ABUBAKA IYO CUMAR OO IGA YAABIYAY....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • ka dalbo: www.abubakarm.com

Комментарии • 369

  • @Hajj629
    @Hajj629 3 года назад +18

    Omar suu uku jawaaabey suaaasha guurka uku saabsan waka heley sida quruxda badan waxeee cadeenee inuu hysto qof fiican alllaha isku barakeeyo amiin

  • @abshircaliabusowda5026
    @abshircaliabusowda5026 3 года назад +20

    inta aan guursan guur xalal ah allah swt ha siiyo

  • @omermhd985
    @omermhd985 3 года назад +19

    Mashaa allah sheekh Abuubakar iyo sh. Cumar illah haidiin xafido umu salmaana illah muradkeda u sahlo alle haku xafido adiga iyo zowjkada iyo caruurta inshaa allah🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 3 года назад

      Ma matana

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 года назад

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adinkoo joogtan gurigiina joogtan hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan so raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

  • @amaalxeydar5473
    @amaalxeydar5473 3 года назад +23

    Abuukarow ilaah hakusiiyo gabar aduunka kuu jecel oona ilaah kaagabaqdo micnaha diin leh oo ♥ ooqurxbadan insha alaah

  • @suweysodowa5741
    @suweysodowa5741 3 года назад +5

    illhyow Abuukar xaas qaaliya sii oo xag dined iyo muuqalba ka qurux badan sii iyo Awlaad baari ah

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 3 года назад +6

    Mashaaa alllah wiilashaan soomali yeed waan tageeraa qurbajoogta soomaliyed oowaliba dhalin yaradaa hakudaydan omar iyo abubakar

  • @xawoaalim2107
    @xawoaalim2107 3 года назад +6

    mnsha allah tabarakalaah hooyo iyo gabar nasiib leh ayaa hesha cumar iyo abuubakr illahy ha idin ilaaliyo Saad diinta uwadaan mnsha allah illahy dartii ban walahy idinjeclahay illahy gabr ficn oo ducaysay Abubakar iyo awlaad baariyah illahy hasiiyo cumarna allah ha xifdiyo yaa rabi wlaky Abubakar intaan kaa arko qof qalbi ficn baad tahy insha allah guurkaaga sificn uga fiirso guurka waxaa ladhahaa waa God modow oo gacanta lagasho wax kaga iman kara mataqaano insha allah kafiirso illahy mid wanaagsan oo walidkeed u duceeyey hakugu beego waa talo gabr walaashaa kusiisay keep going

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 3 года назад +46

    Wlhi illaahey dartiis ayan idiin jeclahay janada allaha nagu kulmiyo aamiin

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 года назад +1

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adinkoo joogtan gurigiina joogtan hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan so raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

    • @halimacad8527
      @halimacad8527 3 года назад

      Amiiiin damanten wll ,Allah dartis Aya nijeclahaa walalaxa waladashay Allah Janathan hanugukulmiyaaaa

    • @ismahaanmohamed1605
      @ismahaanmohamed1605 3 года назад

      Aamiin yaarabe

    • @nimcocabase3717
      @nimcocabase3717 3 года назад

      Maashalaah

  • @aishaabdirahman144
    @aishaabdirahman144 3 года назад +3

    Mama fatuma waxatahy hoyo somaliyed ayan jeclhy Allaha kuxafido.
    Awlada sifudud Allaha kugo suceliyo
    AMIIN YAA ALLAH.

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 3 года назад +9

    ‏كلامك ما شاء الله تبارك الله الله يزيدك علمك ويبارك فيك يا شيخ عمر

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 3 года назад +5

    MashaaAllaah waxaad tihiin 3dax qof oo nagu qiima badan Allaha idiin xafido Abaayo Allaha kaafarxoyo caruurta Allaha kuusooceliyo ayagoo nabad ah

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 3 года назад +8

    ‏شكرا فاطمة شكرا اليوم عندك أحلى برنامج😍😍

  • @rayarayi5283
    @rayarayi5283 3 года назад +3

    Mansha Allah Ilaahay sw wuxuu ka yaaba qof dhalin yara ah oo hadana naftiisii xumaanta oo dhan ka xakameeyey
    Wiilashan tusale fiican bay noo yahiin

  • @ayanabdinasir3436
    @ayanabdinasir3436 3 года назад +13

    Allah ku siiyo xaas wngsan iyo owlaad baari ah Amiin yaa rabi

  • @alina-wo3xz
    @alina-wo3xz 3 года назад +1

    Illahay ha idin xifidiyo dhaman tiin shiikh yaa sha sidoo kale walashey faadumo qali illahay ha xifidiyo aamin aamin yaa rabii

  • @katrasalat1839
    @katrasalat1839 3 года назад +6

    Masha Allah Allah baric all of u

  • @nami_37
    @nami_37 3 года назад +1

    masha allha abuukar iyo cumar waxaa iwaydisa bugaagta mala iisodirikar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fartunahmed3927
    @fartunahmed3927 3 года назад +5

    Asc abaayo fadumo caruurtede allow Caruurtade kusocele allow nagaqabal aamiin aamiin aamiin

  • @caashocali7323
    @caashocali7323 3 года назад +4

    Masha allaah Rabbi ha xifdiyo waa wiilal qiimo badan waalidkii dhalay Rabbi raali haka noqdo aduun iyo Aaqiro insha allaah🤲🤲🤲🤲

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 года назад

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adinko joogtan gurigiina joogtan hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

    • @maxamedaxmed8558
      @maxamedaxmed8558 Год назад +1

      Aamiin
      Lkn adigu wll masin gal baa thy

  • @raxmoaxmad4463
    @raxmoaxmad4463 3 года назад +2

    Masha allah sodhawadabilissabgarabnasiya🇸🇴😢🇸🇴✌❤

  • @cmcc5410
    @cmcc5410 2 года назад +1

    Walashey fatima allaha ku xifdiyo waxan ka raba melan wiilashan walaleheya su ala kaweydiisto wana mahadsantahay

  • @aishamohamed2172
    @aishamohamed2172 3 года назад +4

    Abayo fadumo illahay hakuu keeno caruurta waad dadaashay illaah haku garabgalo waxbadan baan ku fir saday ileen sabiskaad i ima saarnayn hadaan kuusaaray

  • @foziamohamed3406
    @foziamohamed3406 3 года назад +2

    Masha Allaah

  • @rumiinaxmedmaxamed8539
    @rumiinaxmedmaxamed8539 2 года назад +1

    Allah kusiiyo xasbariya iyo awlaad bariya aamiin yarabi

  • @drsshuushuudrsshacni2803
    @drsshuushuudrsshacni2803 3 года назад

    M.a shaqsiyad an ad ujeclhy sheikh Abubakar sheikh omar allha idin xifdiyo walaheyga qaaliga ah

  • @rahmocasayr4587
    @rahmocasayr4587 3 года назад +2

    Bugaas kuraaxayso nolashaada waan ku faraxsanahay in Aad gacantaada igu saxiixday mshaAllah Abuubakar iyo omar Allah ha idinxafdiyo

  • @XamdiAbdullahi-f9j
    @XamdiAbdullahi-f9j 9 месяцев назад

    Mansha alahu wilasheni antagero wanijeclo abukar iyo cumar

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 3 года назад +6

    Maasha alaah dad culus aa maanta abaayo Faadumo soo galisay xafidulaah abaayo macan 🥰♥️😍😘

  • @umumucaadfatmamaxamedcali1572
    @umumucaadfatmamaxamedcali1572 3 года назад +1

    Masha Allah allah ha idin Xifdiyo umu Salman iyo sh, cumar iyo sh, Abubakar arakallah

  • @abdikaniabdullahi7233
    @abdikaniabdullahi7233 3 года назад +2

    Masha allah shiiqyadeen🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sulekahussen6690
    @sulekahussen6690 3 года назад +1

    Mansha Allah Abubakar iyo cumar Allah haykintuso idinko cafimad wabh😍😍😍😍😍😍 fadumo nah Allah ciiyalkeda Allah hausoceliyo

  • @vaytar_10
    @vaytar_10 3 года назад +3

    Nio Abu bakaroow mcalinka kaaweyn ha aflagaadeyn 😃😃👊🏻

  • @asmaali6680
    @asmaali6680 3 года назад

    Masha Allah Ilahay hanixifdiyo dhamantina sheikh abubakar maxamed sheikh Omar

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 3 года назад +4

    ما شاء الله تبارك ‏عمر وأبو بكر الله يحفظكم🥰

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 года назад

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adinko joogtan gurigiina joogtan hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan so raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

  • @Deeeqomaxamed-v3q
    @Deeeqomaxamed-v3q 7 месяцев назад

    Masha alaah Madha alaah Madha alaah Madha alaah ❤❤❤

  • @Hooyo309
    @Hooyo309 3 года назад +4

    Maashaa’allah abuubakar fowdo badanaa? Kkk cumar wuu ka hadal badiyaa Miskiinka. Kulan Kiinu maashaa’allah caadi ma aha ilaahay ha idin xifdiyo dhammaantiina. 🇸🇴

  • @umumohamed6097
    @umumohamed6097 3 года назад +1

    ما شاء الله تبارك الله اللهم امين🤲🏻♥️💕🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @sahraabdillahi7243
    @sahraabdillahi7243 3 года назад +3

    Asc Abayo aad baan kuslamyaa asxbtada kamit ahy ilahy samirkaaga hakuu siyaadiyo Ilahay ilmahaagii hakuso celiyo Xaladada waan lasocdaa waan ku duceeyaa ilahy hakaa farxiyo abayo booktasaan rabaa abokar iyo cumar khayr allah hasiiyo xaganbkahelyaa

  • @khadraayan4760
    @khadraayan4760 7 месяцев назад

    Allah siiyo gabadh kheir kabtaa iyo awlaad wanagsan 😊

  • @aaminiitaali8816
    @aaminiitaali8816 3 года назад +2

    Maashaa Allah Tabaaraka Allah dad qiimo badan baa tihiin ilaahay ha idin xifdiyo

  • @FosiyaAli-lx7me
    @FosiyaAli-lx7me 6 месяцев назад

    Masha allah wll abuubakar iyo cumar est fatima❤❤❤

  • @xalimacalii6031
    @xalimacalii6031 2 года назад

    cumar adna alaha kuu barakeeyo gurigaaga اللهم آمين

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 года назад +1

    Mashaa Allah TabarakAllah
    Walashay Fatima, ustad Abubakar, ustad cumar, Ilaahay ha idin xifdiyo dhamaantiin, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤❤💞

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 года назад

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adinko joogtan gurigiina joogtan hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan so raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

  • @jabriilapdi1398
    @jabriilapdi1398 3 года назад

    Shekhena yanalagu mashquli waxwaliba waqadar markawaxadhiman waqtigisa insha allaha wogursandona ee waqtigadhiman ee nodaya shekhena

  • @تكاشيتي
    @تكاشيتي 3 года назад +5

    Masha alaah owoobakaar waxaan uuniyeestey Shan sanoo kahoor waxan siqalbii ah uusii gawadheyga oo an adoonka ujeclahy anigo eerigas shegeey inaan ujecladi gawadheyga Masha alaah ay wiilkeyga iisku Arkeen magalada oobarakeysan eemakoo eeyna siwiir islagaleen walahi wankufarxaay ilaah haiidiinxsfido Ami walaasheyga faduma ayadana ilaah nideda hauuyeloo coroordedana ilaah hauusa

    • @Hajj629
      @Hajj629 3 года назад +1

      Mansha alllah waaa wax fiican lkn gabartada ninkey kula imaado iska sug ileyn isku dooq ma noqon kartaanee ilaheyneh nin zaaid u fiican allaha usahlo

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 3 года назад +2

    MashAllaah 3 qof igu qaaliyo
    Ilaahow idin barakee

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 3 года назад +2

    Mansha Allah Abubakar iyo Cumar

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 3 года назад

    Masha Allah fadumo buranbur waa uu jeda sida walalaha wanagsani heereraha kaga fadhiyan. Qofka wanagssan baa adad wanagsana laa fadhisatan wll darilahy baan kuu jacelahy aqoon garana kuma lihii. Waan kuso ducayn marwalba aan kuu xasusto 💝💝💝💝💝💝💝💝

  • @QadijoCabdi-ry9tl
    @QadijoCabdi-ry9tl 10 месяцев назад

    Sheeq abubakar wa ku jecelahay wllhi ❤❤❤❤❤❤

  • @fartunabdullahi7711
    @fartunabdullahi7711 3 года назад +24

    12:08 codka hoose qofkii ila maqlay like ha i saaro

    • @ubaxqaran7220
      @ubaxqaran7220 3 года назад

      codke waye

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 года назад

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adinko joogtan gurigiina joogtan hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

    • @ahlamahmed9455
      @ahlamahmed9455 3 года назад

      Anoon maqlin maqashee 😂😂

  • @ju4965
    @ju4965 5 месяцев назад

    Masha Allah ❤❤

  • @abukids2176
    @abukids2176 2 года назад

    Masha Allah baarakallaah Ramadan Mubarak dhamaantiin.

  • @xalimacalii6031
    @xalimacalii6031 2 года назад

    abuu bakar guurso aa xadiiska rasuulka scw qaado
    hadana xadiis kale scw
    إن من الاعمال بنيات وإنما لكل امرئ مانوى

  • @chadiyaumunasri8837
    @chadiyaumunasri8837 3 года назад +3

    Masha allah tabarakallah illaahay ha idin xifdiyo dhamaantiin wllhyga qaaliga wan idin jecelahay Illaahay dartiis 🥰🥰🥰🥰🥰

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 года назад

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adinko joogtan gurigiina joogtan hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan so raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

  • @rowdaahmed2164
    @rowdaahmed2164 3 года назад +3

    Masha Allah gbr somali ayaa ileh ma ogi gbdhaytahay

  • @balixule4545
    @balixule4545 3 года назад

    guuuul umda soomaliyeed soo ducee isha allah wllyaal

  • @مریم-ل2و
    @مریم-ل2و 3 года назад +2

    Masha Allah Abubakarna xaas baariya Allah haw soo tedijoya

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 года назад +4

    Masha Allaah welcome my brothers to sister 🥰🥰🥰🥰🌹

  • @sacdiyobusuri2286
    @sacdiyobusuri2286 3 года назад +2

    Masha allaah allaah idiin xafido dhamaantiin ❤❤❤❤❤❤❤❤💞💞💞💞💞💞💞💞💞💯💯💯💯💯

  • @xalimacalii6031
    @xalimacalii6031 2 года назад

    faadumo ilaahaw amarkaaga kuu fududee oocaruurtaada si fudud oo aanaan filayn kuugu sahal aamiin yaarabi

  • @falismussewehliye1598
    @falismussewehliye1598 3 года назад +1

    Masha allah allaha idin xafido Abubakar iyo cumar iyo Fatima wan idinku farxay sidaa farxada uwadageysan fadumay allaha kagasoceliyo galada ilmhada

  • @umulkhermohan4314
    @umulkhermohan4314 2 года назад +1

    Wankubaryaya walashey blss🙏🙏😭😭

  • @basrahassan5058
    @basrahassan5058 3 года назад +4

    Maashaa Allah,Allah sedexdiida iyo intad jeceshihiiba oo caruurta faadomo u horayso ha xifdiyo

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 года назад

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adinko joogtan gurigiina joogtan hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan soo raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

  • @wardaahmed2158
    @wardaahmed2158 3 года назад +2

    Guurku waa nasiib bil gudaheed baa leydooney oo laymaheriyey oo ley aroosey marumeysaneysaa alxamdulilah hadana sifiican baan isu fahaney ubad baa alle nagu arzaaqey

    • @naanii1878
      @naanii1878 3 года назад

      Masha allh sis illh hasku kin barakeyo

  • @sahrahassan4106
    @sahrahassan4106 3 года назад +1

    Manshaallah wiilashadada iyo walashay faadumo waan idinsalamay salan sare ilaahay hidin xifdiyo akharo iyo aduunba

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 года назад

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adinko joogtan gurigiina joogtan hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan so raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

  • @Umma1
    @Umma1 3 года назад +3

    MashaAllah 💖💖💖

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 3 года назад +1

    Fadum burbura Please xabiibtii Aniiga na bar 1☝️waan Ayaan Ahay walahi waxaan daganahay America ☝️qeer Allaaaah siiyo Adiga iyo Abubakar biinu sadiiqa iyo Omar biinu sadiiqa dhaamantiin ciimariidheer iyo cafimad 💖💖💖💖💓💓

  • @bisharom8560
    @bisharom8560 3 года назад +1

    Good question 👌👌👌

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 3 года назад +1

    Asc💓 Masha Allah tawarakalallah 💓🤲🤲🤲

  • @alina-wo3xz
    @alina-wo3xz 3 года назад

    Aamin aamin hooyo macanto illahay ha dhowaro cimir geedan ha dheereyo

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 3 года назад +1

    Asc. Mashaaaa. Allahaaaa

  • @MakoAswan
    @MakoAswan 7 месяцев назад

    Masha ala ❤

  • @bourhanali4912
    @bourhanali4912 2 года назад

    Masha allah wllo illahay hanagaadh siyo xaginokale

  • @mohammedaqadir821
    @mohammedaqadir821 3 года назад +2

    Asc king brothers 🤴🤴👸 Queen 💙🇸🇴💞

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 года назад

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adinko joogtan gurigiina joogtan hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan so raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

  • @hudoaxmed1988
    @hudoaxmed1988 3 года назад

    Msha allh ilahey ha idin Barkeeyo waa bar maamush qurxon

  • @salmafarxaan8060
    @salmafarxaan8060 3 года назад +1

    Manshallah

  • @osmankadra4551
    @osmankadra4551 6 месяцев назад

    mashallah wilashan somaliia wa baragasan

  • @sucadoaxmed5163
    @sucadoaxmed5163 4 месяца назад

    Asc Sheehan.waxan uhaya gabor ingriika joogto Ayan lajeclada

  • @shigreelmi3253
    @shigreelmi3253 3 года назад +1

    Masha allah fadumo illahay haku kalmeyo

  • @habebakhara3401
    @habebakhara3401 3 года назад

    Masha alah 💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙💙🇸🇴😍

  • @qadrocbdulahi7442
    @qadrocbdulahi7442 3 года назад +1

    Masha alaah walahi dadka fadumo xarirku kaladhexeyo dhaman waa dad igu qaliya waxad moda inaan isku qofnahay matanteda💋💋💋💋💋💖💖💓💓💗💗

    • @jamilanur8865
      @jamilanur8865 3 года назад

      Asxaabta madooney saan inaad heshan fursad shaqo adinko joogtan gurigiina joogtan hadey jawabtu tahay haa fadlan link gaan so raac
      chat.whatsapp.com/KPnRI8Ax7WOIvRw6Gf6w6C

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 3 года назад +2

    Aamiiin aamiin aamiin

  • @xamdagaap0579
    @xamdagaap0579 7 месяцев назад

    Wiillashena alle ha xifdiyo😊

  • @queen_maidainaabdy179
    @queen_maidainaabdy179 2 года назад

    Mansha allah walalhy🥰

  • @nasramohamud4388
    @nasramohamud4388 3 года назад +2

    Asc masha allah alle ha idiin xafido aamiin aamin aamin yarabi wa fani

  • @Nimcocbdi1554
    @Nimcocbdi1554 5 месяцев назад

    Manshalh huno

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 3 года назад

    Mashallah tabaraka sister fadumo and brother s❤❤❤❤❤❤💞💞💞💞💞😍😍😍😍😍😍😍👑👑👑👑👑👑👑🙏

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 3 года назад

    Thank you my.dear brothers twins brothers

  • @igraanaxmed6599
    @igraanaxmed6599 3 года назад

    Man shalah.wll.inaan.halkaa.imaado.weeyaan.wll

  • @NajaxCfatas
    @NajaxCfatas Месяц назад

    Ana ubahn abubakr❤oo Ana jeecl habo

  • @qunesfakhy9403
    @qunesfakhy9403 3 года назад

    Asc ingriiskane intee lagaa helaa mashaAlaah ilaahey ha idin xifdiyo

  • @sundusmaxamed4486
    @sundusmaxamed4486 2 года назад +1

    Wllhi wN kugu ducaysta xita sallad walba an tukado adiga ayaan ilaahay kuwaydista alle ha iga aqblo

  • @zahrasahin8145
    @zahrasahin8145 3 года назад +1

    Mansha alalah wlaal qaaliya faadumo iyo culunadeen

  • @abdulshakuur975
    @abdulshakuur975 3 года назад +3

    walashey gees inaad ufarisatit ayey kuhoboned.

  • @haliimomahamud9945
    @haliimomahamud9945 3 года назад

    Amin amin ya rabi

  • @mahadoahmed3307
    @mahadoahmed3307 3 года назад +1

    Masha Allah ilaahay fadumo ha ugargaaro

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 3 года назад +2

    Mashaa allaaah wan rabnaa book ga jacalka

  • @bisharomohamed1325
    @bisharomohamed1325 3 года назад +1

    Mansha allaah

  • @Raho339
    @Raho339 3 года назад +1

    Abubakar io Cumar ilaaHey Ha,idin Xafado Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Rabi

  • @NasriSheekh-y3o
    @NasriSheekh-y3o 7 месяцев назад

    Masha alaah wllahay wan idin jeclahy😂😂❤❤❤