Mama Somali

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 46

  • @sahrocisman953
    @sahrocisman953 2 месяца назад

    Allaha caafiyo fatxi baari ducada musliminta iyo ducada waridkeedba allaha u aqbalo

  • @zmrahz7767
    @zmrahz7767 Год назад +1

    Mamo aad ayan ku tageera Allaha ku xfidiyo wxi xuno ku dhibaayo Allaha ka qabto blse maamo plz ducooyinka ad aqriso mrksta wey fcn yhn lkn sidad ugu dhawaqeyso qaar qaldan aya ku jira qof ku saxo raadi maamo si ducada kugu saxanto maamo thanks🥰🥰

  • @yasminsadaqh8134
    @yasminsadaqh8134 Год назад +2

    Maashaa allaah allhaunaxariisto habo xaasidkana hakaaqabto qof aad uwanaagsanaatahay ilove you maam

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Год назад

    Walaashey Walaalad tihiine Wixii idiin dhexmarey Dadka wey idiinku caaynayan.Isu duceeya wixi dhacay so noqon mayaane.Walaalka ku dhibsado habaarkisa Awlaadey idiinka dhibeysa ee isu duceeya Aduunka wa maalme Is cafiya isu duceeya😢

  • @samiirohassan3459
    @samiirohassan3459 Год назад +4

    Mamii wan iska jeclhy wlhi ❤🎁

  • @ubahhassan2500
    @ubahhassan2500 Год назад +1

    Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 Год назад +2

    Adigana muraadkaada Allaha kuu saho, walaalahaadana Allaha hanuuniyo is cafiya oo heshiiya sidasa kheyrka ku jiraa.

  • @amiiraapdi9678
    @amiiraapdi9678 Год назад +2

    Ilhy wayna oo waxiidka haku cafiyo mamo runtii waxa tahay bashar karmo badan🤲😭❤️

  • @haboonosman3601
    @haboonosman3601 Год назад +2

    Allow walidken cafi anaga awladda no xifdi yarabi🤲🤲🤲🤲

  • @axmednuur-mr3dg
    @axmednuur-mr3dg Год назад

    Qiima badan mamo Hodan Run sheeg

  • @idilabdiraxmaan5527
    @idilabdiraxmaan5527 Год назад +2

    Mama allaha kuu cafiyo gabadha ayadana waa walashaa ee iska cafi

  • @amsa1135
    @amsa1135 Год назад +1

    Ilaahey xaqqaaga hakaa siiyo hoosteeda ka helaysaa maamo soomali

  • @filsan4092
    @filsan4092 Год назад +1

    Alle haku caafiyo mom gabadha

  • @khadraaweysibraahim9924
    @khadraaweysibraahim9924 Год назад +1

    Dar alle baan ku jeclhy hbo wax ku dhibo alle kuma tuso alle hkuu aqbalo faataxada insha allg

  • @maryanmilgo5713
    @maryanmilgo5713 Год назад

    Maamo way jiraan wllo noocaas

  • @iamqueen4778
    @iamqueen4778 Год назад

    Mamo alle haku xifdeyo adi iyo ilmahaga cafimad tam ah ♥

  • @yooniscali4680
    @yooniscali4680 Год назад

    Yaa Allah fatxi oo socoto oo ordaysa alle haku tuso hooyo aaamin ducadaadana alle ha inoo aqbalo hooyo

  • @madal2245
    @madal2245 Год назад +5

    Maamo hodan Tiktok Kaasoo Raacey Aaad Baan ugu Farxey Aftahanimaada Iyo Kartidaada
    Kwaran Hadaa Barnaamij nouga Sameyso Socdaalkaagii Iyo Safarkaaga Iyo in Noloshaaa Qofka Aan Waxba Heysan Uu Halkaa Ku Imaan Karo

    • @cayuuniqurux6318
      @cayuuniqurux6318 Год назад

      aniga halkaa marabe wadnkena allha noo hor mariyo nbdna noga yelo

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 Год назад +1

    Gobonimadu waa wax loo dhashiyo dhaxal Awowad Waad ka ficantahay doqonta Afka weyn mamana mahe lkn dhibatada ay kula jeceshahay meel kale ayay ka helaysa

  • @ashaabdullahi2306
    @ashaabdullahi2306 Год назад +2

    Guleyso mom i.a🥰💯

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 Год назад +2

    Alow.hoyoyinka.astur.dhaman😭😭😭

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 Год назад

    Awlaada alle haku caafiyo illahay ku reeb walal waad qalbi fican tahay

  • @naimo133
    @naimo133 Год назад

    Alah kuu caafiyo

  • @khadraaden6963
    @khadraaden6963 Год назад

    Amin ya rabi 😢

  • @samiirohassan3459
    @samiirohassan3459 Год назад +4

    Mash Allah

  • @ayaandarwiish
    @ayaandarwiish Год назад

    allh hooyo qaali dar allh ku jeclahy allh hkuu caafiyo gabdhada ya rabi

  • @Qaazimpashiir
    @Qaazimpashiir Год назад

    Hooyo markastapa wa walaasha kaweyn iska cafi ilhy xaqa kama xishiodo

  • @fatimamohamedaadan3364
    @fatimamohamedaadan3364 Год назад +1

    Allaha kuu gargaaro ayadana Allaha xaqa ha tuso

  • @umumowzir5384
    @umumowzir5384 Год назад

    Hoyo hodan wad iga ohisaay😢

  • @sabaaxaxmed1188
    @sabaaxaxmed1188 Год назад

    Rabiyoow awlaada u caafi hodan damirkeed waxku sii

  • @yaziidfilimsvlogs8905
    @yaziidfilimsvlogs8905 Год назад

    Allaha ku caafiyo gabarta abyo sabar aduunyo waye wax walbo wa la arkaa

  • @cayuuniqurux6318
    @cayuuniqurux6318 Год назад +1

    waa ku jclagay hbo wax ku dhiba alle kuma tuso

  • @sacdiyocumar1821
    @sacdiyocumar1821 Год назад +1

    abyo walashaa iska cafi ilaahay wuu jecelyahay kuwa wax cafiya

  • @sabaaxaxmed1188
    @sabaaxaxmed1188 Год назад

    Mnsha allaah ilaahy hakuu caafiyo

  • @munasagal182
    @munasagal182 Год назад

    dar alle kuu jecelhy❤cadawgaa u noolow

  • @samiiramohamed4070
    @samiiramohamed4070 Год назад

    Guulayso mamo

  • @safiya0986
    @safiya0986 Год назад

    Wllo pls iska ilow iskana cafi wllshaa haday qadantay rabi wuu arkayaa illaahay inantaada oo cageheeda isu taagtay haku tuso 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fardawsahasan1821
    @fardawsahasan1821 Год назад +1

    Amiin amiin yaa

  • @nuraqallib9103
    @nuraqallib9103 Год назад

    Asc hodanay arintaa hore ugasoco

  • @hawofarah2365
    @hawofarah2365 Год назад +1

    Amiin amiin yaa allaha allaha

  • @iqramuhamed2354
    @iqramuhamed2354 Год назад

    Hooyo mcn allow mel walbo ad jookto allow ku dhowr

  • @hodansaid6482
    @hodansaid6482 Год назад

    😨😨😨😰😰😰😰Hooyo Wa un hooyo allow no daaa

  • @hawofarah2365
    @hawofarah2365 Год назад

    ❤❤❤❤

  • @ugasoabdiwali6251
    @ugasoabdiwali6251 Год назад

    Sorry hodan ❤

  • @fardawsahasan1821
    @fardawsahasan1821 Год назад

    Amiin amiin yaa alaah