Daawo;-Salaad Cali Jeelle Oo Ka Hadlay Dagaalada Soomaaliya iyo Dadka kasoo Horjeeda Macawiisleyda.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 ноя 2024

Комментарии • 38

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 года назад +4

    Salaad Cali Jeele waa nin daacad ah, Ahlu diin ah, xilmad badan, geesina ah lakiin dadka waxay moodaan inuu yahay siyaasi shactiroole ah. Jazaakalaahu khayran ❤

  • @mustafaadams790
    @mustafaadams790 2 года назад +4

    I love the orientation of Salaad Cali jeele..He would have been better recognized to confront this dark forces ideologically...Congrats for your comic way of expressing the reality in the country.

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 3 месяца назад +1

    Salaad waa nin xikmad badan sidoo kalena Ahlu-diin ah

  • @user-um6zq9gx5j
    @user-um6zq9gx5j 2 месяца назад

    Waa soomaali dhab ah 🇸🇴

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 2 года назад +2

    Salaad caadi maha Mashallah horay u soco,so funny

  • @abdullahkhalif8412
    @abdullahkhalif8412 2 года назад +1

    The ambassador is so funny I
    His accent from Mogadishu 😂😂😂

  • @qalilsmail5945
    @qalilsmail5945 2 года назад +1

    Walahi Madaxweyne adaa uqalma daacada❤

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 года назад +1

    Very funny salaad jeele Hassan sheekh waxan ka codsanayaa in Salaad xilkaa Ambasorka loo daayo yaan xilka Laga qaadin, waa nin loo baahanyahay Salaad,

  • @mdeeq1865
    @mdeeq1865 2 года назад +1

    Ninka adduunka ugu doqonsan

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 7 месяцев назад

    Waligi salaad dawladnimuu
    Rabay

  • @alijama3401
    @alijama3401 2 года назад

    WAXAAN AHAY REER WAQOOYI. NINKAN WAA NIN MASKAX BADAN OO. WAX RUN AH SHEEGAAYA REER XAMAR DHAGAYSTA. KUWA ARGAGIXISADA AH EE REER WAQOOYIHGAA WAAN SOO BURINAY IDINKAY KHAMIIS IDIIN XIRTEEN WAA SHADAADIIN ISKA QABTA

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 года назад +1

    Jeele waa geesi caqli badan run sheeg ah

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 2 года назад

    Guulayso

  • @guledwarsame8749
    @guledwarsame8749 2 года назад

    Guuleyso

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 года назад +1

    walahi ninkan waa funny 😂

  • @khadarxiis2628
    @khadarxiis2628 2 года назад

    Salaad cali jeele waa nin adag oo runta sheego

  • @mohamadabdallah4329
    @mohamadabdallah4329 2 года назад

    Ayado cid ba inaan dhimashada yaa qa qalano manta geesinimada waa in yar oo cagaha dhulka ☸ lagu hayee dagaalka ka soconayo dalkaa halaga qeeb qaatoo 🌗

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 2 года назад

    Beenmaahan warkiisa .kuwa hadda heysto shabaabka degmo kasta waa dad xashiish iibi jiray dad ciyaal suuq ahaay.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 2 года назад

    FU,AAD SHONGOLE IYO CALI DHEERE GODADKA DOONFARTA AYAA KU JIRAN WAA KURBESAN YIHIN

  • @hamzamediaofficial5284
    @hamzamediaofficial5284 2 года назад +1

    Waaa gaal soomali ah oo quraan daliishana gaaladii carbisatay ayuu dhexjoogaa ,wuxuuna quudhsanaya quraanka iyo in laysku xukumo

    • @itistrueitisafact5432
      @itistrueitisafact5432 2 года назад +1

      Waxaad asaga ku tuurtay adiga inaad tahay baa laga yaaba khawaarij wiilkeeda ayaa tahay balanteena waa dagaal.

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 2 года назад

      Khawaarij.gaal ah adigaa ah waa inoo dagaaal Somalia waaan adinka saaraynaa

  • @BashiirDacley-ev9ui
    @BashiirDacley-ev9ui 6 месяцев назад

    Kkkkkkkkkkkkkkk

  • @guledwarsame8749
    @guledwarsame8749 2 года назад

    Geesi

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 2 года назад

    Kkkkkk

  • @omarguled7170
    @omarguled7170 2 года назад

    MAXAAKIIMTA ITOOBIYA AYAA LADAGAALAMAYSAYE
    MA ADIGAA HESHIIS KA KEENIKARAY?
    MAQAAR SAAR AYAY AHAYD, DOWLADII
    CADULAAHI YUUSUF?
    ,,,,,TEEDA KALE "ITOOBIYA" SOOW HADEER LAMA BURBURIN?
    XAKEEBAADSE MAANTA KUDANBEEYSEEN?
    ILEEN AL SHABAAB
    MAANTA SOMALIWEYN, AYAY KATALIYAANE?

    • @cabdikhaliifjimale7551
      @cabdikhaliifjimale7551 2 года назад

      Al shabaab Waa lawasaa

    • @omarguled7170
      @omarguled7170 2 года назад

      @@cabdikhaliifjimale7551
      SALAAD CALI JEELE DOQONIMADII, AYUU
      JAAJUUSNIMO!
      KU DARSADAY
      MA MARAYKAN AYAA
      WAX KADHAGEEYSANAAYA
      AL SHABAAB, GAALADU WAYTAQAANAAN
      KUMANA XADGUDBI KARAAN, DALKA SOOMAALIYA?
      BALSE DOQONI WAA MOOG?

  • @hassanshariif6244
    @hassanshariif6244 2 года назад

    Satcalitosha

  • @osmanhussein8769
    @osmanhussein8769 2 года назад

    Ma riwaayad muudhigayaa
    Mase siyaasad beelow jaahil ah

  • @omarguled7170
    @omarguled7170 2 года назад

    SALAAD CALI JEELE
    MASALDHIGA "JABUUTI " EE CIIDAMADA SHISHEEYE AYUU
    "JAAJUUSNIMO"!
    KUSOOBARTEY?
    ,,,,AWALBA AQLI GAAB AYUU AHAA?
    HANA, JAAJUUSINIMO
    AYUU KADARSADAY?
    UF?

    • @radwanhoussein9770
      @radwanhoussein9770 2 года назад

      WARYAA AL SHABAAB AMIIRKAAGII KANIISADA BADARKA KA QAADAN JIRAAD U DAMQATTAY ARGAGAXISOOY.

    • @itistrueitisafact5432
      @itistrueitisafact5432 2 года назад

      Uf uf dhalay adaa ah

    • @halimaibrahim3059
      @halimaibrahim3059 2 года назад

      Adna doqon aa tahay qarax looma baahno shiiga islaamka oo ladaadsho waa dhamaatay

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 2 года назад

    Salad dameer munaafiq

    • @cabdiyare9693
      @cabdiyare9693 2 года назад

      Mudanaha kaleexo Ina farmaajow munaafaqimaduse miyaaney shaqadiina eheyn