1/baden waa ayax tag Ceed reeb/2/Putin waa nin ku fiduud surtagal dhib badan inuu geysto/ 3/ natayaxhu waa waqtige la sheeg oo ah in lagu kala baxo bariga dhexi jubki yahuud/4,/ masar USA aya laalush mana u malaynayo balante inaay ka baxayso/ 5/ aduunku waa gebagebo/6/ ordegan waa nin u so baxay muslimku illahay ha caweyo mana u malaynayo Nato inu ka so Mid ahan doono/
waa xasuuq ba’an oo loo geystay caruur iyo shacab iinaha madhbahat qatilat lil'atfal walmadaniiyn إنها مذبحة قاتلة للأطفال والمدنيين c'est assassin massacre des enfants et des civils
Barrow waa in runta loo sheego oo gacanta laga qabto duliga si xadka uu ka baxay lagu soo celiyo ihaano badan ayay horay u geysteen Insha Allaah waa nihaayadoda
Inshaa alaah gumeestuhu hadhaco
Siisi waa yahuudi pro yaan riwaayad laguu jilin
TURKIGA WAA TUUGO DIINTA KU GABATA IYAGAS ISLAAMKA BURBURINAYA TURKIGANA WAA DADKII BURBURIYAY CIRAAQ, SIIRIYA ,IYO FALASTIIN ,ORDAGAAN WAA DAANYEWR TUUG AH 2:04
Fariid maansha alaahh
Goormaat tabisay warkaan fadlan noosheeg
Waa sax
WAA GEESIGA KELIYA EE ISLAAMKA
Markaad dheheysid alsiisii waa khadad carabi ahaan . Siinka carabiga tacriifka AL lamamuujiyo laguma dhawaaqo. Waxaa sah ah Assisii
1/baden waa ayax tag Ceed reeb/2/Putin waa nin ku fiduud surtagal dhib badan inuu geysto/ 3/ natayaxhu waa waqtige la sheeg oo ah in lagu kala baxo bariga dhexi jubki yahuud/4,/ masar USA aya laalush mana u malaynayo balante inaay ka baxayso/ 5/ aduunku waa gebagebo/6/ ordegan waa nin u so baxay muslimku illahay ha caweyo mana u malaynayo Nato inu ka so Mid ahan doono/
Oky
Asc urdugan wa gesi gesi dalay Allah no hafitha wa madaxwenaha muslimka ee anhassano
M a
MASAAKIINTAA XAQOODA ALAHA SOO DEDEJIYAA
waa xasuuq ba’an oo loo geystay caruur iyo shacab
iinaha madhbahat qatilat lil'atfal walmadaniiyn
إنها مذبحة قاتلة للأطفال والمدنيين
c'est assassin massacre des enfants et des civils
Dheylo solan ayad ujedaa
War saxan waaye waana nin bisil madaxweeyne turkigu ?
Ordugaan ilaahay umbuu ka baqaa bini aadam adbada uma maydho sida wadamada boqortooyada
Barrow waa in runta loo sheego oo gacanta laga qabto duliga si xadka uu ka baxay lagu soo celiyo ihaano badan ayay horay u geysteen
Insha Allaah waa nihaayadoda
Sharciga.maanta.jira.gacanta.waxaakuwata.mareeykan.iyo.huud.ba.ciddii.ayrabann'a.waadilaan.cidiidana.
Allaah kubarakeeyo
Wawaxwanaagsan talada ordigan hanoolaado
Yahudallaajibiyo
😊😅😮😢
ABDIFITAAH WEJIYE BADNE IYO DHIIGYA CABKII YUHUUDU IYAGAA ISKU DHOW BEENA MUSLIMKA U DHIGAYA
rushka maraykanku ma wuxu modaya sida u hub kisa qasa ugu garacayo rushka jixima aya ka sokaysa ayan albabada jixima la radin rer galbed ayu isku dontay guul burin fasax nuklerka
Wadankeena ka mid ah dunida sadexaad
Was.libaax.madax.wayane.rajib.dayib.urduqaan.ale.haguuleyo
Barrow wa wali
Hanoo buunbuunin turky
Sii sii Muxuu yahay ??? Gabar shaqaale ah ayaa micno dhaanta 😂😂😂 , waana askari u shaqeeya koofiyad yarta 😂😂😂
Kkkkk masar ku lahaa war laba yahuud ku qaldamin baa
❤❤❤❤❤❤
Kaw maknahay kuwlotashayo mase ognahay
Erdoğan nin cabsada mahan sida nimanka diricyada dheer amiirul muminin ayan uu aqaana
Turkish waa nacalad eeyda
Wll
Baroow show sheekadii carabta ayaad buunbuunineeysaa carab jarrab wamanshaafa harab
Asc
Dunida sadaxaad waa somaliland putland jubaland