WAA MAXAY L-ARGININE? WAXBADAN KA OGOOW CAAFIMAADKAADA U MUHIIM AH!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 ноя 2024

Комментарии • 24

  • @MumtaasXasan1
    @MumtaasXasan1 3 месяца назад

    Mahadsanid xabibti qaaali guul insha Allaah

  • @khadrasharif3633
    @khadrasharif3633 2 года назад +3

    Ukhti quruxeey Ilaahay haku Barakeeyo jazakallah kheyr ❤❤Naciima qaali

  • @halimayusuf1477
    @halimayusuf1477 2 года назад +1

    Maashaa alaah waa mawduuc muhiim ah jazaaki laahu kheyran qaaaliyay

  • @hassanyusuf5970
    @hassanyusuf5970 2 месяца назад

    Masha.Allah waa mahadsan tahay

  • @suadyasinelmi8527
    @suadyasinelmi8527 2 года назад +1

    Masha allah

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 Год назад

    Maashaa allaah qeer allaha kusiiyo aad aan ufahmay.
    Waana doonanaa horey uma aqoon arganiini laakin bocorka mirahiisa waa isticmaalaa.

  • @nasraerad6939
    @nasraerad6939 2 года назад

    Masha allah, uktii jasakallah kheyr

  • @aishadarawish3967
    @aishadarawish3967 2 года назад

    Thank you huno

  • @umuisraa.m
    @umuisraa.m 2 года назад

    Masha allah habo allah haku barakeeyo cilmiga baratay ne allah haku siyaadiyo

  • @abdikanimohamoud6598
    @abdikanimohamoud6598 2 года назад

    mashaa allah

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 года назад

    Masha allha allha Shukrn

  • @husseinmohamed6468
    @husseinmohamed6468 2 года назад +1

    Masha Allah
    Jizakumullahu kheeyr
    Waxbadan baan sugeeyney
    Aad baad u mahad santahay
    Cabitaan baan u soo shiidanaa
    Si aan sifiican udhageeysto
    Waa barnaamij muhiim ah

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 2 года назад

    Abayo masha Allah tabarakalah jazakalah kheyr abayo aniga magac yada kaliya iyo wixi ey yihiin amino acids ka kaliya an bartay xabad xabad uma baran shugran wan ka faiday
    Suaal hadan hilibka iyo loska iyo sisinta cuno malinti. Ma u bahanahay

  • @princessibtisaam4003
    @princessibtisaam4003 2 года назад +1

    Masha allah b complex vitimin tablet ka so hadal muxu tara habaryar

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 года назад +2

      Ibtisaam hararyar horaan uga soo hadlay kuli feytamiinadoo dhan dib u daawo inshaaAllaah waad ka faaideeysaa!

    • @princessibtisaam4003
      @princessibtisaam4003 2 года назад

      @@adigaisahaaw insha allah shukran

  • @ferdawshussein5443
    @ferdawshussein5443 2 года назад +1

    Asc abaayo mcn hooyo nuujineyso ilmo hadana caloosha Ka qalan ma isticmaali kartaa qaali plz abaayo hadii aad awoodo isoo jwb waa codsi waxaan dareemaya inaan aad ugu bahanahay mahadsanid qaali ❤️❤️❤️❤️

  • @halimacumar6683
    @halimacumar6683 2 года назад

    Asc abaayo nacimo maxaa lagu daraa kaligi malacunaa mise waax baa lagu daraa inta laga cunayo mafahmin qaado subixi miyaa mise waa sadaxda waqti mahadsanid

  • @khadrasharif3633
    @khadrasharif3633 2 года назад

    Ukhti labarkaga ayaa u baahanah please

  • @salmaanhusseinali4196
    @salmaanhusseinali4196 2 года назад

    Asc wall markasta waan kula soo hadlaaa waxaana ku weydiyaa whatsapp kaaga mana isoo jwbtid maxaa qaldan wall

  • @ikranfaiz3737
    @ikranfaiz3737 2 года назад

    Asc walshay qaali fadalan makaso hadli karta Q10 gruppaka iscateenta iyo isquruxinta kabayaasha aan ka mid ahaay waxa kasto aad soo gaaliso waan soo gataa ilmeeheyiga waxay dhahan hooyo Habo Nimco ayaad noqootay waxakasta waa soo gaade😂😂😂😂😂😂😂

  • @rowdadheemanweyrax629
    @rowdadheemanweyrax629 2 года назад +2

    Asc gabadha subscribe usaara soomaliyey barnaamijyo bulshada wax tar uleh bey soo jeedisaaye

  • @katramatan9099
    @katramatan9099 2 года назад

    Maansha alaah