SUUFI KU BEEN ABUURANAYA SH.MAXAMED C-WAHAAB

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 108

  • @عبدالله-ج3ث4ث
    @عبدالله-ج3ث4ث 2 месяца назад +8

    شيخ محمد بن عبد الوهاب من علماء الربانيين رحمه الله رحمة الابرار

  • @saadorashiid7150
    @saadorashiid7150 Год назад +7

    Dad la leeyahay alle caabuda oo qabri ku wareegaya
    Oo caayaya culumada subxaanallah

  • @عبدالله-ج3ث4ث
    @عبدالله-ج3ث4ث 2 месяца назад +2

    سبحانك هذا بهتان عظيم
    الحق منصور وان قل اتباعه
    والباطل مخذول ولوكثراتباعه

  • @cabdisalaamcabdulahinuuur5025
    @cabdisalaamcabdulahinuuur5025 Год назад +3

    اشهد ان لااله الاالله محمد رسول الله الهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

    • @cawil252
      @cawil252 6 месяцев назад

      Wa saxbihi xage ka keentay bidcada daa

  • @salebancabdulahi
    @salebancabdulahi 2 года назад +12

    المتصوفة لا يستدلون بالكتاب والسنة
    وانما يستدلون بالاحاديث الضعيفة
    والحكايات والمنامات والاحلام
    وكدالك عقائد امم الضالة

  • @omarmohamedhassan9676
    @omarmohamedhassan9676 Год назад +7

    Suufi Alle Hasoo Hanuuniyo

    • @abdurahmanahmed8699
      @abdurahmanahmed8699 10 месяцев назад +1

      آمين آمين آمين

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr Месяц назад

      Suufi Allah ma hanuuniyo, kulligood naarta haku wada shubo ileen waxay diideen Allah keliya hala caabudo

    • @omarmohamedhassan9676
      @omarmohamedhassan9676 Месяц назад

      @@MohamedSharif-bn3rr Wll Uduceey inkaarta Kadaay Waayo Bilaa inkaar Ayeey Dhib Kuhaayaan Diinka Alle. Kuwaan Weey dhumeen Ummadana Weey Lumiyeen ee Alle Hasoo Hanuuniyo Aaamiiin Aaamiiin

  • @ahmedali5976
    @ahmedali5976 5 месяцев назад

    Subxaanallah. Adeer kuwan Suufiyada sheegta ee Qubuuraha ka dul jalaada Allaha Raxmaanka ah ha ka baqaan Beenta iyo dacaayada Culimada ha iska daayaan. Sheekh Barbarawi Jazaaka llaah khayran. Mahadsanid.

  • @luqman406
    @luqman406 Год назад +2

    إن كان تابع أحمد متوهباً
    فأنا المقر بأنني وهابي
    أنفي الشريك عن الإله فليس لي
    رب سوى المتفرد الوهاب
    لا قبه ترجى ولا وثن ولا
    قبر له سبب من الأسباب
    كلا ولا شجر ولاحجر ولا
    عين ولا نصب من الأنصاب
    أيضا وليست معلقاً لتميمة
    أو حلقة أو ودعة أو ناب
    لرجاء نفع أو لدفع بلية
    الله ينفعني و يدفع ما بي
    و الابتداع وكل أمر محدث
    في الدين ينكره أولو الأسباب
    ارجو بأني لا أقاربه و لا
    أرضاه ديناً وهو غير صواب

  • @MohamedIshakOsman
    @MohamedIshakOsman 2 дня назад

    Allah yaraxma sheekhul islam muxamed bin cabdiwahab

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 2 года назад +9

    ilaahay dadaalka ha kaa abaal mariyo sunne medai umada waad anfacaysaa

  • @CabdiqaadirXasan-hz2wz
    @CabdiqaadirXasan-hz2wz 2 месяца назад

    Waa shydaa maxamed cabdiwahaab

  • @laylashii
    @laylashii 6 месяцев назад

    Jizakumullah Sheekh sida aad noga ilaalinaysid khaladka

  • @abdoulkaderkhaireh
    @abdoulkaderkhaireh 2 месяца назад

    سبحان الله إذا كنت تريد التكفيري فاسمع الصوفية والأشاعرة الآن يكفرون محمد بن عبدالوهاب وأتباعه وقبله قد كفروا شيخ الإسلام ابن تيمية رحمهم الله

  • @hassansheikhmohamed7957
    @hassansheikhmohamed7957 5 дней назад

    Sh maxamed c wahab kutubtiisa
    Ayaa sheegeen

  • @falsamehabsame3268
    @falsamehabsame3268 Год назад

    Barbaraawi si fiican ayuu hadlay.
    Maashaa
    Allaah.
    Baarakallaahu fiih

  • @yuusufcali2713
    @yuusufcali2713 2 года назад +6

    تكلم بعلم أو أسكت بحلم

  • @mukhtarahmed1776
    @mukhtarahmed1776 2 года назад +2

    Suufiyada baadilkooda waxad ku garanaysaa waligood hadalkooda cadayn ukeeni maayaan waa sheegasho waxoodu

  • @AbuIsra-vl8ut
    @AbuIsra-vl8ut Год назад +1

    Kutubta sh muxsmda shirkiga iyo qaburaha labaryayo ayu diday indrasi ayay kula colowen ahlu bica

  • @ubaxxajiibrahim9259
    @ubaxxajiibrahim9259 Год назад +1

    Alleylehe isaga ayan iimaan lahayn oo Beenaale ah alle Umadda haka Qabto

  • @HassanSamadon
    @HassanSamadon 2 месяца назад

    😢😢😢Been abuur kaweyn mana arag

  • @CarroEdeg
    @CarroEdeg Год назад

    وأنا أخبركم عن نفسي، والله الذي لا إله إلا هو، لقد طلبتُ العلم، واعتقدَ من عرفني أن لي معرفة، وأنا ذلك الوقت لا أعرف معنى (لا إله إلا الله)، ولا أعرف دين الإسلام قبل هذا الخير الذي مَنَّ الله به، وكذلك مشايخي، ما منهم رجل عرف ذلك.
    فمن زعم من علماء العارض أنه عرف معنى (لا اله إلا الله)، أو عرف معنى الإسلام قبل هذا الوقت، أو زعم عن مشايخه أن أحداً عرف ذلك، فقد كذب وافترى، ولبس على الناس، ومدح نفسه بما ليس فيه.
    وشاهد هذا أن عبدالله بن عيسى ما نعرف في علماء نجد لا علماء العارض ولا غيره أجلّ منه، وهذا كلامه واصل إليكم إن شاء الله

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Год назад

      Khawaarij fog buu ahaa , waa afkaarta lagu laayo Muslim ka,

  • @CabaasOsmaan-u9i
    @CabaasOsmaan-u9i 3 месяца назад

    Wale waxa xaqiq ah adigan sufiga ah ee kofiyada weyn inadan wax Iman lahen ood ku been aburtey ilahay subxanalah watacala iyo rasulkisa umada caqidada ayad ka dhumisan beenta sufida ay umada ku akhriso waa been iraailyadka ah

  • @abshiroha2072
    @abshiroha2072 Год назад

    Allahu akbar 😭

  • @cabdiqaadirjanagale953
    @cabdiqaadirjanagale953 Год назад +1

    Alle ka cabso oo dadka ha lumin caqiido meesha kuma hayside sheekh maxamed ibnu cabdulwahaab isagaa sabab Alle uga dhigay nuurka baxaya idinkoo meel walba qardhaaso uga xidhay xabaalaha jasiiratul carab xilligii ku haboonaa ayuu Alle ka soo saaray Najdiye markaa waxaan ku leeyahay dadka ha lumin dambigu adiga ha kugu ekaadee.

  • @IdilxuuxIdilfalstixuux
    @IdilxuuxIdilfalstixuux Год назад

    Sheekh barbraawi ale ha ku xafido

  • @calimaxamed6316
    @calimaxamed6316 Год назад

    Suufiyoow hadaaad u tilmaamto dadka kutubta sh maxamed cabdul wahaaab way ku hanuunayaaan waana ilaaahay mahadiii
    Imisaaaa ku hanuunay walaaahi

  • @NUCMANELMICHANNEL
    @NUCMANELMICHANNEL 2 года назад +2

    subxaanallaah beentii oo qof ah

  • @bishaaromacalinabuukar7778
    @bishaaromacalinabuukar7778 Год назад +1

    Walee waa suufi dhaqaaqay tegey sooma dhawo waxaan dhihi lahaa ilaahey kacabse

  • @ahmedabdullah1704
    @ahmedabdullah1704 Год назад

    yaa jadiidi gorme jahaade?

  • @abdoulkaderkhaireh
    @abdoulkaderkhaireh 2 месяца назад

    أظن لو أن الأشاعرة والصوفية عندهم شوكة في بلاد الصومال قاتلوا من خالف معتقدهم اللهم رب جبريل وميكائل واسرافيل فاطر السموات والارض غالم الغيب والشهادة أنت تحكم بين عبادك فيما كانو فيه يختلفون اهدنا لما اختلف فيه من الحق بإذنك إنك تهدي من تشاء إلى صراط مستقيم

  • @calimaxamed6316
    @calimaxamed6316 Год назад

    Beenta ayaan kaga yaabay nimanka suufiyada
    Ilaahy kama baqayaan ayaan is idhi walaahi

  • @Tusaimakhalif
    @Tusaimakhalif Год назад

    Dad aan wax ogayn aya wax caayaya qof haku dambaabina muslim ayad tihiin

  • @issaahmed4640
    @issaahmed4640 Год назад

    Labada Sheekh ba wa saxan yihiin...marka u duceeya

  • @badrihassan4673
    @badrihassan4673 Год назад

    Suufiyo waa shiico , ee ka carara bismillahi goorty dhahaan booba kabihiina .

  • @Sheikhhusien
    @Sheikhhusien 9 дней назад

    Suufigan walaan 1 ayad iyo hal hadiith masheegayo sheeko ayuu noo haya

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 2 месяца назад

    Intuu laayay ama culimadii uu gaaleysiiyay ama umadii uu dhacay ama gabdhihii abayashot uu dilay uu adonsaday ama hanfarkii ingiriiska usodiray uu kuyiri dowlad ayaan idin sameyneynaa khaliifadii turkiga sheikh cabdi majiid gaaladii ku atkaday ayaa lagudiraytariinkii xijaas waakii burburiyay gaalo adeegsatay hadana marekan cia ayaat ushaqeysan laakinkitabadiina ayaa sacuudiga lagu amray inaduunka lagasoo uruuriyo usuulu salasa mardhow guryaha ayaa lidiinku imaanayaa musharkayar uu sacuudiga idinsiyo wuw goayaa dadkiiaad leeyseen lagama samrinogaada

  • @maxamuudmaxamad1194
    @maxamuudmaxamad1194 2 месяца назад

    Ana waxaan hubaa gaal naadtahay

  • @axmedaweyslabaraad8006
    @axmedaweyslabaraad8006 5 месяцев назад

    asxaabiga u fahmay in tawxiidku saddex yahay ma barbaraawi ayuu ahaa

  • @sunnamediatv5354
    @sunnamediatv5354 5 месяцев назад

    Bismillah
    Le cheikh moxamad ibn abdiwahab était un ILLUSTRE CHEIKH mais les gens égarés (polythéistes et innovateurs )le détestent

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 2 месяца назад

    Nin mowliidkii nabiga diiday ee baneystay dhiigga muslimka diin ka dhageysan maayo wax walbuu yiraahdo

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 Год назад

    Maxamed binu wahaab wuxuu ahaa khuraafadle beenale ah oo aan diin Islam ku dhaqmin
    Waa ninka yidhi aniga hortay muslimiintii noola iyo kuwa iga fikirka duwani waa gaalo
    Wuxuu la yimid khuraafad iyo tawxiidki oo uqaybiyey saddex

  • @Kadar-ex8xp
    @Kadar-ex8xp Месяц назад

    Qubuuraha iyo xabaalaha aad baryayso iska daa oo tawxiidka qaado ayuu ka xanaaqsan yahay

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 2 месяца назад

    Wahaabiyada Qubuurta iyo Googoroda hawenka ma ay Diin Uga dhigten .oo ay ugu warfiyaan maxay Diin uga dhigten ????

  • @somaliman8162
    @somaliman8162 2 месяца назад

    Wadaadku edeb daranaa sheekha mxaa u geeyey awliyo uu ahaa iimaan badan

  • @abdifatax-5734
    @abdifatax-5734 Год назад

    Daliil maaxad hysaa Kansaalow . Waxan jeeda kataagryada mawliidka

  • @mustafcusmaan5296
    @mustafcusmaan5296 2 года назад

    suufi khaariji takfiir ah waaye kan iyo wixii lamidka ah

  • @ibrahimjama8727
    @ibrahimjama8727 Год назад

    Mushrik mushrik dhalay oo benala ah

  • @ibrahimsamow8017
    @ibrahimsamow8017 Год назад

    في المهالك

  • @cawilcabdi9778
    @cawilcabdi9778 2 года назад +1

    Car fuufiyo hasheegaan wuxuu gaal ku noqday yo daliilkeeda

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Год назад

      ruclips.net/video/kDPklIdk0n8/видео.html

  • @calimaxamed6316
    @calimaxamed6316 Год назад

    كبرت كلمة تجرج من أفواه الصوفية

  • @cabdiwalidagane2851
    @cabdiwalidagane2851 Год назад

    Wahaabiyo waa mashruuc diinta shaki lagu galinaayo si ummada loo nacsiiyo

  • @bishaaromacalinabuukar7778
    @bishaaromacalinabuukar7778 Год назад +1

    Diinta soo baro

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 6 месяцев назад

    Been maha taariiqda Mohamed abdiwahab waxey tala ingriiska turkiga soo aqriya beenta la idinka dhaadhiciyay saudiga run ha u maleynina

  • @ahmedjees2320
    @ahmedjees2320 2 года назад +2

    Suufiyo waa fashilantay

  • @CabaasOsmaan-u9i
    @CabaasOsmaan-u9i 3 месяца назад

    Bal hada wadadkan sufiga ah bal car ha shego waxa uu ku edensyo shekh maxamed cabful wahab mida kale car hakeno wadadkan shekh maxamed cabful wahab oo Hal kalmad oo ku galeysinayo car ha keeno majirto waxay sufiyadu kula dagalamyan shekha wa marku ka Hadley shirkiyadka iyo qurafadka ay umada dhegaha oga shubaan haa wa intaa un bal horta ogado

  • @Xaajimukhtar
    @Xaajimukhtar 2 месяца назад

    Odey weyn o caqido xun.labsda ada gaalnimo uga dhow maxd cabdi eahab

  • @CabulahiXarir
    @CabulahiXarir 19 дней назад

    Beenta suufiyada qubuuraha caabuda noocyada badana

  • @CabdaleGaafane
    @CabdaleGaafane Год назад

    Odayow ilaahay utoobadkeen ooale kacabso

  • @sunnamediatv5354
    @sunnamediatv5354 3 месяца назад

    Bismillah
    Le cheikh mouhamed ibn abdiwahab fut un illustre cheikh mais les imbéciles ne l aimeront jamais

  • @ahmedgeela5609
    @ahmedgeela5609 Год назад

    Suufigaan muxuu sheegaa waa yaabee balaayo ku dhacde

  • @ibrahimjama8727
    @ibrahimjama8727 Год назад

    Suufi wa gaalo shaki kuma jiro

  • @ahmedjees2320
    @ahmedjees2320 2 года назад

    Bal suufigan jahawareersan baleega ee sh maxamed binu cabdiwahaab gaalaysiinaya
    Waligoodbay suufiyadu odhon jireen dadbaa lagalaysiiyey lkn maana iyaga iyo ahlu bidaca kale ayaa tagfiirka caqdarrada ah lagu yaqaaan

  • @bincabaas5516
    @bincabaas5516 Год назад

    Sheekh waa runtaa ibnu cabdi wahaab
    Waa khawaarij waa kuwa

  • @HassanSamadon
    @HassanSamadon 2 месяца назад

    سبحا الله كلامك كلام كذوب

  • @ibrahimsamow8017
    @ibrahimsamow8017 Год назад

    رب كلمة قبيحة خرجت من فمك توقع في المهام

  • @AbdurahmanAhmedMahat
    @AbdurahmanAhmedMahat 3 месяца назад

    Qabuuriyiin😂

  • @kaasimjaamac330
    @kaasimjaamac330 Год назад

    Sax weeye xagee iimaan ka leeyahay nin xaraamki dadkii ku noolaa gaalo u aqoonsaday ee ku jihaaday

  • @mohamednoor6248
    @mohamednoor6248 Месяц назад

    Jaahilsanaaa ! Mawluuud aaa ?!
    Iimaanka Allah hakugu soo celiyo , kitaab jaamac waxaad ka taqaano ayaaba iska yar , dulli yahow
    Gaal ingisiis ah oo aan la aqoonin waxa uu yahayba ayaad sheekh dhan oo la ogyahay wuxuu qabtay ayaad gaaleysiinaysaa
    Wallaahi adiga iyo takfiir , takfiir baan qaadan lahaa qubuuri yahow

  • @ibrahimjama8727
    @ibrahimjama8727 Год назад

    Hoyada iyo faracaga iyo adiga aya ah gaalo gaalo dhashay

  • @cabdiraxmaancabdiqaadir8148
    @cabdiraxmaancabdiqaadir8148 Год назад

    Waasaxan tahay

  • @CabdaleGaafane
    @CabdaleGaafane Год назад

    Maalinta qiyaame ayaadka qoomamay d beenaale

  • @aliyabeh1722
    @aliyabeh1722 2 года назад

    Bishahr kaku waimis sucuudigu kusiyo edkubadalatay mowlidka nabika scw

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix Год назад

    Adiga iyo alshabaab isku mid baad tihiin adiguna muslimiinta soomaaliyeed ayaad gaaleysiisay iyaguna muslimiintay gaaleeysiiyeen odayga suufigaahow xaad is dhaantiin

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Год назад

      fikirka shabaab yaa lahaa, mise way ku riyoodeen,
      ruclips.net/video/kDPklIdk0n8/видео.html

  • @aliyabeh1722
    @aliyabeh1722 2 года назад

    Ado shekhkuyaha anaka hano xayesin

  • @abdirashedalibritish1447
    @abdirashedalibritish1447 Год назад

    Odi jaahil ah oo waashay wlhi hal cilmi xitaa ma heysid

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 2 года назад

    Waardadka kadaa beenta horad ugabeen sheegteen kitaabka tawxiidka.

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Год назад

      ruclips.net/video/kDPklIdk0n8/видео.html

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Год назад

      Xasaan xuseen suufi maahee ogow

  • @axmedcumar5630
    @axmedcumar5630 2 года назад

    Lugooyadii ugu waynayd ee muslimiinta sunaha ku dhacday waa caqiido ku sheegta maxamed binu c.wahaab qoray ee kuwii inoo soo waaridayba ay maanta ciidii asnaanta ay Riyadh iyo jidaba ee holoweenka bal eega natiijadii ay dhashay wahaabiyadu

    • @asmaaxlaam3363
      @asmaaxlaam3363 Год назад

      Alle ha idinsoo hanuuniyo hadii Alle hanuun idla doono, hadii kale miyaad Alle inaad ha idka qabo suufi masiibo ayaa haysata til caaqiido la,aan waxay idiin u yaqaanii qabuuraha in laguu dawaafo Oo la batkaysyo was qof binaafama Oo marhoreba ciid cunay Oo ago duco u baahan

    • @asmaaxlaam3363
      @asmaaxlaam3363 Год назад

      Sh maxamed c/wahaab was caalimkii mulimiinta aduunka Sharif buu kaga tegay asagoo la dagaalamay shirkigii til was ilaaway binaafama lala wadaajiyo ayuu aduunka ka cusub jiray muslimiinta dhaxal but uga tegay ee isku was ma yeelikrtaan ha daalina waayo jano iyo xisaab midna uma haysaan waxaanan yihiin ahlu qubur kuwo qabuuraha ku dul meetaysta !!!! Allaah yadiikum så noolaano taefiiq.

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Год назад

      ruclips.net/video/kDPklIdk0n8/видео.html

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Год назад

      Nabiga way caayaan wahaabiyadu, Maxamed cabdi wahaabna way kugu dilayaan walaahi

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Год назад

      BARBARAAWOOW MAXAAD NABI MUXAMED SCW U DIFAACI WAYDAY, MARKII UMAL CAAYAYAY, WALAAHI WAHAA IYADA MAXAMED CABDI WAHAAB NABIGA WAY KA JECEL YIHIIN, KHAWAAARIJ ALLE IDIN NAC

  • @Seed2494
    @Seed2494 Год назад

    Beenaale kadaab

  • @yusufabdullahiabdi7719
    @yusufabdullahiabdi7719 Год назад

    Calama kugu dhacday