Deg deg Kulanki Baarlamaanka oo deg deg loo joojiyay kaddib markii la keenay mooshinno kala duwan#

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 окт 2024

Комментарии • 39

  • @maxamedaadan2745
    @maxamedaadan2745 28 минут назад

    Xil Sacdiyo waa mahadsantahay waa geesiyad ❤❤❤guul iyo gobanimo somalia nabadee jaalayaal

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Час назад

    Masha allaha guuleyso habo❤❤❤❤❤ saas weeye

  • @maxamedaadan2745
    @maxamedaadan2745 26 минут назад

    Viva abwaan kabayare viva abwaan kabayare

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Час назад

    SALAAN SARE ABWAAN KABAYARE FROM LAASCAANOOD SOMALIA

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 15 минут назад

    Ilahay caqliga hakusiyadiyo

  • @maxamedaadan2745
    @maxamedaadan2745 26 минут назад

    Viva abwaan kabayare

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 Час назад

    Masha Allah Abwaan Abdirzak Kabayare Hadal Wanaag Allah Ku Xafido Horey U Soco !! Habo !! 🥰🥰🥰💯💯🫡✊✅

  • @FaadumoJaamac-k3z
    @FaadumoJaamac-k3z 2 часа назад +1

    Shirku waa shimbirayahow heesa hees wanaagsan heesa

  • @suadadude7926
    @suadadude7926 2 часа назад

    Manshaa Allah talo wanagsan baad siisey kuwi qato ilahey haka dhigo aamiin.

  • @Amira_lul
    @Amira_lul 3 минуты назад +1

    Waa runtaa walaalkiis!
    Damujadiid waxey wataan wax loo dulqaadan karo ma aha waxey wadaan waa qaran dumis iyo somaali ay kala tagto. Xasan mooryaan dalkii waa kala direy aad bey noo dhibeysaa hadii aanahey hawiya caafimaadka qaba. Guuleyso walaalkiis waligaa xaqa ayaa ka hadashaa.

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 часа назад

    Adan laftisa mooshin ka keena guul

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 16 минут назад

    Asc
    Habo manshallaah hadal warunkamarayste

  • @sahalorhaye5407
    @sahalorhaye5407 2 часа назад

    Masuul adaa madaxwayne uqalma❤

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 часа назад

    Masha Allaah, Xildhibanada labaad Ee Barlamanka labaad Marwo Sacdiyo Xaaji Samater Wow Xildhibadu waxa waye Dadka Xadaarata iyo Ilbaxnimada, keenay Somaaliya, Almehre, ( Carab Salax )Siiba Dhinaca Putlland,guul iyo gobonimo In badan bay Aamusneyd Oo Ay isha Ka Fiireyday waxa Dalka iyo Dadka ka'socda👍🏾.

  • @AyaanSacid-yv3fn
    @AyaanSacid-yv3fn 2 минуты назад

    waa sax habo

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 часа назад

    Masha Allaah, walalki,Adoo kale Somaali Allaha u badsho, Xaqana Allaha u hiiliyo, Kuwa wax Dulmaya Allaha Weyni hasoo Qabto Aamiin, wabilaahi towfiiq.

  • @aminamohamed1570
    @aminamohamed1570 2 часа назад +1

    Xaqii baa dilaacay

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 59 минут назад

    asc habo mala kala shakiyey waxaa somali halkaas waxaa somali dhigay waa duumo xaaran illaahay hakaa qabto umada

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 3 часа назад +1

    Xasan dameerkaagu hku qaado 😂😂 warkaaasa na mara halagu kla yaaco meeshaba

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Час назад

    RUNTII WAXAA FIICNAANLAHAYD IN AADAN JAAHIL MOSHIN LAGAKEENO WAAYO WAA NINKA KABAQAADKA U AH XASAN DHIIQO

  • @MohamedAli-zs9vf
    @MohamedAli-zs9vf 33 минуты назад

    Asc Inna adeeer Somalia lommo dhammo AAA bur bur burisay

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 2 часа назад

    Xasan tuug ilahaw naga qabo aamin

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Час назад

    Asc waa in adam xilka laga qaado

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 13 минут назад

    Hpo wn ku salamy

  • @ubahali2129
    @ubahali2129 Час назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

    • @MaxamedXuseen-x4p
      @MaxamedXuseen-x4p Час назад

      Hal.gobal.inta.uumaqnyahay.masuuroobayso.dawlad.nimo.asaaska.sharciga.aydhigteen.somaalidu.sidaaweeye

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 3 часа назад

    Xasan iyo madashiisu waa shimbirayahow heesa.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 минуты назад

    Areey lloojoojinmaayo waa laga soconoow haayaa. Xasan talo xume. Dalkii & dadkii midna gacan uguma jiraan. Meel cidla ah ayuu balas balas leeyahay.

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Час назад

    MAAMUL SOOMAALIYEED OO AYKA MAQANYIHIIN MAAMULADA PUNTLAND, KHAATUMO IYO JUBBALAND WAA WAXBA KAMAJIRAAN LAMANA DAFIRIKARO

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt 3 часа назад

    First to comment! Love your channel!

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 Час назад

    Sacdiyo malaha kaarkii axmed madoobe xoqday yey xoqan rabtaa

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 16 минут назад +1

    Waxan awalba barlam may ahayn WA tuugo mesha isugu timid WA kuwii ugu xumada an aragno

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 15 минут назад

    DHIBAATADA MAANTA DAWLADNIMADA HAYSATA WAA GUDOONKA BARLAMAANKA AADAN MADOOBE OO KU DABA FEYLEY MW XASAN MADHERGE IN MOSHIN XILKA LOOGU QAADAYO LAGA KEENAA AADAN MADOOBE.

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 Час назад

    Ciyaalkia paarlamaan ka isugu yimid meesha waxaad ku haysaan waa gow iyo gash ma leh lacagtii ay sharciga ku bedeleen kuna bedelay nadaam keligii taliye baa ka dhamaatay lacag Kele ay cunaan bay u baahan yihiin.

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 Час назад

    Neefkii murusade ahaa, was murusade ceebeys wejigaa gubey.

    • @yurubereg8928
      @yurubereg8928 Час назад

      Calashan fikirka wasaqda kulama aaminsana, 🤔🤔 ninku waa laandheere curadka hawiye 50% iyo darood wiilna waa abtigi hasayeshee waa abwaan somaliweyn ee maha nin Hassan Shiekh iyo mooryanta lafikirkaa qayd ku qaadan karaan🤫

  • @NurRoble
    @NurRoble Час назад

    Tan ku dhaheeysa adaa madaxweeyne u qalmo waxeey hilmaan santahay sida aad qabiilkaaga ugu adeegeeyso waxaad laheed waceeysle iyo murusade kkkkkkkk waxeey ku faraxsantahay sida aad uga soo horjeedid xukunka abgaal😂😂😂😂😂