DEG DEG:DAAWO XILDHIBANADA SSC OO HADA DIIDAY PUNTLAND|SSC OO AQONSIGA SOMALIA DIDAY|LAASCANOD OO HA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 49

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 часа назад +10

    Guul guul SSC khaatumo illaahaya mooye aadane uma baahano ❤️❤️❤️❤️

  • @AhmedSharif-j9f
    @AhmedSharif-j9f 2 часа назад +2

    SSC ALLAHA GUUSHA SIIYEY waana meesha Dalxiiska Aduunku Aaminsanyahay

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 2 часа назад +2

    Maashaaallaah waa guuuul waana. Sax. Ssc. Uma baahna federaalka. Xaarku. Dareerayo

  • @SaciidYusuf-sf9lt
    @SaciidYusuf-sf9lt Час назад +4

    Masha allaah dhulbahante waa tashaday love you our brothers and sisters.ssc khaatumo

  • @NurAlaaNur
    @NurAlaaNur 2 часа назад +6

    Wadooyinka London & Minneapolis ha u baxinine u bixiye mujaahidiintii SSC & Puntland ee meeshaas ku baxay sida Jaamac Kadiye & saraakiishii & shacabkii kale.

  • @NurAlaaNur
    @NurAlaaNur 2 часа назад +5

    Xildh. Qowdhan waa caade qaate u shaqeeya Hassan Sheekh Maxamuud isku dir SSC & PL ayuu wadaa ee Hartiyoow iska ilaaliya.

  • @AbdibaladMohamed
    @AbdibaladMohamed Час назад +1

    Dadka Beenta Ja Daaa sxb Waxa Ku Dhafaysta Waa Dafka Somaliyeed Mahagar Daamayn dadka reer Ssc Waa Walaamaheen dhiigeena ayaa u damqanaya hadaan nahag reer Mogadishu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 Час назад +1

    Wow Masha allah Allahu ma'baarig guul iyo gobonimo👍🏾👏🏼👏🏼👏🏼.

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 2 часа назад +4

    Khaatumo state haday wax fahmeen Somali Somali aqoonsi Uma doonto.....ninkaan ku aqoonsaneen adna inaad aqoonsato maha.... congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉 khaatumo state 🎉🎉🎉🎉 from garbaharey xarunta boqortooyada sade 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @The-informed
    @The-informed 2 часа назад +1

    Qalas dalxa waxad tahay mujahid dadkisa iyo degankisa jecel horey usoco❤ anoo taliye qodhob gacan yarihisiya wan ku taagera. Keep going my brother

  • @musamohammed7184
    @musamohammed7184 2 часа назад +2

    Nolshaada ma waxaa xunbaadaa lacanood ka sheegaysaa

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Час назад

    Guul iyo gobonimo ❤❤❤ nin lagu seexdow ha seexan isku tashi iyo adkaysi.

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Час назад

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu SSSCCC khatomo GUUUUL 💪

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 часа назад +2

    Dhulbahante horgalladooda ayaa halkaa dhigay Subxaanalaah hogal ma dhammaado miyaa anigu markii horeba waan idhi is aqoonsada xasan dhiiqo waxba ha ka sugina waayo waaba dal xaraashe

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 Час назад

    Al xaqiiqa❤👍👍👍viva SSC❤

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k Час назад

    Maashaa Allah

  • @abdia9872
    @abdia9872 2 часа назад +2

    Qawdan waa Horgal u shaqeeya Xasan munafiq sidi loo burburiyo iskaashiga SSC iyo Puntland.

    • @MursalJaamac-z5g
      @MursalJaamac-z5g 2 часа назад

      Siciid Deni waa shakhsi danayste ah wax shakhsi ah buu kula dagaalsan yahay Xasan Sheekh waa isma dhaanto.
      Xaliye from Garoowe.

  • @SainabAhmedAbdi
    @SainabAhmedAbdi Час назад

    Inaga daaya Magac Yadda Ajahanebig.
    Ugu Magac Dara Halgama yaashii
    U dhintay in wadda labixin🎉❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 часа назад +2

    Waya ku saxan yihiin maxaya ka doonaya

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Час назад

    GUUL SSC KHAATUMO STAT OF AFRICA 🌍

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 часа назад +1

    Asc dalxa asxabda waxa idin shegaya marka hore ssc khaatumo aqonsi u bahana reer ssc khaatumo waxa ni dilayo oo facing niga rabayo wa xildhibanada horgalada muqdisho fadhiya oo jabka ugu jira odeyga 80jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn reer ssc khaatumo waxa idin shegaya iska alliya horgal qowdhan iyo kuwa la socdo waxey raban walahin in so hiliyey in lagu diro wa puntland ba la rabah mantey horgaki tuug ah qowdhan hadal ba lo so dhibey waxa la yiri puntland hada tag

  • @AhmedSharif-j9f
    @AhmedSharif-j9f 2 часа назад +1

    &taangiyo Diinimada Biya Soo saarto&Tankorka saarto

  • @AhmedSharif-j9f
    @AhmedSharif-j9f 2 часа назад +1

    ASC wallaale Matorka Qoda ceelasha Dubey Hakasoogataan Matorka Ama Misnka Biyaha Meneralka Ka Dhiga

  • @Djsjsjdejjwjeje
    @Djsjsjdejjwjeje Час назад

    👍👍👍

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w Час назад

    Qowdhan waa kooxda xassan
    SSC Khaatumo uma maqna .

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 39 минут назад

    Qawdhan timo cade sanyare Asad diyaano waa horgolayaal u shaqeeya xasan dhiiqo juxa fartaag xamze maahsane iyo kuwo kale aan aqoonin waa horgalayaasha Daarood ka halaiska celiyo inshaAlaah

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur Час назад

    Guuuulu ssc khaatumo state africa

  • @KaamilYuusuf-e2h
    @KaamilYuusuf-e2h 6 минут назад

    Awalba Xildhimaanada puntland waxay ahaayeen call box

  • @CabdikariimCaabi
    @CabdikariimCaabi Час назад

    Xildhibaanka puntland iyo ssc midna Dan uma hayo waa xildhibaan metela Aaran jaan . Hadaba dadku sidaa hawla socdeen

  • @CabdullahiDubad
    @CabdullahiDubad 2 часа назад +1

    Dalxa dabadhilif

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 Час назад

    Halkaa ka wad Dalxa masha allaah.

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g 2 часа назад

    Xaqiiqdii cid aan uga baahnayn ma jirto, Puntland oo leh kaabayaal dhaqaale waa taas qaylinaysa, laakiin aqoonsiga shaqsi marti loogama aha waa xaq loo siman yahay.
    Kala saar Shaqsi iyo qaranimo.
    Xaliye from Garoowe.

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 37 минут назад

    Waa kursi aan sii joogo qawdhan 😁😁😁😊😄😄😉😊😁😊😁😁

  • @musamohammed7184
    @musamohammed7184 2 часа назад

    Daxaa waada qalan tahay ee hadalkaaga ka fiirso

  • @AbdihakimIsmail-g6k
    @AbdihakimIsmail-g6k Час назад

    Waa Duni Beentii shaqo noqotay! Nabigu NNKH wuxuu yidhi ummadaydda kama mid aha beenaaluhu.

  • @museosman8296
    @museosman8296 Час назад

    Hagardaamadaad jeceshihiin qoowdhanow jaa ku geeyay xamar hunguri iga dheh

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Час назад

    Waa calooshiisa u shaqayste hadduu soo baraarugey 😂😂😂😂😂

  • @saywhat4807
    @saywhat4807 Час назад

    PUNTLAND NEED NEW YOUNG WORKER LEADER THIS DENI MTF CUQDAD IYO INAAN LA ARKIN ASAGOO DHAN LOOK PUNTLAND XAMAR INAY DUQAYSAY RABTAA LAAKIIN DENI WUXUU MASHQUUL KU YAHAHAY HARTI IYO MAJEERTEEN DHEXDOODA INUU KA CARAYSIIYO OO UU DADKA MADAXA ISLA GALAAN

  • @hissetahir7492
    @hissetahir7492 Час назад

    Waa ninkii alshababka ahaa

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq Час назад

    Kuwasi jidhkoda ayey kaganacsadan ssc khatumo dhexdeda dil ayaa u yala Iyo Godob

  • @mussemohamedhassan516
    @mussemohamedhassan516 2 часа назад

    Dalxa cunsuri baadtahay

  • @asheekh15
    @asheekh15 Час назад

    Xasan madherge ayaa kushaqay sanaya isagooka shaqaynaya inuu iskudhufto khaatumo iyo puntland
    waaxadhko lagasoo xidhxidhayo Jabuuti iyoMuqdisho waayo gurguurte iyo geele waxay weli bishinta laqaninsan yihiin guuldaradii kudhacday Muuse saamiri sidaas darted dedaalkasta waxay ugelayaan iskudirka harti iyo iskudirka D5 reer khaatumo iyo tolkii usogurmadey inyan dib isugu gurman oo muuse iyo deni inay khaatumo uheshiiyaan lagashaqeyo xaqiiqdu waasidaa oo asn loonoqonayn

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 минуты назад

    dhulbahante iskufulnada buntilan idiima baahne

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 2 часа назад

    Dalxow kuguma raacsanini in moqdisho ay tahay caasimada wixii somaliya la oran jiray dalxow moqdisho waxay aheed caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 loona badalay caasimada beelaha hawiye 1991 kii fadlan khaatumo state dadka degan haku sirin moqdisho waxa runta ah ee ay tahay....waa qiyaano aad ka galayso shacabka khaatumo state.....shacabka gobolada sade mareexaan ayaan shacabkooda ka saari lanahay beenta loo sheegay iyo qiyaanada moqdisho ay caasimada ku noqotay iyo waxa ay isku badashay....

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Час назад

    Been badanaa😊

  • @AnisoAbdi-i3b
    @AnisoAbdi-i3b 45 минут назад

    Ilahayow saxirinta isixrtey sixirkooda ku celi ale kugu celi si xirkaga idamale kuwa ifaashada akhiro iyo aduunba ale ku Çadaab falkeyga balo kakhad idamale falkeyga balo ka khad idamale xolo kama dhicine maxaad igu fashan xasixyahow

  • @AhmedSharif-j9f
    @AhmedSharif-j9f 2 часа назад +4

    SSC ALLAHA GUUSHA SIIYEY waana meesha Dalxiiska Aduunku Aaminsanyahay