SIMPLE LIFE ROUTINE BY SINGLE MOTHER

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 окт 2024

Комментарии • 36

  • @canabmaxamuud7649
    @canabmaxamuud7649 6 дней назад +6

    Abaayo waa kuu xiisnay fartuun hapi laakiin saabiriin xataa waa jecelnahay routiinka hal mar codaka isla.saara❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 6 дней назад +1

    Mashaa Allah fartun
    Alle hakuu siyaadiyo cafimadka adiga iyo intii muslim, soo dhawow xbbti❤️🫶

  • @rayanramdan5226
    @rayanramdan5226 6 дней назад +4

    Sulga ku dhaq wll qshin gura iyo salad qashinka waa jermise meshweelka hayskaga dhaqin

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 5 дней назад +1

    Masha allah 🎉🎉🎉❤❤

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 6 дней назад +1

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @Hanan-h4
    @Hanan-h4 6 дней назад +14

    Caaga qashinka iyo qashin guraha maqsalada alabta haku dhaqin musqusha dhulkeda kudhaq jermis badan ayu leyahy waa talo walalnimo

    • @Zahralive
      @Zahralive 5 дней назад +2

      Yeah very true my sister ❤❤

    • @muna607
      @muna607 5 дней назад +2

      Saxiix miss you❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 6 дней назад +1

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظكم ❤

  • @faizothequeen
    @faizothequeen 5 дней назад +1

    My queen ❤❤ Fartuun

  • @Xakiimaxikma
    @Xakiimaxikma 5 дней назад

    Masha allh xbbti

  • @jiijoonikaabey9038
    @jiijoonikaabey9038 5 дней назад

    Maashaa alaah ❤❤❤❤❤❤

  • @YunNetwork1
    @YunNetwork1 6 дней назад +2

    💪🏿NEVA HAD NEVA SEEN💪🏿

  • @leeylohussen9047
    @leeylohussen9047 6 дней назад

    Masha Allah ❤❤

  • @YunNetwork1
    @YunNetwork1 6 дней назад

    Toddobaatan iyo shan luqadood bin aden ku hadlaan, qoftaan Fartun Happy waxay dooratay ruunta 💪🏿sidaas inaa kuu hadasho

  • @AyanSharif-w3s
    @AyanSharif-w3s 6 дней назад

    Mnsha allah waa nolol nafis ah

  • @ShukriNoor-p5z
    @ShukriNoor-p5z 5 дней назад +3

    Single mather inaa tahay aduunko dhana laga yaqanaa ee xishoo caruurtada korso hadba nin fakhriyoo ebera haysku qadin orod line dibada radso luqada baro ilahay bari mid ku qad qada inuu afka ka so geliyo aduunku nin maha wax baro shaqayso layn dibada ah radso ama iibso lacag biirso abayo nin haka fekerin wa iska hadal cadahay hay dhibsan

    • @Luuz-n6g
      @Luuz-n6g 5 дней назад

      Maasha alaah hadal cajiiba ayaad kutiri waana waano quruxbadan nagaha marka lafuro way waashaan hadalbadana wakasoobaxaa yaab wllhi alaah noodaayo gabdhaheena

  • @YunNetwork1
    @YunNetwork1 6 дней назад

    🏆Fartun Happy Always Wins🏆

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 6 дней назад +6

    Simply life routine by fartun happy is good one don't put single mother ❤❤

  • @Aragsame334
    @Aragsame334 6 дней назад +3

    Mnshallaha abaayo isoobaoqda ,shurudaha iga caawiya idinkoo mahadan please haidhaafina wan ogahay waa arkaysaan massage k❤ waxdhan ithy inaa igu sobirtaan team abaayo fartuun

    • @Zahralive
      @Zahralive 5 дней назад

      Haye abayo Insha Allah

  • @FalastiinMaxamed-v3v
    @FalastiinMaxamed-v3v 5 дней назад

    Abayo ilahey haku cafiyo

  • @ShaafiyaIsmaaciilxasan
    @ShaafiyaIsmaaciilxasan 6 дней назад +1

    Abyo cabiir io wiilkayga way is leegyiin dhiblow waaye Marar oohin I qabata marka imaqli waayo

  • @NimcoFarah-h9k
    @NimcoFarah-h9k 6 дней назад

    Masha allah abayo horey usoco

  • @QamarAmir-l3m
    @QamarAmir-l3m 6 дней назад

    Mash Allah abayo macaan ❤❤🎉🎉

  • @Muna-op6oz
    @Muna-op6oz 6 дней назад

    Mnshallah Mnshallah

  • @umuahiil2792
    @umuahiil2792 6 дней назад +2

    Gurowgi ma iska daysay😂

  • @FartunAli-bh5kr
    @FartunAli-bh5kr 5 дней назад

    Sabriin codka hanoo so sarto ❤

  • @Muna-op6oz
    @Muna-op6oz 6 дней назад

    Sabirìin wey cayishay

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 6 дней назад

    Kan biyaha lagu daliigaayo dariishadaha murayadaha dhaadheer leh waa lagu dhaqaa.

  • @MacalinMaxamadnuur
    @MacalinMaxamadnuur 6 дней назад +1

    M.a

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 6 дней назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @MacalinMaxamadnuur
    @MacalinMaxamadnuur 6 дней назад +1

    abaayo

  • @safiomohamed1457
    @safiomohamed1457 6 дней назад

    Masha allah