idiriska itabo oo an casumay 😂Qosol ban isku celin wayay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024

Комментарии • 371

  • @himilo101
    @himilo101 Год назад +27

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢"

  • @maxamadonline9165
    @maxamadonline9165 Год назад +7

    nio idriiska waa Aabo wanagsan wax kasta o dhuun tisa mara waxa uu rabaa inuu ilmihiisa la cunaan m.a ilaah hakudaayo

  • @Qu681
    @Qu681 Год назад +56

    Wilka sidan ka dhafa idiriska wa wil qalbi fican lakin si fican ula dhaqma hadad casumeysin walhi wa funny idiriska 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @munishmohaz5928
    @munishmohaz5928 Год назад +46

    Wilkan waxan ku jeclhy markasta sidu u dhaho ilmaheyga u geysana😢

  • @hodan9858
    @hodan9858 Год назад +89

    Wll Hada Farinteyda Aragtay Beri Waa 9aadka Bisha Dilhijja Ee Soon Beri Wll ❤

  • @CmcCade
    @CmcCade Год назад +37

    Sidaan ma ahan in lala dhaqmo Idiriska wlhi waa legend idiriska lkn si fcn maloola dhaqmo 😢. I'm sorry 😔

  • @therealmalyuunmaanka
    @therealmalyuunmaanka Год назад +61

    😂Alla Hanbeegarka 9:16 Markaad Afka Gashanaysay soo dhaha &Uuku Fiiriyay igaga Daran 😂😂Kii Fiicna Adaana Cunay Idiriska umadeena maaha 😄😅

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +60

    Two legends always licato and idirsika itabo another's levels food's 💯💪👍☝️❤😮

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre Год назад +34

    Kulaha Dalac Bilash May Gadana😂 Bac Madaw Ma Taalo😂 Qajar Ma Cunayi Waa Khatar😂Xaga Ku Tuur Heee Wllhy Wan Dacad Qoslay Istaqfurula😂😂😂

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 Год назад +15

    Qosol iguma harin wlhi idriska is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdimalikmaxamed4231
    @abdimalikmaxamed4231 Год назад +15

    idriska itaabo is not eazy wlhi waa legend .....🤣🤣🤣

  • @raaxocabdi1881
    @raaxocabdi1881 Год назад +3

    Lii caato habaar bdnaa naarta ala kugu fogee calaamo ale kaa ifi kuye subxaanlaah wll hbrka ma fiicno iska dhaaf

  • @Ina_Apdirizak
    @Ina_Apdirizak Год назад +18

    Abanimo 😢ilmaha ka fakiraya wx igu xir meel kuma lho ❤

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Год назад +10

    Idriska is not easy wlhi waa legend 😂😂

  • @Mohamed-yj2hb
    @Mohamed-yj2hb Год назад +26

    I diriska funny waaye 😅😅😅😅Walaahi keep going brother waa ku taageeraa

  • @AbdikarimMideeye
    @AbdikarimMideeye Год назад +15

    Sxb markale noobiiz qosal dardiis ayaan laooyay 😂 idiriska ❤

  • @hassan_macruf
    @hassan_macruf Год назад +5

    Idiriska organic waaye wllhi kumus aa kulahaa😂😂😂

  • @AbdinourDiaz-fe9lp
    @AbdinourDiaz-fe9lp Год назад +13

    Aqli ayuuu liiicaata biyaha ugu qatay 😂😂😂😂😊

  • @SaadiaKhadija-z2x
    @SaadiaKhadija-z2x Год назад +9

    Liicato umaden ma ahan qosol iguma harin liicato ur so fanny keep going legend 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdikadirfarahateye6648
    @abdikadirfarahateye6648 Год назад +1

    Walee idiriska caawa wuu dharagsan yahay hadii uu gaajoon lahaa labada cubtaba isagaa cuni lahaa kkkkkkk😂😂😂😂

  • @abdirahimisse3386
    @abdirahimisse3386 Год назад +7

    Liicato adiga casumtay . Adigana ka cunay cunadisa dhan😂😂

  • @adiidiyaa.rahman2809
    @adiidiyaa.rahman2809 Год назад +6

    Idiriska ninka kaliya iga qosol siiyo guleso😂🤣😂🤣🤣😂

  • @zakariaissahaque
    @zakariaissahaque Год назад +8

    Keep going higher bro we're better together ❤

  • @salahjr88
    @salahjr88 Год назад +36

    Idiriska is not easy 😂

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 Год назад +7

    Ninkani waa funny. lkn si wacan haloola.dhaqmo. Please

  • @Koyama548
    @Koyama548 Год назад +15

    Idiriska legend 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👍

  • @SaadiaKhadija-z2x
    @SaadiaKhadija-z2x Год назад +14

    Free idiriska is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @halima1882
    @halima1882 Год назад +2

    Xayeysiin another level ah baadbu samayseen maqaaxida, oo wixiinu ba waa xayeysiin😂

  • @hibohouffaneh8485
    @hibohouffaneh8485 Год назад +2

    Lii catoo walaal sidaan waa laqa ficaa caan yahay ee wilka markabaad halkaan keen oo samaxaad weey diso 😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdirashidxassan8664
    @abdirashidxassan8664 Год назад +9

    Team dhafar waa idin salaamay

  • @hodanhodan8863
    @hodanhodan8863 Год назад +11

    Mash alaha idiiriska itaabo waa fanii 😂😂😂😂😂

  • @sadamahmed5646
    @sadamahmed5646 Год назад +2

    Dhig ilaahey calaa mad ka ifii maxa waaye Liicaato alla ma nooli😂😂😂😂😂

  • @nawaalhassam9032
    @nawaalhassam9032 Год назад +8

    Sosig weeye waxa dher xamar hadilagu dado maqayada keep liicaato 🙈💐

  • @istaahil4410
    @istaahil4410 Год назад +12

    Idirska miskiin wayo is not easy😂🤣

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 Год назад +1

    Idiris ii taabo waa dhib miidhan wuu iska ciyaaraya waase wiil qalbi fiican man Sha allah talabaad kadaa feedhka

  • @Byebye-i7i
    @Byebye-i7i Год назад +1

    Istaqfullah dhig kulahaa ilaahey calamo kaa ifiyeh bisinka licato habar badanah bisinkaa 😂😂😂😂😂😢

  • @AVIATION_ORGINAL
    @AVIATION_ORGINAL Год назад +3

    Hhhhhhhhhhhhhhhhh idiriska wlhi wan tagera waa qosol socda😂😂😂😂😂😂

  • @ibra_ace
    @ibra_ace Год назад +1

    wax maroodi xaaaray buu egyahay kuyee 😂🤣🤣 idiriska funny weeye

  • @ZuzuBaari
    @ZuzuBaari Год назад +10

    Ilmo goal man nahay 😂😂😂😂 ar idriiska😂

    • @umcabdika7234
      @umcabdika7234 Год назад

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @guuleedxusen
    @guuleedxusen Год назад +2

    Idiriska wallhi wuu iga oysiiye dhibadanaa😂😂😂

  • @exhogaamiyecarapinho8805
    @exhogaamiyecarapinho8805 Год назад +6

    Cofee kulahaa 😂😂😂😂😂

  • @abdaleMedia6830
    @abdaleMedia6830 Год назад +2

    IDIRISKU UUU IS DABAAALINAYAAAA😂😂😂

  • @sacdiyacusman2891
    @sacdiyacusman2891 Год назад +1

    Ala wll maxa ugu dalbi wesay hambegarka asagane sow urabay lee liiban wll adiga iyo idiriska horay socda ayaan kuleyahay keep going ninkan waxow bartay cunto culus

  • @deeqoiftinhappy2048
    @deeqoiftinhappy2048 Год назад +2

    😂😂😂😂illah amarkiis alle macadaawo qofaa wax aqoonin😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @warishassan4599
    @warishassan4599 Год назад +2

    Maxaa sheeg teen liiyoow ilaaheey calaamo Kaa ifi 🤣🤣🤣

  • @hasanmohamed2222
    @hasanmohamed2222 Год назад +1

    Fashilu waaye lii caato camerada gadaasheda ayuu taagan yahy waayo koobka cabitaanka horuu u qaatay camerada gadaashedu ku cabayaa

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Год назад +3

    Lii caato kulah hadan ku fahmay kkkkkkkkk idiriska neh waba qosol miran kulah bac igu xir

  • @ClrisaaqFarhan-yn9bo
    @ClrisaaqFarhan-yn9bo Год назад +5

    Idirska waa legend

  • @Wankooshow
    @Wankooshow Год назад

    Dansaadha. Continue more language...... I am from Ethiopia I like you your fun.....well come everyone two visit...

  • @ancaamcaaqil9328
    @ancaamcaaqil9328 Год назад +1

    Faaaaaan baaan ku nacay iyo istusnimo cunugaan hadad cazuntay xata ma u mana shegane ninka 😳🤔🤔🤔🤔

  • @MaxamedShafeec-dr9hq
    @MaxamedShafeec-dr9hq Год назад +2

    Adi & idiriska muuqalada soo badiya😄

  • @halimaabdullahi9651
    @halimaabdullahi9651 Год назад +8

    Biyale mad noso lokus 😂😂😂😂😂😂😂

  • @daauudyousuf6271
    @daauudyousuf6271 Год назад +1

    habaarka kaftanka ah jooji li cato

  • @Saxiibkadunida
    @Saxiibkadunida Год назад +3

    Lii bro daa ugaas waaye 😂😂😂😂 taageero waxaa u noqde markuu baroosto dhahay😂😂

  • @Cadeyboolo686
    @Cadeyboolo686 Год назад +7

    Lii cato habaar badna😂😂😂

  • @adanshaarcade7479
    @adanshaarcade7479 Год назад +3

    Idiska and liicaato waa funny kuwaan 😂wallhi.

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 Год назад

    Mashalaah aabo fiican walaahi wanqiurooday waxa sookale ayaa aabo laydhaa mashalaaj

  • @raasstudio2445
    @raasstudio2445 Год назад +1

    Idiriska umaden ma ahan qosol iguma harin liicato sxb ninkan meela badan ayaa u dhiman ee geey baaba jey iyo gurigiisa bes ayuu yaqanaa looool sxb

  • @Romanza.27
    @Romanza.27 Год назад +1

    Liii yoow adaa qosol kow nooga siin jira hada ninkaa dara noo oo dibi dhale soo bexe😂😂

  • @siicidmohamed-jz8rf
    @siicidmohamed-jz8rf Год назад +1

    ❤❤❤kkkkkk aar adigaah

  • @ruunhaaji3634
    @ruunhaaji3634 Год назад +2

    Xumis wxa lagu cunaaa ceesh mxy tahay chips lagu daaranaayo 😂😂somali wxy aqoonin sanka Iska galiyaan

  • @kingabshir2948
    @kingabshir2948 Год назад +1

    Maxaad la habartame habar miyaa tahaye

  • @hannaabdi2420
    @hannaabdi2420 Год назад

    Mashlh tabarakallah meeshan iisheega mel lagala xiriiro wa kahelay waa adi laheeynee wlh wa ubaahanahay lii caato iiso sheg inshlh

    • @taamir68official60
      @taamir68official60 Год назад +1

      Kalkaal agtisa ku taalq kaso horjedka jamacadq jamuriya

  • @sagalapdy368
    @sagalapdy368 Год назад +2

    😂😂😂 ellhi idriska waa qosol socda

  • @AxmedCabdi-ol5rd
    @AxmedCabdi-ol5rd Год назад +1

    Idiriska itabo wlh fera xanuun waye

  • @farhanjimalefj
    @farhanjimalefj Год назад +2

    Ninka raga ah wax walbo ku sameey lkn hunguri xagiisa malaga maro wiiloow nacasoow

  • @Qalbenuura
    @Qalbenuura Год назад +1

    😂😂😂😂 kii fiinaa adaa cuney hooyo warsaneey

  • @LiiBojo-yq8uj
    @LiiBojo-yq8uj Год назад +2

    Lii inaa wax cunto laguma maleeyo miyaa😅😅

  • @huseenmacalin5742
    @huseenmacalin5742 Год назад +1

    Anaga ilmo gaalo maa nahay kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @samiiracumar1408
    @samiiracumar1408 Год назад +6

    Cwa somali maxamed aniga kaso jeedo😂😂❤

  • @sweetyquruxsancali8394
    @sweetyquruxsancali8394 Год назад +1

    Kii fiicnay liicata cuney alla warafty wlhii😂😂

  • @MuhammadAhmed-ny8vq
    @MuhammadAhmed-ny8vq Год назад +1

    idiriska dhibloow waaye walaahi 😂😂😂

  • @abdiwalibashi1464
    @abdiwalibashi1464 Год назад +1

    Kulaha qajar iyo bocor cade kaama cunayi 😂😂

  • @mahadalisiad7280
    @mahadalisiad7280 Год назад +1

    Marki hadleysid afkada dhan wac wac idriska umadeyna ma ahan 😂😂

  • @epthikanihamzeko9152
    @epthikanihamzeko9152 Год назад +1

    Nin Rageed Wakhtigu GabaY Muxu
    Doqon Nasiib Lihi Ugu FaanaYy Nolol Wacan
    Idiriska itabo nin waynu cilen

  • @fjizoomaar7554
    @fjizoomaar7554 Год назад +3

    Ey cml u qeyline kulaha at kanaaa😂😂

  • @bilejama9356
    @bilejama9356 Год назад +1

    Ilmo gaalo maan nahay kulaha kkkkk

  • @Updallaanshax-dr5oc
    @Updallaanshax-dr5oc Год назад +1

    Lii caato umadayna ma tihid wllhi idiriska ka daacad miyaa hada mise wuu nagu kaftamaa wallhi Si xun bad U gashay

  • @safaaa94
    @safaaa94 Год назад +2

    Teem idiriska iitabo lii cato hore usoco

  • @UPTHALAH
    @UPTHALAH Год назад +2

    LiicaaTo zxp Taageero ku aHy reply iiso GaL ❤

  • @fihiimacabdi6980
    @fihiimacabdi6980 Год назад

    😂😂😂😂😂😂😂 liilcaato waa jecelahayi sabisgaraab waan kuusaarayi😂😂😂🎉😂

  • @karazai3524
    @karazai3524 Год назад +1

    bugureey maxaa laga wadaaa

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Год назад

    Wlh idiriska itaabo wuxuu wataa dhaqan saxda ah ee muslimiinta plase lii caato inaa gacanta ka qabato waa qalat inaa wax u sheegto ayaa fiican

  • @salmaanifaaris1464
    @salmaanifaaris1464 Год назад +1

    Qajaarka yaan la cunin edebdaro ayuu bartaye 😆 🤣

  • @Zaacid
    @Zaacid Год назад +4

    War idirska itaabo gus eey oo cunay😂

  • @abdiqadirjubbo7555
    @abdiqadirjubbo7555 Год назад

    Liicaato Intii idirika Loo keenuuba Nag ka Dhigay tiisuna ma uhadhsantahay kkkkkkkkkk

  • @PrincessInaAli
    @PrincessInaAli Год назад

    War yaqee kan wax cunow maku fiicno yaa jaf iga soo dhaha😂😂 cumarow cumaro😅😂😂

  • @selma-pi8ib
    @selma-pi8ib Год назад +1

    War yaa ku dhahay idiriska malgacad wax ku cun la hadhaana😂😂😂😂😂😂😂burane macalinka ka xishood chine ka imaade qoryo waxku sii😂😂😂😂😂

  • @Eng-shakra15
    @Eng-shakra15 Год назад +1

    Mooskana ma iska deysay cunowgisa idiriska😂😅

  • @ahmedkm9544
    @ahmedkm9544 Год назад +1

    Li caato zhp
    Kalmada ah ilaahay calaamo kaa ifi iskadaa waa habaaree
    Sidaada kale zhp wan ku taageeraa
    @lii caato official

  • @majkaabas5048
    @majkaabas5048 Год назад +2

    Ar idiriska wlhi so funny waye

  • @SalmanCayuni
    @SalmanCayuni Год назад +2

    War xumus maha neh kumus haba ahade kulaha😂😂😂😂😂

  • @dhalintamantachannelofficel
    @dhalintamantachannelofficel Год назад +4

    Idiriska is not easy 😅

  • @dhalintamantachannelofficel
    @dhalintamantachannelofficel Год назад +2

    Wlh cwa qosol ka adonka 😂

  • @alimohamed2491
    @alimohamed2491 Год назад +1

    Bro this dude is funny as hell I fuck with him his comedian yo lol by the way that meat is not kabob it’s called mushkak if you from kismayo before the war then you’ll know exactly the difference between kabob and mushkak

  • @fply3303
    @fply3303 Год назад

    Ninka wa malinti igu horeysey en arko balse wa yabay 😮 wallahi ma karunba qofka mise wu iska ciyaraya😅 haye waxan fahmi wayay ninka ma appetite ka kaxidhan🤔

  • @cabdullahiibnumoha8056
    @cabdullahiibnumoha8056 Год назад +1

    Qajaar ma Cuntaa adi iga Qoslisay wllahi 😀

  • @Hodanabdullahi78
    @Hodanabdullahi78 4 месяца назад +1

    Walaysku qatara😭😂

  • @CaatikaCabdifitax-pc3ts
    @CaatikaCabdifitax-pc3ts Год назад +1

    Qosul ikumaharin wlahi😂😂😂

  • @XafsaIid-mj8iy
    @XafsaIid-mj8iy Год назад +1

    Al manooli🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣