Somali Waa dad aan is qabaan war gabdhan ayaad Nin balwad Leh depression ka qaaday ninka baabay ee nolsha ka dhacay qofna wax uma qaban Karo ka dhamada maskiinta
Sheekadan laba dhinac waan ka dhageestay . Reerka is qaba ayaga ayaa naga og wax kasta . Gabadhan xanuun bee dareemesaa oo sax ah . Ninka markaan dhageestay wuxuu ka hadlay in ninkii hore ee jeceshahay wali oo Ahmed la dhahayay Alaha u naxariisto. Laakin waxaa fiican ina aad laba sheeko dhageesataan waad fahmi doontaa laqdabada yaa wada . Asc
Waxba binu Aadan ha iska qarin 15 caruur ninka afrika kaaga dhay ee aan ku gula guuran nin wanaagsan dheh, saxiib saacadii nafsiga wey kugu yeertay! Waxaad fashayba fashaye wa in faatakum. Hadalka badan dhaaf, maalintii u horeysay oo aad hadashay baan xaqiiqda sheegtay sheekada dhana nooga dhacday. Alle kusoo qabay hadaad ka gardareyd🤲.
Hodan waa runteed Nimankii Mogdisho 1991 Gabdhaha ku kufsaday. Cawrada batariga ka galiyey. Masajidka ku dhexkufsaday. Yaa leh Hodan Allah ka cabso? Iyagu may Allah ka cabsadaan?
Hodan geesiyad hore u soco. Dalqada Allah ogolaaday waa baab min abwaab arraxma. Rag iyo niicley kugu soo faafay waa arkaye ha u joojin. Daqiiqad ha ku fekerin waxa daalimiintu shubay aan.
Carurti ay dhaashay dadnimo xuma wale dhulbahante mahan kuwas dhiig maleeh akh Saa Aabe hud aya caynkas o eg ay Aduunka ku noolyihin o sow kuriyay Allhay wax ka dheefsin maayo waayo waa caasi 😢 seeh cuno u cunayah Ninka aabe his sas yahy O Canada 🇨🇦 jogaah Damiirka alle idinka qaad
Nin somali ah ayaa waxaa ka shakeeya uun subxanallaah 😮hooyo adag baad tahay wllhi hodaneey hore usoco Meesha somaliya maha afka ka laad wixii ku soo raadsada subxanallaah ❤
Hoyada iyo abaha sey donan ha isugu xumadan adu dhex dhexad u noqo mid ba geskisa u daryel se abaha o maskina kansar ugu dhaca gaajo darted 😢😢😢caaasi bad noqon hadi kale xita walidkaga hadey qaldanan ki dinta bari laha o salada ka saxi laha noqo
Daqiiqad in nafta lagaaga qaadi karo ma ogid miyaa ilaahay u noqo qaylada iyo nacnacda jooji ilmahaasna ma jeclin sababtoo ah aabahood oo saas u dayacan ilaahay ayaa u caroonaya
24/7 baabuur bey ka soo dhex caaydanta guriga kama soo dhex hadli karto caruurte sharteda iney arkaan diide balse caruurta wey arkayaan waana la tusayaa sidu aabahod u tayacan yhy ay duqdaana u qalmin in hooyo loogu waco qaxbadan sinooleyda ah
Maamadan qof raga xumeeyo haday tahay nina inta caydo ninkale oo ahmed ladhoho ma amaanteen ee dhibaatada kusoo dhacday bey say u sabraysay ilaa 15 cunug aamusnad bay ciil kula kacday dumarka dhibka ayqabaan halmar haday soo jestaan ay goaan qaataan waa qatar hada wanaagwalbo usoo sameysay hal maalin hadal xun kaadhoco wixii hore maxasuusanayso dhibtaa kusameysay kuilaabi lakin walalo nikaa ama xaq hakaa galo Alle saa hakaaga gudo ama adigabo saa ugalo kaciil gooso wllo iska cafi bani aadan nimada fiiri halhabeen uu isxanyar kuugaalay xasuuso kucafi si uu Alle kuu cafiyo
😢😂😂😂😂 mxy wax is dhex dhigtay..... Run ahaantii wax badan waad ku saxantahay waxyaalaha qaarna waa qadaf iyo gaf lkn in my advice is inaadan xad gudbin wlshy
Na odaygada so cesho ilamaha sas u badan ayad u dhashey maxey tahay furinka ad sacadan ku faneyso ilmahaga hada rabto in ey faida ku yeshan Abahod daryel
*Single mother ilmaha laga qaato waligaa aabihiis haa iswaydiin waayo waa tanoo kale oo ninkii 15ka cayaal ka dhalay 20sano xabsi galisey kadibna ilmaheedii galo iyo xabsi loo kala qaada*
@@Xalkeen ilmaheed waa heystaaa alx , wax xanai ka galay ma jiraaan , ninka ey 20 sano la joogtayne isagaa diiday oo abuse ku heystay , marka waxba ha cabaadinee , marka hore dumarka oyo caruurtiina wanaajiya , si aad marka liidataan la idin caawiyo , hadii kale sidaaa oyo si ka daran ayaa idij ku dhici karta
Caruurta iyo hodanba khaladka malaha .soo isagu madooran balwada iyo homeless nimada Canada buu joogaaye muu unoolaado sida dadku u noolyihiin dawladu waa caawinaysaaye.Hodan waa inaaan dhahno please caawi caawimuu ubaahan yahaye mida kale caruurta waxaa laga yaabaa inay isku dayeen oo uusan maqlayn.
Mamadan waxaa daremi kara gabadhii laxumeyey ee laxanujiyey ee qalbiga lajibiyey
Saxiix
Saax
Takbiir allahu akbar allahu akbar ilahy dulmiga ma jecla ❤hodon guulayso qaali dumar
Allahu akbar
Subxanallaah ❤
Allllaaaaaahu akbar
Mashallah Habo. New subscriber I love your advice Habo keep going.❤❤❤❤
Ducadaan horta iska sax yaan dambi kaa raacine.
Afbalaafhan mucjiso
Hodan naag nool baatahay oo ku dayadasho mudan ❤❤❤👍👍👍👍Saad dahir iskaga celisay verry good ❤❤❤
Vivaa Maamo Hodan sharaf badan geesiyad geesiya dhashay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Bismi llaahi ladii laa yaduru maca Ismihii shay'un fil ardi walaa fisamaai wahuwa samiicul caliim
Mamadan waxay sheegtay oo dhan waa run nimanka somaliyeed waa nacas miiran dumarkeenuna waa rag rag dhalay mashaalah adinka ma qabyaaladbaa idinka hadlinaysa ilaahay kabaqa oo u hiiliya hooyada iyo ilmaheeda dayacan
Strong mother!!!❤
Maamo ufiirso ruuxa aad ka cadgosaneysid odayga waxaad islasomartenba wad kaguleysatay ee mamo ubadkaga unax o Isha ka ilaali odayga Waa wayeel maanta geesiyad noqo o iska cafi dar ilaahay 😢😢😢
Somali Waa dad aan is qabaan war gabdhan ayaad Nin balwad Leh depression ka qaaday ninka baabay ee nolsha ka dhacay qofna wax uma qaban Karo ka dhamada maskiinta
Habaryar waaku baryaa awlaadada aabohoda iska cafi ilaahy aya adigana kujeclaanaya ilaahy cafiska ayu jecelyahy ee iska cafi maamo shaydanka yuusan kaftan badin ciil walboo uqabtid plz
Yaa rabbi nin walbo gabr qalbi jabyye dulmiyey ka ilmeesyey xaqqeena kasooo saar
*Labadiina kii daalim ah Allaha 2025ka haa qabto oo ceebtiisa banaanka haa keeno waa jimcee*
Aaamiin yaa allh
Aaamiin yaa rabi
Hodaneey wllo adigu aynigan dulmi haku galin wixii horey udhacay way dhaceen wadna ka cad goosatay lkn cafisku waa muhiim wllo please aduuunku waa wax yar
Waar ninkani Mama Wuu dulmiyay wuu khiyaameeyay Saaxiibadeed buu ka dhaansaday 😂😂Waa daalin Kani
ha😢😢😢😢😢
😂😂😂
Maanta waa aduunyo barina waa aakhiro isaguna waa caruurtaada aabohood
Waa aarsatay ee bis ka dheh u naxariiso
NO naxris 😂😂
Habo hore usoco nin xun waan aranaye daahir damer warkiisa daa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤wallahi mamo waa runta
Allahumabarik strong woman 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤well done 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍👏👍✅✅✅👏👏👏👏👏👏
faaarax intuu xaaskiisa xumeeyo oo meel ayna kasoo laaban karayn gaarsiiyo buu hadhow calaacalayaa
horay usoco hooyo we love you❤❤❤❤❤❤
Walaaley ducada iska sax magacyada ilaahey khalad ayaad u akhrinaysaa (BISMILAAHI LADII LAA YADURU MACA ISMIHII SHEY’UN FIL ARDI WALAA FISAMAA’I WAHUWA SAMIICUL CALIIM
Caliiiim not Cadiim
What’s your point
Ilaa saka wan ooyayay hodaneey maxad caruurtada aabohod sida ugu gashay alla akhiro xageed tagiyeeey😢😢😢
Ilmaha abahod isaga waxu ku sameyay ma iska indha tirin
Sheeko walbaa laba dhinac ayay leedahay
Nin balwad leh adoo 10 caruur ah haysta imisa ayaad wadikartaa.
Isweydi wuxu iyada kisameyey
Wllay gabdhan waxay saas usamaysay ma ogide sug bal
I support u hodaney
Mamada beejkeda kor u qada subscribe u sara cacda kala tage guleso mamo ❤👸👏🥳💋
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ممتاز ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤❤
We Love You Mama😍💕
🎉🎉🎉
Well done 👏👏👏👏👏👏👏👏👏
GuulaysO mamo ❤🔥
Sheekadan laba dhinac waan ka dhageestay . Reerka is qaba ayaga ayaa naga og wax kasta . Gabadhan xanuun bee dareemesaa oo sax ah . Ninka markaan dhageestay wuxuu ka hadlay in ninkii hore ee jeceshahay wali oo Ahmed la dhahayay Alaha u naxariisto. Laakin waxaa fiican ina aad laba sheeko dhageesataan waad fahmi doontaa laqdabada yaa wada . Asc
Ninkaan sheydaan ka u eg marki uu dhahay 15 ayey ii dhashay ayaan dareemay inuu ABUSER yahay,Alle ayaa dulmigii uu galay ka soo saaray,HODAN STARS 🌟 🤩 GUULEYSO ❤
Waxba binu Aadan ha iska qarin 15 caruur ninka afrika kaaga dhay ee aan ku gula guuran nin wanaagsan dheh, saxiib saacadii nafsiga wey kugu yeertay! Waxaad fashayba fashaye wa in faatakum. Hadalka badan dhaaf, maalintii u horeysay oo aad hadashay baan xaqiiqda sheegtay sheekada dhana nooga dhacday. Alle kusoo qabay hadaad ka gardareyd🤲.
Salaam Maamo Hodan noolow intey nololi jirto walee queen Hodan baad tahay geesiyad waad ku sugtay cabdikariin waana ka aarsatay shaqsiyad xumadiisa ayaa meeshaas dhigtay Maamo Hodan waxay tiri wixii " Gus caabud" ah ha iska caytamaan
Hodaneey aan kuugu daree isbuucii lasoo dhaafay Nairobi wiil yar oo 10 jir ah baa naag aabihii qabay oo hooyadiis xoog loogasoo qaatay bay naagtii ceejo kudishay wuu dhintay
MASHAALLAH . SHACBAAN WANAGSAN.
Eedo mcn naag nool ayaa tahay , ilahay haku xifdiyo ..
Dumarland mamadan yaan laga hor iman ma ogin waxa dhacay ee iyadan wataa ani 😂
Ma sha Allah strong 💪 lady
Viva dumarland 🎉🔥🔥
Hodan waa runteed Nimankii Mogdisho 1991 Gabdhaha ku kufsaday. Cawrada batariga ka galiyey. Masajidka ku dhexkufsaday. Yaa leh Hodan Allah ka cabso? Iyagu may Allah ka cabsadaan?
Hodan geesiyad hore u soco. Dalqada Allah ogolaaday waa baab min abwaab arraxma. Rag iyo niicley kugu soo faafay waa arkaye ha u joojin. Daqiiqad ha ku fekerin waxa daalimiintu shubay aan.
Carurti ay dhaashay dadnimo xuma wale dhulbahante mahan kuwas dhiig maleeh akh Saa Aabe hud aya caynkas o eg ay Aduunka ku noolyihin o sow kuriyay Allhay wax ka dheefsin maayo waayo waa caasi 😢 seeh cuno u cunayah Ninka aabe his sas yahy O Canada 🇨🇦 jogaah Damiirka alle idinka qaad
Hodan edo horay usoco
We love you mamo hooyo Aad ilma heeda u jecel batahay kartinaleh masha Allah
Sax mashallah
Nin somali ah ayaa waxaa ka shakeeya uun subxanallaah 😮hooyo adag baad tahay wllhi hodaneey hore usoco
Meesha somaliya maha afka ka laad wixii ku soo raadsada subxanallaah ❤
*15 caruur ah ninkii kaa dhalay ayaa xabsi geysay, ilmahaagiina waakuwaas xabsi ku jira , hablihii aad dhasheyna aad gaalada eritrianka siisey.*
Walahi. Anaga nala. Ku dhaha. Katag hadi Kale. La jog ilmaha walahi cilkas. Daremay
Wa run xanuunka wan. Daremaysa
Maamo wixii dhacay wey dhaceen Hada iska Cafi ilahay waxuu yiri ma Cafinayo Qof Qofkaloo walalkis Calosha wax ugu Hayo marka ilahay Dartiis ucafi Nabsigaadi maanta wakaa Halkaa dhigay plz ilmaha yuu ka inkaarin Xaq buu ku leeyahay plz maamo ilmaha baan unaxayaa 🥺🥺🥺😭😭😭😭
Hodan walaaley iska cafi ninkaas hada wa xanuunsan yahay Illaahey wuxu jecel yahay kuwa wax cafiya
Hoyo qiimo badam❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤und ❤❤❤ ❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤
Nag igadhe nolo inbadan ❤❤❤❤
Waa ku garab taaganay hooyo somaliyed dey
Hoyada iyo abaha sey donan ha isugu xumadan adu dhex dhexad u noqo mid ba geskisa u daryel se abaha o maskina kansar ugu dhaca gaajo darted 😢😢😢caaasi bad noqon hadi kale xita walidkaga hadey qaldanan ki dinta bari laha o salada ka saxi laha noqo
Guleso hoyo mcn wad saxan tahay 👸♥️👏❤️
Inuu ku dulmi yey waan ujeednaa hadaad dulmin eheed sidaan uma shidnaateen maasha allah
Asne madayameen wuu shurin waayey waala imtixaamay
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂
Mama somali may ladhaltay oo kenya joogta
Haa
Walashey naftada wax usheeg carurtada abahooda. Cafis way waydiso sababtu ah xaladan waa afkii baa yuqda gobay😢😢😢😢😢
Guulayso❤❤❤
Hodaney saad xaqa iyo xaqiiqada usheeg ayso eed ilmahaga ujeceshahy ayu abuhuna ilmihisa urabaye ilmahaga karahiyo iyo inkar ha ugurin wixi idinka dhexeya ilmahaga ku ilow oo iyaga mustaqbal kooda ilaali xaqba uledahy dhibka iyo dulmiga inad diido lkn adiguna dulmi ha galin cafisku waa muhim in aduun la joogo in aakhiro lajooga kabadan imagine ilmahaga abood oo nocasa markay arkaan how they feel 😢
Waxeey aheed in laguu doorto
Oo xaflad laguu dhigo madaxweenaha dumarland😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂
Waxaa tahay madaxweeyno dumar😂😂😂😂😂😂😂😂
Hodan Star geesiyad baa tahay odayga xunkaa waad ka aardatey markaad jeelka dhigtey😂
Pls asxaabey hodan toutube keeda like u saara kor u qaada
Hodan waa fariid hadan canada jooji laha miid aan cil uu qaban sida cabdikarin oo kale uu gali laha
Daalimad weyne baa tahay
Wad arsatay 🎉🎉🎉🎉🎉😂
Daqiiqad in nafta lagaaga qaadi karo ma ogid miyaa ilaahay u noqo qaylada iyo nacnacda jooji ilmahaasna ma jeclin sababtoo ah aabahood oo saas u dayacan ilaahay ayaa u caroonaya
Horay ayuu u soo dayacau caruurtaas iyo hooyadooda , mirahiisa ayuu guran qofkasta wuxuu falay ayaa lagu sameyn
24/7 baabuur bey ka soo dhex caaydanta guriga kama soo dhex hadli karto caruurte sharteda iney arkaan diide balse caruurta wey arkayaan waana la tusayaa sidu aabahod u tayacan yhy ay duqdaana u qalmin in hooyo loogu waco qaxbadan sinooleyda ah
Allah dhigga ❤habo mcn keep going we are with you strong 💪 hooyo ruunta ku dhiimo ❤
Hadu sida u xuma cunugi kowad marka argtay maxad iska
Furi weyday 15 wa adi hoos fadhidee
Qofka hadaa dhaqan iyo dhigis aad kawyso waa la iska tuuraa duleyste lagama yeelo inuu ku duleeyo
Naagtan cadhobadan ba ka muqata iyo cafimad daro fog
Horay u Soco geesiyad meshaa xaqadada ugu hadal
Our role model hooyo macaan❤❤❤😢😢😢
Qumayo 😂
Walahay habrtaan waligay madaawan afka sey dhahdo aa lga garanyaa inay shydaamad tahy yhuuuuuuu
Maseeer abaha was
Maamadan qof raga xumeeyo haday tahay nina inta caydo ninkale oo ahmed ladhoho ma amaanteen ee dhibaatada kusoo dhacday bey say u sabraysay ilaa 15 cunug aamusnad bay ciil kula kacday dumarka dhibka ayqabaan halmar haday soo jestaan ay goaan qaataan waa qatar hada wanaagwalbo usoo sameysay hal maalin hadal xun kaadhoco wixii hore maxasuusanayso dhibtaa kusameysay kuilaabi lakin walalo nikaa ama xaq hakaa galo Alle saa hakaaga gudo ama adigabo saa ugalo kaciil gooso wllo iska cafi bani aadan nimada fiiri halhabeen uu isxanyar kuugaalay xasuuso kucafi si uu Alle kuu cafiyo
😢😂😂😂😂 mxy wax is dhex dhigtay..... Run ahaantii wax badan waad ku saxantahay waxyaalaha qaarna waa qadaf iyo gaf lkn in my advice is inaadan xad gudbin wlshy
Illaahay ku dhaaf caruurta isha ka du oo cawe caruurtiisa u dir ha cawiiyan abahood
Walsall macaan dumar laan haku meeraysane......ducooyinkz iyo quraanka iska sax walaashayeey
Hodaney fariidy say masha allah ❤😂 kartida waan kugu ogaa
Go forward eedo mcn ❤❤❤❤❤❤
Allah ku barakeyo hooyo hore usoco ❤❤
Adaa xanuunsan wajigaaga iyo ilkahaaga eeg mucjiso quraanka iyo ducada aad qaldeyso soo baro
Ninkii ugu horeeyey ee laga aarey dulmigii uu geestey Viva homeless 😂😂😂😂 the best consequences
Na odaygada so cesho ilamaha sas u badan ayad u dhashey maxey tahay furinka ad sacadan ku faneyso ilmahaga hada rabto in ey faida ku yeshan Abahod daryel
Hodan
*Single mother ilmaha laga qaato waligaa aabihiis haa iswaydiin waayo waa tanoo kale oo ninkii 15ka cayaal ka dhalay 20sano xabsi galisey kadibna ilmaheedii galo iyo xabsi loo kala qaada*
20 sano ayuu asma abuse ku hayey , wuxuu falay ayaa lagu sameeyey
@Ruuzah-2019 20sano oo ay ninkale la seexanaysa iyadoo nin uu qabo. 20sano oo ilmaheeda xabsi lagu gurey. 20 sano oo hablaheedii eritrianka galada guursadeen. Yaa khasaarey maanta
@@Xalkeen ilmaheed waa heystaaa alx , wax xanai ka galay ma jiraaan , ninka ey 20 sano la joogtayne isagaa diiday oo abuse ku heystay , marka waxba ha cabaadinee , marka hore dumarka oyo caruurtiina wanaajiya , si aad marka liidataan la idin caawiyo , hadii kale sidaaa oyo si ka daran ayaa idij ku dhici karta
@Ruuzah-2019 waxba ma ogid. Single mothereey
@@Xalkeen caac wax ma tartee orod oo caruurtaada wax tar , meeshaan afka ha leerininee , mar ayuu afkaan baqbaqda badan aamusi doonaa
Xaqaa ku d hadashy ❤❤❤❤❤u quruxeey
Haduuna isagu dhalin hadaa ma axmed baa kaadhalay
Kuligood caasiyey kugu noqonaayaan, inaad biyo dhashaa kaaga rooneed xayawaan yahay hadaad caqli leedahay caruurtaadaad aabahood duco uga qaadi leheed wixii dhexdiinaana waad cafin lahayd ilaaheyna ajar baad ka rajayn lahayd. Ogow bartay aabahood uga tageen ayeey kaaga tegi doonaan
Daarood diin mayaqan 😂😂😂😂 Naa sifiican ubaro ducada bisinka
HOOYO MCN ❤😊
Hodanee libaax nimo kudhimo libaaxad baaa tahay XAQ SHEEG
Guleso edo mcn❤❤❤
Ilka.yar.miyaa.dad.xumada.waa.loo.dhashaa.wajiga.maxaa.kaa.fiiqay.diin.wax.kama.taqaanid.
Daarood waa xabashi asalkooda gun nimada hadii la soomaaliyeeyey dhaqankii somalida malahan ee ilaawsha dhawaanshaha