Waxaa jiro oo wlh dad bdn oo la gumaadi jiray al shabab hadey baxan ka resanayo dowlad mahan wlh indhaheyga saray ganacsato is dagalay ee shabab dacwadooda u geesanayo ku cabsi galinayo xitaa ganacsatada somaliyed dibadaha ku nool maxkamada dowlada uma davwonayan waxe ogyiin sey raban ine ka yela Karin lkn al shabab wa cadadinayaan amarkoda lama diido waxan idhaheygu ku arkay 2nin kenya ganacsate ku aha oo kala baxay waxodi kala qatay mid xamar u guuray kii kenya jogay cil ayu qaway maxkamad jilib ku taal wacay ninki wala wacay 8bil ayuu u xernaa 32kun laga qaday ya iso dacweyay Marko dhhy ninkas kama hadli karo wala so dayay ninki hdo waco waxo is dhahaa ama lagu xera mar kale dad bdn abyuus ku jiro
Wariye odayga ha dhibin waqtigaas shabaab qof arinteeda ka hadli jiray ma jirin xaar ayey ku wada fadhiyeen hadase waa hadli karaanoo shabaab waa jabay mana soo noqonaayaan xaarki lagu fadhiyey cabsidii waa laga kacay ilaahey aa abaalkaas is ka leh iyo madaxweynaha iyo ciidamada iyo macawisleyda sxb ku jcl
Salaad Cali Jeele Diplomasi xirfad leh buu noqday. Lakin Somali ma aysan iloobin in uu ahaa Jajuus Tegree oo waliba Tigree ku soo hogaamiyey Mogadhishow.
Afka waad ka hadli karta marka aadan ogeyn waxa mesha ka jira. Bal su'aal hadaad caqli leedahay yaa loo dacwoona? Hadalka ma maqlin mesha dhanba waa ayaga .noocada waa la yaqaan ee guska uga foq odayaga
The ambassador has not mentioned the military that is fighting alshabab today which are being trained in eretria Ethiopia and Uganda not forgetting turkey and so on was not started by president government i find it very strange he is not giving credit to the government he worked for previously without that this mission would have been impossible I am giving credit to both government thank you 😂😂😂
Salaad waa ruug cadaa sitaasi ah diina yaqaan wadani nimo ku sifoobay loogana maarmeyn ku dhex jirka xukuumadaha dalka jiray ama kuwa soo socda..waa nabadoon.
Marna waa niyad jab marna waa niyaayiro Mar waa niyadjab oo salaad shalay muxaafidnimadiisii iyo dufaacii kuwuu ka sheekaynayo maxaa ku khasbay ma runbaa ma been baa mooji Marna waa niyaayiro oo in laka baxayo baa muuqata hadii aan rumaysano waxa socda. Mahay ka hoogtay mala hayaa
Maahmaaah!!!
Nin habeenkii codkaaga yaqaan
Maalintiib cagtaada yaqaan Iloow ha nala coleeysiin!!!🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🌿
Thnks abti adeer salaaad Walaahi waan jecelahay
Walahi ninkaan wan jeclahay ilahoow imrigiisa dheeray..
Amb Salaad AJ EX SNM Alle ha ku xafiddo waa nin jira Hargeisa somland thanks
Amp salaad halyeey geesi ah oo xaqiiqda ka hadla masha allaah
Xasan Sheikh ha guleysto.....walaloyal ha la grab itsaago madaxweynaheyna. Somalia ha noolaato... 30 years I haven't been to my beautiful country.
😊
Ilaahayow dowlad somali oo loo dhan yahay loona siman yahay ilaahow ii tus intaan noolaahay waliba sanadadan. Waqooyi iyo konfurna allow midee markale😭🤲
Amiin wll ilaahey quluubtoda ha is raaciyo
5:20
Ilaahow Ayaanlow Adduun iyo Aakhiraba kuu naxariiso
ameen❤❤❤❤
Salaad cali jeele warkiisa waad ku raaxaysanaysaa waa quraan iyo xadiis madha allaaah hero man libaax libaax dhalay sheikh intaas sheegi kara ayaa in badan lawaayey Askarta somaliyeed jano halkas baa ugu dhaw ee yaanay cabsoon guulaysta
Alle ka cabso qof hadal kisa qur an ama xadhiith ah ma jiro wa bani adan cadi ah waliba siyaasi ah
Wraa xamasada qabiil yaysan cadaabta Ku gayn waxaan quraan mahee waa buunbuunis uu xassan sheikh u samaynayo
Neef xoolo ah waxba ma dhaantid wlhi hadii adoon yar iyo quraanka alle isku meel dhigayso!!
Jahliga waa cudur ee wax baro
Waxu kawada Qur'an iyo xadis lagama wayo afkisa sidu uso dalishanayo 😅 e asiga hadalkisa mahan
Salaad jeele Libaax wadaniya noolow
Amb waa qof xogbadan og waana nin u soo jogay dhibta dalka kajiro
Amp Salaad Cali Jeele Waa Geesi Rag Badan Waxaay Ka Cabsadenow Ka Shifay
Salaad somaalida la dhaqan maaha wuu ka ilbaxsanyahay markaa waan dawadaa
Salaad Cali Jeelle waa halyey run sheeg ah ayaan darrose Soomali waxba ma rumaysato
Hanoolaato ❤
Amb. #Salaad Cali Jeelle thanks
Waqtigoodii waa dhamaaday khawaarijta
Somalinimo waa macan wlhi
Wllayaal aan tashano oo midowno somaliyey
🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😊😊😊😊😊😊😊
Legend waye odeygan salad of course he is a legend
Salaad call jeele daacad ayoow kahad laayaa%☆☆☆
Siyaasi aad tageero ader salaad ali jeele ❤❤❤
Mudane salaad waa siyaasi dhab ah oo xaqiiqda ka gamban
Ayaane indhuu taagey markuu Jeele yadhi ninkii al shaab waan aqaaney ee dekada joogey k kkk
Salaad cali jeele legend waaaye
Walee wiu guileysanaa m xassan guushu waa dhawdahey
Insha Allaah
Wareysi qiimo leh 4-5👁
Salaad run badanaa
Aqrintaas qabiilka ugu fcn qaab kale majiro oo looga reyni Karo ❤
Salaad cali jeele siyaasi runta taaabto oo qalbi nadifa waaye
Salaad Cali Jeelle waa nin qalbi xaadhan.
Dabaal miyaa ka qadaa qalbi xaadhan ader salaad ali jeele waa hirow sxb
@@sadiiqmohamud7449abgaal miyaa walaaloow
Mashalh
ilahow shacabab naga dulqad iyo wixii la shaqeysanaya
Amiin yaa Rabbi
@Hanoolaato laso dhaqso qeybaha kale sxp
Mashallah ❤
AYAANLE HUSSAIN ABDI HANOOLATO MAHADSANIDIN WALAALYAAL
Waantaageetaa hanoolaato
Hooyidiin wasa
Dowlad nimada waxay ku soo biyo shubatay inan laba nin Hal Naag isla Qabi Karin.
Amb Guuleyso waxaa ka hadashay xaqiiqda
Masha alah aad baad u mahadsan tihiin ayaanle iyo jayte
Kama dharagno waresigiisa
Waxaa jiro oo wlh dad bdn oo la gumaadi jiray al shabab hadey baxan ka resanayo dowlad mahan wlh indhaheyga saray ganacsato is dagalay ee shabab dacwadooda u geesanayo ku cabsi galinayo xitaa ganacsatada somaliyed dibadaha ku nool maxkamada dowlada uma davwonayan waxe ogyiin sey raban ine ka yela Karin lkn al shabab wa cadadinayaan amarkoda lama diido waxan idhaheygu ku arkay 2nin kenya ganacsate ku aha oo kala baxay waxodi kala qatay mid xamar u guuray kii kenya jogay cil ayu qaway maxkamad jilib ku taal wacay ninki wala wacay 8bil ayuu u xernaa 32kun laga qaday ya iso dacweyay Marko dhhy ninkas kama hadli karo wala so dayay ninki hdo waco waxo is dhahaa ama lagu xera mar kale dad bdn abyuus ku jiro
Hanoolato alove you page
Xoolo asga iyo dameeraha iilll saaranayahau m
Hanoolato laftirkaaga shabaab ba tahay shabaabkana waraysataa
Maxaa kacareysiiyey ciilqabe
Dowladdii Farmaajo inay aheyd Shabaab; yaa mooggaa ??
Guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕💕💕
Salaad cali jeele waa geesi somaliyeed.
ugu daacadsan dhamaan siyaadiinta somaliyeed.
Salaad cali jeele asagoo ku haya xasan shiikh timirtuu xadi jirey na waan ogaa hadana wuxu leyahay xasan waa daacad marba kii xilka ku dhiba amaan kan maqana cambaaree allow na astur
Adeer xasan sheekh waa alshabaab
Amb. Salaad Cali Jeele waxa uu si bayaan ah u sheegay inay wadashaqaynayeen oo ay jirtay hadaf siyaasi ah oo ay wadaagaan.
Somalidu waa qabaail aragtidooda siyaasiga ahna sidaa ayey ku dhisantahay.
Warku waa Waddiniyiinta iyo Islaamiyiinta ayaa isku xidhan waana ta lagu xusay buuga Nageeye khaliif ee Dibadwareeg.
Ninka ugu macquulsn somalia
Ninmanka canshurta uqaado hadii layaqan halaso qabto
SB waxaa looga adkaan karaa waa xuduuda dalka oo la sugo ee debeda only waa intaas o cidann qaran la dhigo xuduuda oo dhan kow iyo xuduuda caasimada gaar loo xidho.
Salaad markan waxuu is yiri xilkaga yadan waayin awal runta ayuu ka hadle jiray saxibadiisi hore ayuu dhiiqeyey xilku caadi mahan
Shabaab in shacabka muqdisho guryaha ukala qaadijireen oo loodacwoonjiray maantana meelee dad uguyeeraan aysan qabin waa sababta ninkaan loorumeysanayo runta daah masaarno qabiil saar hadaadoonto 😂😂
Salaad Jeele hadii aad ogeyd maxaad u sheegi wayday.....Salaad kolba Dowladii Joogta buu u guulwadeeyaa!!!!
Wax badanoow Ka hadlay Mr salad Cali jeele
Wariye odayga ha dhibin waqtigaas shabaab qof arinteeda ka hadli jiray ma jirin xaar ayey ku wada fadhiyeen hadase waa hadli karaanoo shabaab waa jabay mana soo noqonaayaan xaarki lagu fadhiyey cabsidii waa laga kacay ilaahey aa abaalkaas is ka leh iyo madaxweynaha iyo ciidamada iyo macawisleyda sxb ku jcl
Hada khawaarij galmudug ayey isku aruur sanayan waxaan codsan laheen in maamulada in hal mar hooshka lagu qaado oo cunaha lagu dhago please
Runtii salaad munaafaq siaasi ah maaha waa wadani viva salaad. Cali jeelee ambassador.
❤
Hadeey amaanadu dhunto waxaa sugtaa waa saacada qiyaamaha.waxa yiri nabi Muxammed scw .
First person. Good job Ayaanle.
Salaad Cali Jeele Diplomasi xirfad leh buu noqday.
Lakin Somali ma aysan iloobin in uu ahaa Jajuus Tegree oo waliba Tigree ku soo hogaamiyey Mogadhishow.
🙏🙏🙏🙏🙏
Waxaan udhihikarin!! Haye!! He shamelessly kept silent and keeps eating! Shows you the ethic of the man sitting in front of you!
Afka waad ka hadli karta marka aadan ogeyn waxa mesha ka jira. Bal su'aal hadaad caqli leedahay yaa loo dacwoona? Hadalka ma maqlin mesha dhanba waa ayaga .noocada waa la yaqaan ee guska uga foq odayaga
@@AhmedAli-lx7sl shekadada Gus ayeey ku kobmatay yaah? I know your type sxb go eat shit!
Run sheeg cali jeele
Run iyo Ilkaba waa la cadeeyaaa
🌿🇸🇴🌿🇸🇴🇸🇴🌿🇸🇴🌿🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🍀🇸🇴🍀🇸🇴🍀🇸🇴🌿
hanoolaato indhaa kasoo haray waayeee😂😂😂😂😂
Xildhibaanada aan dhicinoooow far baa idin ku godan
Ad iyo Ad nikan sir bu ka shifay 😂😂
Slaad jeele nin kuu ka hadlaayo waala wadda garanaa libaax runtuu kuu sheegay ayaanlow 😅
Xasan Shiekh buu ka baqaa inuu beddelo hhhhh
Alaha denbigiisa dhaafa adiun Iyo aakjiro adeer Waa ruux dacad ah sida u hadlayo afkiida ayad quraana Iyo xadiis lagama waynayo m a. Ninkaan camal May noqdaaa
The ambassador has not mentioned the military that is fighting alshabab today which are being trained in eretria Ethiopia and Uganda not forgetting turkey and so on was not started by president government i find it very strange he is not giving credit to the government he worked for previously without that this mission would have been impossible I am giving credit to both government thank you 😂😂😂
Xanuun farmaajo ayaa haya idaacadan #HANOOLATO
Xaqiiqo aya sidaas ah
Allaha naga kafiyo shartoda qawarijta
Mushaarkii aya u badalmay haba tiijirtah
AYAANLE WALAALOW SALAAAD WARAYSIGIISA BADI WALAAHI WAX BADAN AYAA LAGA OGAANAYAA WAA IN AAD BADISAAA QAYBIHIIISA KU SII WAD
Walee runta ayuu sheegay
Salaad Cali jeelow hadey jirta taas wad na khiyaan tey walalaahi
SAFAARADDA AYAAN LAGAA CAYRIN AYUU SALAAD U DHIIQAYNAYAA SAAXIIBADII HORE, RAGII UU FARMAAJO MAGACAABAY OO DHAN WAA LAXAAQAYAA, GUDOOMIYIHII JAAMACADDA UMMADDA EE UU FARMAAJO MAGACAABAY M,AANTAA LACUNAY, SALAAD WAA XARIIF BOOSKIISA CESHANAAYO.
Waxaan aad ugu faxa sanahay amb salaad Cali jeele in uwax kasta somali ucadeyay una kala dhig dhigay fahan siiyay waqica dhabta aha ee jira
Waaawareey salaad Ali jetty, xog ogaaal weyn.
Z.kle: Hshm , xogta shabb horu hadayey.
- waana mida salad jetty war kiisa kadhehankarto.
- wuxuu marku xafiiska yimi madax madax u geliyey kii shabb aha io kii kalkaal ahaadhamaanba.
Allow ku guuley😢
Salaad ma yaqaanno beenta , waana qalbi nadiif , lkn ninkii fahad ahaa indhaha soomaaliyeed oo dhan baa wada arka .
wax badan a qarson wali Amb salaad cali jeele wax ma qariyo
Hanolato ken qof somali waxtarayo
Shiikh salad cali hadalkaba ma dhibo meel dheerba ka raadinmaayaba 😂😂😂 masha allah
Siyaasiga laga jecelyahay geyiga soomaaliya. Oo dhan.
Aad iyo aad wlh
Tuuk qaain ah oo Allah iyo rasulkii kafurtay war ha laxiro waa alshabaab ee war waxan ookale aya watanka qaribaya.
Runta aa sheegtay waa ku mahadsan tahay jeeloow sxb ku jcl
Ayaanle qayb 4aad majirtaa
#hanoolaato 6:13
Ileen salaad cali jeele sasuu uga soo horjeday tolkiisa iyo mucaaradka f armaajo iyo fahad ayuu u shaqeeyaa
Ayaanle farmaajo maa fara xumeeyay. Xasan aa fiican farmaajo xun kaama yeelin dulli aan dawladnimada waxba ka aqoon
Somalida ninkan doqon ay moodan lkn waa full of caqli wlh.Dameer cali jeele waa been. diintana waa ka dhisan yahay mashallah.
I love his accent 😂😂😂
🙋Salaaaad ne peur pas parlé un peux ford
Su’aasha saxda ah waxay tahy, “ Maxaa sababay in madaxdii Alshabaab loo dhiibo wasaarada arimaha diinta!
Amb. Salaadow su'aasha ah "sideed ula shaqaysay dowlad sidaas ah oo dhiirigilinaysay AS" runtii waad ku rafatay, jawaab fiicana kama aadan bixin. Waxaad u ekeyd nin ballan qaad lahaay isla markaana sugaayey inta laga magacaabaayo.
Qof kaas hanagu caayen please sallll
Salaad waa ruug cadaa sitaasi ah diina yaqaan wadani nimo ku sifoobay loogana maarmeyn ku dhex jirka xukuumadaha dalka jiray ama kuwa soo socda..waa nabadoon.
Marna waa niyad jab marna waa niyaayiro
Mar waa niyadjab oo salaad shalay muxaafidnimadiisii iyo dufaacii kuwuu ka sheekaynayo maxaa ku khasbay ma runbaa ma been baa mooji
Marna waa niyaayiro oo in laka baxayo baa muuqata hadii aan rumaysano waxa socda.
Mahay ka hoogtay mala hayaa
Waraysigaan Cali Yare Cali Haloo Geeyo meelo badan inuu isaga ka Hadlayo Ayaad Moodaa
Iney wada shaqeyn jireen waa la ogyahey waana sababta farmaajo qadar u dagan yahey,