MAXAA NOO QABSOMAAY BISHAAN?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025

Комментарии • 37

  • @yuuuuga1
    @yuuuuga1  16 часов назад +14

    LIKE SAARA

    • @NaimaMohamedAli-k6k
      @NaimaMohamedAli-k6k 15 часов назад +1

      Hamdiyey gabadhii ad leheed fariid ineey tahay ayaa la I sheegay waana wareystay wxi aad ka faaidey ama wxii ay kula wadaagtay no sheeg wllshey

  • @DeeqaFarah-j7e
    @DeeqaFarah-j7e 11 часов назад +3

    Alx wax badan ayan qabsaday bishan Alle ka sakow Hamda ayaa igu dhiirigalisay Abal kaga jano Alle haka dhigo wll 🤲🥺
    1: salad suna ah inay iga tagin
    2:salad witri ayan bilabay
    3: quraan inan dib u murajaceyo
    4: wax barasho ayaan bilaabay
    5: shaqo raadin ayan bilaabay
    6: weight loss ayan bilabay
    7: dhiiri galin ayan bilabay inan dhagaysto

  • @Nurasaid171
    @Nurasaid171 14 часов назад +3

    Masha allha abayo Jisakumu allha qeer abun iyo aqiro dhirigiliso waxan ku bixiyay dhirigiliso ❤❤❤❤

  • @ShaniezSheikh
    @ShaniezSheikh 3 часа назад +1

    Xamdiyey xppti wllhi hada ayad dad badan noloshoda badashay dhririgaliso dhameystiran ayad tahay waxana kudhahaya Adiga waxa tahay qofki sadexaad o dhrigaliye oan bartay balse add iyo ad ayan uladhacay sida quruxdabdn eead nodhirigaliso waxad uektahay sida aad uhadhleyso .your my role model waxana kushegaya I.a wadkamid noon donta tarikhda somaliyed waliba si sharafleh dadbadn kudayasha wanagsan ayad utahay unanoqon donta aniga nolosheyda waxbadn ayad kabashay khajazallahu their walasheyey hada jamacad ayan sugaya nursing baranraba in kusalamaya xamdiyey keep going cimridheer iyo cafimmad guleyso

  • @SaharaMohamed-zd2qo
    @SaharaMohamed-zd2qo 16 часов назад +2

    Alhamdulilah bishan tasbihda makal jojinin alhamdulilah ganacsi an kubiray inu ilaha ibarakeyo isoduceyo Ameen 🤲 qufwalpana wah kuhaminaya ilaha usahla

  • @ImanHassan-w6z
    @ImanHassan-w6z 11 часов назад

    Maasha Allah

  • @Fatumaahmed5
    @Fatumaahmed5 15 часов назад

    MashAllah

  • @UmuMohamedAmiinBasra
    @UmuMohamedAmiinBasra 16 часов назад +2

    Zaid kuu jcelhy qof noloshaa iii fahansiyaa tahay thank uh abyo ❤️ mxaa kulaa talin lahed qof guur uu jedo rabo inu guri qurux bdn dhisto isago heysto qof kuu qancsan mxa talo sinee qofkas

  • @faizoadan4719
    @faizoadan4719 4 часа назад

    Masha allah illahey Haku barakeyo keep going sis ❤

  • @IkeaanOmar
    @IkeaanOmar 12 часов назад

    Masha Allah abayo wan jeclahay inan isbadalo Allah ino fudu deeyo dhamaan teen🤲

  • @YasmineAwil
    @YasmineAwil 3 часа назад

    Merci

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 11 часов назад

    Mansha Allah keep going xabibti ❤❤

  • @AsiaSuudi
    @AsiaSuudi Час назад

    Asc xppti xamda alle haku barakeyo adiga iyo qoyskagaba anigu bishan waxan qortay dhawr qorshe qarna way isura galen qarna kuwi an isora gelina bishan ayan rajeynaya inan melsaro mahadsanid xppti❤

  • @FoosAbdukhadir
    @FoosAbdukhadir 15 часов назад

    Alxamdulilah Allah ayaa mahdleh horta wee ii Hagaagen qorsha heeyga 1le iGa dhiman abyo adne waa mahdsanthy❤

  • @AbdulMahad-s4r
    @AbdulMahad-s4r 4 часа назад

    Asc wakusalaama waan cusbahay xageeh kabilaabaa oseeh edab uguyaalaah

  • @saynabraygalinajjjjjjjj
    @saynabraygalinajjjjjjjj 4 часа назад

    Fariid wlhi wn ku taageraa wll❤

  • @HafsaAbdulkadirnour
    @HafsaAbdulkadirnour 2 часа назад

    Aduunkan waxa farxaya kaliya qof qanaaco leh iyo sabir, wana wax alle bixiyo cidkasta mahaystan

  • @Xilkas0000
    @Xilkas0000 16 часов назад +2

    Walhi ani wax badan ayaa iiqabsoomey waxaa kuleystey in aan da'it bilaawey in aan dugsi qur'aan galey si'aan qur'aanka uxifdiyo in aan tafsiir kubiirey in aan kulanka boqorada kaqiib qaado haween kastoo khamiis ah Alx

    • @nasteexoabdi1698
      @nasteexoabdi1698 28 минут назад

      Mnsha allah kulanka boqorada lagama sheekeyn karo qof ila dhageysataa helay😊

    • @Xilkas0000
      @Xilkas0000 9 минут назад

      @@nasteexoabdi1698 Haa abayo umu xafsa nolasheyda waxbadan ayaa kabadshey

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 11 часов назад +1

    Aniga qurbaha niyad jab iyo hoos udhac ban ka dhaxlay maxaa Ku Kennay ban is dhahaa 7 yrs waxbarasho free ah ma haysto cafimaad free ah ma haysto sharci kama Helin waxan ahaa qof fir fircoon oo fahmad leh dhanka wax barashada bal isoo duceya hablo

  • @SahraMahamed-x8x
    @SahraMahamed-x8x 15 часов назад

    Mahadsnid habo soo dhaji barnamijkii su aal.iwaydii❤

  • @shafoallasow2431
    @shafoallasow2431 10 часов назад

    Abaayo camerada maxaa ka qaldan plz noo hagaaji sidii hore

  • @SaredoIlyas
    @SaredoIlyas 12 часов назад

    Hamdiyey ani xita January way ii dhafay wlhi plz février commti so qado plz wax bdan ayn sameay manta oo ah 5 février

  • @FardosaIbrahim-t3l
    @FardosaIbrahim-t3l 14 часов назад

    M.a ❤🎉

  • @iqrohusein78
    @iqrohusein78 15 часов назад

    Alx Apaayo Aniga Salada College Aa dhigta uk Masjid baa Ku dhax lenahay Aa Ku nasano Waliba

  • @LaylaAxmed-y6h
    @LaylaAxmed-y6h 5 часов назад

    Hooyo loosheeg koorsad xageed ka heshay

  • @Liveloughlove35
    @Liveloughlove35 10 часов назад

    Moringa intaad cabto maad Jimicsata hamdi? Aniga musqusha kamasobaxo😅

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 15 часов назад

    Hamdiyey gabadhi kartida badneed aad la shekeysatay wxi ay kula wadaagtay nala wadaag adoo mahadsan.

  • @Anfac_w
    @Anfac_w 16 часов назад

    Nolasha inta ugubadaned wan garey alx lkn shaqo la..an eheeso kenya joga nolasha ikuxum lkn alle talasarty i.a wan gulesanaya

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 14 часов назад

    War xamdi quruxeey seetahay eedo

  • @MarshalChili
    @MarshalChili 11 часов назад

    noloshi bay dagal mooday wa fikirka jaahilinta ama calamada jaahilinta yaabka adunka naa nololsho wa raxo ee orod nightclub aad si aad lis kaaga mar lagugu raxeeyo marna lacag lagugu siiyo yaabka adunka ado europe jooga maxad social media uga calaacali

    • @FariihaAbdi-f4q
      @FariihaAbdi-f4q 3 часа назад

      Maxaad kahadlaysa qofka nosha ku fashilmay sidaada.uhadla nooga leexo macalimada

  • @fadumomohamedabdi4959
    @fadumomohamedabdi4959 15 часов назад

    Manshallah like wax kabadan baad u qalanta ❤❤❤❤ hambalyo xbbti waa isla koraynaa inshalah waana is dhiri galinayna anigu bishan wixii iigu muhiimsana baan bilabay waa safar dheer oo adag lkn dhiiri galintaada darteed aaaaadbaan isugu diyaariyay❤❤❤❤