Hodan star
Hodan star
  • Видео 708
  • Просмотров 2 120 228
Hodan Star👑💎
Hodan Star👑💎
Просмотров: 2 216

Видео

Hodan Star 👑💎
Просмотров 7342 часа назад
Hodan Star 👑💎
Hodan star
Просмотров 6284 часа назад
Hodan star
Queenka Hodan star
Просмотров 10 тыс.4 часа назад
Queenka Hodan star
Hodan star Diamondka💎👑
Просмотров 15 тыс.7 часов назад
Hodan star Diamondka💎👑
February 2, 2025
Просмотров 12 тыс.12 часов назад
February 2, 2025
Hodan star💎🇸🇴
Просмотров 2 тыс.12 часов назад
Hodan star💎🇸🇴
January 31, 2025
Просмотров 15 тыс.16 часов назад
January 31, 2025
Hodan Star 💎🌹
Просмотров 14 тыс.19 часов назад
Hodan Star 💎🌹
Hodan star
Просмотров 9 тыс.19 часов назад
Hodan star
Diamondka hodan star
Просмотров 1,9 тыс.21 час назад
Diamondka hodan star
Diamondka hodan star
Просмотров 86321 час назад
Diamondka hodan star
Diamondka hodan star
Просмотров 57521 час назад
Diamondka hodan star
Hodan Star 💎🌹❤️
Просмотров 66214 дней назад
Hodan Star 💎🌹❤️
Hodan star 2
Просмотров 1,1 тыс.21 день назад
Hodan star 2
Hodan star 1
Просмотров 74621 день назад
Hodan star 1
Fathiya💎🇸🇴
Просмотров 41128 дней назад
Fathiya💎🇸🇴
Raga somail
Просмотров 391Месяц назад
Raga somail
Midan ruunta
Просмотров 387Месяц назад
Midan ruunta
Hooyo Jacayl 🌹💎
Просмотров 3,1 тыс.Месяц назад
Hooyo Jacayl 🌹💎
Hooyo Jacayl 🌹💎
Просмотров 682Месяц назад
Hooyo Jacayl 🌹💎
Hodan star 💎❤️
Просмотров 1,5 тыс.Месяц назад
Hodan star 💎❤️
Hodan diamond
Просмотров 285Месяц назад
Hodan diamond
Marexaan ha nolowada
Просмотров 275Месяц назад
Marexaan ha nolowada
DAROOD ISMAIL-GUUL SHARMA BOY💎💪🏾🇸🇴🌹
Просмотров 1,5 тыс.Месяц назад
DAROOD ISMAIL-GUUL SHARMA BOY💎💪🏾🇸🇴🌹
Hodan Dini
Просмотров 431Месяц назад
Hodan Dini
Alamegan/Nolosha runnta💎💕👸🏽🤲🏾
Просмотров 585Месяц назад
Alamegan/Nolosha runnta💎💕👸🏽🤲🏾
Hodan star
Просмотров 459Месяц назад
Hodan star
Hodan
Просмотров 173Месяц назад
Hodan
The real hodan star
Просмотров 290Месяц назад
The real hodan star

Комментарии

  • @maryansheikhabdi6860
    @maryansheikhabdi6860 Час назад

    Masha allah naag adag walahi o go aan leh

  • @maryansheikhabdi6860
    @maryansheikhabdi6860 2 часа назад

    @ruun: Wlahi maseerku waa xanuun badanyahay 😭😭😭😭😭😭dumar ayaaba u waasha, waa ciil maseerku dumarkuna weey kala maseer badanyihiin. Hadi adan wax ku noqon waa ilahey mahadii

  • @Rahma-p1j
    @Rahma-p1j 7 часов назад

    ❤❤❤❤❤

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 11 часов назад

    Bismilaah ladii laa yaduru maca is mihi bi shey,i fil arli walaa fi samaa,I wa huwa samiicul calliim

  • @ummushukri6359
    @ummushukri6359 12 часов назад

    Abaayo gabar jaadcunta hadeey ku arkaan islamaalikaa wuxuu dhahaan ceyn xun cideed baa leh.laakiin ilmahaaga aabahood haduu gaal yahay ilaah kama dhigee xaqii waalid nimo waa waajib .ilaah wax uma waayin waa lugu eegayaa dhaqaaleey waani ilmahaaga ha uduceeyo .wuu dhaafay la xisaabtan.💔

  • @saadoali5930
    @saadoali5930 12 часов назад

    Guulayso quruxeey

  • @Saasa-ln9xr
    @Saasa-ln9xr 15 часов назад

    I lovit macha allah mama fican

  • @RaahoSuuban
    @RaahoSuuban 15 часов назад

    Nin balwad leh oo waliba cabtooy ah walee hodaneey hadad intaas oo cunug u dhashoo ugu dulqaadatay eed malihid Samir waad soo dhamaysatay dadkaan kugu dhagan waxba kaama oga hooyo adag baad tahay ilahay hakuu gargaaro

  • @ibrahimkong3346
    @ibrahimkong3346 16 часов назад

    Hodan waad samirtay ❤❤❤ Guul leyso❤❤❤

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 16 часов назад

    Qaaliyeey manarkaan kula yaabayeen kaagajacaybaad commented ii iga xidhay,waakufiirsadaa wixii xadka dhaafa ee qaldan waanu kuu shheagyanaa ogow,qaladKaaga yaree aakhiradaada eeg,kibirka waalgujabaa

  • @ZainabuMuhammed-hz3ul
    @ZainabuMuhammed-hz3ul 18 часов назад

    Naawalha ikadhaaga

  • @moussaosmanmarjaan586
    @moussaosmanmarjaan586 19 часов назад

    Nolow inbadan❤❤❤❤❤❤❤

  • @moussaosmanmarjaan586
    @moussaosmanmarjaan586 19 часов назад

    Hooyo mahadsanid waanadaadii way i anfacday waanan qaatay

  • @AnissaOsman
    @AnissaOsman 20 часов назад

    Mashallah barakallah YAA mam calam❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @anabzubeir9483
    @anabzubeir9483 20 часов назад

    Walal ducada iska sax please

  • @FatimahDhiif321
    @FatimahDhiif321 21 час назад

    Fariid fariid dhashay baad tahay wana ku taageera wana ku jeclhay guuleyso hbo mcn❤🎉

  • @Shadeahamod
    @Shadeahamod 23 часа назад

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @frank77w
    @frank77w День назад

    Fariid

  • @khadraaadan4784
    @khadraaadan4784 День назад

    Aawoy hooyadaa kudhashay

  • @ASAD-988
    @ASAD-988 День назад

    🤔NIYOOW REERKAN HARTI WAA WADA MAAMO MALYUUN KAWARAN BAL TAN NINKEEDII SILCISAY EE HADANA TAAGAN WAXAAN AHAY QOF WANAAGSAN INADHA ADAGAA MA DHASHII DHAGDHEERBAA😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryansheikhabdi6860
    @maryansheikhabdi6860 День назад

    Walahi sheekooyinkeeda waan iska jeclahy iyo taloyinkeedaba hodan. Dumarka latali oo wax usheek ileen waxaa tahay qof waaye arag ah

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز День назад

    Abaayo laakiin ciyaalaka aaba hood inaa banaaka usaarto mafiic neeed waayo waa aaabo😢

    • @barwakoh1767
      @barwakoh1767 21 час назад

      Wad walantahay walalo qamri ayuu caba mamaqashid miyaa

    • @لولوالعلي-ز5ز
      @لولوالعلي-ز5ز 16 часов назад

      @@barwakoh1767 abaayo ma waal ni laakiin mah makaan waa waalid ilmaha ayaalarabaa inay ukoriso ay barto wax kasto kasoobaxa waajib kiina waa aabihiin laakiin banaanka aa sub xaana laah kan waalan ba dadaa dhalay soomaahan marka waasaas

  • @hamidahachi-lk2ro
    @hamidahachi-lk2ro День назад

    Ducooyinka aan kaa saxee isoo qabo

  • @rumanyusuf748
    @rumanyusuf748 День назад

    That’s true

  • @rumanyusuf748
    @rumanyusuf748 День назад

    That’s true

  • @rumanyusuf748
    @rumanyusuf748 День назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @katraabdi7778
    @katraabdi7778 День назад

    Caruurta samirkaad ku dhashay iyo dulqadkaga walahi waad iga samir badantahay😅

  • @katraabdi7778
    @katraabdi7778 День назад

    Waa doqomo ninka badankood

  • @AkramSaidilmi
    @AkramSaidilmi День назад

    ♥️♥️♥️♥️💪👍👍👍👍

  • @ShaymaSharaf
    @ShaymaSharaf День назад

    M.a❤

  • @samira-141
    @samira-141 День назад

    👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌷🌷👍🏽

  • @أمةالله-ث5و
    @أمةالله-ث5و День назад

    Mashallah 🎊🎉❤️😭🎁💕💞👌👍

  • @qadiijoaxmed2513
    @qadiijoaxmed2513 День назад

    حسبناالله ونعم الوكيل

  • @yasminadan9519
    @yasminadan9519 День назад

    ducada iska sex walashay

  • @Nuuriyonimco
    @Nuuriyonimco День назад

    Hooyo sharaf leh, noloshanq usoo dhabar adaygtay. Horey u soco. Casharada ay nolosha ku bareen iyo wixii waaha aragnimo ah, nooga sheekee. Dadka waxba ha ubsoo jawaabin, waxaa la yiri sadar muuqda su'aal ka dhan. Hooyo qaali ah oo soomaaliyeed baa tahay❤ inta ku jecel baa ilaahay ka badiyay oo inta yar ee magacaaga ku raadsanaya in la daawado, haba u jawaabib waqtigaaga qaaliga ah ma iataahilaane. Hal malyan iyo ka badan baan kuu rajeenayaa inaad gaartid boqoradii dumarkay, samiyay waan ku faraxsanahay inaad samiday tahay. Guul iyo gobonimo,🎉

  • @IbrahimDjama-y8e
    @IbrahimDjama-y8e День назад

    ,, ni

  • @ifiyefarah2257
    @ifiyefarah2257 День назад

    Qabyo 3 😁

  • @safiyajama180
    @safiyajama180 День назад

    Faarax urayaa cashar I dhig eedo

  • @gday9659
    @gday9659 День назад

    HEESTAAN WAA IN LA GEEYAA TARTANKA HEESAHA HIRGALAY!

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 День назад

    Maasha allaah hodan qurux farxaaada waa farxadeena guuleyso hooyo macaan geesiyad tahay nolosha inta ku dhiman farxad barwaaqo ku rajeena caleeeeek ha weynin somali weynta ❤❤❤❤❤ hodan we love hada mahay hooyooyin qurbo joog ah ku dareemi karo

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 День назад

    Guuleyso ❤

  • @xalimasacdiya85
    @xalimasacdiya85 День назад

    really its true hooyo hodaney qalbigeyga ayad kahadashey raaga qar agonimada aya danto

  • @LailaHindi-k9l
    @LailaHindi-k9l День назад

    Hakayaabin inay hayaan

  • @sacdiyocolow3007
    @sacdiyocolow3007 День назад

    Gabadhada dhagposha nin dhahayo abaheed Baan ahay Baan araknay kasoo hadal gabadha dhagppsha abaheed yaa waayay

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 День назад

    Waxaas oo nin ah miyay cuntadooda,karasadasn oo shaqadooda dhinac ka qabtaan

  • @faraxcali9761
    @faraxcali9761 День назад

    Ducada fadlan sax بسم الله الذي لا يضر. مع اسمه شي في الأرض ؤلى في سماء وهو السميع العليم

  • @luuladan9882
    @luuladan9882 День назад

    Wiilashaas 30 ka ahaa oo 30kg oo sabaayad iyo 30kg oo hilib ah???? Halkii wiil wuxuu cunaa 1kg sabaayad iyo 1kg hilib

  • @HawaAhmedwarsame
    @HawaAhmedwarsame День назад

    Hooyo ducada iska sax

  • @NuuraIdiris-e3o
    @NuuraIdiris-e3o День назад

    Gobanimo sisteri love you from boorame😊

  • @mohamudabdi5130
    @mohamudabdi5130 День назад

    Somaliyeey gabadhan halaga haro ilaahay ka baqa nina walaashii iyo hooyadii lama jecla nin khamriya cab markaa yaan lagu dhaleecayn oo lagu bahdilin nin isagu qirtay inuu ilaa hada khamri cabo