21-ka Qofba marka la ogaaday in ay Hawiye yihiin ayaa loo dilay si naxariis dara ah.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 45

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 4 месяца назад +15

    Ogaadeenkii wabiga baladwayne hawiyuhu ku gureen kasheekee.
    Isaaqii xamar lagu laayay kasheekee.
    Ader Somali way is dishay wuuna dhamaaday

    • @143-k1d
      @143-k1d 4 месяца назад +4

      waa runtaa somali wee is dishay laakiin isaaq xamar dowladii kacaanka aaku dishay ee qabiil hawiye la dhaho ma dilin afweyne iyo cidiisa aa dishay

    • @143-k1d
      @143-k1d 4 месяца назад +1

      hargeysa 2dii nin ee diiday in miigaga eeku garaacaan abgaal ee ahaa yeen oo dhahay walaalaheyn isaaq ma gubeyno ooo diyaaradihii ka dejiye jabuuti

    • @hamdimohammed9094
      @hamdimohammed9094 4 месяца назад

      Kuwaad shegeyso dowladbaa lessee maqabiilbaa laayey

    • @afrodir4828
      @afrodir4828 4 месяца назад

      SOOMALI isma ay leen adeer ee dad masaakiin ah oo shacab ah bay xukuumadii iyo dadkii ay walaalaha ay u haysteen ay isugu taken tabta maanta Gaza marakayan iyo xulaafadiisu Israel isugu soo baaheysteen. Nimankan sida uu afk3esa ka qiranaayo reernimo looma haybsoocin ee nidaamka ay ka tirsanaaye3n dhib u geystay ayaaba loo beegsaday. Runtiina maanta iyo shalayba Hawiye waliba reerka habar gidir hiil iyo walaaltinimo wan ka hayna waanam isu Lee nahay balse kuwa caqliga xun ee la soo adeegsanaayo ee calooshooda u shaqaystayaasha ah waa in aynu 2 da dhinacaba si adag uga ficil.celjnaa oo aynu iska dhex tirtirna. Hawiye soomaalinimo been ah lagu qaldimaayo oo wuu ka ilbaxay., isaaqna waa horaabo kitaabkaa beenta ah soo afjaray, ee cida wali maydkeeda ku macaasha isle ayaan caqliba lahayn. Hawiye iyo isaaq waa mid kaliya

    • @MahdiCade-r2w
      @MahdiCade-r2w 4 месяца назад

      ​@@143-k1d abgaal ma ahayn ee iska hubi waxaad qoreyso, 2da nin. Mid waa baadicade. Waa kuwii diyaarada miigaa waday

  • @classiclit2926
    @classiclit2926 4 месяца назад +2

    Snm aya hesatay hada neh snm aya bad badhineso 😂😂😂 kan wuxu raba buuq in uu hada kow bilabo isku dhirka waxba kuma kordhineso sxp

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 4 месяца назад +3

    CABDIXAKIIM MAXAMUUD AADAN SUMMUNI AYAA LAAYEY HAL NIN AYAA KA BADBAADEY OO GAALA JECEL IYO XAWAADLE AYAANAN U KALA GARANAYN NINKII BADBAADIYEY WAXAA LA YIDHAADAA KOLONEL GAMBA YARE HADDAN ISAGOO GACANI GO'AN TAHAY AYUU XAMAR JOOGAA❤❤😂😂😂

  • @ahmedadan8356
    @ahmedadan8356 4 месяца назад +1

    Anaga haadan hawiiye nahay waa ineey madaxda hawiye eey arintaan galaan waa inn somaliland jaawab kabixisa wixi falkaan foolxumada badaan kaa dambeeyey haddi kale Markale noogu celinayan 😢😢😢😢😢

    • @MukhtarHassan-j1o
      @MukhtarHassan-j1o 4 месяца назад

      Ka badbaadiyey? snm myanu ahayn tf nin ayaa raga laayey oo qalad ku diley ilahayna sabab uga dhigay
      Qabyalada meesha kala tag meeqa maalin kasta iska dishaan hada
      Ma is weydiisey. Ilahay ha u naxariisto ragaa xaq darada lagu dileyna
      Labadii nina kii la badbaadhshey iyo kii wax badbadiyeyba wa laba nin oo wllo ah hada

  • @CaliIsmaaciil-e6d
    @CaliIsmaaciil-e6d 4 месяца назад +1

    Ilahay.ha.unaxariisto.walagaranayaa.ragaa.hada.waxa.burco.jooga.ubad.aydhaleen.oo.udhalay.cabdirash.canbabur

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 4 месяца назад +1

    kalay kaan imika miyuu hurdada ka soo kacay

  • @adenhusseinmohamed2980
    @adenhusseinmohamed2980 4 месяца назад +3

    Meydadka aan aragno oo lasooqufo waa dadkii koodurta ooy xasuuqeen snm

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675 4 месяца назад +1

    Doqon 50 konton oo qof ayuu shacaba ayaa iskartii hawiye aay dilkoodii qaayb libaax kaqaateen ina labaatan qofbuu kahadlayaa waar caqliyaraa duulku inaalilaah

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 4 месяца назад +1

    Somali weligeed ma Cuqdad ayuun Bay ka sheekeen

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 4 месяца назад +2

    Hawiye iyagaa xureyey isaaq siyaad ituu racdeeyey ayuu xarshin geeyey haweya hargeysa ku soo celiyey maanta shabaab idinku hubeeya

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 4 месяца назад +5

    Dadkii Jasiira lagu laayey iyo Magaaloyinki dhulka lala simay kasheekee. Iyo sida ay hawiyuhu xoolihi umada Somaaliyeed iyo dadki masaakinta ahaa badhna ulaayeen qaarkoodna loo kufsaday.

    • @sahruja5777
      @sahruja5777 4 месяца назад +1

      War iimaanka beele maxay Hawiye kaacuneen idinka waxaad sameyseen markii lasheego maxaad Hawiye ugu waalataan

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 4 месяца назад

      Hawiye naxariis male runtiii intooda badan.
      Lakin wan ka xunahay in shacab la laaayo hawiye ah

    • @143-k1d
      @143-k1d 4 месяца назад

      isaaq jaziira waxaa ku laaye daarood oo shaati dowlad wata cadeymaheeda waala hayaa laakiin hargeysa 2dii nin ee diiday in diyaaradaha lagu gubao abgaal ee ahaa yeen ooka dejiya miigaga jabouti runta in laga hadlo waa muhiim isaaq daarood ee is heysteen

    • @hamdimohammed9094
      @hamdimohammed9094 4 месяца назад +1

      Waad jirantahee jazira madowladii siyadbaaleysay mase hawiyaa laayey midakale aawey raxanweyntii aad hadadhow xoolahedii hintidii aad kasoo tarxiisheen ayagoo xitaa biyo wadan waxoodii maxalaalbaa hadase sowma aheyn markaad dhiiga ku jirteen

    • @hamdimohammed9094
      @hamdimohammed9094 4 месяца назад

      ​@@ugaskawadanka2623 naxariistiisa waa waxa ilahey dhulka wabiyadee beeraha ee qabow udajiyey xamarna maanta reerwaqooyi hal kama maqno waa ayadii xoogaaga raxanweyntaa ee idinlasoo dagey soo tarxiiley hantidiina kareebtee maxadka hadlee

  • @GuleedOsmanHashi
    @GuleedOsmanHashi 4 месяца назад +1

    Waa benaale Ragii jooga markhaati ka ahaa ayaa RUclips ka ku jira iska dag qabyaalada dib un soomaali ah u dhigin

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 4 месяца назад +1

    Adeer waxba xasuus yay naan ku celceshane.
    Hada uun ha laysdaba qabto.
    Hadii reer reer ka iyo mashaakilku soo noqnoqdo waalays gumaadayaa.
    Ma colander baa caano laysku shubayay.

  • @Artwithmeissofun
    @Artwithmeissofun 4 месяца назад +1

    Kaatib...sheekadan ninkii ay ku dhacdau ayaa ka sheekeeyey. Maxaad sheeko qaloocan uga dhigaysaa. Waxay ahayd dacdo nasiib xun!

  • @mahametclaahi216
    @mahametclaahi216 4 месяца назад +1

    Beenta ma buug buu ka eegay

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 4 месяца назад +1

    Waa war aan raad lahayn

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 месяца назад +1

    irirsamaale u sheega hadda isaaq guryahooda biliqeystey waxeyna u badnayeen HG ayaa xitaa soo rartey jiingadahooda 1988

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 4 месяца назад +1

    Ilaahay ku bireeye dadka Beenta Ka daa

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 4 месяца назад +1

    Beenloow illaahay ayaa kaala xisaabtamaya

  • @SharifAdow
    @SharifAdow 4 месяца назад +1

    Waa sheeko been abuur ah oo aan raadlaheen

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 4 месяца назад +1

    Banoonigii iyo illbax nimadii ma halkas beey inlagashay

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 месяца назад +1

    Hawiye lawada ogaa!

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 месяца назад +2

    HG ayey ahayeen kuwii ciidamada ugu badnaa oo la geeyey Qeybta 21aad Gaani heystey kuwa SNM laynayey ayagey ahyeen

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 4 месяца назад +1

    Subxanallah

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 4 месяца назад +2

    Hadalkasi warun

  • @MohamedF-y6y
    @MohamedF-y6y 4 месяца назад +3

    Beenaale gorma ayey shekadani dhacday

    • @UbaxMaxamed-h9b
      @UbaxMaxamed-h9b 4 месяца назад +1

      Waa xaqiiq sheekada cabdi risaaq ganbayare ayaa la dhaha niinka badbaadiyay waana isaaq garxajis

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 4 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂stop drama and fake news man 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 4 месяца назад

    Beenaale

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg 4 месяца назад

    Beenale tarikdda beenta kaa daa ilahay kaa yaab soual akhiraa kou sougaysaa

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 месяца назад

      Dadka inta xasuuqden Aya hadana igu qayla badan yihin dadka Wa Nala xasuuqayda

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 месяца назад

    FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE RUclipsR ROOTI LOOGA RAADSADO NINKANI WAA BEENAALE NAHAAB AH ISKA JIRA MOORYAN DHIIGYOCAB AH AYAA ISBAARO U DHIGATEY SAXAAFADII

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 4 месяца назад

    Been weynaa