KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA 😢 DULMIGA LAGULA KACAY GABADHAAN | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024

Комментарии • 334

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 дня назад +22

    Ninkani wuu u Awood sheegtay Gabadhan isagana waa loo awood sheegan 😬🫣

  • @shukriahmed4388
    @shukriahmed4388 День назад +29

    Daahir Maalintaad Maxkamadaan Fureysay Illaaha Towfiiqda Ku Haleelsiiyay ,Marshall Allah Hambalyo Horayna U Soco.

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 День назад +8

    Mansha Allah Dahirow mum mooyinka dhiban ayaa lagu soodiray Allah ku xafido ❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 дня назад +13

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l День назад +29

    Walahy waan ooyey waar kaasi ninba maba ahee Gabadheey caruurtada usamir Isagaa kusoo Mudane done Ciyaalkaga hayso wll Ilàahy haku caawiyee Intaad murugo kunoolaan lahyd farxad kunoolow hakunoqonin Xaasida
    Furiinku waa xal iyo farxad Intaad ciil Kunoolaan lahyd ninkalana Haguursan ee Dhexda xiro wll❤❤❤

    • @sucdiabdirahman9049
      @sucdiabdirahman9049 День назад +1

      Ohinta iga dhamate wlhi qalbigu marid yahay kas😢

    • @AsiyaNoor-qd7jt
      @AsiyaNoor-qd7jt День назад +2

      Walahy anba aad iyo aad ayaan uu ooyay ,qof ilmiihi uu dhalay ba oo saxaradu ku dhagan uu naxaisan waayey maaha inay naxaris ka sugto waa inay iska furto walahy ilahay ba arsaaqada haya ee

  • @ayaanmohamed3010
    @ayaanmohamed3010 День назад +9

    Daahir dulmi diid aduun iyo aakhiraba ilaahey haku barakeeyo

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 День назад +4

    Masha.Allaah barkallaahu daahir ciil tire akhiro iyo aduunba caabtaada ALLAAH HA ASTURO BIDNILLAAHI RAXMAAN

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 День назад +9

    Yaa allaah dulmiga wad uu jeda 😢😢😢😢😢😢😢😢 maskiin

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 День назад +5

    So so gawadhaan waa miskiin nin bahal ah ayaa helay intey daruufsan tahay ayuu arkey dad garbtaagan heesan ninkaas waa bahal ee gawadhaas adi iyo daahir usa sidey lu imaanaleed ugu shaqeeya❤❤❤❤❤❤

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 дня назад +11

    Might be in loo qaado America hadii si fiican loola shaqeeyo Daahir keep doing to help all women

  • @maxamedcalixasan9233
    @maxamedcalixasan9233 2 дня назад +12

    Waxaas nin lama oran karo biniaadam maba ah subxaan Allah

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 День назад +14

    Yaa raab ninka sas caadi kuma ahaa waa nin xanunsan Allaha xaqeda haksosaro amiin yaa rabb🤲🤲🤲🤲

    • @sahra-ej2nq
      @sahra-ej2nq День назад

      Asc ilaH ay UGU qadAyo. Xaqeda maskinta

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 День назад +4

    Walaashey allaah ilamo wuu ku siiye nin dabe ha guursanen ee ilamaha karso ninkaasan ha sheeganin❤❤❤❤❤ waa beelow

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 День назад +5

    Walaahi ninksaokle waa raga caruurta iyo xaskiisa usilciyo ayu ugudenben husfadhista ee Allaha hakadhigo faraj qaairbadan hakuso diro abayo amiin

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 2 дня назад +7

    Qofka dulman ilahay ducadiisa wuu aqbala gabadhan ilahay gacmaha ha utagato ninkas taragba meeldaran kaladhacayah insha Allah hadii uusan dulmiga iskadey

  • @raheesh4969
    @raheesh4969 День назад +2

    Ragow hawenka halow naxaristo😢😢😢from madinatul munawar

  • @GamalFarah
    @GamalFarah День назад +3

    Illahay haw naxariistu miskiintan aniga ilmo kuma dhalin Soomaliya Illahay ayaa iga badbadiyey gaaladasa Illahay noo cabidiyey

  • @MohammadHood-t3e
    @MohammadHood-t3e День назад +9

    Abayo mcneey ninkas yuu ku sasaban please dahir uga danbee maxkamad hala sare waxan rabaa adoo faraxsan inan ku arakno inshllah

  • @indhodeeq5800
    @indhodeeq5800 День назад +14

    Wlhi isku qisaa nahey Intaan & kabadan wlhi ayaa igu dhacdey ilaahey hanooga jaaziyo nimankaan abaayo adna allaha kaa dulqaado dhibaatada anigana allaha iga dulqaado isku qisaan nahey najmooy😮😮😮😮

    • @maryanelmi-cw9jy
      @maryanelmi-cw9jy День назад +1

      Alla abayo illhy ha inka saro Subxnllh waxn xsid sana 😢

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 День назад

      Sorry Abaayo. Allah isku xir. Astaqfaarka baddi. InshaAllah. Ilmahaga korso.

    • @MashaAlllahAlhamdullilah
      @MashaAlllahAlhamdullilah День назад

      Walaalo adiga iyo intii kale ee dhibaataysan allah kasaaro 🤲🏽.
      Lakiin yaqiinso haddii aad adigu daacadtahay ilaahey ku dayici maayo.
      Kheyr iyo farxad baa,iddiin dambeyn doona adduun iyo aakhiro inshaa allah.

    • @ayaanmohamed3010
      @ayaanmohamed3010 День назад

      Sorry abaayo ilaahey cidhiidhiga aduun hakaa saaro

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 День назад +19

    Ilaahayow gabadhan faraj qeer qaba ufur

  • @SahroDiiriye-sj2yl
    @SahroDiiriye-sj2yl 2 дня назад +9

    Dahirow ilahey jisadada janata fardows ahaka dhigo wll qaali

  • @ismailHaji-b4q
    @ismailHaji-b4q День назад +12

    Naag qabo inaa sas ula dhaqmo iska dhafe midaa qabin uqurin subxanallah😢

  • @AsmaLadan-i5b
    @AsmaLadan-i5b День назад +5

    Ax u are strong mam waxas waad ka adagty hooyo dedaalysa tahy hore uga soco waxas please never give up

  • @LuulLuulmohamed
    @LuulLuulmohamed 2 дня назад +8

    Waa Gabar dulqaad ilaaheysiiyey diinta Leh laakiin doqon xaasida qoorta ugaley

  • @maria-hv3ky
    @maria-hv3ky День назад +13

    Abayo hadiiba ninku sidaas yhay sabab aaad uur ugu qaadee
    Maxaaa idinku dhacay gabdho😢😢

    • @AyaanJama-m4m
      @AyaanJama-m4m День назад

      Saas baan is iri anba lakiin way jeceshay sababda

    • @MashaAlllahAlhamdullilah
      @MashaAlllahAlhamdullilah День назад +1

      Jaceylka qadarta Rabbi baakaweyn.
      Ilaahey maskiintaas ha,ukaalmeeyo.
      Ninkana allah soohanuuniyo haddii aan hanuun looqorinna shartiisa ummadda allah kaqabto.

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n День назад

    Illaahay ha ku barakeeyo daahir walee waa halayay soomaaliyed waa in lagu bokhro illaahay cimriiga iyo caafimaadka ha ku barakeeyo daahir 🙏🏼👍🏽

  • @fowsiyacookingfood3058
    @fowsiyacookingfood3058 2 дня назад +19

    Allahu Akbar 🤲 Allah Dumarka Qaarkood Dulqaad Badnaaa 😢 Oo Raga Qaarkoodna Xaasisanaa Barina Waxaa Laga Yaabaa In Uu Ilmahaas Iyo Hooyadood Uu Ubaahdo Ama Uu Dhaho Icafiya

    • @QadraHaji
      @QadraHaji 2 дня назад

      Allaah ha u soo baahiyo

    • @luulwarsame87
      @luulwarsame87 День назад +1

      Way dhacaysa tas ilahay wacadil nabsigana wukaso baxaya ilahay hakaso saaro xasidwaye miskinta xaqeda Amin

  • @seed3966
    @seed3966 День назад +8

    Aac 😎👂sidaay sheegeyso run hadaay tahay ninkaasi maaha qof fiican sida saqajaanimada ula dhaqmay xaakiisa sidaas u silciyey xaq ilaahay kahel in shaa allaah 😎😎

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 День назад +5

    hakunooqonin walahi wan la.ooyay allaha haku gargaaro walalayaalow raga soomaaliyeedow gabdhah u naxariista waa maskiin nadhexda riro gabar

    • @cmajidjamacnuur3888
      @cmajidjamacnuur3888 День назад +1

      Wa qudhun ninkasi nuciisa weligay man Arag manan naqal xarami

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 День назад +3

    Ninkan aaway wixii dhalay iyo wuxuu ka dhashay war allah ka baqa 5 curura bay la ooyee walaahi ilaahaay waacaadil maalin unbaad dareemi doontaan

  • @Jamac163
    @Jamac163 21 час назад +2

    Qoftaan jileec badan ayaa Ka muuqdo weli ninka dhibtaas U gaystay ayay Ka rajo Ka qabtaa sida hadalkeeda Ka muuqda.
    Ilaahay ha u gargaaro

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 дня назад +3

    Subxanallah 😢😢😢😢 ilaahay faraj khayr qaba ha u furo
    AAmin yaa Rabi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @saidom5853
    @saidom5853 День назад +2

    subhanallah waan caloolxumo tii aduunka intaan ku noolaa aan maqlo🥵dumarkeena dhibaataaas u maraayo si ay ku heysato caruurteeda hadana lagu dulminaayay, ilaahoow adaa xaqsoor ah ee hooyadaan dhibka ka saar, ilaahoow asagana aduunka ku tus dhibka uu u geysanaayo hooyadaan iyo caruurteeda

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 День назад +2

    subxaanalaah raga soomaalidu maxay dumarka baabi iyeen intooda badani😢😢

  • @rahmohajiwarsame977
    @rahmohajiwarsame977 День назад

    Scw soomaaliyee Gabadhaan ilaahay dartiis ha loo caawiyo oo ninkaas meel ha laga saro wuu dhibay

  • @Baahilo-y6p
    @Baahilo-y6p День назад +2

    Daahir calasow daadihiye maatada maasha allaah qaayr baad shaqaysatay ee kusoco madaxweynihi mutaq,balkow yaa allaah

  • @ifrahali7125
    @ifrahali7125 2 дня назад +3

    Ala aduunkaan maxaa dulmi yaalaa Ninka ilaa intaas oo dhib eh qof ilmo u dhashay marsiinayo aaqiro dhan masoo xasuusanayo miyaa qalbi adagaa bisinka qofka markow ogaado in aadan ka maarmin waaku bah dilaa illahey ayaa la isku xiraa yaarabi bini aadan Hanoo baahin Aamiin

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 День назад +2

    MashaAllah Tabaraka waa gabar dulqaad badan

  • @hodan7631
    @hodan7631 День назад +2

    Subxaanalaah,nin faaiidadii waa in aad caruur alle kasiiyo, talo kusiin gabarey ninkaan iska daaye macaa midkale ha guursan, bal inta caruurtan kuu korayaan ama lugahaga isku taageyso.

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 День назад +3

    Alle iyo dadkan soomaliyeed markad kadhamaato aduukada dhinac karac waa guuuleysan doota inshalah hadii u maslaxo kugu jimado ha.aqbalin xita hadi 50 kun oo dolar ankusin u kujirahado kacarar xasuusa wixi hore gabar☝️🤲🤲🤲🤲👋👋❤️❤️🏃🏃🏃💯✍️😭

  • @Somali-One
    @Somali-One День назад +1

    *Subxan Allah ilahow hooyooyinkeen caawi. Rageena qaar ilahay hasoo hanuuniyo*

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed4883 День назад +2

    Jano gale Daahir Calasow❤❤❤

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 День назад +1

    Gawadhaan go aan gaar ninkan iska dhaaf oo ilamahan heeso waala gu soo qaadaa waxaa lagu keena usa ee ninkaas hala heshiin waa ninkaan waa nin xun ee ka fagoo agtaad yuu istaagin daahir gawadha waa meskiin qawoow wey ka muu qataa❤❤❤❤

  • @SaamiyaHaibe
    @SaamiyaHaibe День назад

    Ninka Zidaa Gabadha Ku Sameeyaay Cuqubo Alle haku Riido Nabsigeeda Alle haka Soosaaro Awood Buu Zheegtee Ilaahay Haw Awood Sheegto ninka ilaahow Ka Gooo🤲🤲🤲🤲😏😭😭😭😭😭

  • @luulwarsame87
    @luulwarsame87 День назад

    Ninkaas nin wanagsan maha daruuftu uga faaideystay lakin ilahay aya ka aari doono xasid nimadaas uuku sameyay xaaskisa awood ayu usheegtay ilahay aya awoodleh oo ayna waxba kaqarsoonayn Ilaahow ugargaar walashaas Amin

  • @hamsenour2714
    @hamsenour2714 День назад +4

    Sorry abayo doqon ayuu calaf kaada noqdee

  • @shukriahmed4388
    @shukriahmed4388 День назад +1

    Waxaan Helnay Garab Aan Ku Ooyno, iyo Walaalo Soomaliyed Ee Na Garab Qabta Nana dhageysto Guuleeyta Team Dahir Dayax.

  • @user-umuAli
    @user-umuAli День назад +1

    😢😢😢😢😢 hooyo aan dhibton ilmo ma dhalin mana korin laakiin wllhi waa lakala xanun badan yahay gabartan ninka way jecled teda kale danta ilmahedana way ka fikiresay madama waalidkeda eesan hesan aniga iyada hadaan ahaan lahay uur uma yeeshten illen waa nin doqon ah oo kalabka waxwalbo waa qoraal alle ayaa samirkaaga kugu abaal gudaayo insha'Allah waxaa tahay hooyo adag alle kuma dayaco ilmahagana alle hakula koriyo insha'Allah

  • @haboonadan
    @haboonadan День назад

    Inaa lillaah WA inaa ilayhi rajucuun. Rabbow ada dulmiga uu jeeda 😢😢😢 😢😢😢

  • @munnaabdi8971
    @munnaabdi8971 День назад +3

    Wll maad iska xidhid dhasha caruurta ha soo lugyn wll kuwan korso alle ha kula garab galo 😢

    • @Somali-One
      @Somali-One День назад

      Ilmuhu ayada ayay anfaci doonaan.

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned День назад +2

    Inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun waa gabar qalbi fiican waase la imtixaamay ax sorry cakuye ninku xasad sanaa😭

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h День назад +2

    daahir khayr qabe alle ayaa kaa abaal mariyo wanaaga aad u qabaneyso ❤❤❤❤

  • @HodanDualle-h4u
    @HodanDualle-h4u 2 дня назад +2

    Inaalillaahi wainaa ileyhi raajicuun war ninku naxariis daranaa subxaanallaah gabadhu waa bah diley.

  • @tufahabdi1450
    @tufahabdi1450 День назад +5

    cakuye naag jilcan oon go’aan lahayn silic ku nool 30 guursata dhaanta🙄🙄🙄

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 День назад +1

      Saas Ha Oran mar durftu doqon kaa dhigaysa jirta aniga rer baa Uk ikenay aan qaraba nahay wllhi say Ila dhaqmen sharciyadayda ma kaan helo maxkamada dahir baan keni donaa inshalalh yaa haya numberka dahir rerkas wllhi waxay igu samayn jiren ilahayba kaxisabin kara ilaa hadda maskax ahan cadi ma daremi marka Saas Ha Oran inanta durufaha kaa adag ayago idhaha naga tag ban xasusta oo aan irida iska faristo ilen mel aan ado ma aqane 😢

    • @tufahabdi1450
      @tufahabdi1450 9 часов назад

      @@rahmamohamed5636 oh sorry wll😭😭😭

  • @FarrxioMohamed
    @FarrxioMohamed День назад +5

    Scw scw scw

  • @Nasra-807
    @Nasra-807 День назад +6

    Ilaahilahi nin bini'aadam naagtii rajo ka qabtooy arag gabdhaan

  • @FarrxioMohamed
    @FarrxioMohamed День назад +2

    Mashaalaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abuabdulrahman1951
    @abuabdulrahman1951 День назад +3

    Wuxuu naxariis darana dumarku waa masakin ragow halonaxaristo sorry abayo nacas aan duamr qimahaga garaneynin kuhele😢😢

  • @zahromahamed3483
    @zahromahamed3483 День назад +2

    Walaaxowla walaa quwati ilaa bilaah calool adka ninku ilaahay kama baqayo miyaa

  • @MulkiMahmoud
    @MulkiMahmoud 11 часов назад

    Allah ha u gargaro habllah somalida nimaka somalida kuli ma ah kuwa xun aya badan Dahir calasow kher Allah ku siyo gabar kasta oysa dahir ka naxo

  • @AminaMohamed-h1v
    @AminaMohamed-h1v День назад +1

    wanku salaamay Daahir Ciiltire nolow

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 День назад +2

    Ninkaa xage Allah u kagalaya subxanallah 😭

  • @HodanDualle-h4u
    @HodanDualle-h4u 2 дня назад +3

    Dahir waa runtaa daruufta ayuu oga faaiideystey..miskiin.

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 День назад +3

    Masha'allah allaha gabadha sabir badbaa waa nolol jahanamo 😢 ninka noocaan markuu u dhaqmo rajana ka qabto ilma joogaan ilmaha dambe ha u dhalina caqliga ha shaqeeyo gabdho ilmahaaga korso naftaada jeclaaw asaga naxatiis ku ma hayee ka fogoow inshallah ❤❤❤

  • @moussafourreh2892
    @moussafourreh2892 2 дня назад +4

    Somaliyay ninkan u duuceya fataxada u mara inu ilahay mariyo silica so kale ee u mariyay gabarda Amin Amin ta igu daara fooqre inanki

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 День назад

    Subhanallah war ragow illah uga cabsada dumarka waa misakin

  • @faadumaibrahim3335
    @faadumaibrahim3335 День назад +1

    Subanallah subanallah subanallah subanallah subanallah 😢😢😢😢

  • @CabdiwaliDaahir-s8k
    @CabdiwaliDaahir-s8k День назад

    Walahy aad ban ugu naxay arinteda how sahlo insha Allah

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 День назад +2

    Allaaha ha u sahalo

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 День назад +2

    Subaxaan Allah

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 День назад +1

    Subxalah Ilahay wa ka sha isenkara sida raga somliyed ilmaha hoyoyinka ilma logu daya ayo o usha loga dhigayo ilmaha hoyoyinka ooh alah hoyo ma dhib lo quraa ilma ku korinayso maa maskaxda loga ciyaraa ilahay ilmaha hoyoyinka hala koriyo barina hanoga dhigo ya rabi no xifti

  • @Zara1168
    @Zara1168 День назад

    Subhana Allah nin an diin laheyn aya sidaa u dhaqma

  • @Princessnaima16
    @Princessnaima16 День назад +3

    Aniga waxaan garan wayey nin sidaas u xun bal maxaa ilmo logu dhalaa oo logu sabraa war dumarow oowlda ilahey baa koriyo oo arsaqdooda haayo ee duliga ha ogalanin axmaq waaye ninkaaas

  • @safiaibrahim3606
    @safiaibrahim3606 День назад +2

    Gebedha maskixiyan ayu u dilay😢

  • @123sucad
    @123sucad День назад

    Waaan ooyey siduu uggla dhaqmay gabdha guuleeyso daahiroow

  • @tressahassan8947
    @tressahassan8947 2 дня назад +4

    Subxanallah sorry wll 😢lakiin ilmahan maxad u dhaleysaan Ragan jinkaa

    • @AbdallaKaka523
      @AbdallaKaka523 2 дня назад

      🎉

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 2 дня назад +3

      Markay mid iyo labo aragty inuu aabo xunyhy way iska dhafi lahayd

    • @tressahassan8947
      @tressahassan8947 День назад

      @@KoosHassan-w9s madhafayaan waayo waxa labaray in ay latugsadaan kadib marka aywacnadan kii nacay intifacsado yaab walllah

  • @sharifohassan5387
    @sharifohassan5387 День назад

    Weligeey qof supcribe ma dhihin lkn shaqo fiican ayaad heysaa marka I support you ❤ jij Ben goed deze keer alle beste😂

  • @maryanelmi-cw9jy
    @maryanelmi-cw9jy День назад +1

    Alla dad sasa Miya adunka nagula nol 😭

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan5995 День назад

    Maskax ahan inu u jiranyahay aya laga yabaa ninka qof damiir leh sidaas uma dhaqmo 😭😭😭😭😭

  • @HOOYOMacaan-n8t
    @HOOYOMacaan-n8t День назад +3

    Oo naagta kale uu eexda u sameenaayo ma ogtahay inay ayadana sugeeso sidan oo kale

    • @MohammedAli-j9d
      @MohammedAli-j9d День назад +1

      Waxan ahey gabar ninka ay ka hadleyso wuxuu qaba aniga saxiibtey o ayadana cunug xanuunsa u jogoo San iyo si kadaran ayu Ola dhaqma wlhi wuxuu qabaa naag saxirad ah o dhulbahanta ah taas ayaa nagaha dhan ku diirta o in u dhibateyo u sabaab ah ayada nolosha wu isku dulsarey marka ninka ilahey ha cafiyo

    • @hodonabdullahi6382
      @hodonabdullahi6382 День назад

      Subxanallah wll Allah ayanu kudacweyney ninkas ayadana hadey wax kusameysey no problem ayadana Allah ayanu kudacweyney amiin amiin

    • @hamdaabdullahi1615
      @hamdaabdullahi1615 День назад

      @@MohammedAli-j9dalla abaayoy ayadana soo fariisiya xumaantisa ha sheegto. Ninkaan maraykanka ha xiree

  • @abduwahabahmedmahamed547
    @abduwahabahmedmahamed547 День назад +3

    Ninkaas. Hala toogto dil halagu xakumo

    • @Aaamina12
      @Aaamina12 День назад +1

      Akhira ilahay ka xisabinaya😢

  • @hiboxasan4264
    @hiboxasan4264 День назад +1

    walalaylow pls hadad rabta silica ku nolada lkn ilmo adunka ha keyna is xira 😢😢

  • @MaryanAydiid
    @MaryanAydiid День назад

    Dahirow guulayso aariraiyo aduunba

  • @fatushabdinasir4381
    @fatushabdinasir4381 14 часов назад

    subhanaAllahi waxa kale on layabii nagaxa kale uu ninka qabo mxey u ogaladheen in gabar walashood ladulmo oo waliba first wife exeed ...Allah naga qaar cuqubadha ninka usocota ayey ilmohoodhana kudici donta yahuu arxan darana nagaxa naftoodha..kaasi nin ma,axa e waduli ee gabarey adhigana gabar adhag iskadig jilec badhan walaguduloobaa

  • @hamdishiigdon2044
    @hamdishiigdon2044 День назад

    Ilaahow cadow gacanta hanoo galin weykasoo baxee hasigiweyn

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 2 дня назад +1

    Allahu Akbar Allahu wlhi tani waa adunyo lkn akhiro waa lahilmamay ilahay gabadhan samirkeeda kuma Kasariyo wlhi ninkas ilahay ha unoqdo gabadha wuudhibey

  • @Qezah-b7t
    @Qezah-b7t День назад +1

    Ilahy raga hanoo hagajiyo guurkii ayay na nacsiyen raga qar wlhi😢

    • @somalione2042
      @somalione2042 День назад

      Sax lknse ha ilowin abaha ku dhalay oo kale in nin ku jiro marka kan xun wa in liska qabta xaqedana heshaa gaabdhaan blse iskuma xirna mustaqbalka iyo nin xun

    • @Qezah-b7t
      @Qezah-b7t День назад

      @@somalione2042
      Waa sx tas abahy iyo kuwa iladhashy wa rag wngsn m.a ee guurka ilhy hanoo wanajiyo

  • @maslah345
    @maslah345 День назад +1

    Isla noolnahay aaa islama noolidiin oo wuu kufuray

    • @Somali-One
      @Somali-One День назад

      Ninku haduu furey, maxay ilmo ugu dhalaysay. See aqligaadu yhy

  • @fadumasalah535
    @fadumasalah535 2 дня назад +3

    Balaayo hakugu noqotay na diid ninka.

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 6 часов назад

    Asc abaayo ninkaa hala heshiin illaa aad America cagaha geyso fadlan adkeyso waanad bixi doontaa daahir adigane allaah jizadaada aduun taam ah iyo aakharo taam ah aamiin aamiin

  • @QAM-ht7xd
    @QAM-ht7xd 2 дня назад +3

    Dahir calasaw qaranka soomaliya kubahan madax wayne Nonoqo

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 дня назад +2

    Nin ilmihiisa raashin kooda lagu leeyahay hooyo daas waa lakadeeday

  • @nafisaahmed8560
    @nafisaahmed8560 3 часа назад

    Subxaanalaah yaa cadiim ilaaheey amarkiisa nin saas oo kale inuu nool yahay iyo ikaleba waa la wash tira shaki ayaa laga dhigabo intuu adunka ku noolyahaybo

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan5995 День назад

    Daahirow howl fiican aya masakiinta u heysaa lkn waxaan ka codsanayaa inaad iska dhaaf ceydaa qabiilada 🙏🙏🙏

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 День назад

    WIILKAS JIRAN HADU AMERIKA YURUB KENI LAHA WA LA DAWEYN LAHA

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 День назад

    Ilaahey masiibo haku rido kaas

  • @FadumaAbdulkadir-r3b
    @FadumaAbdulkadir-r3b День назад +1

    Balaayaqabe Ahaa subxaanalaah

  • @tufahabdi1450
    @tufahabdi1450 День назад +1

    ilahy xaqaqa hak siiyo hadey sheekada sax thy

  • @HassanAhmed-i6w
    @HassanAhmed-i6w День назад

    Gabdha maxaa sidan,Loga gala, aaahh, walaley qalbiga Allah ku qabojiyo

  • @Mahdi-b6b3b
    @Mahdi-b6b3b День назад

    Nimanka ameerika joogaan iyo kuwa yurub xal ayaa looheley hadeey gabar somaliweyn'ah.
    Oo wadanka somaliya joogto sixun ula'dhaqmaan wadanka eey joogaan ayaa lagu'dacweeynaa.
    War nima'noow is ilaaliya gabdhaha somaliweyn jooga haku'ciyaarinina.