Update: Xaalada Omar Barbar

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 21

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 Месяц назад +4

    Subxaan alaah alaah ha ugargaaro walal keen alaah subxaanahu watacaala hakasodayo ❤

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Месяц назад +2

    Ilaahay bari awood kale uma baahnid ducayso

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Месяц назад +2

    Adaa isukeney dhibkas.

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 Месяц назад +1

    Allah caafimad taama ha ku siiyo walaalo insha Allah

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 Месяц назад

    Sax masha allah momda sifiican bayuhadashay thanks mom allah hacaafiyo omar barbar❤❤❤

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 Месяц назад +1

    Mansha alaaha wuunastey qurux baa kamuqatah ilahow usiyadi oo caafi

  • @hawosaid139
    @hawosaid139 Месяц назад

    Walal waa nasatay sii naso cumarow waad soo baxaysaa insha allah dulqaado warka familka qaado

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 Месяц назад +2

    Maaashaaa allaaaah alle
    Hacaafiyo

  • @birtukana8296
    @birtukana8296 Месяц назад

    Allah ha caafiyo

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 Месяц назад

    Allah cafiyo

  • @ahmedabdilahi3162
    @ahmedabdilahi3162 Месяц назад

    Allah hakaasaaro wll

  • @geenyomudug8492
    @geenyomudug8492 Месяц назад +2

    Codki amino dhool u ekaa 🤔

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 Месяц назад

    Somalidu waa dad war badan oo dhib badan Allaha caafiyo

  • @hawosaid139
    @hawosaid139 Месяц назад

    Waa sax maamo❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qg7rl6yu4m
    @user-qg7rl6yu4m Месяц назад +1

    Wajigiina maad na tustaan maxa qaldan, meel kastaa loo dhacaayaa weli wax badan oo kalaa haray ilaa canada uu ka so hadlo,la idinma aaminaayo

  • @user-qg7rl6yu4m
    @user-qg7rl6yu4m Месяц назад +1

    Edadis io gabadhedu sow kuwi xiray oo shirqolay maaha,eedo sow adigi dacweeyoo yiri gabadhayduu kufsaday oo policeka xitaa isago warersan aad policeki idinku ugu turjunteen inuu waalan yahay allaah baa idinka jaaseeynaayo xaqiiqadana allah baa og cid la aamini karo ma jirto waa la kala shakiyay, tolkii dhamaana aad ka dhalateen waad ceebeyseen

  • @ShobtoShariff
    @ShobtoShariff Месяц назад

    Sababta aad ugu haysaan norwey maxay tahay waa canadian sheega meeshad gayseen

  • @aminahusein8399
    @aminahusein8399 Месяц назад +1

    Sax

  • @ShobtoShariff
    @ShobtoShariff Месяц назад

    Mamo maxaad ugu diidaeen deeq geesod ilahn qof jiran waala arkaa maxaa qaldan banaanka u soo baxa

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Месяц назад

    WAALID CAASI WEEYE KUW Waalidka.caayay ayakoo wax hubsan hubsiino Halbaa lasiistA

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 Месяц назад

    Dadka ka been abuuro omaar ma cafini donaa iyago leh kufsi somaliyey ilahay ka cabsada joojiya dag daga