa u qosolaayay waa fuuray😂😂😂😂
Adi mlin kasta nosoo gali video noh😊
Ahmed wu dadalaya asxabey 50k aan gaarsiino 😍
Bro keep up we are here for you
Azxabey wilka ukaca ❤
I.a❤
Aboowe waku tageera keep going 😊😊
Hore usoco bwe video kaga aad leedahay baan soo argay sasan kuso raacay nin adag baa tahay horumar wacan baan kuu rajaynayaa 👏🦁🥰
Dharaka yaha Ilaha arakah
Alla ugbaad seelayelay iminka midkle ila fiiriye dharka😅😅
Waa isku Dhar ahmed io ugbaad😂
Labadan yaryar magacoda iska diyariya wan isla jeclade mrkasta Sid ay iskugu dhar egyihinban xata ka helay😂❤
.mxy ka wadaan dharka😂😂😂😂
Miyaynu garanyna de😂
Na hedhe😂 team kan oo dhan baa viwes lee wye alpha io siham xta ma arkin zayn io aynita 😂😂😂😂
Xata isma ogeen kawaran😂@@rahmasahalaadan670
@DeeqoMahad-nt7cm wa sax dee hadan views radin mxy ka qabanayan meesha
Asc naayaa ugbaad qorso lugahaan cad cad surwaal dheer iyo sharabaad xidho walaalo qaali is astur mar walba cawraa tehee adoo raaliya
Ugbaad gacan qaadka ayaa kahoreeya qosol ayaan udintay
Axmed goorme RUclips furatay wah😂😂😂
Wd cusubthy miya 😂😂😂
Ahmed shaxda youtube waad fahantey😂 marwalba xilikan ookale noo soo dhig video anaga duhur noo tahay
RUclips saxda mahaa waa fake
Sidu feg ku yay@@QuruxsanInaadeen
Waakiisii saxda ahaa@@QuruxsanInaadeen
Camerday cadi uso eegysa laleyhy wa prank kk
asxabey wiilkan aan ku tuurno 100k waa nin karti leh amiro iyo ceeda way ku shaqeysteen share xitaa maysan usameen plz
Inu asaga isameya share dhaho soo ma ahayn maxaa amiiro iyo ceyda wax ugu sheege wah yaab badanaa 7+7 kaa thy cun aqqqq
SaaS waaye qofku waa inuu keligii wax qabsan karaa mararka qaar looma baahna inad bini'aadan ku tiirsanaatid 100k ka badan buu uqalmaa keligii taliye❤
@@Afra_mohamett-r6y sas waaye wllhi dadkan wexey raban sheegayaan yab
Gadaal bu ka furtey
Ahmed dhibka yaraantada aad ayaa ugu darnyt my little brother keep going, ABDIRAHIN wye Abdishakur Aj saxib kiisa
Wlhy waa runteede WD kibir bdntahy😂😂😂😂
Axmadow gabdha nooda 😢❤😂😂😂
Sundus ayaale ❤
Wx ficn aya samysay inad awoda inad kliga wx sameyn karta blse Wa Iná lá imda mawdac ku gar ah ama wxyabo cusub dadka xisaynayan o ka duwan kuwa dadka sameyan si ay asxbta kaga xisa dhicin wxan leyhy horay u soco 🤛
Qof kartile axmed horey usoco 🎉 ham😊balyo 12k🎉
Keep going 🎉ahmad❤
Lawadan inuuu xiriir ka dhaxeya uma leyna ❤😂
Ahmed Bor ugbad maskiinta waa gaaday 😂
Guys willkan makutor teen 1k maxa lugudakanyhy plz asxpta sharafta leeh ❤❤
Ahmedow ugbaad raaligali maskiin weeye❤
Naa naga qaad faraha😂🎉
Lajan axmed noo soo baddi🎉
Wala shiisa miyaaa😂😂😂
KEEP GOING BROTHER ❤❤❤
keeep Up Nex Nafisa Ka Dhig I.a
Sxb malin walbo video cusub nosodhig wan kugarab tagan nhy lpx horey usoco❤❤
Ugbaad so funny 😂😂
Inta og inay isjecel yihiin
yaaa ma youtube baad durba furatay horumar wacan
Axmad gabadha raali Gali 😢
Xalimo lugaahas mxa waye😂
Kamisun 100k ❤
Mashallh ❤❤❤team Amiira
Axmad Wil an tagero wayn uu ahay go forward wll
😂😂😂arnafiso Malin ka dambe armey meel ku baxdaa…( mid real u maseyraan) baa ku dhaman doonto Nafiso Cadey isku badnow!!
Keep forward Shp 👏 ⏩
Lkn wall kalikaa miyaa furtay😢😢
Www axmed wlhi waa kahelanay muuqaladaada
Welcome bro
𝐔𝐦𝐚 𝐁𝐨𝐠𝐢𝐍 𝐝𝐡𝐚𝐫𝐤𝐚😂😭💞🤍✨
Aniguba man ubogin 😂😂
Hayaay Ugbaad iyo axmed
Ahmedow ❤👑
Keep going sxb
Ahmed marada madaxa naka cun sida kale qurux ku tahey
Soobadi 🎉🎉❤
Keep going prother ❤❤❤
Keep going Abowe mcn ❤
100k halagaadhsiyo ahmed
Keep going pro❤
War isku yaca 2 diina waa iska heshene
Axmed iyo ugbaad way isku soobaxayaan
Axmed saana 😂caadi matihid😂 wllhi😂keep goin pro
Keep going wllkey
Ahmed keep it up
War no soo badi bal😂ahmed
Yaah gorme youtub furtay axmadoww any way welcome to youtup🎉
Ahmed legans❤❤
Abowe qofkale ku sameey❤❤❤❤
Brother keep going waxa kuso kor dhisaa challenge dad cusub waxyabo kle
Alaa ahmadow dhib badanidaaa😂😂😂 keep going
Axmed hore usoco❤🎉
Wllkey dadal kugu ogahay intay iyo inkabadan wa gari donta anagana garab kaga nahay ❤
Keep going wllkei 😮🎉🎉
Team sundus
Ugbaad waa cabsi cabsi
Naa wllo bal toobka soo deyso is astur nin miyaad isku qaawin😂😂
Waa wxkle ku soco wll
Horay usoco Zxp ❤🎉
❤❤
Rer commenti aan isku darno labadaan😂😂😂😂
Na bax dhe😂
Horay uu soco zxb doon ta waa la wada saaran yahay qofna ha uu joo jin naftaada ku kal soonaw iin badan oo team 27 ah waad
Dhaafii doon taa waxaa kuleeyahay haabbeena ha maqnaan online ahaw sxb
Iskoobayaho😂
Keep going bro
Ugubaad funny wye whi ahmed ugubada markast no keen ❤ ahmed keep GoniG BRoTheR❤❤🎉🎉
Horay usoco
team sundus❤
Hore usoco abowwe habeen kasta noo soo dhig❤❤❤
😂😂😂😂
Taliye dumaashi miyaa😂
Markaa labadoodu ma walalaa axmad iyo ugbad mise wxkla jira
Walax walax aa jiro😂😂